    FIIDEL CASTARO | Tuesday, November 28, 2000 - 07:01 pm WAXAA IGU MAQAALO AH IN MAXA'D IBRAHIM CIGAAL OO AY WARAYSII LAYEELATAY UU KU SHEEGAY IN UU WADAHADAL DIYAAR U YAHAY HADII AY DAWLADA CARTA LAGU DHOODHOOBAY AQOONSANAYSO S/LAND.GOOD POINT BUT I DON'T THINK SO SABABTA OO AH CADAALADA AY WAQOOYI DOONAYAAN C/QAASIM MA AWOODO OO FAR IYO MEEL BUGTAA IS OG TAN KALE EE UU CIGAAL KU NUUXNUUXSADAY WAXAY TAHAY "C/QAASIM IS SHOOTING HIS LEG OFCOURSE" WAA RUNOO WAXA UU SII KORDHINAYAA TAAAGEERADA AY SOOMALILAND U HAYSO CIGAAL OO WAA ASXAAN FALE WEYN. TAN SEDEXAADNA WAXAY TAHAY "C/QAASIM WAA SHALOW APORTUNIST" WAA RUNOO WUXUU KA DHEX FAA IIDAYSTAY WARLORD'SKA IYO XITAA CALI MAHDI/CUMARTE BULSHIT LAAKIINSE GOORMA AYEEY U MEEL MARI DOONTAA IN UU MATALO SHACAB IYO DAWLAD WADA SOCDA SIDA SOMALILAND. CAYTINTANA WAA JAAHILNIMEE DADOOW ARINTAN BAL KAWARAMA. SALAAN |
    nugaal | Wednesday, November 29, 2000 - 06:39 am I read what cigaal said: he also said. I will talk to them if they recognize me as president, than we can talk about reunion. I think Ali Khalif and cismaan kaluun are more realistic both of these guys. They want give s/land , lot of options and they told they understand the s/land issue. it is time at least to start talks. I do not want see another war between somali brothers. |
    cali | Wednesday, November 29, 2000 - 07:52 am somaliland iyaa burburinaya? aniga waxay ila tahay waa kuwa isku haysta in ay difaacayaan una badan qabiilka isaaqa. sobobtoo ah waxay cuqdad iyo somaliland nacayb ku abuureen dhamaan dadka kale ee dega dhulkaas sida gadabuursiga, ciisaha, dhulmahantaha, warsangaliga iyo kuwa kale. waxan ahay nin reer waqooyi ah (oon isaaq ahayn) qurbahana ku nool waxanan sanaddadan dambe dareemay in uu lumay isjacaylkii dadka reer waqooyiga ah sobobtaana waxa keenay sheegashada dhalinyarrada isaaqu sheeganayaan dhulkaas inay kaligood leeyihiin. shakhsiyan waxan ahay nin neceb in waqooyi dib ugu biiro koonfur dhibaatooyin iga soo gaadhay miletarigii budhcadka ahaa ee "alooro" odhan jiray. waxanan waligay jeclaa in aanan dib u arkin askari afka iga jugeeya dameeryahay dameertu dhashay iyidhaah. laakiin waxa maanta muuqata askari kale oon dhulkaba ii ogolayn in aan wax ku leeyahay. waxan haddaba su´aalayaa dadka isaaqa ah in ay ogolyihiin in reero kale dhulka la leeyihiin iyo inay dhab ka tahay sida ay makhaaxiyaha kaga sheekeeyaan een maqalo? maxay isaaqu kaligoog iskugu yeedh-yeedhaan marka u jiro shir somaliland lagaga hadlayo? somaliland miyayna ahayn dawlad dadka reer waqooyigu wadda leeyahay? |
    FIIDEL CASTRO | Wednesday, November 29, 2000 - 11:12 am CALI, WAAD KU MAHADSAN TAHAY JAWAABTAADA INTAA KADIB U MALAYN MAAYO NIN AY DAN UGU JIRTO ISU TAGA SOOMALIA IYO SOMALILAND INUUSAN JIRIN WAAYO ANIGU QABIIL AHAAN WAXAAN KA SOO JEEDAA WAQOOYI SOUTHKANA WAAN KU DHASHAY WALIGAYNA WAQOOYI MAAN ARAG. HADABA SABABTA AAN U OGOLAYN SOUTH WAXAY TAHAY ANIGOO KA DHARAGSAN TAARIIQDII XUMAYD EE AY SOO MAREEN DADKA REER WAQOOYIGA AH QAASATAN QABIILKA ISXAAQ LA YIRAAHDO.WAANA TAA TAN UGU WEYN EE AY QABIILKAAS UU KA FARTAAGAY IN UU DIBDANBE UGU LAABTO SOOMAALIYA OO AAD ILAA IYO IMINKABA OGTAHAY MEESHA XAALADEEDU MARAHAYO.TAN KALE EE AH WAQOOYI MA ISXAAQ OO KALIYA UUNBAA AFDUUBAY OO SHEEGTA ISKANA DHIGA BUDO IYAGA U TUMAN,TAASI WAA STEREOTYPE SABABTOO AH SOMALILAND WAXAA DHISITAANKEEDA QAYB LIBAAX KA SOO QAATAY WAA GUDA BUURSI,WARSAN GELI,DHULBA HANTE IYO CIISE.HADII UU ISXAAQ CADOOWNIMO U QABO QABIILADII SIYAAD BARE UU DURBAANKA U TUMAYEY EE GENOCIDEKII ISAAQ LAGU SUUBIYEY QAYBKA QAATAY WAA UU LADAGAALAMI LAHAA LAAKIINSE WAA JAAHILNIMO TAAS SABABTOO AH WAXAA KU JIRA MASLAXAD CAAMA ILEEN HADII AY DHUUSHA CAANO DAADATO WAA LADABA QABTAA ILEENE.SIDAA DARTEED ISKA ILOOW WAXA AY DADKA QAAR EE JAAHILIINTA KU ANDACOODAAN NUGAAL, THAX FOR YOUR COMMENT,WELL I THINK CIGAAL IS MORE REALISTIC THAN KALUUN AND GALAYDH COUSE THESE TWO GUYS ARE LOOKING FOR THE INTEREST OF THERE BOKETS RATHER THAN THEIR PPL. I'VE NO CLUE ABOUT CISMAN KALUUN EXCEPT THAT HE WAS FISHERY BUT GALAYDH WAS REPORTED TO BE STOLED GOVERMENT MONEY WHEN HE WAS INDUSTRY MINISTER. HOWEVER, EVEN EGAL WAS PARTICIPATED SIYADS GOVERMENT AS HE BECOME DIRECTOR OF SOMALI CHAMBER OF COMMERCE BUT THAT WAS PRESURE FOR EGAL TO CHOOSE EITHER JAIL TERM OR TO BECAME MEEMBER OF SIYADS GOVERMENT. |
    Anonymous | Thursday, November 30, 2000 - 02:20 am Waa la yaabe haddii uusan Isaaq Soomaali u baahnayn, Soomaalida kale maxaad u malaysaan? Haddii la wada jirayo waa la isu baahanyahay. Haddiise la kala tagayo Soomaaliya ma aha Itoobiya oo aan bad lahayn, wabiyana waa la idin dheeryahay. Marka inta aad ku leedihiin dalka soomaaliya meeshaad doontaan kala dhaca oo ha sheeganina magacannaga. Godabiirsi, dhulbahante, ciise iyo warsangale waa soomaali. |
    Mirqaan | Thursday, November 30, 2000 - 05:18 am Dhago allo waaniyo ayaa waansan ma arkeysaa in durba Cigaal fududaanayo oo uu rabbo cadaalad.iwm waar dadkani waxay u dhasheeen fudayd. lagamana karayo... |
    FIDEK CASTRO | Thursday, November 30, 2000 - 10:21 am anonon, walaaloow cuqdad baa ku haysa ee bar marka isa soo daawee meesha laga hadlayo waxa weeye waa siyaasad xumo,maamulxumo etc adigana waxay ku la tahay in isxaaqu donayo inuu qabiil ku talis iyo soomali ka carar. sababta ay 1960 iyagoo heli karay somaliland ay somalia u doorteen maxay tahay? hadii aad qabiil ku xisaabtamayso nin waliba qabiil waa uu ka dhashee taana ogow. |
    nugaal | Thursday, November 30, 2000 - 05:00 pm to fed Castro, why fed Castro?. Ali khalif stole money? The guy is wadaad and I do not think he stole money. however it is not that important now after millions of Somalis died in civil war. you did not answer my question and you do not have any suggestion how to solve the problem you mention. Are you still believing independent somaliland? I never did and I do not think it is possible and it leads only new wars. whoever I believe the north west people were treated badly during Siyaad Bare regime and they can negotiate some more degree of freedom than the rest of Somali weyn. For example local government for togheer and w/galbeed. But it seems many people from that area still do not understand the new reality in Somali. Even some of high educated friends from that area have same idea . The new Somali government will be strong in few years and if somaliland government will not recognize the new government and negotiate it can be problem because the world will not recognize two national governments in one country. I see political mistakes!!!!!!!!!! Do you have any different opnion than most of north west somaliar. |