    Erigaavo/man | Sunday, November 26, 2000 - 06:52 am Awal could have been eaten up by the greedy garhejis, but they know that haberjeclo will eat the up too |
    REER-BURCO | Sunday, November 26, 2000 - 09:34 am ERIGAVO MAN FUTAADA BAAD KA HADLEYSAA BAAN FILAAYE RAGII MUSE CARRE KA SAAREY ERGAVO MIYAAD TAHEY EE ABDURUXMIINKA AH HABAR JECLO WAR SI XUN BAA LAIDIIN GAALEY BAAN MAQLEY E, SAXIIB SIYAASI MA SIILAANYO KALIYA BAA IDINKA JOOGA SOMALILAND, |
    Xiis iyo Maydh | Monday, November 27, 2000 - 03:00 am To reer burco Miyaad riyootay marka aad leedahay musa carre oo aan jirin ba ayaa cid ceerigaabo ka saaray. war yaa miskiin yohow uduruxmeen waa niman Musa Abokor ah agow na ceerigaabo iska daayoo ku wii burco kaa saaray waxay ahaayeen Musa Abokor. Musa carre sacad yoonis iyo gadweynba anagaa bari ku gumaysana. |
    REER-BURCO | Monday, November 27, 2000 - 05:41 am maydh iyo xiis,sheego in aad noqoteen walal wada ogyahey, nacas kasta oo yirowe ka yimaada, baa kule reer burco baan ahye, burco waxa daga habar yonis ilaayo maanta na way joogaan, idinka oo qaxooti ah baanu idin qaabilney, refugees, aan soo dhaweyney, baad tihiine, intaad mahadsanid dadka oran laheydeen baad sidaa ula dhahmeysaan, hore baa loyiri habar jeclo loy jaran anan idin ma jeclin e jaran alah na idin ma jeclee jaran |
    DARUURAHA | Monday, November 27, 2000 - 09:28 pm To;walaalahayga s\land ee soo booqda meeshan ay ka buuxaan kuwii dalkeena iyo umadeena baabiiyay hadaba waxaan kulatalinayaa rageeda ama dumarkeeda ,ama caruurteeeda ,dadka isleh wax ayaad ku yeelikartaan waxaadqortaan ,waxaad tihiuin dhamaantiiin dad aad iyo aad udiciifa oo ilaa iminkadaa idinla hadlaayo aan laheyn dawlad maallintaad sida qaranka S\LAND:aad calan ciidan yeelato ila sheeekeeyso . |
    Xiis 2 | Tuesday, November 28, 2000 - 05:21 am Xiis, iska dhaaf Uduruxmiin, qabiil ma yaqaanaan, waa niman wanaagsane... |
    Xiis 2 | Tuesday, November 28, 2000 - 05:23 am Waa runtaa, ragadii.......... |
    ciidagale | Tuesday, November 28, 2000 - 11:24 am war faqashta yey isku kiin dirin doqon yahey. ragu waa rag wada dhashey oo walaala ah maanta calanka somaliland hoos joogo. ciyaalka meesha wax ku soo qora ilama ah in nin anaga ah uu ku jiro ee yaan qoriga la idinku kiin dhiibin |
    Xirsi Cismaan. | Sunday, January 21, 2001 - 10:38 am iLKO YAR BAA WAX GUUMAYSATA aaaaaaaaahhhhhhhhhhhhhhAAAAAAAAA OO WELIBA RAG HABARYOONIS AH GUUMAYSATA AAAAAAAAHHHHHHHHAAAAAAAAHHHHHHHHHHHHHHHAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAHHHHHHHHHHHHHHHHHHAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA |