Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Sacadow - hadaan bah-da "Dir " u dhashay tiradda ku darso in,,,,,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciil- Qabe

Wednesday, November 29, 2000 - 11:39 am
Sacadow- bahada Dir - hadaan u dhalanay in uu dagaal noo bilowday, meeshii uu nakala geeyaba, waana diideen in aan nabad ku wada noolaano.
--------------------------------------------------

Qof walboo Saleebaan Cabadalle u dhashay, ee ku nool dibadda gaar ahaan waddamadda Western-ka ah, waa in uu ogaadaa in raggii "Sacad" ahaa ey Mudug, xumaan ba`an ku hayaan reerkii u dhashay Saleebaan Cabadalle.

Heshiiskii naga dhaxeeyeyna ee wada noolaanshaha ahaa ey dhinacooda ka baxeen, sida ey baryahaan ka soo if-baxeeysa ama wararka ka imaanaya degmooyinkii aan ku wada noolaan jirnay laga soo sheegahayo.
Ee qof walboo intaad la socotid, hadaad u dhalatay reer Saleebaan Cabadalle halkaan aan isku dhaafsanno e-mailadda.