Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Horta Isaaqu ma Carabaa, ma Yahuudbaa, Ma Axmaaraa, Ma Ingiriisbaa, ma jinbaa, ma shaydaamaa, Ma daanyeeraa, Ma dad Waalanbaa, ma dad xanuun qabaa, ma xayawaanaa, ma nasabaa, ma Soomaaliyaa, ma cadowga soomaalidaa, maxay yihiin dadkaanu horta?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALIA

Tuesday, November 28, 2000 - 09:10 pm
Qofkii yaqaan please iiga soo jawaab Sua'ashaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isaaq

Wednesday, November 29, 2000 - 02:08 am
Hadaa waan sooman ahay oo kuma cayikaro
laakiin markaan soo afuro ayanu
wada shakaysadoona.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalia

Wednesday, November 29, 2000 - 08:31 pm
Please ha sheegan Isaaq waa iga talee, waa wax laga faano isaaq marka lagu yidhaa qolama ayaad tahay sheego Dhulbahante, Wersangeli ama Gadabuursi. Sidaas ayaa kuu roon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

test

Wednesday, November 29, 2000 - 10:45 pm
1. NASABADDA ISAAQA or ISXAAQ BIN AXMED
Nasabadda Sh. Isxaaq Bin Axmed Bin Haashim ninkii oonaya dhawr SOURCE buu ka heli karaa.
a. Kitaabka Nasabadda Sh. Isaxaaq Bin Axmed ee uu Qoray Dubbe CALi-Yare. DUbbe Cali Yare , Alla ha u naxariistee, wuxuu sameeyey Baadhitaan dheer oo uu dib u raadraacay Ilaa SH isaxaaq Awoowayaashii hore oo ka soo kicitimay Tuulo ku taalla Ciraaq around 490 Taariikhda Hijriyada. Wuxu kitaabku qeexayaa Caruurtii uu sheekhu, raximahu -laah, ku dhalay Somalia iyo 4 caruur ah oo uu kaga soo tegey YEMEn oo Illaa maanta ay wax ka uuman yihiin sida Saadada la yidhaahdo Saadatu-Aal-a-Darcaan.Buugga anoo yar baan akhristay waana mid kooban hayeeshee macluumaad badani ka buuxo. Sheekha Dhashiisii uu Yemen kaga yimid iyo Walaalihii oo Qaarna reer Yemen noqdeen qaarna Madina Saudi Arabia iyo Masar galeen waxay illaa maanta soo siyaartaan Qabriga sheekh Isxaaq bin Axmed Al haashimi.
b. Ninkii Doonaya Nasabka Sheekh Isaxaaq Bin Axmed isagaan meel kaleba aadin wuxu ka heli karaa KITAABKA QIIMAHA LEH EE UU SHEEKH ISAXAAQ BIN AXMED GACANTIISA KU QORAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALIA

Thursday, November 30, 2000 - 08:46 pm
Waxa igu maqaale ah in ay isku meel ku aasan yihiin Sh. Isaxaaq, Sh.Samaroon Sh. Ciise ee ma walaalo ayay ahaayeen maxaa isku meel loogu aasay?

mida labaad maxaa buuga sheekhu qoray magaciisa la yidhaa?
sc

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

test

Thursday, November 30, 2000 - 10:21 pm
Somalia.
Waa Su'aal wanaagsan.
Waxa muujinaysaa in dadku Sanaag ka wada tafiirmay meeshay doonaan ha ka kala yimaaddeene. Waxa kaloo Suuragal ah in
-Inay Sh Isaxaaq iyo Samaroon iyo Ciise wada socdeen oo carab ka soo wada hijroodeen
-inay walaalo yihiin sida taariikhda somalidu u tidhaahdo waa isku DIR.
-In ay hore Maydh ugu dhaqnaayeen oo ay ka mid ahaayeen dadkii uu Sh Isaxaaq ka guursaday ee ku soo degey.
Buugga Dubbe Cali Yare waxa ka maqan Dir-nimada oo aanu raad-raacin inay ku timid Dhalasho iyo iska bahaysi beelaha kale siiba GALLA of ethiopia oo waagaas carriga somalidu maanta degto degganaa.
Kitaabka Sheekhu qoray ma hayo cinwaankiisa. Laakiin waa Qormooyin uu Sheekh Isaxaaq Bin Axmed GACANTIISA ku qoray oo taalla Maqaamkiisa MAYDH. Ma ahan buug siyaasadeed mana aha buug tookh iyo faan ama nasab sheegad ku qoran yahay sida dad filayo laakiin wuxuu ninkii soo arkay oo reer Lafoole ahaa ii sheegay inuu ka hadlayo.
1. Nasabkiisa (abtirsigiisa), 2. Dadka uu meesha,ugu yimid, 3. Ujeedada hijradiisa.
Qabriga Sheekha, Ilaah ha u naxariistee, waa goob taariikheed u baahan in BAXTHI weyn lagu sameeyo.
Caruurtiisii iyo saddexdiisii haween ahaa ayaa hareeraha kaga aasan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALIA

Friday, December 01, 2000 - 06:06 am
Test
Waad salaamantahay mar kale waxaa kale oo ay Soomaali Joogi jirtay Iraq iyo Jordan ay ii sheegeen in markii ay ka maqleen dad iyagu Isaaq ahaa oo leh waxaanu nahay qabiil la yidhaa reer sh. Isaxaaq binu Axmed Binu Haashim ay carabtii aad iyo aad uga xanaaqeen oo ay xitaa xidh xidheen qaar kuwa kalena shaqooyinkiiba lagaga eryay arintaas oo lagu yidhi marnaba ma noqon kartaan reer binu Haashim oo xitaa carabta kale ayaanan sheegan karin.
Markaa arintaasina ma recist-nimo ayuunbaa mise waa wax ay ogyihiin iyagu oo markaa wixii kale ee sheeganaya ay u diidayaan.
Mida kale dadka gaalaha ahaa ee Oromo ama Somali aboo hada loo yaqaan ee aad tidhi sheekha ayaa ka guursaday ma gaalada oo akliya ayaa Somalia oo dhan wakhtigaas wada deganayd?.

Inkasta oo ay macquul tahay arinta aad soo sheegtay oo markii musheekhdu timiday halkaas ay guursadeen iskunasoo ururiyeen intii muslintay.

Mida kale gaalihii markii intii aan soo mislimin la eryay ee xagaa ethiopia loo riixay intee inleeg ayuu socday dagaalkoodu?

aad iyo aad ayaanad u mahadsantahay sida fiican ee aad ii soo jaahil bixisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali-Yare

Friday, December 01, 2000 - 06:44 am
Salaan marka hore dhamaantiin.. horta runtii umaan dhalan isaaq-darood-hawiye.. waxaan ahay nin somalida yaryar ah..runtuu qabiil sax ah oo ahh rumaysto taarikhdoda darood ayaa kajira waligay qabiilka oo cidkale shganaya ma arko shekaday shegtan inay carab kayimaadee isma badasho oo ma ah dad marba wax cusub keena cidkalana kama ogala inay isku qorto ama midooban .. Hawiye gartay oo waxay yidhahdeen anaga somaliya ayaan asal unahay waxay doontanba ha sheegten dir ama iri.. Isaaq waxaad tidhahdeen waxanu nahay reer sheekh isaqaaq oo kayimid Iraq ok hawiya irqa kama imaan cisse iraq kama iman gudurbiirsay iraaq kama imaan markaas xagay katimid irir iyo dir taasi waxay wax wayn u dhintay meeshad kasoo farcanteen... qofkasta ilaahay maskax ayuu siiyay mar aad dhahdaan waxaanu nahay reersheekh isaqaaqoo carab baanu nahay iyo mar aad isku xulafo tihiin dadkii aan dhalasho u lahayn carabta sida Hawiye iyo ciise..

calaal kuli xaal ani ha qabiil ayaan rumeesanahay waana darood wax marba dhah buug kafiriya iyo sheeko kala duwan ka shegaya waligay maan maqlin macaa carabtu way sheegtaan daroodka hadaynu somalida kale nahayna darood orod doontadi ku noqo ayaynu dhahnaa taasi cidi isma waydiinayso
lakiin isaaq muxuu marba wax u sheegta oo tariikhdooda u lunsantahay..


plzz suaal
Isaaq hawiye sow may wada dhalan yes or no?
hadii sheekh isaaq arab yahay intay katimid iririyo dir?
walaahay wax aan rumaysto garan maayo hawiye gartayw axay sheegtanba waa adkii wadadka lahaa ayay taagan yihiin carabna ma sheegtan lakiin isaaq wax u dhimi maayo lakiin ani mee aan u raaco garan maayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Test

Friday, December 01, 2000 - 09:37 am
Somalia
nin macquul ah baad tahay in kasta oo aad kaftan waayeel hoosta ka tuurto sida arrinta ah in isaaq loo diidey carabnimo.

Saxid...Kumaan odhan,(raadraac qormadayda), sh isaxaaq wuxu ka guursaday GALLA. Galla waxay ahaayeen dad aan muslin ahayn oo dagaal lagula jirey is dhexgalka ayaga iyo Somaliada muslimka ahna ma jirin.
Waxay ila tahay in dagaalka GALLA of ethiopia lagu jirey soo dhawaadey oo marba dal hor leh laga riixayey. Qabiilkaan ahay odayga ay ku abtirsadaan oo isaga iyo sh isaxaaq ay u dhaxaysey 8 Jiil (around 250-300 sano) waxa dilay Galla isaga iyo sagaal caruur oo uu dhalay. Marka waxay muujinaysaa in Galla-ha Ethiopia maalinba meel laga qabsanayey oo ay qarniyo qaadatay.
-Arrinta ah in Carabtu diidey Haashiminimadayada waa dacaayad raqiis ah laakiin suuragal ah inay dhacdo marka la arko midabka madow. Anigu Carabnimo ma sheeganayo laakiin Nasabkaygii hore ayaa gala taas wax BEDDELI KARAANA MA JIRTO oo waa taariikh dhacday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

test

Friday, December 01, 2000 - 09:50 am
ALi Yare
marka hore Daaroodnimadaada daacad u noqo oo cid aadan ahayn ha iska dhigin.
Suaalahaaga waan kaaga jawaabayaa haddaad ii ballan qaaddo inaad kuwo aan Daarood ka qabo iiga jawaabayso.
Suaalahaad i weydiisey waa kuwo Ilaah uu og yahay waayo wax qoran oo aynu haynaa ma jirto aan ka ahayn kutiri kuteen. Waxa keliya een aaminsanahay ee la raaci karaa waa Kitaabka Sh Isaxaaq qoray oo wax la dheegan karo ah.
1.Isaaq hawiye sow may wada dhalan yes or no?
Jawaab=Maya. Taas macnaheeda maahan inaysana isku isir ahayn. Xitaa hadday isku isir yihiin, sida taariikhda soomalidu sheego, waxay isugu yimaaddaan Irrir Hiil Abroone oo hawiye maahan DIR ee waa la dhashay. Waxa labada arrimood lagu jamcin karaa in Isaaq iyo Hawiye/Ciise wada dhasheen laakiin ay waqtiyo kala gaar ah ka soo hijroodeen Yemen oo midba mid ka daba yimid markii kii hore degey. Taas waa fikraddayda ee maahan taariikh.
Tan aad tidhi Hawiye Carab ma sheegto waa beentaa oo waa Sheekh Axmed al Xaawi ee bal dib isugu noqo. Ciise iyo Gadabuursina kutubtu inay Haashimiyiin yihiin waa qortay ee bal wax baadhbaadh.
2.dii sheekh isaaq arab yahay intay katimid iririyo dir?
Suaashan kor baan ayadana uga jawaabay.
Waxan kaa sugayaa inaad aqbasho suaalahayga oo aad u badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

test

Friday, December 01, 2000 - 10:00 am
ninka Boggan furay wuxu na weydiiyey suaalo aan qabo in looga jawaabo. Hadii nacayb ka guuxayo isagaa u dhiman, haddii uu rabo wax ka jaahil saara suaalahaase wuxu mudan yahay in heerkiisa aqooneed la kobciyo loogana jawaabo suaalahaas

Horta Isaaqu ma Carabaa=YES
ma Yahuudbaa=MAYA
Ma Axmaaraa=MAYA
Ma Ingiriisbaa=MAYA
ma jinbaa=MAYA
ma shaydaamaa=MAYA
Ma daanyeeraa=MAYA
Ma dad Waalanbaa=MAYA
ma dad xanuun qabaa=MAYA xanuun nafsi ah laakiin dad hargabsan malaa waa jiraan
ma xayawaanaa=MAYA
ma nasabaa=YES YES
ma Soomaaliyaa=YES
ma cadowga soomaalidaa=MAYA
maxay yihiin dadkaanu horta=waa Gob gobi dhashay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis

Friday, December 01, 2000 - 10:15 am
Salaan,

Waar nimanyaw maad naga daysaan Carabta, anigu carab ma ahi ilaahayna igama dhigo naagahaas.

Waxan ahay soomaali , ma qasab baa inaanu carab noqono. Ta labaad kuwan Darrood iyo Isaaq ee carab sheegta, waayee af soomaaligu halkuu ka yimi hadynu carab nahay.

Walaalayaal jaahilnimada noocaas ah ianaga daaya, carab iyo cajaiam ilaahay way u simayihiin, anigu Maxamd jano i geyn maayo ee ilaahay ayuun baa ama jano ama naar i galinaaya.

Yahuudna af lagaagada ka daaaya waa dad gob ah oo dhaqan le oo cilimi le. oo ay ka wada shasheen waxa alaale iyo waxii nabi ahaa Muxamad mooyane. Ta kale aniga Carab iyo Yahuud oo walaalo ah maxaa iga galay , ayagaa is xiga ee ka dhex baxa oo danteena aynu ka raacno.

Carabnimo waa laga faanaa, anigu waxan nahay dad Somali ah oo Oromada isku af iyo dhaqan ah, shalay bay ahayd markaanu Waaq caabudi jirnay.Carb ilaahay nagama dhigo waa duul liitee. Isaaq ama Darood jabarti ha jiro ama yaanu jirin soomaali waa dada dhulkooda u dhashay dibadna kumaanu iman. sheekadaas wiswiska le naga daaya iyo carab baanu nahay.


bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maax

Sunday, December 03, 2000 - 07:23 am
test iyo garxajis idinku horta arrin isla meel dhiga oo dhinac isku raaca, midkiina wuxuu leeyahay carab ayaan nahay midna ma nihin ee Ingiriis markaa kiinee sax ah?
Xageen idiinkugu soo hagaagnaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yac dheh

Sunday, December 03, 2000 - 10:05 am
Issaq wuxuu ahaa wacal, taa daraadeed ayaa loogu yeeraa habar hebel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runle

Sunday, December 03, 2000 - 10:19 pm
Yac dheh
Hawiyihii Raggiiinna rape gareeyey baa cay kaa mudan laakiin waadigaa ka xishooday ee ninkii ku daba-guray dinahaaga ka daastey.
Daarood wacal ma ahayn laakiin maba jirin ee waa dad isu tegey oo kala ab iyo isir ah.
waxay u kala baxaan
-kuwo Isaaq asalkoodii ahaa ama isaaq naagaha u rimin jirey (sida dhulmahanto)
-Kuwo midgo ah sida Majeerteen. (75% majerte waa midgo asalkoodu)
-Kuwo Galla of ethiopia ka soo jeeda sida Ugaden
-Kuwo pure midgo ah sida Gaalgale, muxumud, gahayle, uurarweyn.
-kuwwo Hawiye ah sida Leel-kase

Isaaq waa Dhalad fooqal dhalad fooqal dhalad...gob fooqal gob...

Sida adhigu geeliyo fardaha uga itaal liito
Ama Gubanku oogada ka yahay adhaxda jiilaalka
Annaga eebahay naga koryeel uumiyaa kale'e

Ilaahoow waa kugu mahad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yac dheh

Sunday, December 03, 2000 - 11:14 pm
Raali ha iga noqdo inteey dhibaatada u geysatay waxaan qoray Isaq Darood ..Soomalida kalaba!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogaden

Monday, December 04, 2000 - 03:48 am
bismillah

waa wax laga naxo in qof somaliyeed oo muslin sheeganaya uu soo qoro suaal caynkaas oo kale ah.
jaahilkaas suaasha soo qoray waxaaba igala xun kuwa iska dhigaya dad quman ee u jawaabay.

waar ilaahay ha laga yaaba qabiil meel ina gayn maayo e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALIA

Monday, December 04, 2000 - 09:21 pm
OGADEN,
Waxaan kuu sheegayaa inaan anigu qoom oo aan ka yaabay, oo wax aan ku sheego garan waayay asalkoodii aan Jawaab u raadinaayay, marka ogaadeen arintu waa mid aanad garanaynin ee iska aamus waana bil ramadaan ee.

SHEEKO OGAADEEN,

Waxaa la yidhi laba nin oo ogaadeen ah ayaa beri tagay magaalada oo Jigjiga, waligoodne magaalo hore umaay arkin, kadib maalintii ayeey marti u soo aadeen xaafad ay qaraabo yihiin waxaa la siiyay Baasto, suugo iyo hilib aad iyo aad markay u dhargeen ayeey yiraahdeen waan seexanaynaa cawada halkan oo magaalada ayaan u hoyanaynaa, bas kadib, habeenkii ayuu mucalin aw xirsi soo toosay asaga oo caanihii geela iyo baastadii iyo suugadii iyo hilibkii ku daaca qurmay oo afkiis ka naxsan qarmuunka, waligiisne hore uma arkin waxaan oo kaleeto waayo caano luu cabi jiryay, Qolka ay hurdeena xoogaa waa yar madoobaay wax uu raad raadiyay ka dib waxaa shanqartii ku soo toosay saaxiibkiis mucalin cabdullaahi.

Mucalin cabdullaahi ayaa yiri waar waa kuma?

Aw xirsi ayaa yiri Mucallin Cabdullaahi, Mucallin Cabdullaahi, Mucallin Cabdullaahi Mucallin Etc.

Mucallin cabdullaahi ayaa yiri maxaa ku helay?

"Waar dheegaa Waa Mucallin aw Xirsi oo afkiisii Futo loo rogay" ee magaalada inaga soo wad.
sidii ay ku baxeen ayagoo ordaaya.
hahahahahaahahahahahah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garas

Monday, December 04, 2000 - 09:28 pm
Somalia, hahahhahahahahahah waa iga qoslisay ilin aaba iga imaatay,
Ogaadeenka sidaas miyaa u reer baadiye yihiina?

Suaasha aad soo qortay oo kore aniba waa kula qabaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoslaaye

Tuesday, December 05, 2000 - 07:12 am
loll, @ Ogaadeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 09:31 am
War nimanka Reer sheekh isxaaq isku sheegaya
Niman yohow laba mid soo gala.
inaad tiraahdaan sheekhii namadhaline xertiisii
baanu nahay, iyo inaad tiraahdaad dee dir iyo oroma ayaanu nahay sida hawiyaha.
laakiin marnaba carab hasheeganina
xabashidaad ayaad isu egtihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhashii-Sheekha

Tuesday, December 05, 2000 - 01:16 pm
Doorood=wasaqda xubnaha taranka ee labka iyo dheddiga ka timaadda...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 06, 2000 - 07:18 am
dhashii sheekha,
waar xishoo, hadaad dhal sheekh aad tahay!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Daarood

Wednesday, December 06, 2000 - 07:56 am
Ninkastaa hayska hadlo.Soomaali gobteedu waa Daarood.Taariikhda ayaana u markhaati ah.
Isaaq Harti gu waa gii hore uma ogolayn inay buurta kasoo degaan.Halkaasay ku ood naan jirey.
Waxaa jirtey taariikh ahayd, nin gobolka Sanaag deganaa oo Harti ahaa ayaa waxa uu arkay nin Isaaq ah oo ugaadhsanaya oo sagaaro dabtay, adhigiisiina wuu ag daaqayaa.Markuu sagaaradii qabatay oo diley ayaa ninkan Harti ku soo baxay, wuxu ku yidhi ri aan leeyahay ayaad dishey (waa sagaaradii) waa inaad mag dhowgeedii isiisaa, ninkii intuu gariirey ayuu ri adhigiisii uga soo qabtay.Ninkii Isaaq ayaa intuu ri dii ninkii Harti u dhiibey ku yidhi tan maw ekayd?.Ninkii Harti ayaa ku jawaabay: Waa u ekeyd in kastay taydu fakaw fakaw sanayd.
Waa sheeka dhab ah oo weliba caan ah.
Sidaas ayay woqooyi Isaaq ka ahaan jireen ilaa Ingiriis yimi oo ay hoosta ka galeen.
Waxa kaloo jirtey in Suldaan Maxamud Cali Shire uu Suldaan Habar Jeclo ah ku diley gacantiisa meel Ceergaabo agteeda ah inta labadooda oo keliya laisu saaray.
Wiilkii Suldaanka uu diley ayay beri ka bacdi shir isugu yimaadeen markaasaa willkii inta hanjebey cawaandadayey.Wuxuu ku yidhi ina Cali Shire wiilkii sidan:
Wiil yohow anaa aabahaa diley, qorigaa aan sito ayaana ku diley oo weliba markii naftu ka dhacaysey afka ayaan cagta kaga hayay.

Koonfur waad maqashoon tihiin Majeerteen sida ay Habargidir u gumaysan jireen.Ali Yusuf waxa uu xataa ku awdey guri toban nin oo Habar Gidir ah.Halkii ayayna ku dhinteen dhamaantood.
Waad ogtihiin in Suldaan Ali Yusuf caadi uraran jirey Hawiyaha.Oo xataa uu iyaga iyo midgaha isu guurin jirey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adviser

Thursday, December 07, 2000 - 04:25 am
Wiil daarood xoogaa niyahow u kaadi bisha rammadaan sidaas ha u sii fogaan sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Daarood

Thursday, December 07, 2000 - 04:32 am
Runta ayaan ka hadlayaa boowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaab

Friday, December 08, 2000 - 08:19 pm
ceeb, ceeb, ceebay tacaal!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nabaddoon

Saturday, December 09, 2000 - 06:09 pm
Asalaama calaykum,walaalayaal,waxaan idiin sheegayaa in mawduucan laga hadlo ma xuma haddii daacanimo jirto oo la isku baranayo laakiin haddii la isku nasab caayayo ma bannaana.Waxaan jeclahay in aan idin xusuusiyo dadka qaba in qabaailka qaarkood yihiin dad is bahaystay oo sidaa qabiil ku noqday in ayan sidaa qabiilku ku samaysmin oo weliba ka muslinka ahi ku samaysmin waayo markii diintu soo baxday waxna way ina faraysey waxna way inaga reebaysey wax way ina baraysey.Waxyaalaha Ilaaheennu diintiisu inoogu sheega waxa ka mid ah in uu shucuub iyo qabaail inaga dhigay si aynu isugu garano oo kani waa rer hebel aynu isugu garano,waxaa akaloo la inoo sheegay in aynu leenahay nasabad(hayb) iyo abtirsi iyo is guursi ayan lahayn nafleyda kaloo dhan. Waxyaalaha la inaga reebayna waxaa ka mid ah in qofka qof kale ku sheega aabbe aan dhalin ay tahay gaalnimo sida xadiiskii rasuulku ahaa(nnka).Waxaan ugu socdaa markay dalkeenna diinta islaamku soo gaadhey ee nimankaa culimada ahi keeneen waxyaalaha ay ku gaaloobayaan kuma wacdiyeen oo carruur aanay dhalin ma sheegteen ama dad aan isku nasab ahayn ma yidhaahdeen isku hayb ayaa tihiin ee bal sidaa ula socda, ta kale odayaashaa lagu abtirsado ee waa hore dhintay yaan lagu danbaabin,wax dhibaato cid u ah uma arko in la yidhaado Daarood waa carab ama Isaaq waa carab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jidkow

Sunday, December 10, 2000 - 06:09 am
maya ee midna maaha waa dad soomaaliyeed oo muslim ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Monday, December 18, 2000 - 03:33 am
isaaqu wey sheegtaan carabnimo waana laga yaabaa waxaana dhacday sagaashameeyadii in odayaal isaaq ihi ka tageen masar iyagoo u socda inay madaxweynaha Urdun kasoo dhaadhiciyaan carabnimadooda iyo weliba inay haashimiyiin yihiin
marki ay sii hormariyeen dalabkoodii ahaa inay boqorka la kulmaan iyo ajandaha ay kala hadli rabaan, ayaa boqorkii lagu yiri boqorow niman madmadow oo haashimiin ku abtirsanaya ayaa doonaya iney kula kulmaan
wuxuu amray inay 24 saacadood waddanka uga baxaan inuu la kulmo iska daaye,
dowladda masar markii ay ka war heshay arrintaan ayey amar ku bixisay inaysan odayaashaanu waddanka soo geli karin, waxay u beyreen dhankaas iyo suuriya sidoo kale waa loo diiday inay gudbaan,
arrintaani wey iga nixisay weyna iga careysiiyey
bal maxaa soomaalinnimo ka wanaagsan maxey u gebi dhacleynayaan,

isaaq waa soomaali
lamana caayi karo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadnaqabad

Friday, December 22, 2000 - 02:03 am
Ceelbuur

dacayaada raqiiska ah yaa kaa dhegaysan oo kaa liita

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Friday, December 22, 2000 - 04:33 am
TO: Wadnaqabow

Walaal aniga liidnimo Ilaahbaa iiga gargaaray oo raggii la yiqiinbaan ka dhashay waa haddii aad garaneyso, tan labaad ma jirto wax dacaayad ah aan meesha kusoo qoray ee bal dib isugu laabo
Isaaqna cay uma quuro oo waa walaalahey soomaaliyeed,

ha igu xad gudbin Ninyahow,

ramadaan kariim,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isaaqii

Saturday, December 23, 2000 - 08:22 pm
waar bal dadkan iiga isaaqoon ka shakaysta waligeenba mar carab nagu sheega marna gaalo marna amxaar suasha jawaabteedu waxay tahay wax aanaad ahayen oo ka sharaf badan ayanu nahay engiriiskana waanu jecelnahay

god bliss isaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyey

Sunday, December 24, 2000 - 03:32 am
Soomaali
Yaab. Reerkani cid Soomaaliyeed oo uu wax u geystay ma jiraan. Soomaaliyi colaadan ay u qabto maxaa u sabab ah? Mise waa xoogay hinaase ah? Isku celin maanta markii dalku burburay ayagaa u roon dhinac dhaqaale, siyaasadeed iyo mujtamac. Soomaliyi taas inay ku faraxdo oo higsato mooyaane inay ka masayrto oo reerkan cay iyo habaar ula soo joogsato ma ha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gure

Sunday, December 24, 2000 - 08:55 am
Haddii aad aragto qof dad kale is raacinaya asiga-
ayey wax si ka yihiin.Marka isaaq ka dhigay carab.
waabe afrikaan loo wada jeedee.Carab waxaan u-
aqaan qof ciyaalsuuq ah waana wada ognahay taas.
Marka isaaq waa somali haddey diidaan waa wacalo.
your comment sure very soon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runta

Sunday, December 31, 2000 - 08:10 pm
waa xabashi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 01, 2001 - 10:54 pm
hadii aan ka fikrad dhiibto arinta ay isaaqo qabiilada soomaaliyeed kucaayayaan waxay ila tahay hadii qabiil reer baadinimo lagu sheego iyo jaahilnimo waa [isaaq] ogaadeena waa nimankii idinbaray sida loo tukado sida laysu guursado iyo islaanimada oodhan waxaan tusaale iigu filan in ogaadeenka kahor [in bucurbacayr qaadiga isaaq ahaa]markaa qabiilkii sharciga islaam nimada idin baray in aad jaahilku sheegtaan waa waxlayaableh[jaahil waa isaaq]mida labaad ilbaxnimo madiinta oo lacaayaa.ma jaadka iyo sigaarkaa/what.means civelzation]mida labaad ogaadeen waa qabiilkii lafaruug tusaalaha idiinka dhigay markaa isaaq waalagu yaqaan sida haweenka in ay u hadlaan]hadii aad aragti nin isaaq ah oo quraan akhriyaaya oo aad maqashid adoon arkayniin waxaad is odhanaysaa[qof dumara]mida sadexaad isaaqu qofka busaaradaysta ayay yidhaahdaan safka hore ee misaajidka ayuu kutukanayaa] so pleas igana raali ahaad because waa lays dhalay oo habaryar iyo abti ayaa laysku wadayahay oo aniga hooyaday waa isaaq oo waa sacad muuse laakiin hadalada aan meesha ku arkay baa........]sidaa iyo nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baarka

Sunday, January 21, 2001 - 07:21 am
ku dhamaan somali.
Marka hore waxaan halkan ugu mahad celinayaa qorka ku magacaaban "test" runtii su áalahii uu soo weydiistey somali si xodwaran ah ayaa ugu jawaabtey .Anigana waxaan idinku darsanlahaa all somali people we come from arab father and african mother. marka dadka oranaayo arab maahi taariiqda dib u raac.sheeqana warbixintiisana waa leydin siiyey ee hadaad wax kale u danleedahiin bayaamiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awoowe

Wednesday, February 14, 2001 - 04:57 am
isaaq waa yahuud yahuud dhashay hooyadoodna
waa yahuuda amxaarada cadeyn somali manihin