Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Daarood Maxaa Dabada ka waalay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xayraan

Sunday, November 19, 2000 - 10:59 pm
Waa suaal da'weynoo
madaxa daalinaysa
Doodani la yaabka leh
ila eega duul yohow
Degdeguna ma fiicnee
deganaanta kaashada
Cudurkaasi Daarood
Dabadii ka waalee
Dadkaas lagu takooriyo
Wixii lagu dabiibiyo
Dawadiisa raadshoo
Dalka oo ka saarniyo
Duristoon u badiniyo
Dawo aan cabsiiniyo
Diin lagula daaliyo
dabadoon malaasniyo
Futadaa dalooshoon
Duleelkeeda qariniyo
Wixii aad dan mooddaan
Dooddeeda soo dhiga
Digashadu ma fiicnee
Denbigana ka gaabsada
Waa cudur da'weynooo
Daarood u khaasee
Ilaahay ha doorshee
miyaan dabar jarnaayoo
Dirkiisaynu bi'inaa
Mise waan ka deynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

123

Tuesday, November 21, 2000 - 06:25 am
Waar ka daa xayraanow....
Si fiican baad u hadashay laakiin waxan rajeyneynaa inay is bedelaan ileen wuxu waa dad e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Tuesday, November 21, 2000 - 06:41 am
Dadku wixii ay ka hadalaan bay yihiine dadkiinan meesha qabiilada ku caayayaana waxa aad ku caayaysaan baad tihiin.

Meelkale oo Soomaaliyi isugu timaado sheekadan oo kale lagumo hayo sidaa darteed anigu waa idinka shakiyey duli baadna tihiin ah daciifa ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayraan

Wednesday, November 22, 2000 - 10:29 pm
Daaroodku waa wada makhnuud magan ilaahay'e
Muslinmana waa waxan ku dhalan meher xalaalede
Mabuto iyo Zezaseko bay magac wadaagaane
mana jirin midhaha Jabartiyoo waa mala'awaalkoode
Murbadle iyo Koonbuhuna waa magac amxaaraade
midha yaridu waa waxay midgaha ula midoobeene
Maalinkii walbaba duul horlaa Magac la siiyaaye
Madhibaanna waa socdaa meel u joogaba'e
murtad iyo macuun ururay oo miridhsan weeyaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 23, 2000 - 03:37 pm
XAYRAAN.XAYAWAAN WAXAAD KU HADASHO MIYAAD WEYDEY.WAX MA TARAYAHOW AFKU XAARLAHA AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Friday, November 24, 2000 - 02:45 am
Qof waliba wuxuu yahay buu ku moodaa hadii aad futadiina ku shaqaaysataan xaaranyahay meesha isugu tumi u dhaafa dadka kale magacooda boggan waxaa loo foray Somaliland taa ku ekaada makhnuudnimadiinana guryihiina la jooga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 01, 2000 - 01:59 am
Marna inaanan maakhado ahayn maanac iyo saanac
oo aanan kutubo la isu maray meersan wacadkooda
Waa taan makhnuud iyo noqdaa maqawad iidoor ah
waa taan mallooliga cayilay macasha jiidaaye
waa taan mindiyo uus le iyo malabsadaa dhiige
waa tay miskaha iyo dabada wax i maleehaane
waa taad i mooddaa dhurwaa maraya jiir dheere
waa taan middaan dhalay idhaa maydhan yaa gadane
waa taan mushtai baayacaa suuqa mariyaaye
waa tii saliid la marshaa maalin iyo layle
waa malooliga kufrigu igu maraacshaaye


Waryaa gaalkii dhoorow u oy dhimayey iidoore.

Waan ka xumahay in aan qabiil soomaaliyeed wax ka sheego""""""""

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL DAAROOD

Friday, December 01, 2000 - 05:41 am
WAXAAN AAD ULA YAABAA NACAYBKA AY ISAAQA IYO HAWIYE AY U QABAAN DAAROODKA. HORTA HAWIYO IYO ISAAQ WAA WALAALO OO WAA ILMA DIR. MARKAA WALIGYABA WAAN IDIN SAARAA IDINKANA DEGI MAAYO, AMA INAC AMA I JECLOW DAMEER AAN SAARANAHY DHUUSADIISU MAXAY IGA TARAYSAA. WAXAAN AHAY BOQORTOOYO JIRTA ADUUNKUNA OGYAHAY INAAN ANUGUN MAAMULI KARO SOMAALIYA. NEW YORK TIMES AYAA 3 WEEK KA HOR KA HADASHAY SOMALIA OO TIDHI DADKII WADANKA XUKUMI JIRAY AYUUN BAA SOOMAALIYA DHIBAATADA KA SAARI KARA, WAXAYNA U JEEDEEN CALI KHALIIF GALAYD OO AY SHEEGEEN INUU YAHAY RAJADA KALIYA EE SOMAALI HAYSATO. MARKA AMA DHUUS AMA XAAR ANAA KU LEH ILAAHAY KA SOKOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kowneyn

Friday, December 01, 2000 - 06:59 am
Xayraan;

Saxaradaad dadka la dhex maraysid jooji. Darood xume umma dhamee dadka kale na wanaag uma dhamee Illahay ka baq. Una duce in uu Illaahay kuligeenba raxmad iyo walaaltinimaddii so laabo. Oo inaggo riddo beladan inna so guda gashay ee marba qof wiswissinaysa kuna adeegsanaysa si uu dadkiisa tirtirmaan. Oo uunann ka soo bixin khayr dhulkkeena Somaliland koofur, djibouti ama meel kastee somali joogtaba.

Hooy illaahay ka baqa oo nafta la gartama.


Kowneyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xayraan

Friday, December 01, 2000 - 09:14 am
Daaroodka dabadiisa waa laga dukhuulaaye
Duqsiga iyo doorshanku way dalaq yiraahdaane
Ruux dabada laga waalay baan daawo loo helin
Dawo malaha oo waataa sidii dumar la fuulaaye
Dalool weyne dhaha duulku waa darib najaaseede

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kulmiye

Friday, December 15, 2000 - 12:20 pm
xayraan
waxaan umalaynayaa in aad tahay farakhii fakin street lagu dhalay oo doonaya in uu is xalee.
habartii hooyo ayaa xalay xoogaa ina cigaal
fudada udhigatay ilay xagii horee wuu qalalee.
hada adaad wax iska dhigaysaa.
in doofaar dhashii bay kuugu magacdartay
ana waxaan ku laeeyahay
oromo nasab iska dhigaysa ayaad tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar,daarood

Friday, December 15, 2000 - 08:00 pm
walaalayaal miyaydaan ogayn in ramadaan lagu jiro
oowaliba tobankii ufadliga badnaa lagujiro
qaan gaarbaadtihiin la qorayo waxaad kuhadlaysaan
iyowaxaad qoraysaan ee ala ka baqa
isaaq&daarood toona idinma ogee qabrigiina qruxsada,,,walaashiin