Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Somaliyeey Suaal Hoo:- Reer Dabamadoobe Ma Dowladbaa Mogadishose Ma Magalo Madaxbaa????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

The KING

Thursday, November 23, 2000 - 06:15 am
Aduunka lama arag lamana maqal Dowlad hoteel jiifta. Dad yahow riyoonaya dowlad ma istaahishaane marka hore maamul goboleed samaysta, kadibna u imaada somali oo wax laqaybsada. Dhanka kale Muqdisho inay magaalo madax somali u noqoto waa riyo aan waligeed rumoobi doonin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Thursday, November 23, 2000 - 06:25 am
Midkaagan leh Reer Dabamadoobe. warheedhe adiga ma is fiirisay. oo waxaad isu haysatay miyaa inaad daba cadahay.
Waxaad tahay shaqsi aad u liita oo inuu dad caynayo u heysta laakiin asaga is caynaya. Haddaan Soomaali nahay waxaan nahay dad madow oo waxaan raali ku nahay midabkeena.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samaale

Thursday, November 23, 2000 - 08:24 am
aaway dawladii ciidankeedii so kuwan ma ahan dadka furanaya aloow sahal, marka hore dabka gurigaada ka baqtii oo dadka kale oo guryahooda dhistay ku dayo haddii aadan awoodin inoo soo sheeg anagaa kuu soo dirayno waxgarad idin tusaaleeya, waa haddii aad leedihiin xayawaanka wax ma dhaano.
intan waa tusmada xaalka muqdisho.

INTA U DHEXEYSA ISGOYSKA SANCA IYO AFARTA JARDIINO OO GAADIIDKU KA ISTAAGAY 21 Nov 2000 at 17:43 (Somalinet) Dabley aad u hubaysan oo ay qayb wadaag yihiin milkiilaha iska leh hoteelka Ramadan oo xarun ku meel gaar u ah dowladda Soomaaliyeed, ayaa sababtay maanta inuu gebi ahaanba istaago gaadiidka dadweynaha ee mara inta u dhexeysa isgoyska wadada sanca iyo 4ta jardiinoo ee magaalada muqdishu.
Maleyshiyadu waxay ku soo rogeen inay shan isbaaro oo halkaas taal ay mid kastaba baabuurtu ku bixiyaan lacag dhan 5000 shilin soomaali, wadihihii diida bixinta lacagtaasna waxaa loogu hanjabayaa in la toogan doono.

Dhibkan oo soo taxnaa shantii maalmood ee lasoo dhaafay, ayaa maanta sabababay in gabi ahaanba gaadiidka wadaasi istaagaan.

Waqooyiga magaalada Muqdishu ayaa maalmahan danbe ahaa halka ugu nabadgelyada xun muqdishu, waxaana taas keenay karti darada hogaamiyayasha kooxaha ee halkaas ka tilaya iyo ayadoo ay jiraan dad badan oo hubaysan aana cidna ka amar qaadan