Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Oday jirjiroole ina Qaasim
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Sunday, November 19, 2000 - 07:54 pm
Waqtigii Siyaad Barre C/Qaasim wuxuu ahaa shuuci iyo kacaan. Waqtigii Caydiid wuxuu ahaa Hawiyiiste. Waqtigii dorashadda Carta wuxuu ahaa muslin taqi ah si uu Isimada iyo Dadweynaha Somaaliyeed u soo jiito. Hadda waa libral ka soo hor jeeda asalraac si uu Amxaaro iyo Gaalo kale taa geero uga helo. Ninku waa oday jirjiroole.
Ilaahow munaafaqa shartiisa naga kori aamiin?!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BB

Sunday, November 19, 2000 - 10:49 pm
KU MAA KA ROON ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gar dheere dile

Monday, November 20, 2000 - 01:53 am
Waa yaab Al itixaad ayaa hadlaaya oo aan naqaano, war ma dad baad munaafaq ku sheegaysaan adinka maad is eegtaan oo garka dheer gabdhaha ku bikro jabin jiray,oo raashinka deeqda ah dhici jiray, war naga aamusa, Mideeda kale Abdul qaasim diinta islaamka waxba kama sheegin ee haddii ay jirto in uu wax ka sheegay Al itixaad waxba maaho sababtoo ah Al itixaad awalba diin ma wadin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirashid

Tuesday, November 21, 2000 - 03:23 am
dooddu yayna halkaa gaarin, ogowna qofka oo wax uusan ahayn lagu sheego waxay ka mid tahay dambiyada waawayn, qof waliba waxa uu yahay isagaa ilaahiisa la hor tagaya ee walaalayaal ha aakhiro seegina oo caadifadi yayna idin qaadin. Waxa aynu qorayno ama aynu ku hadlayno ha noqdeen wax ilaahay raalli ka yahay dadkana faaìido u leh, oo yaynaan u hadlin inaan afka furanno, oo yaan la illaawin xadiiskii nabiga(scw) ee ahaa wax khayr qaba ku hadal ama iska aamus.