Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Saleebaan Cabdalle/ Surre oo kaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciil- Qababe

Wednesday, November 29, 2000 - 11:25 am
Qof walboo Saleebaan Cabadalle u dhashay, ee ku nool dibadda gaar ahaan waddamadda Western-ka ah, waa in uu ogaadaa in raggii "Sacad" ahaa ey Mudug, xumaan ba`an ku hayaan reerkii u dhashay Saleebaan Cabadalle.

Heshiiskii naga dhaxeeyeyna ee wada noolaanshaha ahaa ey dhinacooda ka baxeen, sida ey baryahaan ka soo if-baxeeysa ama wararka ka imaanaya degmooyinkii aan ku wada noolaan jirnay laga soo sheegahayo.
Ee qof walboo intaad la socotid, hadaad u dhalatay reer Saleebaan Cabadalle halkaan aan isku dhaafsanno e-mailadda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

STOP

Thursday, November 30, 2000 - 08:04 am
HEHEHEHE.SHEYDAAN MEEL WALBA WAA JOOGAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Tuesday, February 20, 2001 - 08:13 am
war sida uu wax u jiro bal noo sheeg e mailkana noo dhaaf walaaloow.
QUBEYS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jal

Tuesday, March 13, 2001 - 06:07 am
saleemaanka uu sheegayo maqoladii lao,oran jiraa-
saleemaan madmadoobe?????????????????
dad ma,aha qoladaasi!!!!!!!