Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Taariikhida Siilaanyo....bye Habar Yoonis
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Tuesday, November 28, 2000 - 03:02 pm
Salaamu calaykum,

Waxan la yaabay afartan Habar Jeclo ee ku waashay siilaanyo.

Horta siilaanyo goormu soo galay SNM? 1982gii ayuu afweyne u diray Siilaanyo UK oo aw yidhi SNM soo malax wuu tagay wanaan la soo diiday. Isaga iyo Cabdiqaxmaan Tuur isku mar ayay yimaadeen SNM.

Anigu maan arag Habar Yoonis oo Tuur ku faanaysa ee maskaaiintan ayaan runta u sheegayaa. Habar Yoonis intaas oo geesi ah ayaa ka dhashee rag kale miyaanad lahayn???

Anigu waxan garanayaa ilaa 10 habar jeclo ah oo Siilaanyo ku soo dhoofiyay lacagtii isaaq ee snm loo ururshay, Diridhaba ayuu hotel daganaa waligii qori muu ridin?? car waa ninka waa beenta yidhaahda?

Waa dhab oo laba goor ayuu noqday SNM Chair Man laakiin waa laga geesisina.. Cabdirxamaan Koosaar oo ah Habar Yoonis reer Caynaashe, ayaa isagoo jooga UAE darajadiisii intu iska tuuray SNM isusoo dhiibay, waxanu ahaa ragii markay meesha qabteen dagaalku kululaaday. Markii hore wax hayay afar Sacad Muuse ah oo Madar iyo wax sheegta oo fooxga ku rida oo faaliya.

Maxad Xaashi "Lixle" Ina Koosaar, Maxamd Cali oo ahaa raga SNM ugu horeeye baxa , dagaalkii 1977 Gedo ayuu ka dagaalamaayay sidiiba umu soo laaban Haragysana dagaalkii 1988 ayuu ku dhntay.

Lixle wuxu ahaa ninka SNM ugu operation badan Mandheera marku jabiyay ee aw maxaabsiistii Isaaq la baxay waatay faqashtu yaabeen. 1985kii ayuu ku dhintay frontka isagoo qori yar oo bebaaga lagu togto ku tababaraya dhaliinyaro SNM ah. Maydkiisii 8 sacaadood ayaa laysku hastay oo ay faqshtu rabeen inay qaataan waanay qaadi kari waayeen, oo waxa lagu aasay Hawd.

Xuseen Dheere ayaa isna isla markaas joogay Masar usagoo caafimaad u yimi, ka dibna Sacuudiga ayuu yimi. Marku maqalay Lixle ayaa dhintay intu laba garan iyo surwaal iibsaday ayuu Ethopia ka dagay oo aw SNM galay.

Ina Mire waa ninkii bada cas ciidamada haystay markab fqasha ka gudbi kari waayay.


Intaas oo rag ah ragy ka dhasheen ayay maanta ugu faanayaan Siilaanyo oo daba dhilif u ah in Cigaal iyo habar awasha khaniisiinta ah..lol doqoneey gabalku dhac waa hore ayaa xiniinyo lays tusay.

Hadaan sii wado geesiyaasha Habar Yoonis Mujaahid Cabdi Sumuli , Cabdi Sumlui wuxu ahaa xaakin gobolada dhexe Mudug, iyo Galguduud. Waxa dhacday inu nin nin dilay 1981kii ku xukumay dil. Xamar ayuu yimi 1982gii dhamaadkiis , maqaaxi isagoo fadhiya ayuu nini salaamay. Cabdi Sumuli ayaa yaabay oo ninkii ku yidhi waar ninyaw wajigaaga
meel baan ku arkee talaw waa halkee. Kiibaa intu qoslay yidhi dee waa ninkii aad sanadkii hore dilka ku xukuntay!!! Cabdi oo yaaban ayaa ku yidhi oo sidaad u soo baxday. Intu qoslay ayuu yidhi ninkii" Waxa laygu badalay xun xun dhalay oo Hawiye ah, jawaan baa lagu ridoo anigaa lay toogtay" . Ninku Mareexaan ayuu ahaa.

Maalintaas ayuu Cabdi Sumuli galay SNM 13 ogaadeen ah ayuu maalin qabtay, SNM oo is le toogta ayuu ka diiday oo aw yidhi" waar raga xabada haygaga khasaaraynina ee ii xidha" , geed baa lagu xidhay , marku mid gawracaba dhiigiisia ayuu ku fool dhaqdaa.

1990 markay faqashtu is dhiibtay ayaa lagu murmay raashin aynu siino iyo aynu iska sii dayno. Sumuli wuxu yidhi oo taariikh ah" Wax la sii daynayo ayaan jirinba Hawiyen hubkooda siiya Xamar iyo Daroood haw tageene, waxii DEEL ka kacana waa dil" ilaahay haw naxaristee 1997 ayuu ku dhintay Berbara oo wadnahu istaagay...


Siinaalyo iyo naagahan Habar Awal yaanan maqalin aad yar dhulka ugu socoda dhe geesyaal Habar Yoonis ah ayaa ku aasane..aad yar lugta u qaada , aad yar.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xakiim

Tuesday, November 28, 2000 - 05:19 pm
habr-yoonis rageedi walaay habr yoonisti la yaqaanay ba'ad tahay aax calayek waxasa rag ah,an in yarna ku saxo ina koosaar reer waraabo aha,SNM niman habr-yoonis ah aya asaasay rag waa ragi hore hadalna waa intii oo yhedii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

togdheer

Tuesday, November 28, 2000 - 07:43 pm
waxa layiri kolka geel loo heesayo ayay gorayo
u heestaa,waxa laga hadlayay maahan raggii SNM
u dhintay ee waxa laga hadlayaa siyaasiyiinta hadda s/land joogta ee udiyaara xukunka kolka madaxweyne cigaal uu baxo yaa u karti badan una aqoon badan una magac weyn oo bedeli kara taas isaaqq waa ogyahay oo waa mudane siilaanyo,bal iisheeg nin la magac iyo karti ah oo garxajisa oo s/land jooga,ragga maanta cigaal bedeli karaa waa dhawr nin mid garxajis ahi kuma jiro afartii xabo ee aad lahaydeen waa kuwaa faqash futada umaydhaya ee xamar ku silcaya,afartayadii siyaasina waa kuwaa dadkoodii iyo dalkoodii sharafta kujooga ilayn waa rag h/jecloo sharaf iyo dignity ayay leeyiin waana kala yaqaanaan cadaw iyo walaal.
ragga maanta cigaal badeli kara haddii uu tago waa kuwan ;
1)AHMED MOHAMED MOHAMOUD (SIILAANYO)
2)SULEYMAAN MOHAMOUD ADAM(SALEEBAAN GAAL)
3)XASAN CIISE JAAMAC
4)MOHAMED XAASHI
INTAASI WAA KUWA UGU MAGAC ROON EE KA MUUQDA FAGAARAA SIYAASADA EE S/LAND.
maanta majiro nin magac leh oo layaqaan oo s/land
iska sharaxi kara garxajis.
kolkaa h/jeclo siyaasiyiin badan waa leeyiin waxaanse kuu sheegnay in siilaanyo yahay kan ugu
haboon maanta,marabo in aan kuu magacaabo siyaasiyiinta kale ee naga joogta s/land sida;
saleebaan gaal,ahmed hassan muuse,jaamac gaas mucaawiye,ahmed keyse,rooble maykal maryama iyo kuwo badan oo kale intuba waxay taageersanyiin s/land waxayna kutala jiraan inay utartamaan doorashada.
ninka sidaa siilaanyo umuuqdaa waa xasan ciise jaamac oo ah nin mujaahida.
hadaan kusoo noqdo xaggii halgankii snm isaaqq iyo faqashba way ogayd in h/jeclo ay kadagaal iyo geesinimo badnayd garxajis,sidan aydun maantaba faqash utaageertaan ayaad waagaana u ahaydaan faqsh kalkaaalayaal kolka laga reebo dhawr hogaamiye oo ahaa mujaahidiin geesiyo ah
laakiin shacab ahaan miyaadan xasuusnayn in aydun dumarka iyo caruurta ukala socda hawd iyo ethiopia aad wadada ufariisan jirteen adinkoo ah dhuljiif hadda waa intii h/jeclo faqash naaraa kawaraabinayeen,miyaad ilawday in ciidagale oo garxajisi ahaa dhuljiif iyo faqash kalkaal.
sxb taariikhdu waa maguurto h/jeclo isaaqq oo dhan baa og kaalintay kaqaateen dagaalkaas iyo inta geesi kaga dhimatay,miyaad ilawday geesigii weynaa ee aadan saleebaan(ma gubte)waakii ku dhintay oodweyne meel udhaw isagoo idiin soo gurmaday isaga iyo ciidan h/jeclo ah uu watay,alla haw naxariistee , asagoo ciidankii faqash ee dabada idinkaga dhacay idinka ridaaya.
hadal iyo dhammaan waxaad tihiin baa iska yar
wax isaaqq iskaga kiin tirinaayo maleh.
waxaan kuu sheegayaa in aadan taariikhda waxba ka ogayn oo waxii afkaaga soo maraba aad qoraysid kolkaas iska hubi intaanad wax qorin meel walba waa lagaa aqrisanayaa,waataa lagu saxay ee lagu yiri ina koosaar maaha reer caynaanshe waa reer waraabe,
aniguna waxaan kuu saxayaa oo soomaaliyi wada ogtahay in mohamed cali uu ku dhintay burco ee aanu ku dhiman hargeysa sidaad adigu sheegtay.
burco waxaa ku dhintay laba sarkaal oo kala ahaa mohamed cali (h/y) iyo ina jaamac dhiif (h/J)
aadan saleebaan(h/j) ayaa isna kamid ahaa raggii burco qabsaday,waxaa kaloo raggaa kamid ahaa ahmed mire(h/y) iyo mohamed kaahin(h/j) oo
isagu korka ka haystay sahanka ciidanka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER-BURCO

Wednesday, November 29, 2000 - 01:36 am
TOGDHEER SAXIIB WALIGEENBA HADII AAD MAR YA ALOOL TIHIINE, JELOUS BAAD GARXAJIS IYO MAGACAN AAH KA AHAAN JIRTEEN, KULA MANA YAABAYO, BAL I SHEEG XALKII U SIILAANYO KA DAGAALAMEYAY, HADII U SNM U SOO HALGAMEY TARIIKH DIISEE MEEDAY LAMAM HAYO E,

EVERY KNOW INA KOOSAAR IN U MUJAAHID WADANKIISA IYO DADKIISA U DINTEY, AAHAAYE, IN AAD SIDAA NOO XASIIDAAN MOOYE, ABAAL KALE NA NAMAAD TUSIN, ILAAYO, MAANTA HAYE, MARKII DAGALDII MAR YA ALOOL KU NA JIREY BAL HADII AAD RAG LIBAAX AH TIHIINE, AAD 7 QABIIL ISAGU SOO RAACDEEN,DAGAAL KII MARKII LOOSOO KACEY NA WADINKII BURCO LAIDAN KA SAAREY CASAARKII, HAYE MARKEYSE, ODAYAASHI HABAR JECLO GAR KA QABSADEEN HABAR YONIS, WALAL YAAL WALAL BAU NI NAHEY E AYNU WADA DAGNO, BAY YIRAAH DEEN WAA LAGA AQABALEY, NIMANKAN AAD LEEDAHAY, SALEY BAAN GAAL IYO MAICHEL MARYAMA SAXIIB DAD MUSLIN AH MAAHA EE WADAD CHRISTIAN AH MA NIN CHRISTIAN AH BAA MADAXWEYN WADAN, MUSLIN AH KA NOQON KARA, WAA CEEB, MARKII INA CIGAAL LA DOORANAYEY, BUU SALEY BAAN GAAL ISIA SOO TAAGEY, OOL LA GI YIRI NIN NAAG CAD QABA MADAXWEYN MA NOQON KARO, WALIBA WADAN KA IN AAD IN BADAN JOOGTEY BAY NOQONEYSAAYE, WATII NIMAN SACAD MUSE AHI AFDUUBTEEN OO GAARI XAGIISA DANBE LAGU XIREY 20 CISHO, NINKII MALA HELEY WALI

LONG LIVE GARXAJIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIRSI-AMAAN

Wednesday, November 29, 2000 - 01:38 am
HABAR YONIS SAXIIB HORE BAA LOO YIRI RAG WAA RAGII HORE HADAL NA WAA XALKIISA DEH, AAD IYO AAD BAAN KUGU MAHAD CELINAAYE, IN AAD RUNTA DADKA U SHEEGTID E SIDA AY WAX U DECEEN LOO SHEEGA BAA FIICAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

togdheer

Wednesday, November 29, 2000 - 08:35 am
i stop talking to u man u people u dont have logic and i cant keep talking to someone like u read ur message again what u wrote u didnt say anything u repeating samething everywhere
the otherthing everyone will laugh at u when he see what u write,u take two names and u write two messages here at same time,first u call yourself
reer-burco and u write the message at 6,36 then
u took another name cirsi amaan and u write another message at 6,38...lol
2min difference that was the time u were writing first....i quit talking to handicaped ppl.
bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Erigaavo/man

Wednesday, November 29, 2000 - 10:36 am
Ciil baa ka hadlinaya garhejiska maanta

oo wax alaale wax ay somaliland ku haystaan ayaa iska yar.

waa qaxoonti in burco,
waa qaxoonti in hargeysa
waa qaxoonti in berbera
waa qaxoontin in erigaavo

markaa ha layaabin togdheer ragan waa laciiley

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer-burco

Thursday, November 30, 2000 - 01:22 am
ergavo iyo togdheer waar magacyada, aad sidataan iska diga wax ba ka ma tihidin, dag mooyinkan aad sheeganeysaane, siilanyo wax ba isla ma hayo weligeena madaxweyne noqon maayo e,


long live garxajis bye bye mar ya alool,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIRSI-AMAAN

Thursday, November 30, 2000 - 01:33 am
DO I NEED TO REMIND YOU THAT GUDOOMIYAHA DALKA TOGDHEER ILAAYO SANAAG, IS HABAR YONIS WHILE THE MAJOR OF BURCO IS HABR JECLO, SO YOU SEE YOU SHOULD MESS WITH HABAR YONIS OTHER WISE THEY WILL KICK YOUR ASS LIKE BEFORE,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Thursday, November 30, 2000 - 10:53 am
waxaan ayaan daro ah hort maanta inagoo reer isaaqa inaad saas u wada hadlaysaan. Dadkiinii qurbaha joogay ee wadanka hagi lahaa wax garadkana isku sheegayay. Markaa anigu halkan in yar baan doonaayaa inaan idinka idhaahdo oo ah. Horta anigu nin u dhashay reer burco baan ahay habar jeclana ah laakiin waxa gidigiin aad halkan ka tidhaahdeen waa wax aad u foolxun. Dadkan aad soo sheegteen waa dad wadanka usoo halgamay oo oo qaar naftooda ku waayeen markaa horta in idinka oo halkan jooga wadankana aydaan wax u qaban aydun isku caydaan inaad tahay qabiilkaas oo aad ke fiican tahay reer hebel horta waa jahilnimo. Ragan aad sheegaysaan iyagaa iska kiin jeclaa oo ahaa walaalo wado dhashay oo isku agdagaalamay. Markaa bal horta waxaan filayaa inad dib isugu noqotaan oo waxad ku hadlaysan ad ka fiirsataan. Ta labaad waxa weeye, qofku wuxuu xor u yeelan karaa inuu rayigiisa dhiibto oo isagoo cidna aan personal attack ku sameen uu si cilmiyeesan uga hadlo wuxuu aamin san yahay. Markaa hadaad tihiin haber yonis iyo hadad tihiin habar jeclo ogaada inad ka daysaan cayda qabiilka kale oo qofna aan siyaasadiisa lagu caayin. Ma doonayo inaan ku dheeraado laakiin meeshaad joog taan ba walaalayaal isku duubnaada noqda oo yay daan cadawga u jabin.

PS my best friend is habar yonis and i have up most respect for him but it does not meen that we have the same politic he believes the somali reunification and i don't., but we talk in sensible way like all people do and do not desrespect each others clan.

Peace to all of you and i wish all the best to somaliland and somalia.

From Wadani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGAADEEN

Friday, December 01, 2000 - 06:37 am
HABAR YONIS ABTIYAAL BAL MAGAALDA BURCO LABO CISHO KA BAXA SI AY , HABAR JECLO U TIRAAHDO HABAR YONIS BAANU KA SAARENY BURCO, ELAYSI SI KALE WAY NOQON WAYDEY E RAGA KA NAXA DEE,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kowneyn

Friday, December 01, 2000 - 06:45 am
Bismillaahi Raxmani Raxiim:

Illahay dhowrsata oo fidmada daaya. Wa Ramadaan dadna waa is ku diraysaan. OO qabiilo ayn idin ka dhalan aya sheeganaysan. Hoy fidmada daaya!
Illahay wu idin arka. Somali balaayo ayaa u tashatay oo fidmo iyo wiswis jinniyadda kaafiray ayaa idinku adeegsanaya inaydin kala dirtaan dadkiini. Waar reer sheekh Isxaaq intaydin Somali fidmadda ka masixi lahaydeen oo kaalintii kitaab iyo karraamoba ku so laabanlahayd raadin lahaydeen ma idinka ba haddeer qaar wiswiskii shaitanka noo soo tebinayaan oo Jamciggii iska daa Islaam , Somaali, Somaaliland ee tii Isaaq burburinaya. Ragganni se aniga sheegato ayay illa eegyihin wanaag mooday walaalki oo la isku dirayo. Waar bal naftiina la gartama. Cadowga qarsoon ee Somali fidmada la daba socda ka hortagga wa haddaad rag rag ah oo libtooda og tihin.

Ramadaantana Sooma Illaahay raxmaddiisa dhowra markaasa inshaallah wallaalnimo iyo raxnis idinku so laaban

"Iska Hadhay Aakhiroba wa laba huraane"
Salaan Carrabey(Raximu Allaahu)

Kowneyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Friday, December 01, 2000 - 07:51 pm
hahahaaaa ninka sheegtay ogaadeen waa nacas garxajis ....lol
isu nacamlee ,burco waa la yaqaaan cida iska leh waa h/jeclo,ina sabnweynana ugee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamac-siyaad

Saturday, December 02, 2000 - 12:26 am
I waydiiya ani anigaa dhulbahante ah aqaana labada qabiil H/Jeclo iyo H/joonis inkastoo H/yonis-reer caynashe tahay bah ayayday hadana runtan iskudayaa inaan ka sheego..
Beeni ma fiicna waqooyi waxaa ku dhintay si aadana ugu dagaalmay H/jeclo.. bal fiiri ilaa somalia iyo Ethiopia magaalo H/jeclo ah oo aan gubnay majirto.. dagaal dowlad waxaa ka xumaa kana dhimasha badnaa kii H/jeclo iyo dhulbahante dhexmaray si xun ayay ugu jabeen labaduba waana naqaan waqooyi reer dagaa yaqaan isaaq waa ogyahay maxaa tarikhda beenta ah loo sameesanayaa . H/jeclo dagaal mayaqnii iyo nabab laysma waydiinayo....H/yoonis howd ayay geleen oo ay ku dhunteen markii lasoo noday 1990 ayay isbideen inay yihiin dagaal yihiin sabatoo ah H/jeclo iyo dhulbahante dagaaladii ayaa dhaawac xun soo gaadhay runtii way kujabeen markaas H/yoonis aan cidi kadhiman oo rageedii u noolyihiin kibir isbideen oo dagaal bilaaben... inaad Burco qabsateena ma aha inaad geesiyiin tihin waaH/jeclo oo aan dagaalkii hore dhawicii garay kumaqanyahay ee waad ogtihiim meesha dhulbahante iyo H/jeclo walaahay qof soomali ah oo difaacikara majiro ama konfur ana waqooyi ee faanka nagadaaya nasiiya 10 sano oo kale aan kusoo kabana markaasna waanu is baranaynaa ha gelina Howd iyo gaashamo iyo buraha hoostooda...

Aboout ragii isaaqa uug kulaa Ina Kaahin H/jeco kuwo kale oo badana waa jireen

byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAGAR AADAN

Saturday, December 02, 2000 - 05:17 pm
GAW WAR INAADEER KAGAN JAAMAC SIYAAD, HA DHEX GELIN NIMANKAN ISKU MID WEEYAANE, HANA U KALA HIILIN ANIGAA SI FIICAN U AQAAN NIMANKANE. SIDOODA U DAA, IYAGAA IS FAHMAYEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER-BURCO

Sunday, December 03, 2000 - 03:41 am
saxiib yaal ma in aan mar labaad idin ku sheego baad rabtaane, saxiib nimankan garxajis history gooda english ka baaba ku soo gaarey e,saxiib runta mise beenta somaliland ninkii ugu horeeyay oo madaxweyne ka noqda abiraxman tuur, buu ahaaye,
ta labaad hadii u garxajis sidaa u liito, o ay naago noqdeen saxiib yaal 7 qabiil oo isaaq isagu tageene,burco kalad bay hayed in habar jeclo la ga saaro, laakinse waxey nu nahey dad walala ah oo aan kala marmeyn habar jeclo marka ay noo soo raacdey, habar awal iyo mar ya alool kii kale baanu nacney, watii suldaankii habar yonis, yiri, habar jecloy ma habar awal baad na ga xigtaan,
anigu nin isaaq ah baan ahye oo wadan ka burco u dhasey nin habar yonis ah baan, ahyen habar jeclo yio habar awal waa niman isaaq ah, in kasto ay dagaalo daceen, hada waa lays wada samaxey,
e ha lays samaxo baan idin oran lahaa, nabadey,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GADWEYN

Sunday, December 03, 2000 - 04:24 am
JAMAC SIYAAD WAXAA XALKAA KA CAD IN AAD MAR YA ALOOL TAHEY, MA ILKO YAR YAR YAR BAA DINTEY, WAXAAN KU WAYDIIYAY MARKA AAD NOOGU TIMAADAAN,
BURCO MA YIROWE BAAD MOODEEN SAXIIB YAAL SI SHARAFLEH BAANU AWWOOYADIINE, MAGAALADA U GU SOO DHAWEYNEY, SAXIIB YAAL MESHU HADII AY BURCO NOQOTO DEE AYNU WADA DAGNO HADII KALE SI DII BARIGII DAWEYNTO UUN BAY NOQON NEYSAAYE,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bulaale

Wednesday, December 20, 2000 - 07:42 am
Anigu ma difaacayo siilaanyo mana aqaan runtii laakiin waa nin siyaasi ah, oo Soamliyana laga yaqaan Somaliland Magac weyn ku leh, taas macnaheedu maaha cid ka fiican oo waddanka maamuli kartaa majirto waxaa laga yaabaa in ay dhalinyaro badan oo cidi aan aqoonin ay jiraan oo hogaamin karta waddanka, laakiin maxaad dinku shaqsi diid u tihiin, maxaad uga dhimanaysaan magaciisa , maxaad taariikhda aad uga qaldaysaan aniga ta runtii shakiga igalisay waa taa, Waxaad isku qaldaysaan Politician and iyo abaandulayaal dagaal iyo weliba askar, runtii doodiina cilmi yeeya o aynu kala faaidaysano, oo wax nagu soo kordhiya anaguna aanu wax idin ku soo kordhino oo aynu is qancino.

Dhanica kale aan ka eego waar yaa dilay Ina koosaar, Lixle, Mohamed Ali (Ilaahay ha uwada naxriistee aad ku faanayso anna waan kugula faanayaa, yaa dilay miyaanay faqash ahayn, miyaanay xamar ahayn kuwii dilay, kuwa kale ee aad sheegaso Jamac Yare, Tuur, Buuba, Kalluun, miyaanay ahayn iminka kuwa ka soo jeeda. waar taasi miyaanay ahayn, dhabar jabid, xasuuqid ay ku samaynayaan mujaahidiinta aad xusayso, ee xataa aan maanta soo noqon karin si ay carrurrtoda iyo dantooda u raacdaan, dib u fakir, waxaanu leenahay waa reerka ha jabinina, garan maayo meel aad ku faanayso iyo meel aad ka faanayso tiiyoo buruuf ay tahay dhabar jabista aad ku samaynayso mujaahidiina aad amaanayso, Isla goorahaantaana aad a maanaysaa kuwii waxaa samaynayey, dib u fakir saaxiib.

Dhainac kale habarjelco iyo habaryoonis may dagaalamin taariikhahan dhaw, mar keliyana bay dagaalameen labada qabiil oo ay kala saxeexdeen dagaal taarihkda dib ugu noqo. Markaasna waa tii ay shuruudaha dab joojiska ku jirtay inaad kabaha afka ku qaadaan, taasoo dhacday.

Dagaaladan dhawyd ee aad sheegayso habarjelco may khuasyn ina cigaal iyo dawladiisa iyo idinka bay dun ahayd, idinka oo faqash doonayey weliba qaar idinka mida inaan reerka af xumeeyo ma doonayo iyo dawlad aad idinkuna ku jirteen, annaguna ku jirnay qabaail kalena ay ku jireen, habarjelco ahaanse dagaalkaa waanu diidnay sabatoo ah wax masuuliyad ah oo naga saaran inaanu keligayo shacab ahaan dawladda difaacno waanu waynay, ta kale Mr Jama Siyaad runtuu taabtay Habarjelco sutida bay u haysay dawladdii faqashta muddo aan yarayn, tiyoo weliba uu jiray dagaal qabiil oo sokeeya ahaa oo naga dhaxeeyey Dhulbahate, Markaa waanu garan weyney wax buuran oo aanu idinkula tagaalamo qabiil ahaan, takale mar kasta waxaanu xusnaa mujaahidiinta inoo wada dhimatay inaanu burino waxy ku dhinteen, ma doonayno inaanu iibsano dhiigooda, Ogawna waxaanu ku qabnaa iska yar ina cigaal o adaa naga badsada, markaa waan garan la' ahay waxa reerahaan idin haye, ba akhri internter kun jeer baad arkaysaa nin idinka ah oo iska faqashaysan.

Waar haddii aad doonaysaan inaad President inoo qabataan Sannadkan sheegta oo soo sheega ninka Masuuliyada qaadi kara aan ku support gareeyee, Miyaad ilawday Tuurka aad sheegayso sida uu Chairman KU NOQDAY, yaa soo saaray ilayn nin caana oo la yaqaan muu ahayne siyaasadda soomaliyeed, Silaanyaha iyo habarjelco buu ahaa, iminkana saaxiib tiibaan kuula taaganahay iska daa faqashtii kaa dishay Koosaar, Lixle anigu aan gacantaada midig aan noqdo baan ku leeyahay kuwa aan dadka iyo dalka dhiqi karin aan erino intaas baad diidantahay saaxiib aniguna qarnigan la joogo ma doonayo inaan mar labaad ku iraa kabaha qaad ama xaarkaaga cun, taasi waxay igu kaliftay inaan magaalada intaan kaaga guuro aan samaysto magaalo kale oo yuroowe oo inoo noqotay Yurub oo kale xataa abdi qaasim baa ka baayac mushtarayn jiray oo adaa usoo raashin doonan jiray, taasaad weliba qalad u qaadatay adigu. maan garan waayin waqtii kaaga dhacday hARGEYSA.

Waxaan kuugu soo gunaanadayaa waar wax garo oo xasuuso lixle, Koosaar iyo dhammidood mujaahidiinta, HA IIBSAN OO HA CUNIN DHIIGOODA, DIL TUUR, BUUBAA, JAMA YARE KALLUUN IWM MAXAAD UGA XISHOONAYSAA INAAD TUUGTA DISHO OO AAD IS XORAYSO MIYAAD ILAWDAY KUWII KA FIICFIICNAA EE AAD QALATEEN SIDA SULDAANKIINII Dhamaa ee Habaryoonis oo intuu siyaad qaar idika idin ka mida lacag soo siiyey bireeyey Suldanadii ugu magac weynaa Reer Waqooyi oo dhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Wednesday, December 20, 2000 - 06:31 pm
salaan,

Ala sxb faan badanidaa..lol Horta waa iga suuaale meesha waa lays yaqaan, waar Habar Jecloo waligood Hawd dagin ayay Habar Yoonis soo dajisay.Waligiinba anaka ayuun baad nagu daba dhuumataan, car waa beentaa dhe. Hawd inay Habar Yoonis dhanka Togdheer u furtay Habar Jeclo, Ciidagalana Habar Awal u furay Galbeed oo Ogaadeen ka riixay dhulka.

Waakii Cali Dhuux yidhi:
Nimankii haraadka iyo Hawd marsita aqoon.
Kolay Ciise iyo Habar Jeclo tahay way handadayaane
Haweenkuna haday doonayaan inay hadiidaane.

Taariikhaad leedahay H. Jeclo iyo Habar Yoonis baa dagaalamay, iyo kab baa afka lagu qaaday..lol waar miskiinyaw miyaad ilawday Balidhiig , mise laguma sheegin. Blidhiig waa halkii ay Habar Jeclo ku jabtay , Burucana bal aynu tariikhda dib ugu laabano.

Burco awrka Habar Jeclo marku soo galo qasab ayay ku ahaan jirtay inay saalada geelooda gurtaan Habar Jeclo, laakiin maanta waxa Habar Yoonis halkaas dhigay waa..Isaaqnimo iyo waxyaabo aad ka fataashaan.

Burco ay iman jireen afar Habar Jeclo oo makhaayada ay ka shaqayn jireen, ayuu buu mid iskuul ka qalin jabiyay. Faarax Soose ayaa maqlay , suuqa Burco dhexdiisa ayuu ku dhangadeeyay car odayssha soo wrayso.

Siinaalyo ayuun baad la waalateen sidi Habar Gidir Caydiid nabi mooday. Dadka jaahiliinta ah waxaas ayaa lagu yaqaanaa, waa caqli dhufaan baarqab al mood arkay.

Ta labaad markaad soo qaadanaysid..afartan Garxajis ee xamar qabtay nacasyaw maxaad kuwii Habar Jeclo iyo kuwii Habar AWal ugu soo dari wayday..lol mise laguuma sheegin.

Cabdi raxmaan Tuur yaa soo saaray..lol hooyadaa, Cabdi raxmaan tuur miyaanay walaalo ahayn The Father of Education oo 1964 labada walaalo ahi Burco electionkii kamay qayb qaadan, adna waxad noo sheegaysaa Siilaanyoo shalay soo baxay..lol dib iskugu noqo sxb.

Horta waa iga yaabe, Dhulbahante inu sidaa u kibro oo maanta dhibishaxleeyo yaa ugu wacan. Ninkii Habar Yoonis ahaa ee shirkii Burco joogay waakii yidhi waar anigu Dhulbahantaan u tagyaaye yaa i raacaya..sawdiknii cabaaday ee yidhi..waar ama aw dhulbahante nagu soo rogaal celiyaa...lol imikaad noo faanaysaan, laakiin markay Habar Yoonis iyo ina cigaal ka dhex dhacday wydinkii sidii naag la qabo durbaanka iyo mashxarada kula meeraayay Burco..maxaa ka dambeeyay..lol sawtii odaysshiinii shirkii ka dhex cabaaday:

Walaahi ina Cigaal Habar Yoonisey, naf nooma hayo..lol ee aw suldaankii Habar Yoonis qosol lakala dhacay..marku intaas maqlay..lol.

Sxb runta aynu isu sheegno..Habar Jeclo waxa loo yaqaan masaakiin la kiryasto Habar Awal way ka caqli badantay waanay ka naf jeceshay, sdii dameerka ayaa hub aadan garanayn halku u socodo lagu soo dul saartay. Habar Yoonis waakaas maanta ina Cigaal heshiis la sexeeday.

Kuwu kiraysan jirayna waakii sharafta ka dilay, Saleemaan Gaal eeg, Siilaanyo eg waa kii BBC ka yidhi ina Cigaal "waar waa tuug tuug dhalay" ..lol wuxu ogayahay tol la'aan.

Laakiin Suldaankii Ciidagale wuxu isu waalaba oo aw hanjababa waakii ku sii daayay..7 days..lol

Garxajis sidu dooono ayuu somaliland u galayaa, hdanu doono, waxanu ka iiban doonaa Isreal..sabab naago ma dhaantaan, oo waxad ilwadeen ragii meesha u dhintay iyo godabtii laga galay umada, ina Cigaal iyo Habaw Awal oo cudur Garxajis la yidhaahdo qabta ayaad soo daba gasheen..

Barina ina Cigaal wuu idin fuuli doonaa, walee waa hubaal, laakiin Habar Yoonis sxb ilaahay baa heyb siiyay, calafka qaarkii waa naga xaaraan..inu ina Cigaal iyo Hbar AWal na rartaan.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Camuud

Thursday, December 21, 2000 - 07:37 am
WAXAAN ORAN LAHAA QOLADIINAN REER BARI IS DAAYA, OO WELIBANA NAAGTAADAN HABAR YOONIS JOOJI CAYDA IYO HABAR AWASHA AAD KOLBA SOO QAADQAADAYSO, NINKA AAD U JAWAABAYSAA WAA NIN HABARJELCO AH SIDUU SHHEGAY EE HABAR AWAL WAX KUMAY SOO WADIIN, WAXAY ANIGA ILA TAHAY NINKA HABARJELCO WUU KAA HADAL WANAAGSANYAHAY, KAANA AQOON BADAN YAHAY KA DIB MARKAAN EEG DOODIISA, IYO SIDA UU WAX ISU BARBARDHIGAYO WAA WAX MACQUULA, LAAKIN ADIGU WAAD CAYTAN TAY REERO AAN KAFTANKA IDINKULA JIRIN KOLBA WAAD XAGANAYSAA, MARKAA ANIGA WAXAY ILA TAHAY WAXAAD TAHAY FULE, HABARAWALNA WAY IDIN TAQAAN KA WARRAN WIXII KAAGA DHACAY HARGEYSA IN CIGAAL MAY AHAYNE WAXAY AHAAYEEN HABAR AWAL, BAL CAR TAG DUMBULUQ IMINKA WAXAY NOQOTAY IYO SIDA AY HARGASI NOQOTAY, ISKAG FAWQA ISKAG, HAWIYENA WUXUU IDIN WAYDIINAYAA ISKA YAR WAANU IDIN YAQAAN, WAXAAD MEEL AAD GEYN KARTAA ISKA YAR WAAR WAAD DHAMAATEE GUURSO AFAR SI AAD DIB UGU TARANTAAN

ANIGU FAALO DHEER KUU GELI MAAYO, KOLAYSE lIBAAXA BARIGA BAAN KUU HAMBAYNAY OO WAA KAAGA GARIIRIYEY, KAFTANKANA BARO, CAYDAN JOOJI SAAXIIB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhegcas

Thursday, December 21, 2000 - 12:45 pm
Anoo ah nin reerka ah(horta kilaab yahay maxaad u moodaan in aan Isaaq kale jirin saddexda habrood iyo ciidagale oo immika hunguri garxajis u geeyay mooyaane?) Waxaan idiin kala sheegayaa labada nin ee kala ah Siiraanyo iyo Tuur. Siiraanyo weligii mabda'iisa mabeddelin. Labaduba waa aqoon yahanno. Tuurse mabdaiisa wuu beddelay. Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaliland ayuu noqday. Markii laga qaadayna wuxuu noqday Soomaali weyn. Siiraanyo ma noqon. Waa run taasi. Ama garxajisow diid ama ha diidin. Taarriikhday gashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marya alool killer

Thursday, December 21, 2000 - 03:01 pm
marya alool isa soo daba gala sida naagaha uu iso nacamleeya waligeenba anakuun ba idin hurgufii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalaw

Friday, December 22, 2000 - 01:05 am
Anigu haddaan ahay reer Xamar amaba hawiye waxaan jeclaan lahaa inaan ugu hambalyeeyo Habaryoonis Somali waynta ay doonayaan, laakiin waxaan weydiiyey maxay wanaag ah ee ay keenaysaa haddii aanay waddan walaalahood ilayn waxaynu ka hadlaynaa Somali wayne, Mise waxaad u malaynaysaa intaad hawiye ahaan aan ku soo raacno inaanu qasan doono Waqooyi, aboowe jooji riyada, tuurna magac dhexdayada ku maleha, oo xataa anaguu xamar nagukala qaybiyey, markaa garxajisaw Somali Wayn madoonaysida fidmo baad wadaa, xamar waxaa klagaa jecelyahay kuwa diidan sabatoo ah Mabdaoda baa cad laakin adigu dhinac walba inaad wax ka cunto baad dooni.

Dib isugu noqda oo ama noo wada kaalaya sidii berigii hore ama iska wada jooga waxay Koonfuri idii ka baahan tahay baa iska yar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER-AMAAN

Friday, December 22, 2000 - 07:54 am
MACOW DOQON NIMADA AAD WADID BAL MAXAAD LA CALAA CALEYSAA MA ARAB BAAD TAHEY, MISE WAX AAN DAMIN CIGAAL YAA XALKAA DIGEY MAANTA SOW GARXAJIS MAAHA
, HADII AD WAX TIHIINE ISAGA AFKIISA KA YIRI HABAR YONIS MOOYE CID KALE MA AHA, E BAL U FIIRSO

IMISA WASIIR BAA NOOGU JIRA SOMALIAND WAA 12 NIN 8 HABAR YONIS AH IYO 4 CIIDANGALE AH , XITAA HABAR AWAL BAA KA XANAAQDEY ISKADAA HABR JECLO BA HADAL KOODA E SIILANYO MOOYE CID KALE UMA HADIN ISNA WU IS CASILEY, MARKAA SIDA AY ILAA EEGTAHEY ANIGU GARXAJIS UN BAA UGU HOREEYAY CID SOMALILAND MADAXWEYNE KA NOQOTA, HADANA YAGA UUN BAY KU SOO NOQON,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bulaale

Sunday, December 24, 2000 - 09:11 am
Wxaan la yaabay sida aad u soo jawaabtay saaxiib , waxaanse garan la'ayaha in aadan af Somaaliga aanada aqaan, iyo inaad xaqga maskaxda aad shueya dhaan dhaan ka tahay, waxaa taas tusaaale u ah, Af Somaaligaaga oo aan is haysan.

Dhinaca kale Saaxiib xataa Macalaw, baa ku jawaabay oo aan la riyaaqay, jawaabtiisa, u fiirso cid kastoo ku jawaabaysa way kula yaabsan yihiin intan aad adigu isu jawaabayso mooyee, markaa saaxiib horta aan ku caawiyee qaado qodobodan.
* Ha cadhoon weligaa oo kaftanka baro
*Ha bilaabin doodaanad wax badan ku soo
kordhinayn buliga daawanaya ama aqriyaaya
* Ha caytamin oo Weliba Hoyooyinka ha caayin
* Doodaada iyo murankaaga ku salee run taariikh
ah, af Soomali Waafi oo ay ku dhhhantahay af
saafi oo buuran oo nadiif
*jooji amaba yaree haddii aadan joojin karin waar yaa reer hebelaay, kama shaqyso addunyadan iminka aynu kuwada nool nahay, haddiise aad joojin waydo waxaa aakhir ku dilaaya ka dad kuugu xiga
*Ogaw qabiil ka adag qabiil ma jiro laakiin waxaa jira nin nin ka adag sida aniga iyo adigoo kale, fule caytama baad tahay, qabiil ku carare baad, nin iska si te baad tahay
* Weligaa ha amaanin hana iska sidan nin adoo kale ku hadal magacaaga, aqoontaada iyo shaqsinimadaada

Asxaabtayda kale oo dhammaantood ka jawaabtay maqaalkan way mahadsanyihiin waxaanan jeclaan lahaa anynaan u jawaabin daka maskaxda ka buka sida shaqsigan oo kale, afsoomaliga aan aqoon sida kan oo kale caytamaya sida kan oo kale, bogaga nnocan oo kale furanaya si uu ugu caayo shaqsiyaad amaba qabiil sida kan oo kale, isla markaana waxaa dhammideen inagu waajib ah inaynaa siin jawaabta uu xaq u leeyahay si aanu u cadhoon kuwa kale ee caafimaad qabaa oo aanay yalaxaw cid moodin

Waar adigana waxaan ku oranlahaa Iska Xidh boga oo wax kuu hadhay oo jawaabi majirtee huuno ha caayin hooyooyinka. Ciid Wanaagsan Saaxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadabuursi

Tuesday, December 26, 2000 - 04:08 pm
war garxajis maanta waa ninka kaliya ee u taliin kara ISSAQ oo dhan. Marka isaga ayaa ku darii Somaliland somaliwyen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Borama

Sunday, December 31, 2000 - 11:12 am
To: Mr Gadarbuursi

Waar Maxaa kuu diiday inaad sheegato waxaad tahay intaad shheganayso qabiil aanada u dhalan, Saaxiib haddanu Reerka, waxaanu ka naqaan Garxajis baa iska yar, xaga siyaasadda Somaliyana inaad daciif ku tahay baanu kuu naqaan, Somaliland waxaad iska tahay baa iskaga yar, markuu cigaal lacag ku siiyano waad nacamlaysaa hadduu kugu kululeeyana xamar baad ku barooirataa, qaarkiin incaigaal baad ag fadhidaan, qaarkiin hawiye Somaliland uma afduubi kartaan xamar iyo hungurigiina taas marna ha kus seexan markaa saaxiib ha na isticmaalin gadarbuursi haddanu nahayna kugu ma raacsanin hunguri weynaanata iyo daciifnmimadaad.

Annagu wixii danta reerkayagu ku jirto baa noo siyaasadaa reer ahaan haddii aanu Somali wayn doonayno waxaanu la tashanaynaa reeraha kale ee aanu wada degannahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina koosaar

Sunday, December 31, 2000 - 03:50 pm
Borama lol

waar aamus aduu kale maa hadlo xishood markay ragi raga ahaa wada sheekaysanayaan dhagayso laakiin aa hadlin waayuu nin maa tihid jibriil abokor oo laf yar uu sacad muuse ah ayaa naaraa kaa waraabiya markasaad duunaysaa inaad libaaxyadii garxajis is bar bar taagto haa nala tirsan dugaagyahaw dugaaguu dhalay waxyaw bila nasabka ah maangaab fooq al maangaab tolow maa waxaad mooday dawarsigan lagaaga oogolaaday
somaliland inaad wax ka tahay waar nafta been haa uu sheegin faqashyaw futada madoow waanuu ku
naqaan burca ninkii bila shruuda ku keenay 1991kii waa garxajiskaa aad afka ku haysid jibriil abokor uu idin madhiyey yaa kaa qabtay?>waa garxajiskaa iyuu tuur misa waad ilawday aan ku xasuusiyoo hadaad ilawday miyaanaad ahayn kuwee iyaguu qaaqaawan suuqa uu suu baxay lol
reer sheekh isaaq waay isqabtaan laakiin maangaabkaagaas uu kale in uu la sheekaysto waa qhalad ogow in aan ku leeyahay.

wadankana rag baa suu xoraystay ee aad yar u talabsada markaad dhukayaga ku suc sucataan faqashyey faqashtuu dhashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Caydh

Monday, January 01, 2001 - 10:33 am
Mr Koosaar

Yaa dilay marka hore magacan aad isticmaalayso, intaan caayayso ninka rag ahga ee aqoontiisa dhaaibtay. waxaa ku lahadlaya Mr Caydh aan ku xusuusiyo waa ninkii ku toogtay ee dhinaca kuu riday, issaaq baad baratee ixtiraan markaad golayaasha aad ka hadlayso oo si aqoni ku jirto u hadal naagatan aan caawa wasayo baa ku hadal dhaanta ilayn dhaarlin bay ileedahaye oo ay ku soo celcelnaysaa adigoon aan nku dilay oo bakhtyayna aflagaadaada badan nin bad isu haystaa laakiin waan wada aqriyay dhammaan raga kuu jawaabaya waanay kuwada aqoon dhaammaan kuna af dhaammaan. Markaa aboowe koosaar cibaadayso oo aakhiraddaa ku xisaabtan ixtiraana dadka haddii kale ogaw Mr Caydh wuu noolyahaye hana isticmaalin dadka aanu dilay magacyadoode ilayn waxaanu moodaynaa inay dib usoo noolaadeen dabadeedna adigaana haddana ku dili doonaa, laaakiin waxaa wajib ah in aanu ku dilo adiga We must kil you before spil the other garxajis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER-AMAAN

Tuesday, January 02, 2001 - 08:33 am
saxiib nagahan mar ya alool ma caawa bay xiniiyo u soo tosheen garxajis waa yaabe, war naago baad tihiine e raga halal sheekeysanina,

wax la dirbaaxo mooye wax kale ma istaahishaane

ina cigaal bari bu tagi garxajis uun bay ku soo noqon xukunku ileyn waligoodba yaga somaliland u talin jirey e ilaayo markii. ina higare xukumi jirey waqooyiga,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ

Thursday, January 04, 2001 - 12:56 pm
WAX AAN CEEB IYO MEEL KA DHAC AHAYN, MIYEYDAAN HAYN.DAD WADADHASHAY OO UL IYO DIIRKEED AH, MAXAYDUN U KALA DAB QAADI.HORTA MA TIHIIN CIDA AAD SHEEGANAYSAAN.WAAR ISAAQ MA ISKU DIRI KARO NIN MARBA MAGAC SOO HAGOOGTAA. DOODA HAGAAJIYA,OO KA HADLA DANTA DADKA IYO DALKA. MEELNA HA KAGA DHICINA MAGACYADA GEESIYADII DHINTAY, IYO MADAXDA NOOL.KALA DAMBAYN IYO IXTIRAAM AYEY DAWLADI KU DHISANTAA.REER KALIGII IS BAXAYAA MA JIRO, GACMO WADO JIRBAY TAHAR KU GOOYAAN.
DHALIIL HUFAN, TILMAAN AAN MEEL KA DHAC LAHAYN MEESHA KEENA.WAAR AYNU U DOODNO SI AYNU WAX U KALA FAA'IDNO.ILAAHAY HAYDIN SOO HADEEYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dumbuluq

Thursday, January 04, 2001 - 02:45 pm
Deeq wellspoken i am pretty sure these qabilisteyaal are not Somalilanders Dir or Darood they are fidno creators and are doomed to ....!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alla Yaqaan

Saturday, January 06, 2001 - 02:33 am
Deeq/Dumbuluq

I am very delighted to read your message we all fed up the law qoulity people whio using the internet, i think you gave a very good advice and instead they are talking about tribes and accusing individuals they should talk and argue an ideas. but any way i would like to asky you who is Mr Garxajis whenever i tried to raed the Internet i have seen a people argue that they are the best people and without them there will be no Somaliland or they will take the Somaliland to Somali wayn, brother i confused about this but please advice me who are they?Why they always talk about tribe on the other hand i agreed with you that they might not be what they are claiming or they might be another people who using their name because i never see a people who talk about themselfs as such

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Saturday, January 06, 2001 - 02:48 pm
Salaan,

Markaan qosol dhamysto waxan u jawaabayaa kan la baxay Mr Caydh. Suuaashaadaa ee ah yaa dilay ninkan aad magaciisa wadatid? aan kaaga jawaabo waxan filayaa waad maqashayuune sidu u dhintay lamaad socon aan kuu sheeko in hooyay ka dibna la soo bax Caydh.

Cabdiraxmaan Koosaar oo ahaa Chiarmaanka SNM ayaa waxa lakala qaybaday karaasida oo doorasho ayaa dhacday. Markaas Hawiyuhu wey ku jireen SNM oo wax la yidhaahdaa USC mabay jirin. Nin Hawiye ah oo magaciisu iga maqanyay waxan filayaa ina la odhan jiray, Oosbaale oo u hayay SNM maaliyada ayaa wuxu ku anadacooday. SNM opertaion waxay ka samaysaa oo kaliya Waqooyi ee maxaa looga samayn waayay koonfur, iyo Hawiye waa in intan ay heleen ka badan lo ogalaado.

Waa la dooday oo nin iyo nin bay noqotay, oo Oosboole ayaa lagu yidhi Hawiye ma minority baa meeye ama sida ragaad arkaysid hubka ha qaataan , ama siday tahay ayuun bay ahaanaysaa. Hawiye ayaa ka baxay snm ta oo cadhooday. Ina Koosaar ayaa ka daba tagay niman Hawiye ah oo is yidhi soo celi , hadii kale SNM waxay noqonaysaa mucaarid qabiil, oo sumacada uma wanaagsana.

Ninkii la odhan jiray Bile Rafle oo kaalintiisu ahayd ama Afweyne ku haleeyay inu qalaaqal ka dhex abuuro Isaaqa iyo Hawiyaha ayaa waxa u shaqayn jiray basaasiin ku dhex jira Hawiyehah kooxdii cadhootay. Ina Koosaar ayay markaas toogteen. sidaas ayuu ku dhintay, Afweyneana ku guulaystay inu kala jabiyo.

Laakiin waxba yaanan laysu qarnine, ina Koosaar 23 nin oo Hawiye ah ayay Habar Yoonis Burco ugu dishay ooy waliba madaxa kaga qoreen, magatii Ina Koosaar.

markaas mr Caydhaw:

Geeridu waa xaqe ninkii dhimayna loo aar.

ku mushaax magaca hadaba aan daawado laafyah'e

nabadeey