    TimoJilic | Tuesday, November 21, 2000 - 03:56 am Warar lagu kalsoonyahay oo kasoo baxay Hargeysa ayaa sheegaya in Siilaanyo uu iska casilay shaqadiisa kadib markuu go'aansaday inuu wax ka dhiso xoogga dalka soomaaliyeed. |
    Anonymous | Tuesday, November 21, 2000 - 05:56 am HAHAHAHA FUNNY HUH, U WISH HUH...LOL.. |
    Anonymous | Friday, November 24, 2000 - 04:20 pm Runtii Siilaanyo, wuu iska casilay dowlada Somaliland, si uu u ururiyo SNM, haddii Salad boy iyo Dulmahanti dabayare aay u soo dhaafaan Ciqaal, si ay u arkaan MUJAAHIDIINTA SNM, oo markasta diyaar u ah in Faqash dinbe loogu arkin MAANDEEQ_LAND. (Peace please) |
    H/AWAL | Friday, November 24, 2000 - 07:54 pm TO; ALL Waxaan idiin sheegayaa in lagu casiley silaanyo karti darro iyo mashaqaystenimo .waxaa sharciga s/land dhigayaa inaan la ogalayn jabhad sida snm iwm .Pres Cigaal marnaba ogolaan mayo maskax jabhad ama nin kartilaawe ah sida silaanyo,maanta oo jamhuuriyada s/land ay gaadhey meel ama darajo lagu faano,waxaa nasiibdaro ah in qof in u haqaltaago kuwii aan shaley ka xumaa s/land dhismaheeda..... |
    burcaawi | Saturday, November 25, 2000 - 12:30 am h/awal sxb kolkii horeba awal karti muu lahayn waxaa meesha loogu dhiibay kolkii labadii libaax h/jeclo iyo garxajis is jiidheen ayaa ayaga loo dhiibay maanta waad arki garxajisna waanu idinku siidayn ha idin calaashadee kollay naagaad tihiin oo wax iska dhicin maysaane,garxajisoo dhan maaha ciidagalaa idin cayrsan har galay,arabna wax danbe idinkama celin doono oo snm bay noqdeen car meel gala. allaw yaan waaga waraabe cunin. waxaad ka dhigantihiin BAQASHII FARDAA LA MIRATAY EE FARASKA IS MOODAY, haddaad rag is moodeen laydin arkee nin wax ka dhicin doonaa ma jiro garxajis wax waa iska dhicin h/jeclo sidoo kale idinku h/awal dumar baad tihiin haddii h/jeclo idinka celin weydo garxajis halkaydun geli....lol |
    reer-burco | Saturday, November 25, 2000 - 02:23 am burcaawi saxiib nacas nimada kulama yaaba yo waayo jabar jeclo oo dhan baa maangaab ah, habar yonis horta iska soo celiya ee maalinkasta idin baacsaneysa, as for somaliland iyo s.n.m. miyaad ilaawdey ninkii kosaar oo habr yonis ta ahaa ninkii s.n.m. cirka geeyay mu san hayen as for somaliland inaadeer burco tii garxajis disey maaha miyaa 00 abdiraxman tuur madaxweynihii ugu horeeyay oo somaliland ahaa maaha miyaa, saxiib waxa lagu maah mahi jirey iska haglow waa ina higarle sidan i su dhaamam jabar jecloy, sillanyo moyee siyasadiin kale idin ma joogan soomaliland baan filayaaye, |
    JR | Thursday, November 30, 2000 - 04:53 pm Siiranyo waa laga eryay Xooga Dalka Somaliyeed. Wuxuuna ku balanqaadey inuu asaaso urur cusub oo mucaarad ah. |
    Halyay | Friday, December 01, 2000 - 04:20 am UNLIKE HABAR YONIS WE AS A HABAR JECLO ARE PROUD TO HAVE LEADER LIKE SILANYO WHO KNOWS WHAT HE STAND FOR AND BELIEVES. i AM A SHAME AND DISAPOINTED THAT A WHOLE TRIBE LIKE HABAR YONIS HAVE NO STRONG LEADER WHO COULD REALLY UNITE THE PEOPLE. MR TUUR WAS THE WOREST SOMALI PRESIDENT WE HAVE EVER HARD. ka naxoow ka dhimo. Siilaanyo waa halyay somaliland ah waligiina wuu noqon doonaa, waa nin aaminsan waxay dadkiisu rabaan oo aan tuug ahayn sida tuur iyo cisman kaluun and other garxajis politicians who are only one thing after and that is their interest. Therefopre if you are somaliland then Siilaanyo is the men to lead the nation when ever we are in crisis like this time. As far as habar jeclo goess, well let me tell you this. We are proud to have a leader like Siilaanyo unlike habar yonis we are not a shame of our men. |
    LIBAAX | Friday, December 01, 2000 - 04:23 am HA JIRO HA JOOGO SIILAANYO |
    HALYAY | Friday, December 01, 2000 - 04:24 am We as a somalilander would be previllage to have a hero men like Mr Ahmed mohamoud "silanyo" as the next president. the men who defeated siyad bare by force and propogando. The men that siyad bare feared the most because of his out spokens. If you are are somalilander then i assure you that this would be the oppertunity that we were all waiting for which is to have a strong leader who can face the world and once more protect the somaliland interest. Peace to all of you from somalilander and Ex SNM Figther TRUE DIE HARD |
    HAGAR AADAN | Friday, December 01, 2000 - 04:47 am IF YOU GUYS WANNA SOMALILAND TO BE A GOOD STATE, LET DHULBAHANTE BE THE POWER SO WE CAN FEARLY BUILD STATE OF SOMALILAND, THE REASON I AM SAYING THIS IS THAT DAAROOD ARE BORN TO BE RULERS. AND THEY ALSO KNOW HOW TO BUILD A NATION FROM BOTTOM TO TOP. THIS IS WHAT I WOULD HAVE DONE. HABAR YOONIS GIVE MINISTERY OF DEFENCE SO INCASE H/AWAL WANNA ATTACH MY GOVERNMET THEY WILL KICK THIER ASS. H/JECLO GIVE MINISTER OF FORIENGS SO THEY CAN DEAL WITH THE WORLD. H/AWAL??? WHAT??? GIVE DUPTY OF SOCIAL SERVICES. ARAB? IS THERE ARAB? DON'T HAVE ANY POSITION FOR THEM. GUDUBIRSI MINISTER OF INTERIOR AFFAIRS. THAT IS WHAT DHULOS GOVERNMET WILL DO |
    Xuseen | Friday, December 01, 2000 - 11:41 am Hagar Adan Daarood are born to be rulers?????? ahahahah.....waar bal tii hore meel kaga warama.sidaa ulahaydeen,kanaa dhulbahante ah ee wasiir ka dhig,kanaa ogaadeena ee sarkaal militry ah ka dhiga,kanaa daarrood kale ah kursigan fadhiisi ayaa wixii dawlad soomaaliyeed la odhan jirey laba farood dhexdood ka baxday.waata maanta raacdadeeda lagu jiro,dibna loo helimaayo.waata xataa adiga maanta qaxoontiga kaa dhigtay dawladaa maamulayseen. |
    JR | Friday, December 01, 2000 - 02:39 pm OLLIYADA DAROOD, AFKAADA KA DAA, YUSAN AFKU KU MAROORANIN,,DAROOD DHAXDA AYAAD OOGA JIRTAA, EAST WEST, NORTH AND SOUTH, XAGEE AADEYSAA. WAA RAG YAQAAN WAXAAD GUDAAN IYO WAXAAD GASHAAN. ISSAQ OO DHAN MA WADA XUMAANKARAA, EE DHIBAATADA WAXA WADA WAA HABARJECLO, IYO KUWA RAACSAN. GARXAJISKU WAA DAD FIRFIRCOO OO LALA DHACMIKARO, WAA DAD KU DHILI AMA KUNOOLEYN, INTA KALENA AFKA AYAAD KA HADASHAAN. MA SIIRANYO AYAAD LA BARBARDHIGI, KALUUN, IYO BUBA, AMA TUUR? DADKAAS WAA DAD WADANI AH OO AMINSAN JAMHUURIYA RUNTA AH, EE BEENTA UU ALCOHOLIC CIGAAL IDIINKU BARBAR HABAABINAYOO MIYAAD MOODAY INEY RUMEYSAN YIHIIN. WAR JIIFKA KA KACA OO EEGA RUNTA IYO XAQIIQDA LAMARAYO MA'NTA. |
    Halyey | Friday, December 01, 2000 - 04:14 pm Waar maxaan sameeyaa! Magacii aan qaataba mid la baxaya. Ma aragteen ka haddana isu bixiyay Halyay. Bal higgaadda u fiirsada. Cabdi iyo raggii aannu meelaha kale ku doodaynayow, anigu ma ihi ninka xagge sare Ingiriisida jajaban ku qoray. Bal magac kalaan isu bixin! Waar illayn!! |
    Halyey | Friday, December 01, 2000 - 04:18 pm Xuseen Dameer ha noqon. Ninku waa kugu ciyaaray. Ma kula tahay ina dhulka yahay? Waa Isaaq cad. Wuxuu ka xanaajinayaa reero. Wuu kugu qoslay! |
    HABAR YONIS | Sunday, December 03, 2000 - 04:39 am SAXIIB SILLANYO WAXAAD BA NOOGA DINTEY RASUUL E WAXAAN KU WAYDIIYAY, MA MEEL BAAD ISKA SOO GASHAANE, NIKAN AAD LEEDAHEY SIDA GARXAJISKA MA OO DANTA HABAR JECLO BUU KA FAKIRAAYE, WAR MARKII U SIILAANYO MALIYADA DALKA SOMALILAND U HAYSAN JIREY BUU LACAG BADAN KA LA BIXI JIREY BANKIGA MAALINTEE CIGAAL LOO SHEGEY ARINTA OO LA YIRI WAR LACAGTA MEEL AY MARTEY LAMA YAQAANE, BUU YIRI SIILANYO HALAL WEYDIIYO, SIILANYO NA WUXUU YIRI, BANKIGA HALA WEYDIIYO ARINTAN, MARKAASU INA CIGAAL YIRI SIILANYO WAA CALASHIISA U SHAQEYSTE, E MAXAA LOOGA BADALEY OFFICE KII SII MALIYADA HADII YAHEY NIN DAACAD AH, WAR WAA TUUG SIILANYO E HURDAD KA KAC WAXA HABAR JECLO MAANTA MESHAA DIGEY WA ISAGA E, |