Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Urur cusub oo laga asaasay magaalada Burco Somaliland salvation party.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 29, 2000 - 03:43 am
mudenayaal iyo marwooyin.
waxaanu idinku salaamaynaa salaanta islaamkk.
1) waxaanu ugu baaqaynaa ummada reer somaliland in ay ka reebtonaadan qabyaalada burburisay soomaaloo dhan.
2) In laraadiyo waanwaan lagu wadahadalsiinlaha dhamaan dhinacyada gala duwan ee soomaaliyeed sidii la'isugu garaabilaaha loona heli lahaa xalwaara cidwalbaana loogu garaabi lahaa mamulgooda ay iyagu sameesteen.
waxaan jeclahay in ninwalbaaba fagradiisa u dhiiban lahaa isagoo an waxba caayin . You can put your point of view, but not allowed to criticize any group.

chairman of the Somaliland salvation barty Abdi Elmi