    Anonymous | Wednesday, November 29, 2000 - 10:18 am WASIIRKA SOMALILAND WARAN CADE WAA QOLADEE??? |
    Anonymous | Thursday, November 30, 2000 - 06:01 am waa ciidagalee |
    cali | Thursday, November 30, 2000 - 07:23 am maaha ciidagale sxb maad garan, |
    Fadumo | Thursday, November 30, 2000 - 11:06 am Cali haddi aad adigu garanaysoo maad noo sheegtiid?? |
    shumuc | Thursday, November 30, 2000 - 11:12 am warancade waa gadabuursi |
    Anonymous | Sunday, December 03, 2000 - 07:08 pm waa nin ogadeen ah oo u shageeyaa inacigaal |
    Anonymous | Monday, December 25, 2000 - 07:31 pm waa nin isaxaaq ah |
    Mahad | Monday, December 25, 2000 - 09:03 pm Wasiirka Warfaafinta ee dowlada Somaliland, Cali Maxamed Warancade, waa nin Isaaq ah siiba Garxajis ah waliba Habr-yonis oo ka ah Isaxaaq- carre. Laakiin sxb maxaad ku keentay waa qoloma? |
    abdikarim hassan | Tuesday, December 26, 2000 - 08:51 am Saaxiib su,aashaas maxaad u weydiin weyday warancadaha aad sheegayso inta aad dadka weydiineyso muxuuse kaa haleeyey ood noo weydiineysaa adeerkiis. waxaa ila fiican in aad su,aashaada weydiiso qofka ay khuseyso inta aad weydiineyso qof aanay khuseyn. |
    Anonymous | Tuesday, December 26, 2000 - 05:51 pm Mahad waxan ku keenay sow nin madaxada Somaliand maha----marka i need to now. |