    alle yaqaan | Wednesday, November 22, 2000 - 08:09 pm cabdi qaasi wuxuu ka mid ahaa xukuumadii dhiiga badan daadisey sidaa owgeed umada soomaaliyeed waxba ku ma aamini karaan. waxay ila tahay wiilasha cayr ee isku maleeyay inay maanta mareexaan ka yihiin somaliya.Ha ogaadeen inay somalidu ka sugayso magdhow wixii ay bililiqaysteen iyo wixii ay dileen labadaba. cayduna waa mabnuuc |
    ALLE YAQAAN | Wednesday, November 22, 2000 - 11:19 pm ILAAHEY MA TAQAANID ILAAHANA KA FURATAY GAALYAHOW GAALKU DHALAY |
    seaman | Thursday, November 23, 2000 - 02:51 am To ninkii bogaan furay. Horta nin yahow haddii aad tiraahdid hebel dawladdii siyaad bare ayuu ka tirsanaa saas darteed waa dhiigya cab hadal soconaaya maaha maxaa yeelay dawladdii Maxamed Siyaad dadkii ku jiray iyagoo dhan ma wada xumeeyn waxaad ka heli kartaa dad wadaniyiin ah oo run ahaantii dalka u soo dadaalay wax danbi ahna aan geeysanin, waxaa kaloo jira dad maanta dawlada cusub ka soo hor jeeda sida Maxamed Ibrahim Cigaal oo la soo shaqeeyay taliskii Maxamed Siyaad bare,hadaba su'aasha aan ku weeydiinaayo waxay tahay maxaad dadkaas u xukumi weeysay oo aad farta ugu fiiqaysaa Madaxweeyne Abdulkasim. Arinta kale aan ku weeydiinaayo waxa ay tahay tabankii sano ee dawlad la'aanta dalka ka jirtay dadkii dalka burburiyay ee diirtay oo hadana kala jar jaray isla markaasna maanta hortaagan nabada Somaliya iyo MAXAMED SIYAAD BARE YAA DANBI BADAN OO DHIIGYO CAB AH OO U ADEEGA ITHIOPIA, KA SOO BILOW CIGAAL,CABDULAAHI YUUSUF,MOORGAN,SHAATI GADUUD,IYO TUUGATA XAMAR FADHIDA? |
    myare14 | Thursday, November 23, 2000 - 03:52 am marka hore waxaan u jawaabayaa ninka meeshan furay horta waan iskaga jawaabayaa maahane ma ha wax loo jawaabo xitaa ma xigi maxaa dhacay waa doqon aan caqli lahayn oo doonaya inuu umada isku diro war Abdiqaasim iska daaye taada meelee cayrna waa beel dhan oo ma aha hal shaqsi ee afkaada qurunka badan ka daa hadii aad adiga wadanka horay ugu mareexaanay jirtay waa laguu diiday ee ma qaraartay wax magarad, doqon xayawaan, duli, waxash jaaw |
    wiil-hawiye | Thursday, November 23, 2000 - 08:28 am seaman waxaan u maleenayaa inuu dhiiga ku dhaqaaqay ee halkaas ka sii wad dadaalka, dawladan waa waa dawlad hawiye waa inaan ku taageernaa wax kasta. ha isku jilcinin dadkaan. |
    alle yaqaan | Thursday, November 23, 2000 - 09:11 am waxaan marnaba la iska indho tiri karin xaqiiqada jirta waxay tahay. maxaa yeeley haddii runta la sheego dad bay ka careysiineysaa walaalayaal magaalada xamar qurun baa dhexyaala ee ha la hagaajiyo ceeb maaha.cadiqaasina madaxweyne cayr buu u yahay oon marka horeba lahayn leader.waxaan u arkaa iuu yahay another dagaal abuure sababtoo ah xiligan la joogo qof wadani ah ma soo doonto madaxnimo. Sida uu quraanku sheegay waa qof xunka soo doonta in aan loo dhiibin.Ta labaad haddi aad ogtahay oo aad ku kalsoon tahay dowlad soo maaliyeed inay jirto maxaad udiidan tihiin in si nadiif ah loo doodo oocayda meesha laga saaro and everybody kwons who is abdiqaasin. hadaad caytantaan iidma soo jawaabayo. nin yiri gaal baa tahay ma ahi walaal muslin baan ahhay ilaahayna u toobad keen.ma aanan gubin XARAMKII ee ina salaadayaan sheey waxa uu yahay.diyaarna waan u ahay inaan sirar badan sheego hadii si cilmiyaeysan loo doodo. |
    Seaman | Thursday, November 23, 2000 - 04:24 pm Anigu waxaan dhihi lahaa dadka jiran ee meeshaan xumaanta ku soo qora Ilaahay ha idin caafiyo cid kale oo qalbigiina jiran daaweeyn karta oo Illahay aan ka ahayn ma jiro,marka xigta Abdulqasim waxa aad u dabo joogtaan wax kale maha waa qabiilka uu ka dhashay darteed taasna wax soconaaya maha,sidaan ogahay Somali badankeeduna ay ogtahay aduunyaduna ay qirsan tahay Cabulqasim waa Madaxweeynaha Somaliya ama ka nax ama ku farax,sababtoo ah waxaa lagu doortay si xor ah oo aad u nidaamsan, qabiilkiisuna ma magacaabin isagana isma magacaabin. Arinta kale oo aan jeclahay in aad ogaataan waxay tahay anigu Hawiya ma ihi runta illahay igu ogyahay ee waxaan ahay nin jecel Somaliya in ay nabad noqoto sharafteedii qarannimo soo ceshato. haddii wanaaga dalkiina aad ka soo horjeedaan adinkoo fiirinaaya qabiil ogaada dhulka aad qaxootiga ku tihiin dhul idiinma noqonaayo waxana ka tihiin adoon ama niger. Marka walaalayaal Illahay qalbigiina qabyaalada ha ka sooro run ahaantii aad ayaad u bugtaan. |
    wiil-hawiye | Thursday, November 23, 2000 - 07:41 pm Seaman xaa isaga yeelee daarood, ar hawiyaa tahay sidaa u hadlaysay markii hore, runta u sheeg dadkaan, abdulqaasim hawiye waaye aa lagu diidaa, adna reerkaad ka furahee xal ma ahan saas ee sidaadii hore u hadal. |
    Seaman | Friday, November 24, 2000 - 01:55 am To Wiil hawiye waxaan u dhaaran karaa in aadan hawiye eheyn oo aad rabtid dad inaad isku dirtid. Aniga waxaad igula muuqataa in aad tahay jangali xaga qabiilka aad ugu dheer,marka waxaa khalad ahaa adoo kale in loo jawaabo. |
    Xamardaye | Friday, November 24, 2000 - 06:38 am Nin dhallin yar oo tuulooyinka magaalooyinka ka durugsan dhex taagan isagoo afar kaleh oo la mid ah oo timuhu iyo garkuba ku bexeen,dharki ii kal hore xirtayna sanado xiran, ee aan horay loogu dhisin isbitaalada dadka Jugta ah lagu daaweeyo, waan soo arkay, waan la sheekeestay, waynu is wareeysanay, isagoo si jar ka bood ah u hadlaayo, sidaas darteed, qolkaan furitaankiisa iyo ula jeedadiisaba ka hadal ma leh, laakiin waxaan ogahay in Maamo koobiyo dhib u dhisid iyo hagaajin ,iyo adeegayaal intaba loo sameeyay ee hala iska xaadiriyo. nabad iyo caano |
    koofi-dhuub | Sunday, November 26, 2000 - 10:19 am alle yaqaan;iyo wiil-hawiye beenbeen, waxaad la mid noqotay dawaco(dacawo)gaajo dilatey oo xoolo iyo ugaar toona ka samartay ayaa waxay aragtay miro bislaadey oo dhiin-dhiimaya.markaasbeey boodey oo gaariwesey,markale ayeey booddey haba sheegin,kor inteey u eegtay ayeey tiri :-(uf awalba mirruhu dhanaan iyo kharaar qooshan bay ahaayeen).haddaba waxaan hadalkaaga ka dhedhensadey in aad hakaas taagantahay oo kii maseeyr ahaa meel ku dhigtay,waxna aadan qabsan karin,haddaba waa in aad tiraahdaa,uf awalba doowlad qurun iyo dhanaan qooshan bay ahayd... |