Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Jabhadaha - Somali Factions: Somaliland & ma lasoob Bixi Karaan Baatroolkooda?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Soomali

Saturday, November 18, 2000 - 04:09 pm
Waxaa la yidhaahdaa baatrool baa ku jira Puntland
iyo Somalilan. Ma ii sheegi kartaan meelaha ay ku jiraan? Ma lasoo bixi karaan labadaas dal khayraadka dalalkooda ku jira?

Min fadlakum akhbaar aan sax hayn haysiinina.Cayna
ka dheerada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 07:51 am
WAAR DALMAGIREE HA KU TIMAAMIN DAL
WAA NIMANKII SAYAAD BARE HALKAA SOO GADHSIIYAY
AMA HAIDHO AMA HAKA CARARAANE MAGACII AFWAYNE AYAA HALKAA KUSOO GAADHEEN
INA CIGAAL WAA NIN KII LC YADA LOOFURAY SOOMALIYA
MARKAA NIMANKANI WAKHTIGOODA AYAY QAADANAYAA
HAKAQASIN
DAWLANA HAKU TIMAAMIN.