Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Horta Ciidagale waa imisa qof ma, Ayaase intaas ka soo reebay?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.A.

Wednesday, November 29, 2000 - 08:34 pm
Ciidagale iyo Arab horta yaa dhameeyay oo 157 qoys midkiiba ka soo reebay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIIDAGALE

Friday, December 01, 2000 - 06:09 am
waa run oo waa yar yihiin laakiin waa dadka ugu fiican reer sh. Isakhaaq, waxayna ahaan jireen qoomiyad boqoro wada ahaa kadib waxa dhacday in ay Isaaq oo dhani iskugu wada tageen oo ay madhiya is yidhaahdeen laakiin ku guul daraysteen inkasta oo ay yareeyeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciidagale

Friday, December 01, 2000 - 10:08 pm
Ciidagale waa niman Garxajis ah oo tira ahaan Dhulmahante iyo Wersingili oo la isku jamciyey.
Waa qaran Saldano lahaan jirey oo xukumi jirey ogaadeenka iyo adoonta kale ee la degta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacad-muuse

Friday, December 01, 2000 - 11:22 pm
TO:H.A.
------
Dhalinyaradan ku hadlaysa magaca ciidagale waxaan leeyahay marka horeba ma haboona inaad nacaskii walba u jawaabtaan oo aad la wadwadaan .
mida labaad ciidagale miyaanay aheyn boqortooyada ito madax-dhaqameedka isaaq ?haa.
waxaan jecelahay inaan yarkan is qariyey laga hoos qaadin hadalkiisa waayo waxaan u malaynayaa inuu ciidagale ka cuqdadaysan yahaye.