Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: WAA MAXAY DANTA GAARKA AH EE CIISE MA,MUUD KA LEEYAHAY DOWLADA C/QAASIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYID CUMAR

Wednesday, November 29, 2000 - 08:33 pm
Ugu horayntii hadaan iskiin baro waxan ahay nin ciise riyoole ah dowlada cusubna 100% waa aanka soo horjeedaa hada waxan rabaa walaalayaalow inaad iga qancisaan waxa tolkay dadka reer PUNTLAND ka soocay oo ay c/qaasin uga daba roorayaan oo xitaa cidkale iska dhaafe kuwii cid u xigay go,doomiyeen

1]ma dadkaan ka soor jecel nahay oo hunguri baa na wada
2] ma dadkaan ka muwaadinsanahay oo soomaalinimaa
nawada mise
3]mise c/laahi mucaaradaa meesha na gaysay

bal qofwaloowba siday kula tahay afkaartaada namaqashii aan u bandhigno siyaasiyiinta iyo isimada reer garoowe oo shirkan taageeray

waxaa maqaalkan qoray afhayeenka bulshada
gobalka nugaal ee cariga ingiriiska

SAYID BASHIIR NUUR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ufiirsade

Wednesday, November 29, 2000 - 11:10 pm
anigu waxay ila tahay waa doqonnimo,watii odagu noogu duceeyaay ianaad adigu is ciisho moogiye ilaah idinmo ciilo, waad aragtaa maanta annagu waxaan haysanna, xoog weyn, maal fara badan, kal danbayn, mutacalimiinteenu iyo indeer garadkeenu way kabadan yihiin kuwa somaalida kale oodhan, hadana walaaheen kuwaan ugu han wayneeyn waxayna layihiin aan raacnomooryaan iyodadkii shalay ku fukeray inay na dabar gooyaan oo waxba noo laharin,shalay bay ahayd markii nin innaga naga mid ah maalin cad uu toogtay madaxweyne cabdi rashiid,marka ninki dadkiisa iyo dalkiisa aad ujacel ha iska daawado filimkan noolagu dhammeyn rabo illeen ducadii odaga meesha marayse..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Thursday, November 30, 2000 - 12:41 am
Qofyohow waxaan ku waydiinayaa ma Ciise Maxamuud baad afti kaqaaday waa adiga Ciise Maxamuud oo dhan carrabka wada mariyay e, mase waxaad kawadaa Ilmo Abshir, Anigu ma arag Ciise-Cismaan-Cumar Maxmuud, Cali Saleebaan iyo cidkale toona cid dhan oo la dhihi karo Carta ayay aadeen Lakiin waxaa Jira dad ku abtirsada qabiilada Puntland oo aaday Carta iyagoo aan reer Puntland masuul ka ahayn oo danahooda gaar ahaaneed usocda.

Haddii ay Ilmo Abshir aadeen Carta ha oran Ciise maxamuud baa aaday Carta.
Haddii ay Ilmo Abshir danahooda gaarka ah raacdeen ha oran dan Ciise Maxamuud ayay raacayeen.
Haddii Ilmo Abshir ay iska hor yimaadeen Cabdulaahi & Ina Islaan Maxamed ha oran Ciise Maxamuud iyo Cabdullahi-Islaan Maxamed baa iska horyimid

Haddi Ilmo Abshir ay Boyland(ila Salaad BOY)kamid noqdeen oo ay Puntland katageen Ha oran Ciise Maxamuud baa Hawiye aaday.
Ciise-Cismaan-Cumar, Leelkase, Dhulbahante iyo qabiilkasta oo Puntland ah waa isku dan ee hakala saarin. kalana baro qabiil iyo qof

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mj man

Thursday, November 30, 2000 - 06:32 am
wiil qardhood ishaad ka riday........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil Mudug

Tuesday, December 05, 2000 - 08:06 am
to.sayidcumar
sayidcumar wacal wacal dalalay baadtahay daddka ha cayin .hana u ugafin ,daddkana maadtaqaanide. Inagumeed-inagumeed dhalaybaad tahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid cumar

Wednesday, December 06, 2000 - 08:20 pm
Wiil qardhood ninyahow waxaad iila egtahay nin macquula oo aan sida wiilka reer mudug caytamayn

hadaba hadaan iswaraysano rayigaaga iyo kaygu waa kala duwanaan karaan laakiin aflagaadhadu waa ceeb

wiilka iyiri waxan ahay inan gumeed inan gumeed dhalayna waxan lee yahay anigu hadaan ahay inan gumeed adigu maxaad noqon ileen laba walaala ah baynu nahay oo dhalasho isu keentaye markaanse shalay cadow kaaga hiilinayey waataan tolka wadaagnaye ma maanta oo rayigu ina kaxeeyaan inan gumeed noqday

hadaan jawaabtii wiil qardhood ku soo laabto Carta waxaa tagay ergi majeerteen kasocda oo isugu jira waxgarad iyo siyaasiyiin ee ilma abshir kaliya ma tagin c/laahi muuse boqor
suldaan siciid garaase ragaasoo dhan ma waxay noqdeen wuxuush aan wax kala ogayn

mise waxaad wadaan wixii caqiidka khilaafa sunadii rasuulkuu ka leexday

hadii c/laahi faaiido leeyahay anagoo 50kunoo majeerteena barqo nama iibsadeen

hadii ninba siyaasad watana kuwaana bal aan maqalo waxay soo sidaan anagoon ka hortagin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-mudug

Thursday, December 07, 2000 - 12:20 am
To: sayid cumar
war anigu Ciise maxamuud wax kama sheegin ee adigaan kaawaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Thursday, December 07, 2000 - 02:37 am
TO: Sayid Cumar

Horta ninyohow wali ima aadan fahmin oo khaladkii aan kaa saxayay ayaad horay kagashay oo nin labbaxay "wiil mudug" baa ku aflagaadeeyay markaasaad BAD iska dhex dabaalatay. ogowna waa hal qof oo ma aha reer Mudug oo dhan e, marka wali waxaad waddaa siyaasadii ahayd JAMCINTA ama CARAB WADA MARINTA. Waligaa qof iyo qabiil kala saar.

Haddii aan u soo laabto jawabtaadii waa jireen in ay tageen Reer Puntland oo dhan shirka markii hore(xattaa dad ka socday maamulka), laakiin dadkeenii wax garadka ahaa iyo kuwii ka socday maamulkuba iyo isimadii runta ahaaba way noqdeen kadib markay arkeen wixii meesha lagu hayay in aysan u cuntamayn Puntland iyo Daarood oo dhan isla markaana aysan soomaali oo dhan dan u ahayn. waxaa jirtay in dad u dhashay Puntland oo sheegta in ay "siyaasiyiin" yihiin iyo kuwo sheegta "isimo" in ay yihiin ay meeshii ku hareen dadkaas oo ay ka mid ahaayeen:
-Cabdulaahi Boqor( Kingkong)
-Maxamed Abshir
-Xassan Abshir
-"Suldaan" Garaase
-Siciid Cayayaan (nin ay C/laahi Yuusuf Yey ilmadeer yihiin)
iyo kuwo kale oo sheeganayay in ay yihiin Siyaasiyiin, aqoonyahano iyo isimo laakiin aan kujirin maamulka Puntland aanna wakiil ka ahyn dadka daga, ee iskood iyo dana gaar ah oo ay leeyihiin ay meesha u joogeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muwaadin puntland

Thursday, December 07, 2000 - 07:34 am
walaal waxaa fiican inaad adiguna aad caytamin, oo si nadiif ah oo kaliya u doodo maxaad nin kaa weeyn oohadana adeerkaa ah hadana aan waxba kuu dhimin aad u leedahay yeey, waxaa tiraa mudane cabdulaahi yusuf axmad.....................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADHAN

Thursday, December 07, 2000 - 01:49 pm
Ciisa maxamuud waa reer Puntiland waa nimankii wax ka raran jiray IIdoor iyo Hawiye futo madoobe.

kolka sheekadan jilicsan ha ula iman nimankii ku raran jiray.

Faqshtii Afweyne waxaan leeyahay kac oo leefa siilka maamo khadiijo ilayn aabihiin afweyne dhimaye.khaasatan waxaan halkan kula hadlayaa ninka layirah •••• cumar. Adiga iyo futadada qadhmuunba aakhirkeeda Puntiland baa iska leh

Mooryaan ibu mooryaan, go •••• your ugly mother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Friday, December 08, 2000 - 07:18 am
Salaan kadib:
Anigu mawduucu sida uu ku bilawday waxaad moodaa inuu aad u khaldanyahay.

laakiin mid ayaan rabaa inaan iraahdo Saaxiibkay Wiil_qardhood.
saaxiiboow dadkan aad tirisay oo magaca wayn kuleh degaanada Puntland hadana aad tiri cid ay matalayaan majirto ayaga ayaa keliya danohooda gaara wata waxaad moodaa cadaalad inaanay ahayn.

Tusaale:
Xassaan Abshir waa nin maanta aad looga jecelyahay dhulkiisa kalsooni buuxdana lagu qabo.

M/Abshir waa muwaadin weyn oo aad looga danbeeyo waa hadaad xogogaal tahaye
Dadkuna aad ayay ugu kalsoonyihiin marka cadaalada saaxiib haka tegin

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Friday, December 08, 2000 - 09:47 am
TO: kayse

walaal waa sax oo Maxamed Abshir waa nin aad loo jecelyahay oo anigaa xattaa ixtiraam wayn u haya oo taas kuguma diidayo.
Laakiin walaale maamulka Puntland waxaa matalikara oo kaliya qofkii uu maamulku dirsado, qofkasta oo daarood ah ama majeerteen ah ma mataali karo hadii lajecelyahay iyo hadii kaleba. Waagii hore ayaa Bogotrooyada Daaroodka ee Majeerteenia (intii ay xooga lahayd)waxaa inoo matali jiray jiray ninkii ugu nasabka dhaw ama curadka ah marka walaale Keyse waxaan rajayaa in aysan meesha imaan nasab marka maamul laga hadlayo. Aduunkoo dhana wa la kala saaraa qof iyo Dawlad. tusaale qofkasta oo Jarmal ah mamathli karo dawlada (cidda maamusha) Jarmalka.

Taas waa tan maamulka waxaa kuu soo haray tan qabiilka.

Qabiilda Majeerteenka waxaa mathalikara oo kaliya -waa fikradayda e- Boqor Maxamuud (Boqorka Majertenia) Islaan Maxamed (Islaanka Nugaal) iyo Islaan Bashiir (Islaanka Mudug)iyo dhowr kale, Cidii ay iyagu dirsadaan ayaa qabiil ahaan inoo matalikarta, Marka Keyse Maxamed Abshir maamulka Puntlandna kuma jiro Isimna maaha
sidaas darteed ayaan u arkay in uu fikrado uu qabay dartood uu fadhiyay meesha ee uusan cidna matalin.marka hadaan iri Maxamed nama matalo waa sax, ee anigu manebci adeerkeen Maxamed Abshir.

Xassan Abshir cidii jecel iyo ciddii necebba harcad buu iib gaynayaa marka dadka jecel oo aad sheegaysid usheeg, haka nexeen ama haku farxeen e.
S/C
Wiilqardhood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr mj

Friday, December 08, 2000 - 11:25 pm
walaal waan jeclaystay sida aad wax ukala caddeysa,you claer the issue

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Saturday, December 09, 2000 - 02:33 am
Salaan kadib:
Wiil Qardhood marka hore madoonaayo inaan wax walba meeshaan ku qoro, laakiin mar marka qaarkood waalama huraan.

Narka kowaad hadaan usoo noqo maamulka Puntland ka jira wax weyn ayaa ka siya sidii uu ku asaasmay maxaayeelay hadaad leedahay qofku waa inuu dadka metalaa bal u fiirso intii ergo timi waa yaraayeen qof intuu reerku isu tagay yiri na matel bal waxay u badnaayeen rag uu casumay C/laahi.

Tan labaad maanta waxaa gobolka looga yaqaan "MADAXKANOOL" waana yar tahay cid kaLSOONI BUUXDa u haysa.

Tusaale magaaladan aad magaceeda wadatid The king C/laahi iyo maamulka Puntland maanta waxaa si weyn looga soo dhawaynayaa waa the kingC/laahi waana xaqiiq maxaayeelay Qardho cid iiga waramaysa majirto dadkuna waa beelo qof qof khasbaayaana majiro.

Xassaan Abshir maahan nin wax gata hadaad taqaanid dhaqankiisan sidaas kuma tiraahdeen ,isga oo wasiira markii uu arjkay sidaa madaxweynuhu uu dadka u hogaaminaayo ayuu maalin iska casilay bal iska dhaafe sharafta uu arinkaas ku helay waa wax uu Islaan Maxamed Muuse ku amaano oo xaqiiqa oo lahayaa.

Marka waalaaloow cadaalada haka tegin
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Saturday, December 09, 2000 - 05:30 am
To: Keyse

Walaal Keyse waxaad mooddaa hadalka in aad meel kale la aaday.
Waxaad ii sheegtaa waxaad kawadid:
-Puntland baa siday ku timid wax ka khaldan yihiin, oo Ina Yey baa dadka isugu yeertay oo cidduu rabbo kaliya ayuu u yeertay oo sidaasbaa Puntland ku timid.
-Mase waxaad leedahay Qabiilooyin maqnaa baa jiray oo shirka looma dhamayn.


Haddii aan kaaga jawaabo tan hore
-Horta waxaa khalad laguugu sheegay in Ina Yey uu ahaa qofka dadka isugu yeeraay taas waxaa samaynaayay Gudi kale oo odayaal ah ee Ina Yey, KingKong iyo Maxamed Abshir shuqul kuma lahayn. Sidaas darteed khalad weeye in aad tiraahid "Ina Yey baa Cidduu rabo u Yeeranaayay" waxaana ceeb Kugu ah adigoo aan u malaynaayay in aad tahay nin wax garad ah in aad qiil kadhigatid "Puntland QAAB xaaraan ah bay ku aasaasantay" Markii 3 sano lasoo dhaafay
Anigu Cabdullaahi Boqor Muuse ayaan lajeclaa in uu noqdo Madaxweynaha Puntland markii hore oo soomaalida ayaa waxay ku maah maahdaa "Oodi siday isuxigto ayay isu xoqdaa", laakiin waxaan diyaar u ahaa in aan natiijada shirka tixgaliyo oo wax kasta waxaa iiga muhiimsanaa in aan maamul ina mathala helno. Walina sidii ayaan u tixgalinayaa inkasta oo ninkii aan markii hore aan larabay ay weesadii ka jabtay oo aanan waxba ku aaminteen marakan (waa kan hadda kooxda Ina Boy u ah "Waziirka difaaca":O


Tankale oo ah in aan shirkii Garawe loo dhamayn taas waa khalad oo shirka waa loo dhamaa oo waa lawada rabay in aan maamul samaysano.

Waxaad tiri Xassan Abshir waxa uu uga baxay maamulka markuu arkay waxtar la`aanta Maamulka Puntland.
Waxaad ogaataa in wazaaradii Xassan Abshir uu maamulayay ay ahyd midda hesha dhaaqaalaha ugu fara badan ayna ahayd midda ugu waxtarka yar.
Markii ay timid xisaabtankuna waxaa iska horyimid isaga iyo Maamulka intiisa kale iyadoo wali la is haysto ayaa waxaa yimid cudurkii Carta markaas ayuu ka faaiidaystay oo Qiilka dhigtay in aysan isla shaqayn karin maamulka Puntland. Una Fiirso markii uu C/qaadir Islaan Maxamed laga dhigay waziirka arimaha gudaha ee Maamulka Puntland sida ay wax isubadaleen bilowba ha ahaadeen e. Walaal Kayse harumaysan waxkasta oo laguugu sheekeyo ama aad Somalinter ka akhrisatid.
Walaal RAALI IGA AHAW HADDII AAN HADALKA KUGU KULULEEYAY
S/C
Wiil-qardhood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADHAN

Saturday, December 09, 2000 - 08:41 am
Puntiland waxa kaliya oo ka khaldan waa: Waxaan diidnay in aan dugaaga xamar isku cunaya iyo qadhmuunkii Afweyne ka haray u nacamleyno.Iminka ninkii caash ka hayo waraabayaasha xamarow dee saaxiib kac oo qabo Muqdisho hana ii soo caban markay kabaal futadaada qadhmuun kaa gali
yaan

Change the subject it is booooooring. We don't want to hear abut dividing our people.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilbari

Saturday, December 09, 2000 - 06:50 pm
to wiil qardhood....walaal aad baan ujeclaystay sida daacadnimmo ay ku jirto ee aad wax ugu iftiimisay ninka keyse isku magacaabay waallee wiil qardhood mj adiga oo kale aad buu ugu baahan yahay waxaan jeclaan lahaa inaad wax bartid dhallinteena wareersan sida keyse iyo wadaadka isku magacaabay c/waaxid.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIILMUDUG

Monday, December 11, 2000 - 02:28 am
TO..WIILQARDHOOD. WAANKUSALAAMAYAA . SALAAN KABACDI ISKA DAAWAXA ADMEESHAAN KUQORAYSID.INFIGRADAADA LA.ARKOMAFIICE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Monday, December 11, 2000 - 07:00 am
to: Wiil-mudug

Wiilmudugow maxay dhib ah oo leedahay in fikradayda la arko? meeshan waxa loo sameeyay in afkaarta laysku waydaarsado e

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Monday, December 11, 2000 - 11:27 pm
Wiil qardhood waad mahadsantahay laakiin doodu mararka qaarkood waxaadan rabin ayay ka keentaa

Walaal 1998 doorashada garoowe bil ayaan joogay oo xogogaal ayaan ahaa ergayna maahyn cid isoo dirstayna majirin laakiin magaca aan huwanaa ayaan meesha ku joogay taasi waataa.

Doodan intaas ayaan walal uga harayaa

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilmudug

Friday, December 15, 2000 - 03:42 am
to,wiilqardood. waadsalaamantahay .salaankabacdi waxaan kuleeyaheymasiyaasi baadtahey.mise ardeybaadtahey.misekaboqabiilbaadtahey .misemooryaan baadtahey.fadlan kaadtahey iikalacadee. haiga xumaan.hana dhibsansu,asheydaan. t

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUURYO_QAB

Friday, December 15, 2000 - 04:01 am
ciise maxamuud Dabadii Hawiye ee xaarka laheyd ee uu ka taaban jirray ayaa ah muhiimada ugu weeyn ee
dawlada aan ka leenahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise maxamuud

Friday, December 15, 2000 - 05:02 am
waad salaamantihiin dhalin yara
ciise maxamuud waa madaxdii buntland waana dad
jecal horu marka buntland.
su,aal yaa kuligiin daacad u ah gobolkeena?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Sunday, December 17, 2000 - 03:58 pm
Asalaamu calaykum w w & Ramadan Wanaagsan

Akhyaar, waad salaamantihiin dhamaan. Ninka doodka furay, waxaan ku oranlahaa dawladadaani is going to be successful, whether you like it or not. Ragii maskada Alle siiyay waa ka qeybgaleen, i.e. Col. Xasan Abshir. Sorry, my Somali is terrrible......I think you are the same guy who put up a forum saying "Ciise maxamuud maxay Hawiye uga naageenayaan." I don't think you are proud of yourself. Be an Ciise like u claim and be proud. Gaalkacyo waa shidantahay. Caasimada Puntland, Garoowe, ma laha sufficient koronto & biyo. I am not hating on the Cumar Maxamuud. All my friends are of that clan. But i'm saying Ciise Maxamuud "dhuli" ay noqdeen. We have to help each other and rebuild Nugaal. Walaahi, qabiilwalba dhulkooda ay dhisanaayaan. Its up to us, the young generation, to rebuild our land. i have several ideas. if interested, look in the "GOBOLLADA-PROVINCES-----NUGAAL" section of the discussion.

To answer your question, "Ciise Maxamuud", yes i am for my gobol. let's represent it.

Hanad

Wabillahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAAGER

Monday, December 18, 2000 - 08:44 am
INA YEYGA SEX FORITARION BA HAAYA NAAGTIISII DIBADEY UGA NOOSHAHEY MARKA SIDAA OWGEED MAJEERTEEN OO DHAN WAA WAALEY NAAG LA,AANTA HEYSA OWGEED MARKA ODEYGA NAAG HALOO RAADIYO WAREERKU HAKA BA,EE OO SAXIGA HAKEENEE .
MARKAAS AYUU WAXA XUN SAXA KALA SAARI KARAA
OO UU CAADI NOQON KARAA MARKA ODEYASHA TAAS KU DADAALA OO ODEYGA NAAG HALUGU FARIISIYO
KADIBNA XUKUUMADA HA WAREEJIYO
HANA KU WAREEJIYO AQOONYAHAN AMA CALI SALEEBAAN AMA MJ YAR YARE MAXAMUD SALEEBAAN XILIGOODI WUU DHAMAADEY EY WAX XUKUMAYEEN .
AQYAARTA ANIGA DAACAD BAAN U HADLAYAA IDINKANA WAD KAFTAMEYSAN.
BYE TAAGER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sara

Monday, December 18, 2000 - 09:14 am
Ninka booga furay ma aha Ciise Maxmuud.
War hadaad rabto isku dir , maa ka haadashiid Cusman Maxamuud yo kaalinto oo ugu jiro dawalada hawiye?
Mase adiga ah cusman Maxamuud oo raba Ciise iyo cumar inaad isku gubto? Maxaas oo ka hadli weeysay diktaatorka Abdulaahi Yusuf iyo maamuul xumaad uu waado.
Xasan Abshir iyo Mohamed Abshir waa idinka fiira dheeryihiin.
Politics is a game of interests. Let the best man win

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Monday, December 18, 2000 - 09:45 am
Sara,

I kind of agree with you. Whoever started this page, is trying to create problems b/n brothers.
It is wrong to generalize, and label all Isse Mahammud as supporters of in Boy, when the fact
shows otherwise. For instance, the highest traditional leader of the Clan, and one of the most respected people in Puntland, namely Islan Mahammed is against Arta.

There are also politicians of Isse Mahammud clan, who are part of Puntland administration, and strongly oppose the Arta faction. Do you think, Abdullahi Yusuf and his administration would operate safely in Garowe, if it was not the firm backing of the inhabitants of the Nugal region? So, for those idiots who think Isse Mahammud, or Majerten for that matter, can be influenced by picking one or two disgruntled, and renegade politicians, with no power base and public support, think again!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayidcumar

Monday, December 18, 2000 - 08:32 pm
ikhyaarey dhamaan waad salaaman tihiin salaan kadib ujeedada bogan aan u furay maaheyn inaan isku aflagaadayno ee waxay ahay inaan kala faaiidaysano inagoo si walaaltinimo iyo nasteexo leh isugu jawaabayna.

anigu binu-aadam baan ahay waana qaldami karaa waa qaatay kor meesha aanku qoray ina YEY inay qalad ahayd ninka walaalkaya oo ii sheegayna waa ku mahadsan yahay.

hadaan usoo gudbo ujeedada aan bogan kalahaa maahi
nin shisheeye ah sida qaarkiin halkan kaga sheekaynayaan waxaan ahay nin reer garoowe ah
waxaan daganahay magaalada LONDON waxaana ahay ciise maxamuud

hadaba waxa igu kalifay qoraalkan waxa iimuuqata in qaarkiin wado nin jeclaysi maxaa yeelay markaa
tiraahdid xassan abshir masuul ma qaadi karo maxaa yeelay barquu ku sarifaranayaa taasuu waa meelka dhac aad u gaysanayso caaqil majeerteen

markaad i tiraahdaan suldaan garaase maaha isimadii la yaqaanayna waa gaf-kale oo aan kaa qaban suldaan siciid

ninka korkusoo qoray sheekada boqor cismaan iyo dhaxalka sadanada waxaan ku lee yahay walaal talada reerku beribay dhaxal ahayd sidaad sheegtay hadaba maanta maxaad ku diiday inuu ninba afkaartiisa hadlo

bal-ragoow ma waxaad maanta ileedihiin raguu c/laahi horboodaha u yahay oo ina xaaji aadanleh ayaa waxay ka waxgaradsan yihiin ragii carta tagay

waxaan jeclaan lahaa inaan si sharafleh inagoon is-caayin aan wax iska dhaadhicino

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Tuesday, December 19, 2000 - 02:14 am
To: Sayid Cumar

Ulajeedadaada ma fahmin, maxay tahay waxa aad rabtid in laga hadlo
-Maxaa Reer Carta loo dhagaysawaayay miyaad leedahay?
-Hebel iyo hebel kee fikrad fiican
-Yaa ina mathalika marka siyaasad laga hadlayo
-Maxaa Ciise Maxamuud sidaas iyo sidaas u noqdeen.
waa fahmi waayay waxa aad rabtid in laga hadlo ee bal i fahamsii aan is caawinee waa Haddii aad Ciise Maxamuud tahay.
S/C
Wiilqardhood@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Tuesday, December 19, 2000 - 08:24 am
Sayid Cumar,

Waxaa dad badani ku wareray ujeedada qoraalkaaga, marka taasaa keentay in la aammino inaadan ahayn reerka aad sheeganayso.

Haddii aadan ahayn sida dadka qaar qabaanna, iska daa waxaan dani kuugu jirin haka hadline. Haddii ay run kaa tahay oo aad Ciise Mahammud ama Majerten tahayna, sow ma ogid inay reerku leeyihiin degaanno iyo fadhiyo ay wax isugu sheegaan, kuna garnaqsadaan.

Ciddii caaqil majeerteen ah, iyo ciddaan ahayn, Ciddii ay wax u dhiibanayan iyo ciddii kale, meeshaanu meeshii in looga hadlo munaasibka ku ahayd ma aha.

Somalinet, waxaa ku tashada dadka aan lahayn degaan ay ku arrinsadaan, iyo dad u xilsaaran, majeerteenkuse kuma jiro ee la soco, dooddana intaa ha lagu xiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharmarke

Tuesday, December 19, 2000 - 09:44 am
Ku: wiil qardhood amase mudug amase cid kale sheego waxaa hubaal ah inaad qaldan tihiin idinkoo ismooda inaad saxeysaan sayid cumar oo asaga aan kulligeen isku raacsanahay inuu qaldan yahay waxa uu ka hadlayna aayba munaasib aheyn taasna waxaan ula jeedaa mowduuca waxa uu uga dhiggay sheekadda oo ah( Ciise maxamuud) ayaaba ´qaldan.
Aniga su'aal ayaan qabaa taas oo aan u jeedinaayo ragga wax ka sheegaaya Xasan abshir amase Mohamed abshir Amase cabdulaahi boqor muuse war walaalayaal intaba dantooda ayey *moqdisho* u aadeen qabiiladda ay ka dhasheena waa kuwa loogu hanweyn yahay iney dalka iyo dadka reer puntland wax u qabtaa marka Su'aasheyda waxa weeye raggaas wax ka sheegteene maxaa idin tusi waayey C/laahi yuusuf qaladkiisa mise waxaad meesha ku heysaan indhaha intaan istirno sida reerka cabdullaahi ka dhashay oo caadadda u ah (cumar maxamuud) aan sax iyo qalad dabba galno .
qaladka cabdullaahi lamasoo koobi karo sababtoo ah tiradii ayuu ka batay laakiin l qalad oo uu dhawaan sameeyey ayaan idin xusuusinayaa kaasoo aan filaayo ragga (cummar maxamud) jawaabtooda aan horay idiinku sheegayo jawaabtooda waa tan siyaasad ayuu cabdullaahi ka lahaa . qaladka 1) waa ninka xataa asagoon la tashan odayaal amase aan sa xaafadda ku qorin danta uu ka leeyahay waxa ay tahay ku casuumay garoowe raggii dillay caruurta agoonta ku ah garoowe aabayaashood oo ku dilay xamar amase kismaayo ,qaarkoodna ay u dhinteen iyagoo difaacaaya gaalkacayo . hawiyahii gacma ku dhiiglayaasha ahaa dhulkeenii keenay taas oo keentay carro aad u ballaaran .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Tuesday, December 19, 2000 - 10:05 am
Sharmarke,

Wax xiiso ah sheekadaadu ma leh, oo fara isku fiiq-fiiqii aan diidanayn baad sii waddaa.

Sheekadani waa dhammaatay, ee naga daa magacyada qabiilada iyo odayaasha aad meesha ku naadinaysid.

you are in the wrong place, at the wrong time, my friend. This topic has ended. No more.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EXPUNTLANDER

Tuesday, December 19, 2000 - 07:06 pm
WARYAARA MARJEERTEEN JOOJIYA NACNACDA. SABABTA DAD BADANI PUNTLAND U NECEEN WAA MACNA YARIDIINA AAD MARNA ORANAYSAAN WAA WAREEY YAA DAAROODA AMA HARTI AH MARNA AAD UGA DHAMAAN LA'DIHIIN MAGAC BA'AY OO AAN WAXBA IDIIN QABANAYN OO LADHAHO MAJEERTEEN. PUNTLANA INAAD IDINKU KELI U LEEDIHIIN BAAD U HAYSATAAN. QAATA HADUU WAX IDIIN KORDHINAYO. HADHOW YAAN NALOO SOO QAYLA DHAANSAN MARKA CEELASHA LAYDIN KU GURO. WAXAA LAYAABLE INAYDAAN WELI SOO QAADIN NIN KALE OO AAN AHAYN MAJEERTEEN. HADABA TAASI WAXAY TUSAYSAA SELFISHNIMADA MAJEERTEEN. TAASINA WAATA KEENTAY INAAD KISMAANYO WAYDAAN. WAXAAD HAYSAAN FAAN AAN WAX KALE KU LAMAAN SANAYN. SIDA DUMARKA UUN AYAAD HADASHAAN LAAKIIN WAX LATAABTO OO AAN AHAYN MUCAARADNIMO MASAMAYSAAN EE DADKIINA DHINAC KA RAACA DUGAAGYAHAW.
EXPUNTLANDER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Wednesday, December 20, 2000 - 01:26 am
sharmaarke!


Alaha sahlo!

aad baad u jirantahaye!


S/C
wiilqardhood@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buurya qab

Wednesday, December 20, 2000 - 04:13 am
kuligiin waad salaamantihiin,
walaalayaal majeerteen meeqa cadow ayuu leeyahay?
waxaan ugu xun kuwa eedhaleen,majeerteenow yaad
uga tagteen kismaayo iyo agagaarkeed?
tankale waligaa ha fiirsan nin kale ayaa maslaxadaada kula jecel.
ninkastoo meelkasta jooga isla kaashada si aad
wax ugu qabataan ,
hadal badan waalga fiican yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharmarke

Thursday, December 21, 2000 - 09:29 am
Wiil qardhood iyo cabdi.
jawaabtii aan idinka filayey amase mid udhow toona ma aydinaan soo qorin .
ninka isku magacaabay wiil qardhood waxaad ii cadaysay inaad tahay wiil mudug sababtoo ah kartiddii wiilasha qardhood lagu aqoon jiray ma kaa muuqato haddaad oran lahay cabdullaahi ayaan arintaa ku raacsanahayna waad xishootay sababtoo ah anigaa jawaabtaas hore u qoray oo inaad reerkii tahay ayaa cadaanaysa .
cabdi adiga ma habboona inaan kuu jawaabo sababta waxay tahay nin waxgarad ah iilama muuqatid.
ciise maxamuud waxa uugallo iyo waxa uu guddutoona halkaan ma aha wax dood ay ka taagan tahay laakiin dooda waxay ka taagan tahay in ragga qaarkiis waxaaney aheyn aad ku sheegtaan qaladaadkoodana aad sheegtaan ragga qaarna aad inooga dhigtaan sidda (caydiid) ay habargidir u heysato marka su'aasha waxa weeye maxaad wax uga sheegeysaan qaladaadka dadka kale haddii aadan raalli ka aheyn kugga madaxda anagga inoo ah sida *madaxweynaheena Puntland* sharmarke

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Friday, December 22, 2000 - 02:55 am
Sharmaarke walaale waxaa kaa yeeray hadalo aad u qaabdaran oo been ah.

-Waxaad igu sheegtay in aanan ahayn wiil-Qardhood, waxaanse kuwaydiinayaa see lagu noqdaa wiil-Qardhood mase reer Qardho waa dad isku si u fakara oo khalad iyo saxba iskuraaca . Haddii aad saas aaminsantahay Qardho meel baad kaga dhacday. Haddiise qofkii reer Qardho ah oo aad fikrad isku khilaaftaanba aad tiraaho reer Qardho matihid taas waa dhib adiga ku haysta.

- middakale waxaad igu sheegtay in aan wiil-mudug ahay(waxaan u fasirtay waqooyiga mudug in aad ka wadid) adoo sabab uga dhigaya in wiil-qardhood uu ka karti badanyahay wiil-mudug. taas khalad baan u arkaa in la gaaga jawaabo waayo ma mudnin wax jawaab ah.


-Midda kale oo ah sababta Dawladda Puntland ay ugu ogolaatay codsigii imaatinka nimankii hawiye ee dagaalka daaroodka lagu qaaday hogaaminayay, runtii Sharmaarkow arintaas aad bay iila foolxumayd oo iskumeel baan kataaganahay, marka walaale taas waxaa kaaga jawaabi kara dawladda oo kaliya ee wac Garawe oo waydii sidaasaa ila wanaagsan, ee aniga iyo qof Cumar Maxamuud ah oo aan dawladda ka mid ahyn kaagama jawaabi karo. Laakiin walaale waxaa jira in Caato, Ina Caydiid iyo Ina Salaad Boyba ay soomaalida danbi wayn ka galeen marka sidaas darteed ay khalad iyo khatar wayn ahaan lahay haddii ay israacaan, marka walaale waxaa jira dad aaminsan in sax ahayd in Puntland ay ogolaatay codsigii nimankaas oo ahaa in ay yimaadaan caasimadda Garawe, muddo yar ayayna joogeen. Adigase maxay kula tahay ma in ay israacaan oo aan Gaalkaycyo Ciidan aad u baddan oo heegan ah gayno misse in dhawr saac ay Garawe joogaan, maxaase ka fiican in Cadawgii shalay ay Garawe yimaadaan iyagoo baryootamaya. Walaalow sharmaarkow waxaan kuwaydiinayaa mattaqaan Qaybdiid iyo Cali Mahdi iyo Gaani waxay dhib ah oo u gaysteen dadka soomaaliyeed. maxayse adiga kula tahay dadka iyaga "baarlamaanka" Hotel ramadaan lafadhiya oo leh maslaxad soomaaliyeed baan ka talinaynaa. waxaanna kugula dardaamayaa in aad danta guud ee umadda aad ka dhalatay fiirisid ee aadan sikale wax u fiirin, ina soo sax wixii khalad ah oo aad igu aragtid.
S/C
wiilqardhood@.yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid cumar

Friday, December 22, 2000 - 09:48 pm
Walaalayaal raali ahaada hadii furitaanka doodani uu idiinla muuqday qalad aan idiin gaystay

aniga ulajeedadaydu maahayn inaan cida kala guro ee waxay ahayd inaan ogaado waxa qaarkiin cayda iyo wararka xunxun ugu soo qorayaan NETKA oo ku saabsan xasan abshir iwm sida ninkii soo qoray XASAN ABSHIR OO SI SHARAF XUMO AH XAMAR UGU NOOL.

hadaba haday badidiin idiinla ekaatay inaan cadowga qoyska ahay anigu, dhamaantiin raali ahaada waa inoo markale iyo fagaare kan ka duwan

to abdi waxay ila tahay inaad ula jeedadayda hada fahantay waa runtaa SOMALINET maaha gogashii tolku waxku qaybsanayey laakiin waxaan rabay raga qaar waxay rabaan meesha kusoo qora inaan tuso faaiidada ayleedahay qalad qalad lagu saxo.

haatan iyo dan walaalayaal markale raali ahaada dhamaantiin dooduna dhankayga waaka xirantahay


wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharmarke

Saturday, December 23, 2000 - 03:21 am
Wiil qardhood.
Waa laga yaabaa inaan qaldanahay amase adiga aad fikradeyda qalad u aragto.
aniga dagaaladii dalka ka dhacay cidna iigama sheegeyneyso cidda dambi gashay oo dad gumaaday amase taladeeda amase hantidooda ku baxshay iyagaa dhibaato qaba waana sababta ilaahey maanta hawiye uu nabadda u waafajin waayey.
waxaad igu tiri inaad igu fikrad tahay oo aanad jecleysan nimanka hawiye oo gacan ku dhiiglayaasha ah inaaney habooneyn iney garoowe jimaadaan, haddana durbadiiba waxaad tiri wixii aan hore ugu cawday oo ahaa qiilka ragga *cabdullaahi* taageera sax iyo qalad. ragga kale oo madaxda puntland wax kasoo qabtay amase jecel iney berri jaggo isku sharaxaan ku caaja internetna iyagoo aad moodo runtu iney tahay sida ay iyaga uun latay amase aragtidooda oo kaliya ay sax tahay .marka walaal inta aadan go'aan deg deg ah iga gaarin oo aadan oran waan jiranahay bal dib u faker aniga waxa kaliya oo marna aanan qaadan kareyn amase maskaxdeyda gelli weyday waa fikradda ragg kala jecleysiga ah ayadoo aan loo kala jecleysan hebel maxuu hebel uga fiican yahay ee loo kala jecleysto aniga hebel ayaa i xigga.
taas waa waxa hawiye colaadda dhex dhigay haddii ay beesha cabdullaahi uu ka dhashay sidaas ay kusii socotana waxaa hubbaal ah iney dhibaato ka dhex dhici karto mustaqbalka beelaha kale oo deggan puntland gaar ahaana beesha ciise max'uud
oo aad moodo beesha ilaa iyo hadda aaney iska horimaan intooda badanna aan dhibaatadda jeclayn
mar walbana jecel wanaaga iyo isku duubnidda puntland marka soomaalidda waxaa maah maah u ah gaal dil gartiisana sii.marka walaal ragga ilma abshir wax ka sheegaya amase king kong haddaaney ragga kalena qaladaadkooda sheegeyn ha iska aamusaan sababta waxa weeye waa nin jecleysi taasna waxey keeneysaa cawaaqib xummo sida aniga inaan taageero ilma abshir anigoo indhaha istiraaya oo aan qaladkooda fiirin goortaas waxaan noqoneynaa qabiillo iskasoo horjeeda oo xataa laga yaabo inuu qilaafkoodu bato oo ay aad u kala fogaadaan .
ilaahey ayaan ka baryeynaa ramadaan weeye inuu dadkeena madaxda xun xun ka qabto iyagana runta tussiyo oo cabdullaahi iyo xasan amase maxa'med amase king kongtoona wax ay gooni amase shaqsi ahaan inoo tarayaan ma jirto sidaas darteed kii puntland wax u qabanaaya amase danta dadka degaankaas wadda aynu taageerna .
wa bilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Saturday, December 23, 2000 - 04:22 am
To: Sharmaarke

Walaale sharmaarke anigu si gaar ah maamulka Puntland uguma raacin arintaas laakiin waxaan sheegay oo kaliya teoriga dadka maamulka ku raacsaanaa fikraadaas ee anigu runtii khalad baan u arkay, laakiin fikrad macquul noqonkarta bay ahayd haddii si loo eego. Laakiin walaale sharmaarke wixii aan maamulka ku eedayn lahaynba waxaa isku fuuqsaday nimanka baarmamaanka iyo dawladda la dhistay dadkii soomaalida danbiyada ugu waawayn kagalay. Marka walaale Sharmaarke in Dadka maamulka Puntland hayaa ay galeen danbi ah in ay ogolaadeen imaanshaha danbiilayaasha waa khalad aanana la difaaci karin ayaan aaminsanahay.

Laakiin walaale waxaad ogaataa adeeradeen danbiga ay galeen oo ah in Qaybdiid, Galaal, Gaani, Cali Mahdi iyo Qaarbadan ay maamul ku darsadeen ay Dawlad la dhistaan baa waxay tahay mid YAXYAX leh. In ay Garawe joogeen saacado iyo in maamul lala dhistona waa labo arimood oo kala duwan ee ogow, Adigase tee kula wayn labada danbi -iiga soo jawaab. walaale adeeradeen khalado waa wada galeen ee ogow.

Mida kale oo ah in aad jirantahay taas waa adoo meesha keenay Ilma Maxamuud adogoo ka dhigaya sidii dad kala qabiil ah.
S/C
wiilqardhood@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 23, 2000 - 08:57 am
To: Sayid cumar:
Wiilyahow doodaan aad furtay markii aan aad uugu fiirsaday waxaa ii muuqatay in aadan Ciise Mohamud ahayn ee aad tahay nin xumaan C/mohamud raadinaya oo jecel in uu maqlo kuna raaxaysto cay C/m. Marka anigu waxaan ku oranlahaa Hooyada dib uugu noqo oo raadi asalkaagi runta ahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADHAN

Saturday, December 23, 2000 - 10:15 am
Sayidcumar:

Faqsh xun baad tahay oo dan biday in uu iska dhigo dad uu san u dhalan.Aabahaa Afweynaba ku guuldaraysay in uu reer puntiland kala qaybiyo ilaaba waadin xun ee ah ina xaar walwaal.
change this stupid subject. pls guys....thanks.

Mooryaan kaste qadhmuunkuu soo qoro ma inaan uga jawaabno baa?,
Forever Puntilander.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Saturday, December 23, 2000 - 08:44 pm
Sida hore loo tilmaamey ninkaan ma aha Majeerteen. Wuxuunna uu ekayahay qof hadda ka hore isku dayeey inuu isku diro MJ (qoraala kale ee forumka uu ku qorey asagoo adeegsanaayo magac kale duwan, marna iska dhiigay nin degaan Ohio!)

Sayid Cumar hadaadan rabin in lagu kashiifow edeb yeelo Moryaan yahoow!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharmarke

Monday, December 25, 2000 - 02:58 am
To:Wiil-qardhood.
Welli jawaab lagu qanci karo igama aadan siin su'aasheydii.
laakiin haddaan kaaga jawaabo adeeradeen kuwa muqdisho aaday aad iyo aad ayey iila qaldan yihiin qof walba oo majeerteen ahna waa qirayaa iney nimankaas qalad siyaasadeed oo weyn ciyaareen laakiin aan aragno iney qaladkooda gartaan iyo in kale.
su'aal wiil qardhood.
ka waran ninka magaaladda gaalkacayo soo dajiyey hawiye asagoon la tashan majeerteen wellina la heysto guryahii magaaladda muqdisho ku jiil oo majeerteenku lahaa?
qaladka noocaas ah sidee baad u aragtaa .
wa bilaahi towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 25, 2000 - 01:28 pm
TO BADHAN:

I CAN'T FIGURE U OUT MAN! SOMETIMES UR A SOMALILANDER AND OTHERS U R PUNTLANDER......GO ONE WAY DAWG!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Tuesday, December 26, 2000 - 09:14 am
To: sharmaarke
walaale sharmaarke anigu runtii maàaminsani in Hawiye lagu daydo oo loo diido Gaalkacyo sababo badan awgood,
-Bini aadnimo maaha in qof loo diido meeshii uu dagayay iyadoo lagusaxayo khalad ay galeen dad la qabiil ah, ayadoo ay jirto in ay magaalada ku leeyihiin taariikh aad u foolxun.
-Waxay tahay tusaale aad u wanaagsan oo tusaya somalida kale in Puntland aytahay nidaamka kaliya ee soomaliya ka jira oo aan isticmaalayn AARSIGA.
-Marka laga eego dhinaca ganacsiga magaalo waxay ku fiicantahay in Qabiilooyin badani wada dagaan.

Walaale Sharmaarke inkasta oo aanan reer Gaalkacyo ahayn hadana marka aan la sheekaysto reer gaalkacyo waxay iisheegaan in dadkii uu ku daalay AK47 iyo colaad joogtada ah.
waxaa kale oo igu maqaalo ah in odayaasha magaaladu ay horboodayeen in Hawiye lala heshiiyo iyagoo ilaalinaya dane ganacsi oo waxay rabeen in magaaladu ay u noqoto meel ganacsi, taas oo aan ka arki karnay markii samarkii dagaalka yari ka dhacay magaalada in markii ciidankii Puntland ay damceen in hawiye magaalada laga raro ay odayaashu isku gadaameen oo ay hor istaageen daraawiishtii Puntland marka walaale in Ina Yey uu arintaas kali ku ahaa waa ii adiga.
S/C
wiilqardhood@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil cayr

Thursday, January 04, 2001 - 07:08 pm
i •••• you moms you fucking majeerteens cowards
i will take back galkaacyo and next will be qardho and garoowe i wanna •••• you all daroods ans specially majeerteen asses.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run

Sunday, January 07, 2001 - 06:34 pm
walee waxba ka dhacay meesha waxaan idin leeyahay who cares baqbaq iyo caay?majeerteen waa ciise maxamud inta kale waa jaabojaabo soomaalia wey ogtahy taas kii diidaana meelo naq doogleh iyo nugal baa lag eryi doonaa xasan abshirna ha jiro ha joogo ni gaaray 1000 sanno kam soo baxayo somali oo dha nabdeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hamar

Monday, January 15, 2001 - 03:31 pm
Wiil qardhood, waan kula yaabay waxaad iska dhigeysaa nin wax walba yaqaan. nin yahow, markaan eegay qaladaadka aad sameysay waxaan kuu arkay inaad tahay aqoon gaab jecel in ay dadku yiraahdaan waa wax garad, sida ay haddaba qaar kuugu marqaati fureyn. qaladaadii: (hana igu soo noqon oo ha igu oran ima garan, sidaa qof walba u leedahay ima garan. I don't think anyone will understand you for that matter)
1)War maxaad Odayasha u kal saartay. ina garaase ma adigaa suldaanimada ka qaadi kara, soo dad dhan oo wax ku ool ah ma matalo.
2)Max'ed Abshir waa nin ummada wax badan ka sareeya oo waligaa ma garaneysid mana garan kartid. siyaasadiisu waa kaa weyn tahay oo meel fog ayuu wax ka arkaa. Tan cartana ma qasban oo shirku ummada waa u furnaa adaanan ogeynee. dadkoo dhan ayaa la casumay Max'edna kumaba sii jiro.
3)Anigu Hassan difaaci maayo wixii Siyaad Bare u soo shaqeeyey ma jecli, waase qabaa inuu yahy nin aan wanaagsaneyn.
Ninka arrinkan furay mid qura ayaan ku lee yahay, war ma caqli xumidee xagee ayaad reerka aad ka dhalatay kala dirirsan tahay?, mise maarkaad waxaan qoreysay waa qayilsaneed oo waxaad waqtiga ku disho ayaad raadineysay. Buddy, if the later one is the case it worked for you because an unintelligent man like ina qardhood has fallen for it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Tuesday, January 16, 2001 - 12:03 am
To:Xamar
Ha kayaabin in aan kula wadwado, marna hakayaabin!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiin

Tuesday, January 16, 2001 - 05:46 pm
To All:

Do you guys know for sure if Wiilqardhood is Ciise Max'ud or Majeerteen for that matter? I don't think so. For one, He denied the legitimacy of Sultan Garaase and that is a grave mistake. Secondly, he insulted the only surviving Somali Icon in Somalia. Perhaps he is gadaal ka gaar goob dumis. doesn't he know that all Somalia respect this legend, and that one time Siad bare ordered his arrest only because he showed up in Mogadisho stadium and everybody there got up and gave the leged and standing ovation. Start reading the history books idiot. To: Hamar, keep the good work. I have no doubt at all that you are an intellegent and true majeerteen, and thanks for slapping that idiots bad mouth oo Huurada leh. To the other guy in England, you are annoying , leave Ciise max'ud alone. if you are mad with somebody go talk to them. You will never understand Mohamed Abshir nor that I expect you to. And do me a favor don't you ever compare him to afgaduud or anybody. And if you do I will come to you through the internet and break your big mouth

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hamar

Tuesday, January 16, 2001 - 05:53 pm
Hi Amiin.

Thank U buddy. sayidkii ayuu ahaa ninkii yiri markii ninkii Ciise maxamud ee ariga u ilaalin jiray uu dhurwaaga ka celin kari waayey oo intuu gabay yiri: war dhurwaa ariga isaga tag ariga daraawiish iyo dhiman ku dili baa leh istaadkaa leh intuu marka hore gabayga ku daray in ariga ilaah lee yahay. bal dooqonka aad sheegtay inuu Ciise max'ud aheyn oo aad tiri waa huuraale maxuu marna u lee yahay ninka iyo reerkiisa yaan la isku qaban hadana reer abshir oo dhan afka ula galaayaa. Waa kala haddle dadka horbooda oo ismooday nin caqli badan. ilaahow yaa ogaada baqtiguu cunaayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Wednesday, January 17, 2001 - 12:34 am
To: Amiin ama Xamar

Warninyohow ama Amiin labax ama Xamar ama Jawhar labax lagama yaabo in aan kula wadwado waayo ma mudnid wax jawaab ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CANJEEX

Wednesday, January 17, 2001 - 03:54 am
to: all

war nimaankaan halkaan isku xag xaganaaya war waxaan idin dhihilahaa waa wada wareerteenee bal marka hore isdajiya oo VACATION qaata meeshii oodhan wax isku badashay cay iyo far fiiq fiiq.
NINKA MEESHA FURAY waa nin MOORYAAN ah sifiican buuna idiinkaga raayay haduuba idinkii qoorta isku kiingashay, war sida isku dhaama oo daadya cayda la caynayo AWOOWAYEESHEEN aniga hadaan isku kiinsheego kuli ciise maxamuud, cismaan maxamuud iyo cumar maxamuudba waxbaa iigala waana nax din waxaan halkaan ku arkay.

WAR SIDA ISKU DHAAMA OO MOORYAANTA ISKA QABATA ANIGA SOO LAABAN DOONAA MARKAA UUN BAAN LAHADLI DOONAA MOORYAANKA MEESHA FURAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX

Tuesday, January 30, 2001 - 12:01 am
WIILKAAN WAALADN MAAHA MAJEERTEEN DHALAD AH EE WAA WACAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Tuesday, January 30, 2001 - 06:05 am
Libaax
Not only Wiil-Qardhood, but many of the participants o this silly discussion are whoresons who are trying to create conflict between the people of Puntiland State of Somalia.
Please guys let us drop this f.. discussion.
Puntilander who hates Mooryaans and Afweyne's yes men. I

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayidcumar

Tuesday, January 30, 2001 - 05:39 pm
waxaan ogaaday soomaaliye inaysan caqli isku dhaamin ama daarood ha noqoto oo majeerteen horboodaye ama hawiye oohabargidir wado dantaan bayjka u furay waxay ahayd

garaadka aad sheegataan dadka inaad dheertihiin in waxka jiraan waxaase cadaatay markaad hoos isugu noqoteen inaan kuli isku meel taagan nahay

walaalayaal soomaaliye waa mid qura mana kala maaranto hadii hawiye taliyo iyo hadii daarood taliyana darajo nooga saayidaysa malaha ee warmaan danta guud eegno iyo walaalnimada soomaali waligeed dhextiil

anigu qabiil inla caayo doodan uma furin ee waxan u faray aqoon iswaydaarsi iyo kala faaiidaysi

walaalkayga i soo waydiiyay inaan marqaan sanaa iyo inkaloowna boowe maya ma qayilayn ee xayibaan ahaa

warhade salaama allah dooduna halkaa haynoo joogto doorashadana halayimaada codkiina waa loo baahan yahay walaalayaale

wabilaahi tawfiiq
sayidcumar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CADO DHEERE

Sunday, February 04, 2001 - 03:21 pm
WIIL QARDHOOD.

WAXAAD TAHAY INA GUMEED INA GUMEED DHALAY OO MALAWADKU KA SOO JEEDO. HADDII AAD MAR DANBE HASSAN ABSHIR AFKA LA GASHO AFKA HUURADA LEH OO AAD FADHI KU DIRIKA LA FADHIDO AYAAN KAA JABINAYAA
DADKA MAXAAD MAGACOODA U WADWADAA, MIYAADAN KA BAQEYN IN MARKA AAD GAROOWE TAGTO LAGU TOOGTO. HASSAN TAAGEERO BADAN AYUU KU LEE YAHAY GAROOWE SOO SIDAA MA OGID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Sunday, February 04, 2001 - 05:52 pm
Sayidcumar/Mooryan/Mooryan
lover;

Tell your silly argument of one Somali to those Mooryaans raped our sisters rather than figuring out how to govern.

Let them/you cry forever. You will never a second chance. As a matter of fact I'm going to make sure that you pay for all those crimes that you have committed against my people.
Puntilander forever