    ali yare | Sunday, November 26, 2000 - 04:10 pm please post what u know about him, |
    -LAAYE | Monday, November 27, 2000 - 02:16 am HIS GOT VERY GOOD QUALIFICATIONS SUCH WIPIING MR CIGAALS ASS, AND ALSO BRASHING CIGAALS TEETH EVERY MORNING, WASHING INA CIGAAL BOYS CLOTHS AND ALSO HIS PLATES, AFTER DINNER, HE ALSO IS AN EXCELLENT AT PLAYING CHESS, |
    Anonymous | Monday, November 27, 2000 - 08:08 am waw thats good, yea better than wiping faqash ass like salaad and galayr.. good for him. |
    Daldon | Monday, November 27, 2000 - 12:01 pm Aliyare Ninkaas waxuu ka baxay Jaamacadda Maanjester oo Ingiriiska ku taal taas oo uu ka qaatay digrii ah Dhaqaalaha. Kaddib wuxuu galay Jaamacad la yiraa London School of Economics(LSE) oo ayana Ingirris ku taal ahna tan dunida xagga dhaqaalaha loo haysto inay tahay kuwan ugu horreeya. Wuxuu ku noqday dalkiisii waxaanu tabaruc uga shaqeeyay macalnimo, iyo Suxufi qora u ahaa War Soomali Side oo ahayd saxiifad u halganta xorriyadda Soomaliya. Wuxuu Xorriyadda kaddib noqday maareeye wasaaradda Dhaqaalaha, afweyne ayaana ka dhigay wasiirka Qorshaynta, Ganacsiga iyo wasiirro kale. Wuxuu Hoggaamiye SNM u ahaa Shan sano. Wuxuu caan ku yahay daacadnimo, weligiis laguma tuhmin hunguri ayo musuqmaasuq midna. Ceebtiisu waa qamrada oo la yiraa wuu cabbaa iyo asagoo nin qabow ah oo aan cidna dilin, gacan bir ahna lahayn. |
    yuusuf | Monday, November 27, 2000 - 07:22 pm daldon waan kugu raacay hadalkaasi si waxgarad nimoleh ayaad uahadashay,intaasuba waa run. |
    Anonymous | Monday, November 27, 2000 - 08:55 pm Siilaanyo nin karti leh waayahay bro, SNM guulihii ugu badnaa ayay gaadhay shantii sanno ee siilaanyo hogaaminayay,waxaa kamid ahaa qabsashadii burco iyo hargeysa iyo waqooyi oo dhan furashadii jeelka mandheera, |
    reer-burco | Tuesday, November 28, 2000 - 01:14 am daldon saxiib been baad sheegtey walaahi, e naga daa waxan aad sheegaysid, ina cigaal baab yiri markii u maaliyada haystey siilaanyo, somaliland, siilanyo waa calooshisa u shaqeyste, saxiib ma ninka siilaanyo , baa dacad ah tani waab yaab e, |
    Faqsh | Tuesday, November 28, 2000 - 01:25 am TO: QAldaamiinta Illaahey ha isku kiin dirro dadkaad ugu horysaan aguna dambeysaan Sadistic noisome and maniac. Mas haduu dhallo mas ayuu dhalla What is the diffrent between Igal and silaanyo. waa dad wallaalo ah siyasadna isku fahmi waayey |
    Koshin | Tuesday, November 28, 2000 - 02:39 pm It is easy to get lost in the mist of your own lies. Siiranyo is neither a good leader, nor did he do anything good for somaliland, infact he was behind the distruction of his people. He should be blamed for the masive killing, and distructions happened through out the north. He and his so called SNM had used distruction in the name of freedom. They marched in Burco, Hargeisa, and Siad Barre retaliated with much force cousing millions of innocet people to flee and loose thier lives. It seems ignorance to blame Siad Barre alone, and address MR. siilanyo as your next president. If you are sincere somalilander you must make him accountable for the deaths of those millions in Somaliland. |
    niceman | Saturday, December 02, 2000 - 05:04 pm koshin..bro..i agree with u 100% the only thing that all those ppl are supporting this guy is he is their subclan thats it man.listen this guy all he is doing is get life u ppl need to get life instead makeing beter man to this guy,he's not going with u into the grave so what u waiting for even u mom runing away from u hereafter.man forget about subclan and be aware and afraid u god man.nice man |