Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Dhulbahante Ma Daaroodbaa Mise waa hawiye.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciisewaraabe

Tuesday, November 21, 2000 - 06:27 am
Galayr wuxu isku mashquuliyaa in uu banaadir xaliyo inta uu C/qaasim carbata dawarsanayo,maxaa ka saaran caataba ka quusaye muu laascaanood ceelal biyo ah uga qodo inta uu 10 waraabe ee hawiye u kala dab qaadayo.
Hadii naf isku hayaan iyaga ayaa waxa iska maqli lahaa oo maanta jaaniskii ugu wanaagsanaa Ina Guuleed daba ka xaare siiyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxe

Friday, November 24, 2000 - 09:28 am
To answer your question.

Dhulmahante waa jilib ka mid ah qabiilka la yidhaahdo ARAB. Waxa lagu Dayriyey ka dib markuu inaadeertii run ah guursaday. Waagaas ceeb bay ahayd in la ismaadeer guursado.
Daarood oo weligiiba dad aruuris ku jirey baa helay dhulmahante oo nasab iyo abtirsi hor leh u sameeyey.
Tusaale, ninka dhumahante ee ku nool Taleex wuxu dhaqan ahaan (lahjad, muuqaal, iwm) u dhaw yahay ninka ku nool Allay-Bayday or Kalabaydh (Woqooyi Galbeed)ee ma moodid inuu wax la wadaago ninka ay ooshoodu isu muuqato ee reer Qardhood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xarrago

Saturday, November 25, 2000 - 01:44 pm
TO:Saxe

War Saxe taariikhda indhahaad ka riddey! Mid waa runtaa oo dhulbahantuhu dhaqan iyo afba waxay la wadaagaan walaalahooda reer Waqooyi.Halkanse aad tidhi Dhulbahante waxaa dhalay ARAB waad ku rafatay.Waxbaa iskaga kaa khaldamay ee ARAB baa habar Dhulbahante ahi dhashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr buhodle

Saturday, January 20, 2001 - 06:19 am
somali waa somali whether darrod or hawiye, haddad tiri dhulbahante waa hawiye it is okay or darrood or anything provided it is somali.
finally we are all the same

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Saturday, January 20, 2001 - 09:03 am
Salaan,

Runta hadaan sheego Dhulbahante waa xaaski Habar Jeclo, Caynaba iyo dhulkooda ayaa lagu qabaa, maanta haday Hawiye u dhexeen la yaabi maayo, oo Habar Jeclo ayaa khaladka le. Haday si fiican u wasi laahyeen, maanta siilka Xamar may gay lahayn.


Habar jecloy ama wasa ama aanu wasanee nooga daaya reer Dhilo.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gurti

Saturday, January 20, 2001 - 09:20 am
Waar habar Jeclo ha sheeganin ama Somaliland ha sheeganin waa na ceebeyneysa!

Somaliland iyo dadkeeda maxa idiin diidey inaad iska daftaan???

"Tiisa daryeela tukale ku dara"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ka joog

Sunday, January 21, 2001 - 02:15 am
To:Been sheege La Baxay run sheeg,War waxyohow ma xishoodaha ah oo ku faanaya rag ayaan wasaa kala tag raggaan sheekaysanaya hadal xumada,barrina waxaad la shir imaanaysaa aabahay baan wasay,awalba mooryaan baad ahayd oo markii aad qaad iyo xashiish iyo khamri isku dartid ayaad u niyootaa maydka, kulana yaabi maayo oo falkaas waa fal aad dhaxal u haysato in aad ragga wax ka daydid,ha u qaadan in aan ku aflagaadeeyey ee adaa sheegtay in aad khaniis tahay oo ragga futada ka wastid,khaniis aan xishoonayn oo asaga laga shaqeeyo ayaad tahay ee kala bax khadka hadal xumada mooryaanyohow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shirshoore

Saturday, January 27, 2001 - 07:16 pm
to: runsheeg
horta hore guur ceeb ma aha dhulbahante and h/j way is dhaleen waa wiil iyo abtigii. waxaan kuu sheegayaa afxaaraankii yoo ma xishoode wax is kuma fale ha ceebeen reer waqooyi. reer waqooyi sidaa doo oo kale uma hadlee.
oroodoo idinkaa gabdhi hiina kagadayee amxaarada oo odayadiina waa weeyn ay kaga doontaan hubka iyo lacagta. juudaan leyahoo oo dadka dhiigiisa udaawayahay. hana sheegan cidaadan aheeyn. hadaad rabtid dhuloos taariikh diisana labrary ga kuugu dhow baad kahedlaysaa.waxaana soonaalatay hooyadaadii masayrka udhimatay ee beer eyga leh. bila aadan beer eyleh lama arag idinka hortiine.
i hope you understand my point.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bilan

Thursday, February 01, 2001 - 06:43 pm
dhulbahante waa dad sharaf leh oo layaqaan dad hawiye lagu qaldan mahan marka ha kugu cagaarato waxaan u maleynaya inaad tahay war xuma tashiil xaar walwal