Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Maalintii ISAAQ oo dhan iyo Gadabuursi,warangali iyo xabashi iskugu tagatay ayaa Somaliland ugu dambasay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 25, 2000 - 10:08 am
Somaliland oo Garxajiis ka maqanyahay jiirii maysoo waxa la suugayaa xamar oo dagataa marka garxajis ayaa soo xoreen Somaliland oo ku darii somlai wyen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED YARE

Saturday, November 25, 2000 - 03:19 pm
LAX-yahay DUUFKALE FAQASHNIMADA LA LUUDAYSA ALLAAHA GA BARI OO AAKHIRADAADA HA ISKA XUMAYN.SOMAALILAND WAX QAABIIL KAALIYA KU EEG MA'AHA INTA WAY KA BALAADHANTAHAY.WAA UMMAD TOOSTO TASHATAY.WAA DA'DA'DEEDA U TALIISOO U GU DAMACFOG! WA XIDIG GEESKA AFRIIKA USOO BAXDAY!
SOMALILAND AGTEEDA CID LAGU XAQIRIMAYO.NIMANKAN HAAD SHEEGAYSIID,GARHAJISKU WAA TOOLKAY MIDI DAAB KEEDA SOMAALILAND DAAKA HAYA AYAY KAMID YIHIIN.SAXIIB DHIBTA IYO XUMAATA MAXA KUGU DAWGALAY!WAA IGA SU'ALE.WANAAG ,HOROMARKA IYO NABAD HA KANIXIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciidaagale

Saturday, November 25, 2000 - 05:19 pm
You do not represent Garxajis!!! Ciidaagale or Habar Yonis you are non of those two so stop acting something you are not!!!

You are the same person who has been writing these kinds of topics before you are a sick person!!!

Somaliland for ever!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajiis

Saturday, November 25, 2000 - 09:57 pm
Ciidaagale idiot look what they did to your suldaan . They treat u like slave nacas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habarjeclo

Monday, December 04, 2000 - 03:43 am
Waar Garxajis muxuu ogyahay waxaa jooga
Ragii xininyaha lahaa. oo ah Habarjeclo
Waa nimankii soo xoreeyay somaliland 1988.
hadana agii uun baa nool.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TrueSomalilander

Monday, December 04, 2000 - 04:07 am
to garxajis ha ka ridin raga cumaamada kaa gaasoo kale ayaa dadka sumeeyee.

TO ciidogale. Alaylehee waad u jawaabatay ninkaa magaca reerka ka kaharaibaya. waa kaasoo kale ka la iska qabtaa.

To habar jeclo
Waryaa habar jeclo iyo habar yonis waa labo walaalo ah markaa rabshada jooji oo magaca reerka ha kaga ciyaarin wax ba habar jeclo kama ogide.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUXUMAD

Tuesday, December 05, 2000 - 01:02 am
habar jeclo maxey xoreen karaan sowtan burco maalin kasta habar yonis ka saarto maaha,
wax aad ogtihiine baa iska yar ba habar jeclo isaaq yaga baa ugu, litaa u sitey cigaal u hoos fadhiyeen, tibijo kuwada dacdey siilanyo, mee lama hayo e miyuu is casiley ileyn awal ba talo mu soo wadine e,