Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Dawlada lagu soo dhisay carta ma hawiyaa lagu aaminay????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Monday, November 20, 2000 - 07:04 am
Salaan kadib:
Shanbilood ayaa la fadhiayay talo ayaa bur kabixi wayaday,
waa laysku carooday waa layscaayay,kadib is cafis ayaa lasheegay lawyadaa laysqabtay sabeen baan kuu sooxiray lays yiri.

Dawlad baan dhisanay allaahu akbar heye heshiinay aduunkana maqashiinay
Xamar caasimadii bay ahyd aniga iyo adigaba waynoo dhaxaysay
maanta laakiin xamar xamarteedi maaha xildhibaanadii waa isku wareereen midbaayiri
Anigu fooda masiinkaro Xamar, ma meeshii ilakaha dahabka ah layskala baxaayay inta biinso lasooqaato anaa samayday looga hadlaayay may.may

Waxays kala guray imaam shaalkii dhinacyada ka tuuray hinraago weyn iska soo dhufta waxys kala dhuftay malaaq matoobada laad laadiayay daymooday labada dhinac qamuunyo faruurta ku jebshey


Aahooy maqla hadaan nahay bahweyntii hawiye hadaan nahay duubabkii hadaan nahay siyaasiyiintii dawladaan anagaa damaanad qaadnay wax aad ka baqdaana majiro kuwo gaashaaka u noqon waa anaga.

war ma ilaahbaa didinku og, ahee haa maanta sharftaydadii ayaan soo ceshan oo waa balan .OK baa layiri lasoo wa hinqay xaa dhacay intaa kadib.

Marka hore wixii balan ahayd waykabexeen, dilku wuxuu marayaa labo iyo mid dhintay laakiin soconaya waa Xaafe
waxaa lagu sootooray babooyin hoteelkii lafaweyne asaa lagu dilay laxo badan,
waxaa soo kaadshi la xilxhibaanadii.

hadaba hawiye miyanay balan lahayn meeday qawlkii laysku ogaa aaway imaamyadii shafka tumaayay, hadaad dumisaan yaad ka dumiseen,

Sheekadani waxay isoo xasuusisay markii dhurwaa isugu yeeray habardugaag oo uu yiri halay bixiyo AAMIN kadib lagu xujeeyay nirigta in uu hal habeen hayo kadibna afka ka goostay magiciina halkaa kuwaaayay.

Taariikhda un baa idinka sheekayn.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELBUUR

Tuesday, November 21, 2000 - 01:40 am
War ninyahow markaan mudo aqrinaya qoraalkaaada,. dhiancna waan u bixin waaayay, laakiin waxaad iila egtahay "NIN MEELI U MUUQATO, MEELI KA MADOOW". mustawiga /level-ka aad ka hadlayso waa mid hoose oo qabyaalad ku wajahan, laakiin walaaloow u gudub ama yeelo mid qaranimo. HAWIYE iyo adigaba ilaahbaa idin abuurtay, isagaana maalin uun idin oofsan doona. hadii aad ka xun tahay in xamar la tago, waxaan dhaar ku mari karaa inuu mid ina adeerkaa ahi uu hada joogo, oo waliba ka mid yahay ragga howsha hormuudka ka ah .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 21, 2000 - 02:01 am
Ninka keyse isku magacaabow waxaan ku oranayaa dawladdu hawiye iskama laha oo soomali oo dhan ayey ka dhaxeysaa, midda kale hadalkaaga waxaa iiga muuqda inaad nin daarood ah tahay, oo fulanimaddii aad shalay la carartay ayaa wali kugu jirta, somalidu waxaay ku maahmaahdaa ayax teg eelna reeb, taas waxaan uga jeedaa dhibaatada maanta ka jirta somaliya waxaa abuuray daarood, laga soo bilaabo dawladdii cabdirashiid ilaa iyo tii siyaad barre, marka inaad hawiye afka ku taagto maha.
Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceelbuur

Tuesday, November 21, 2000 - 02:16 am
Ninka dadka aflagaadaynaya ama qabiilka DAAROODKA, waxaan ku dhihi lahaa adiga KAYSE ayaaba ku dhaama, ama kayse ayaa tahay .DAAROOD waa kuwa dowlada hogaaminaya GALAYR, XASAN ABSHIR KINKONG, CABDI GUULEED iyo rag badan marka sunta aad la wareegayso jooji. koley reer SOMALILAND yaa tahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Tuesday, November 21, 2000 - 03:22 am
kayse horta mid waakula qabaa.
hawiye waa durwaa waan kula qabaa.inkastoo meeshaan aysan ahayn qaybtii qabiilka hadaan uga hadalnan ay ceeb anaga nugu tahay inaan wax magaratada u bilowno mowduuc hooseeya.
hadana bal waxyar aanku darsado.

horta ninyahow inta habur dugaag haday shirto wax way kala maqlaan dhurwaa ma ahane.
mide kale waxaa la dhahaa dhurwaaga cunuga uu dhalo suu ugu dhimanayo oo u korinayo markuu tabar gal noqdo yuu inta xere reera lee yhiin soo hor istaa jiyo yuu dhahaa adna ale ana ale. xoolihiina waa kuwaad. waa ninaan tabta aqoone markuu meesha u dhoco yaa meesha looga reebtaa.tacab qasaaray kadheh..

horta nin yohow nimankan waana soo horkeceen danwaynta soo maaliyeed waywadaan lakiin. darood ookale ma ahan oo inta geed wada fariisto dhoho ilma adeerayaalow oo ilma adeerayaalow waxaas iyo waxaas hala ila yeelo..
haday meel mari waydana inta marada furto oo sheydaamo isku ridho dhoho xilahay furan ama tolbeelaye ma anaa saa la ileeyahay.

nimankaan seedigood gabadha ka qabo oo odaygii joogo oo wiilashii joogaan yaa darisku dilayaa hade xal kale maleh waa la isku dhamaan..

geedkii halkaas ahaa oo lagu kaftami jiray oo boqortooyada iyo ugaas nimada taalay lama joogo..

marka kaysowmid nimankan dadaalbay wadaan waysan is ogoleyn oo waxbaysan kala maqal oo waysan kala xishoon.
lakiin maanta waxgarad kooda ugaas yadooda iyo hogaamiyayaa shooda danta soomaaliyeed yeydoonayaan.
waad og tahay habar-gidir dowladii ay 10sano u wiil iyo walaal beeshay yeyku midoobi la yihiin.

marka ninyohow bal u qabooji. oo koodii waxgarana hayay oo awalba wareer sanaa oo meel uu wax ka bilaabo la aa hadaad adiga geedkuu fariisto ka kiciso hade xal lagaari maayo..

ilaa intay meel wax ku ogaanayaan kaftanka anaga hanoo ahaado ee faraha ka qaad nimankaas...

ceelbuur saxiib waxba ha isku shidayn dhalin yaradan qabiilka dhagta loogu soo sheegay waligeen anaga waan is dilaynay hadana waan wada joognay.
hadaan darood iyo hawiye waliba hawiye ha is raacine habar-gidir waligood geelana waa kala dhacaayeen waana is dilaayeen nabadna way ahaayeen. saa dhagixii ilaahay ogaa yeyka wada yimaadeen lol...
ma ahan isaaqa ku dhagan dowladii barigii waabaa wiil nalaka dilay. meeshana waa meel bublig ah dad kala figrad ah yaa imaanaayo oo mid qabiilka caadi u arko suu jidka ugu kaftamo mid cudur u arko.
marka ha u bixin wixii raji celin aad u samayn kartid dhex wixii qaloocana ka tilaabso.

aqayaaray hala isaamoxo.
laba qalad yaan is raac saday.1. goobtaan oo meeshii qabiilka ahayn yaan uga hadlay!!!!!
labo qalooyin waan wax ka sheegay!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Tuesday, November 21, 2000 - 06:00 am
Ceelbuur salaan kadib. anigu macaytamin
Laakiin walaaloow waxaa ii cuntami wayday balantii lagabaxay, waxaa ii cuntami wayday dad marti ah oo soomaalinimo raadinaya in maalinkasta la ugaarsado,waxaa ii cuntami wayaday waxa reer hebel ka maqan, waxaa ii cunatmi wayaday waqtiga yar oo marida la idiin yahay iyo dhiiga qubtay.

Hdaad caadi u aragto waa meehseeda.

Qofka isqariyay maxaad ka heli hadaad netka kacaytanto miskiin.
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar

Tuesday, November 21, 2000 - 08:30 am
waxaan fahmi la' ahay maxay hawiye isugu imaan kari waayeen without somalida kale, haddii ay leeyihiin anaga xayawaanka wax ma dhaano waa gar, waa la gargaarayaa, laakiin bal is garta waxa meesha ay ka fadhiisan la' dahay waa hawiye o talana diiday talana raaci karin. marka hore is fahma oo yeesha hal leader sida daarood his excellence cabdulaahi yusuf,isaaq his excellence mohamed haghi ibrahim cigaal, digiil iyo mirifle
his excellence mohamed nuur hassan shaati guduud,
hawiye bal mid ka soo saara ina caydiid,suudi, abdulqaasim, bood,caato. ka dibna soomaaliya xalkeeda waa la gaarayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Tuesday, November 21, 2000 - 11:15 pm
samatar nimanka aad tirisay cidna ma matalikaraan waa nimanka burcada ah oo soomaalinimada diidan..
cabdulahi yusuf waa ninka gobolaysiga wada, cidwalba oo dhabar jabinta soomaaliya wadana u sacaba tumayo. waa inkii ugu horeeyay ee bilaabay bur burinta soomaaliya iyo jamhad abuuris..
waa ninkii ugu horeeyay ee dhulkiisa hooye inta amxaaro usoo ka xaysta bur buriya..
daarood buusan matalin cidwax garatuusan matalin..

shaati gaduud waa nin maskiin ah oo jaraan jar dheer laga tuuray meel uu u dhaqaaqana la.
waxaa lagu yiri jubaland meel la dhaho yaankuu dhiibaynaaye soobax cabdulahi yuusuf baa koorta u wado.jubaland waxaa lagu jiri waa gedo.jubada hoose. jubadadhexe. bay iyo bakool. adiga ma kula tahay kismaanyada kuwii wada dhashay ay xukun kooda ku heshiin waayeen in eelay loo dhiibayo. mase gedo iyo buaale.
marka shaati gaduud socodkiisiina waaka tagay kii uu rabayna gaari waa. matalid iska daaye waa dayday xun...
cigaal aniga inaan wax badan ka dhoho ma rabo. sababta oo ah xoogaa waynaga yara siyaasad gadisan yihiin oo dhoorasho yaa lagu doortay ina cigaal..
marka waxba meel cidla ah haka bood bodin. nimankaan waxa aanku dhaano ma ahan in daarood isku siyaasad yahay ee waxbuu kala maqlaa oo waxbay kala qaataan haday isula yimaadaan. lakiin dagaalka sukeeye wuuna wada saameeyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELBUUR

Wednesday, November 22, 2000 - 12:11 am
SAMATAR

NIN CAROODAY LAGA BADI.
waxaa tiri soomaalida kale ayaa heshiin karta hawiyese maya. su,aalahaan iiga jawaab.

1.CABDIRASHIID CALI SHARMARKE yaa dilay?
2.SIYAAD BARRE oo awooda africa ah yaa isku dayay inay inqilaabaan 1978?
3.1978 inqilaankii cirro yaa fashilay
4.yeey ahaayeen kuwo 21 sano xaaraanta dalka ku haystay ee isla xaaraantii ku heshiin waayay, ee 21 maalmood xitaa is difaaci waayay?
5.yeey yihiin kuwa kismaanyo dadkii daganaa (GIIRGIIR) inta dhulkoodii ka xoogay hadana ku heshiin waayay, eee inta is xasuuqay qaxootigoodii ilaa botuswaana uu sii qaxayay.
6-waa qolama qolada GEDO ku soo hogaamisay amxaaro ee hadana leh hanoogala saaro.
7-Dadka inta ku shiray GAROOWE ee leh dalka 4 gobol haloo kala jaro waa qolodee.
8-kuwi shalay ku taliyay inay la gumaado ISAAQ, hadana leh somaliland ayaa nala yiraahdaa waa ayo?


SHAMEFUL, isku xishooda, waxaa tihiin dad aan cebtu karine. HAWIYE wixii xumaan uu sameeyay waa ka xun yahay,. laakiin dadka aan wax isku falayn ayaa tihiin. waxaanse kaa sugayaa DAAROOD talo midaysan, adigu kaligaa is meel mari, adigoo aanan hawiye waxba caaaynin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samatar

Wednesday, November 22, 2000 - 12:45 am
Samatar , Samatar , Samatar,

magaca ii daa sharaf ma lihid , ee isku kalsoonoo ee magac kala qaado.


F.G - inta ka qeyb galeeysa meeshaan, qof wata magaca --Samatar ,Samatar , waa qofka ugu dafiicsan ee magacyadda qof kale isticmaala.

Samatar, sharafta reereed ee aad sheeganeeysid maxeey tahay, magaca aan isticmaalaayey muddo baad , ra`yi dafiic ah, ee aniga aan is-kala weynahay , ku adeegsatay magaceeya Samatar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Wednesday, November 22, 2000 - 01:21 am
ceel buur inaad ju dhahda ma ahayn anaa xoogaa geed kugu qarin lahaa lakiin adiga wixii oo dhan aaku rafatay.

waxa aad sheegaysid ee daaroodka ku dagaalaan waa siyaasad ee ma ahan is nacayd iyo wax isku quuri la aan..

dowlad hadii aan iska ridno iyo hadii kale anaga ayaa tartan ku jirno lakiin caruurta ma iska xasuuqno..

meesha aad adinka bacda calooleyda isku dishaan anaga xataa markaan dagaalno waan wada joognaa.
hadaad mooday kismaanyo in lagu kala qaxay.
siyaasad ahaan leen isaga hor nimid ma ahane dadkii wali sidii uu udagan yahay.
telfonada magaalada kismaanyo yaalo harti aa iska wadaleh ilaa hadana sidii ay u shaqeeyaan. dadka deegaanka wali waa isku hal.
dowladeenii hadaan iska af gambino iyo hadii kale anaga lee siyaasada soomaaliya waligeen horboodayno..

hadaan waxyar kaa dhoho hawiye.
wiilka aad dhasheen ma barin kartaan walaalkaaga bahda kale yaa tooganaayo. markaasaa adna asaga dilaysaa. hadaad waxaas isku fur furtid geed dad fadhiyaan maka hadlaysid saa waa lagu caadayne waxaad tahay.
mide kale maanta inta dowlad laguu dhiibtay yaad meel aad la aado la dahay.
nimankan daarood oo saas aad wax uga sheegayso haday arin caawa ka fariistaan bari xal yaalaga gaarayaa mana la isugu soo laabanaayo, cid lagu dilo iska daaye laba is waydiinayso ma jiraan.

meesha adinka gabadha suuqa aaday adeega bacda ay kusoo gashaylagu dilo. daaroodka dhulkay dagan yihiin wiilka reer abtiga loo yahay yaa lacag intuu rabo suuqa ku wato..
war ceel buur ha ceeboobine madaxa qarso.

samatarhawiye waa runtiise ninku haduu magiciisa kuu diiday maad jiracow iskala baxdid oo faraha ka qaadid.saa asba gacal kuguma qabsadeene lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 06, 2000 - 05:53 pm
CEELBUUR WAXAAD TAHAY QOF SIYAASADA SOOMAALIYA AAD ULA SOCDA AAD AYAANA IGA MAQSUUDAY SIDA AAD U SOO BANDHIYA SOOMAALI INAY ISKU MID TAHAY OO AANAY WAXA ISU OGAALYN. WAXAASE LA YAAB LEH YAA QABIIL MIDAYN KARA, MIDKA YIRI HAWIYE MUU MIDOOBO, HORTA YAA DAAAROOD MIDAN KARA, YAA ISAAK MIDAYN KARA. IN LA MIDEEYASE FAAIIDO MA KU JIRTAA. HAWIYE MIDDOBAY, CAYDIID TAAGEEYAY DIL IYO DHAC WAXAAN AHYN LAGAMA HELIN. DANTA QABIILKU MIDAYN WAXAA AY KU LEEYIHIIN LARKA LA DAGAALO OO KALIYA. WAY CEELBUUR XAMAR AYAA LAGAA BAAHAN YAHAY KOLAY CEELBUUR WAA NABADE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xalaydhalay

Thursday, December 07, 2000 - 12:21 am
Anigu waxaan soo bandhigi qabiil-qabiil dhaama ma jiro. Maxaa yeelay

Hawiye markii looga kala tagey Xamar way isku laayeen

Daarood wuxuu isugu iman karey Kismaayo oo kaliya waad ogtihiin xaaladdeeda.

Isaaq markii Waqooyi looga kala baxay waad la socotaan dhacdadoodii.

Haddaba, isma dhaanto ayeynu nahay. Haddii uu jiri lahaa qabiil roon dadka kalena wuu bad-baadin lahaaye aynu sidaas ula soconno.

Hadda iyo dan Soomaaliya waxaa laga dhisey dawlad. Si kastaba ha loo arko. Anigu shakhsi ahaan kuma qanacsani ashkhaasta ku jirta ama hoggaaminaysaba. Maxaa yeelay waxay ahaayeen kuwii shalay dadkan heerkan gaadhsiiyey.

Wax la'aanse way dhaamaan. Marka inta aynu ka miyirsanayno aynu sugno.

Tayada Soomaalida waxaad ka garan kartaan hadda oo ay xor yihiin qaabka ay u wada hadlayaan iyo qabiil cayga.

Calankii dhulka ayuu yaallaa ha laga qaado.

Fadlan akhrista goobaha ay ku munaaqashoodaan qawmiyadaha kale sida Ethuiopianska oo eega sida ay u wada xaajoonayaan. Waliba iyagu waa kala qawmiyado. Ma arkaysid iyaga oo wax aan qoto lahayn ka wada hadlaya.

Aynu ka baxno tar-tanka dhexdeenna oo aynu la tartanno qayrkeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharmarke

Thursday, December 07, 2000 - 11:32 am
xalaydhalay waxaa hadalkaaga ka mid ah ummaddaha kale aan ku dayano.
war ninkaaga waalan yaa kugu yiri soomaalidu waa isku ummad ,haddii dadkaan ay isafgartaan oo aaney sida dalalka kale oo afrika dhowr luqadood aaney ku kala hadlin macnaheedu ma aha waa dad hal meel ka yimid.
anigu ma qabo isaaqa iyo daarood iyo soomaalida kale ayaa wax wadaaga sababta waxey tahay dhaqan ahaan ,caado ahaan waxyaabo badan ayeysan iskaga mid aheyn digil iyo mirifte waa ka gooni soomaalida kale ,reer xamar amase gibilcad sida dadba qaar u yaqaanaan igana dhaqan iyo isku aragti ma aha dhaam ummadda dhulka soomaaliya ku nool ,hawiye sidoo kale lama dhaqan iyo caado aha dadka kale marka sidaas awgeed ha oran soomaalida waa dad walaalo ah oo isku af ah tusaale ninka bari ka yimid marnaba isma fahmi karaan ninka digil iyi mirifle amase reer xamar amase hawiye .
sidaas darteed waxaan kuu sheegayaa sheekadii ninka reer bari iyo ninka hawiyo oo ku kulmay xamar goortii leys baray ayuu ninkii reer bari ku yiri ninkii hawiye Boowe maxaa kuubaxay?.
Goortaasuu ninkii hawiye ku jawaabay aryaa digir iyo galeeyaa ii baxday.
marka saaxiib dalkaan soomaaliya lagu magacaabo ummaddo badan oo kala caado ah ,kalana dhaqan ah ayaa ku nool hal magacna sheegata oo (SOOMAALI) leysku wada yiraahdo sidaas ula soco xalaydhalay magacaaga ayaaba ku sheegay waxa aad tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELBUUR

Thursday, December 07, 2000 - 11:12 pm
Deeq
saaaxiib, waxaan ku waydiiyay, daarood kii aaan aqaanay miyaa , mise waa mid cusub. siyaasada aad sheegaysaase ma mida cabdulaahi yuusufaa mise waa mid kale.
war nin yahow, xishoo , oo misana xishoo,. oo ilaah ka baq koley waan kuu jeedaa oo qalabada ayaa rabi quful kaaga dhuftaye.
DAAROOODNA naf uma hayste hawiyana iskaba daa oo hadii maanta aad awoodo sun ayaaad ku buufin lahayde,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aaaa

Wednesday, December 13, 2000 - 02:29 am
Alla heysku kii diro dad baa ugu danbeyseeene

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Wednesday, December 13, 2000 - 08:06 am
Qabiil faa'iido ma laha,laakiin waxbaa lagu kala roonyahay.
Saaxiib Ceelbuur waad dadaashay oo Hawiye in aad difaacdo waad isku dayday,qodobada aad sheegtayna qaarkood waxbaa ka jira,laakiin ninyahow waxaa soomaalidu ku maahmaahdaa (FALLAAR GILGILASHO KAAGAMA HARTO).Waa in aad mid qirataan haddii aad Hawiye tihiin,dadku waa dagaalamaa,dagaalkuna amaan ma galo,laakiin adinku si waxashnimo ah ayaad u dagaalantaan.
Markii aad la dagaalamayseen Daarood waxaad ogaydeen ayaad samayseen,oo Habraha 70 jirka ah oo caruurtiina dhalay ma idnaan cafin,taas kama murmi kartid. Markii adinka dhexdiina aad dagaalanteena waa ka sii darteen,dagaalku xadbuu leeyahay laakiin kiinu xad ma laha ismana qaban kartaan.
Marka ninyahow ha inkirin,waxa la idinku bartay waqtigii dagaaladu socdeen waa taariikh lama ilaawaan.
Marka qabiiladu dagaalamayaan waa caadi in qolaba mar la cayrsado,waxaa caan ahayd in meeshii Daarood dago oo Hawiye u gacan gasha xataa hal maalin meeshaasi waxay noqnaysay meel lama dagaan ah.Waxaadd tihiin ayax,wax idin ceshana ma laha.Fal kasta oo xun waa idiin xalaal.
Raggu wuxuu yahay iyo wuxuu galo waxaa lakala bartaa xiliyada dagaalka,marka meeshaas ceeb ayaa idinka raacday waxyaabo la is lahaa dhaqanka soomaalida kuma jirto ayaad ku kacdeen.
Qabiilada Soomaalidu waligood waa dagaalami jireen,laakiin naag uur leh oo inta ilamaha laga soo saaro horteeda lagu jarjaro adinkaa la idinka hayaa.
Daarood waa dagaalamay dhexdiisa,laakiin xad buu leeyahay oo maatada iskama dilaan,ninkii xataa dagaal lagu qabto sidii martidii ayay ula dhaqmaan. Waxay ogyihiin in maalin un la heshiin doono wax walbana xeer leeyihiin iyo taariikh la isu daba galo,laakiin adinka caqligiinu ma dhaafsiisna maalinka xabadu dhacayso.
Waxaan ku soo gabagabaynayaa in dhib waa la soo maraye ilaahay umaadda ka saaro.Laakiin qolo walba wax lagu baray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wartadhiiga

Wednesday, December 13, 2000 - 10:29 am
saxibayaal horta waa dood fiican mida kale dadka qaarkood runta ayuu ka hadlayaa kuwa kalena qabiil ayeey difaacayaan taas oo aan u arko qalad.
tusaale ninka yiri waxba laysma dhaamo ayaan anigu ku fikrad ahay maxaa yeelay fiiri hawiyye waa heshiin waayey sidoo kale daaroood kismaayo oo kaliya ayuu ku heshiin waayey isaaq sidoo kale marka aan ka hadalno sidee ban wax yeelnaa hadii aan somali nahay laakin anaa wax sameeyn kara oo maamuli kara kaligeey waa been marka aniga waxaa ila haboon in loo dadaalo sidii wadanka iyo dadkaba loo badbaadin lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar

Saturday, December 23, 2000 - 03:46 pm
ceel buur ninka isku magacaabay waxaan u maleenayaa inaad cuqdad la dhiman doontid, maxaa yeelay,waxaad qiran la'a dahay in hawiye aysan lahayn hogaan loogu soo hagaago, waxaad ka dhamaan la'a dahay daarood kismaayo ayuu ku heshiin la' yahay. war mid aan kula socodsiiyo waligeed taariikhda waa la is dili jiray laakiin dilka soomaalida qaarkood ma dhaafsiisnayn kuwa xabada isla hor fadhiya, oo ilaa hadda daarood iyo isaaq waa uun ka sidii halka adinka dilkiina uu gaaray ilaa haween ilaa caruur ilaa waayeel. maanta soomaaliya meel kasta waxaan ka ahayn degaan hawiye waa ay nabad, oo qaarkood dawlado ayaa ka jira, markaa meel kale ha ku meeraysanine waxaan rabaa inaan ogaado maxay hawiye inta ay isku yimaadaan ay u yeelan la'yihiin hal maamul oo midaysan? sida puntland ama somaliland ama midka lagu talo jiro inay dhistaan beelaha wada dega koonfurta soomaaliya.
ogow inta aad ka leexanaysid runta waa inta ay horumar kaa sii fogaanayso maxaa yeelay markaad qaladkaaga aragto ayaad talaabo sax ah qaadi kadhaa, laakiin inta aad is leedahay wax i dhaama malahan ogow in dadka qaarkood ay horumar iyo nabad maalin walba oo dulinimo kugu dhaafta ay ku sii talaabsadaan.
midkan samatar la baxay waxaan ku leeyahay magacan aan wato ma ahan mid aan adi kaa baryayo ileen waxaan hubaa inaadan waligaa isir u yeelan aniguse waa magaca reerkayga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 25, 2000 - 08:38 pm
ilma adeerayaaloow ninka ceelbuur la baxay gartiisa siiya, Somaladu waxay tiraa gaal dil gartisana sii, waxyaabaha qaarkood uu ka hadlay waxbaa ka jira, sida haddii aan daaroodku uusan dagaalin Somaliya sidan ahaateen, in Kismayo daroodku ku heshiin waayay, in C/rashiid darod gacantooda ku baxay.
ceelbuur waa ninkii Hawiye oon internetka ku arko oon is dhaho dood ahaan waa macquul, waxaan arkay kuwa Habar gidir ah oo ku faanaya in ay niman Daarood xamar ku kufsadeen, xaqiiqdu waxay tahay Hawiye wax walba waa leeyahay, mushkulada hadda haysata ayaa waxay tahay waxaa ka xumaaday Hogaamiyayaashii, bal qiyaas haddii 1991 uu soo bixi lahaa hogaamiye Hawiye oo u arka daaroodka in ay yihiin dad ka mida dawladiisa oo la'aantood aan waxba u dhismayn, gumaadkooduna la mid yahay gumaad hawiye, markaas dawlad ayaa dhalan lahayd Hawiyena xukunka wax badan ayuu haysan lahaa (inta Majeerteen jabhad kale ka samaynayaan, kaftan)