Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: RAGEENII CARTA...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FUAD

Tuesday, November 21, 2000 - 05:59 pm
Akhyaareey labada ninoo bogga hore ee somalinet ku sheekeysanaya maaragteen? Kan feeraha weyn ee wasiirka ahi wuxuu u egyahay mid raba inuu get rich quick intuu sameeyo diyaarad america usoo raaco. aad ayaan u qoslay markaan arkay sawirka iyo sida xildhibaanadu hoteelka ugu xiranyihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Tuesday, November 21, 2000 - 09:58 pm
fuaad ragiicarta ayagaa ka yimid wadamada reer galbeedka markoodii hore.
meesha ay yimaadeena waa maal maran oo dhibaato iyo halin ay naftooda keeneen.
marka meel inta wax laga qaado lala tagayo maysan imaan in ay ayaga wax keenaan ma ahane.
marka waxba ha fiirin kartoonka ay soo sawireen nimankaas iyo cidwalba oo dacaayad wada..