Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: SOMALILAND HADII LA RABO JIRITAANKEEDA ISAAQU HA KU WAREEJIYAAN XUKUNKA QABIILADA KALE EE SOMALILAND MARKOODA!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run sheeg

Thursday, November 30, 2000 - 08:20 pm
Hadii SomaliLand lala rabo jiritaan iyo aqoonsi waa in ay reer sh. Isaxaaq isku tagaan oo ileen 10 sanadood iyay xukunka soo hayeen, oo hadaan nahay qabiilooyinka kale ee reer soomaaliland aan wadanka la dhisaynay, Markaa hada waxa igu maqaala ah in uu Cigaal Xaraarta uga kacayo inaadeerkii Siilaanyo oo uu la doonaayo in uu 10 sano oo kale hayo xukunka Somaliland, Taasina yeelimayno xaqna maaha Somaliland sharaf waxay ku yeelanaysaa marka uu xukunka qabto nin kasta oo u qalmaa xaga aqoonta, sharafta, diinta, hogaaminta etc.
Markaa ha loo dhiibo xukunka nin ah Dhulbahante, Wersangeli ama gadabuursi, taas hadii la waayo kuma jirno anaku Somaliland waxayagana koonfur ayaan la tagaynaa..
Idinka oo 10 sano soo hayay hadana 10 kale meeshu ma tiibaa?
salaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Thursday, November 30, 2000 - 11:14 pm
Salaan,

Sxb miyaad waaltay sawdigan biyii iyo salidii isku daray..lol.

Dhulbhante iyo Warsangali maxay kala yihiin waa yaabe saw Darrood ma aha, markaas ma waxad la simaysaa Garxajis iyo Habar Jeclo.

Wax bilaash laysuma siiyo sxb dalkan rag baa u soo dagaalamay oo iska le.. markaas aabaah Siyad Bare waydiiso dhul aad xukuntid. 10 baad sheegaysaaye 2000 oo sanadood Isaaq xukunka kama dagaayo. qasab san dule


bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hangool

Friday, December 01, 2000 - 04:46 am
Waryaa Soomaaliland horena uma jirin hadana ma jiri doonto aflagaadadana joojiya dadkiinan afka isaaqa ku hadlaa cay iyo afxumo uun baad meel walba la taagantihiine.

Intaad sidaa tihiina dawlad iyo xukun baad sheegeysaaye walaahay baydin nabadgelyo ugu joogayn Dhulkiina.

Dhulbahante iyo warsangelina waa niman isku kalsoon oo Harti Daarooda markaa kalsooni yeeshoo waxaad tihiin ogolaada dadka kalena aflagaadada ka daaya aqoon gaabyahow meesha isugu wada yimi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saylac

Friday, December 01, 2000 - 06:23 am
reer-waqooyi magac baas oo dhawaan soobaxay iyaa kale fogeeyay"somaliland" oo dad khalad ka fahmeen una qaateen isaaqland. inta ay arrintaasi jirtana wax haddaan nahay reer waqooyi inoo hagaagayaa haba yaraatee majiraan. somaliland in ay jirto haddii la doonayana hala kala saaro SOMALILAND iyo ISAAQLAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run sheeg

Friday, December 01, 2000 - 09:34 pm
HABAR YOONIS,
Ku garanay adiga lagaalana tashan maayo arrimaha soomaali land waayo adigu h/y ayaabad tahay ilaa tan iyo ingiriis wadinkii xitaa la baxay ingiriis carro,
Isaaqa hagaagsani hanala hadlaan ee adigu arrimaha Somaliland kama talinba kartid tuug, hunguri, boob, khayaano afxumo kuli way idinku ururtee Somaliland soo baro macnaheeda waa dhul ee maaha dadka, ogoowna in aanu ka talin karno Somaliland waayo jiritaanka somaliland ayaa sidaas ku xidhan.
Wersangeli waa qabiil sida Isaaqa oo kale ah, Dhulbahantena waa qabiil sida Isaaqa oo kale ah Gadabuursina waa qabiil sida Isaaqa oo kale ah, aqoon ayaana kuu dhiman ee soo kala baro dadka iyo meelaha ay degaan "Allahayow nimaan dhul marini dhaayo la'".
waar maad iswaydiisay waxa aad mar uun uga adkaan kari wayday sadexdan qolo midkood uun hal mar oo kalihaata xitaa.
waar balo looma yeedho iyo wax laga soo gudbay ee aayar aan wada tashano oo marba qolo ha loo dhiibo xukunka soomaaliland. anaa kaa badan, anaa kaa adag, anaa kaa gobsan waxaasu waa sidii ay carabtu ku noolaayeen waxtigii qablal Isllaam oo kale waa kumanyaal sanadood ka hor ee dib ha inoo celin cid cid ka adagina waligeed dhicimayso ee aayar caana boodhahaaga iska cab yaan lagaa daadine.
Hadii kale miyaa yaan laidin arkin idinkoo qaxaaya oo dulcad iyo axmaaro magan galay, habar yooniseey horaad Isaaq dagaal ugalisee mar kale ha galaafan.
adoo kale dabshid ayaad tahee nabad iyo wanaaga maxaa kuu diiday?

Mida kale dhulbahante, wersangeli iyo gadabuursi waa kuwii shalay kuu baxay ee H/Awal oo ku garaacaysa kaa badbaadiyay, nacasyahow taasi kuuma muuqato, Allah ha u naxariistee Siyaad Burco oo bed qabta ayuu ka tagay adaana iska dumiyay, maxaad afweyne uun lahaysaan Afqashuushle.
waar isla yaab oo dadka hakala fogayn.
nabagelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mayow.

Saturday, December 02, 2000 - 08:41 am
Isaaq hadiid raacdiin waa waalaneesiin idinkano kuwo kaloow kuligiinbo, marka Somali wayn aa inoo dhalatay ee xaa ku faleesaan gobol s/l la dhaho oo aduunkii diideen in la aqoonsado mudo 10 sano eh.

Dawlad la'aan iyo dawlad kee raacesiin idinkuba caqligiina fiirsha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maax

Sunday, December 03, 2000 - 07:04 am
Mayaw waa runtaa waa waxa aan iswaydiino kuligayo intayada aan Isaaqa ahayni.

Si kastaba anaku dawlad ayaan rabnaa, laakiin aan aheen tii hore oo kale ee hadii koonfur iyo waqooyi wax loo qaybsado it will be nice ama sharci laga dhigo in qoloba mar ay hayso xukunka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliland

Tuesday, December 12, 2000 - 04:39 pm
Horta runtii aqyaarta mesha soo gashay,waxay qoreen waa arkay ama aqristay,mid iska hadla:((wa halkii la yidhi iska hadle waa ina-igare)iyo mid xigmad ku dhow ku hadlaba,horta aan la hadlo sxb Ruun-Sheeg,horta ma xuma xukun wareejintu ee waxaa meesha ku jirta reerka Dhulbahante la yidhaahdaa daacad ma u yihiin arrinta Somaliland,waan wada ognahoo qaarba meel ayay siyaasiyiintoodu u baqooleenee,reerahan kale ee aad sheegtayse,waxba naga xumaan maayaan oo aniga ayuunbaa isku heelan(isku degaaan aah,siku dhaqan,kala guursada)markaa reer waqooyi waxaan u malaynayaa maanta meelo badan oo Somalia dhulkii la odhan jiray way ka nabadgelyo wanaagsan tahay,kana nolol fiican tahay aslong ay peace and harmony dadku ku wada nool yihiin,markaa marka ay xukunku timaado,doorashada kii ku guulaysta waanu u dhiibanaynaa,inkastoo aanu anagu cidna waxba u diidayn,reerahan aad sheegtayna iyaga ayaa maanta xilal wanaagsan ka haya Somaliland(Dhulbahante-Arimaha dibada,Warsangali-maaliyada,gadabursi-madaxweyne ku xigeen),markaa wareejinta xilka markay timaado waa halkeeda,laakiin waa marka daacad laga yahay midnimada iyo jiritaanka maslaxada dadka ku dhaqan Somaliland.:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Tuesday, December 12, 2000 - 09:43 pm
Salaan,

Runsheeg, horta wax lagugu jawaabo ayaaba iska yar sabab waad iska hadlaysaa waxa dhici kartana inaadan cidba lahayn.

Warsangali iyo Dhulbhante aniga waxay ila yihiin isku qabiil waa niman darood ah ama diid ama ogalaada waa labadiina ayay idinka dhxaysaa.

Runa maad sheegin sabab adoo le cudud ahaan waxan la simanay Habar Yoonis iyo wax ka badan ayaad hadana aad wax baryaysaa..lol waa dood Darood waligay waan maqli jiray.

Gedbursi lama simana Dhulbahante ee wuu ka badanyay 100% ee waxad la simatihiin laf ka mid ah. Waa doqoniimo idinkoo doonayaa inad rag idinka badan wax la qaybastaan inaad isu kala sartaan War iyo Dhul..lol

Cududna Dhulbahnte iyo Habar Yoonis maanta loo gar qaadi maayo. ee wax kale sheeg..adoo Caynba ood leedahay lagugu karbaasho ayaad isku qaadaysaa rag cudud iyo raginimo iyo tiraba kaa badan. Bal Cayanba nala ga qaaday noo sheeg Abskuulna dagaan ka riixnee..mise ina gumeed waxan kuu tiriyaa calaacalkii awawgaa Cali Dhuux iyo Qamaan Bulxan..

wax lagu siinayo oo hadyada ma jirto u shaqyso oo nafta u hur oo dhiig u daadi..fulayaw futada weyn le..habar yoonis dhiig bay u hureen libtooda..maxaa kuu diiday eed la baryamaysaa..

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Wednesday, December 13, 2000 - 04:18 am
Waryaa Xagey taala taariikhda Dhulbahante la karbaashey Adeer weligayaba anaguun baa wax karbaashna miyaad iloowdey inay yihiin nimankii Ingrii iyo Isaaq oo u naagaynaya Berbera ka qabsadey maalin cad hadana markaan doono waanu qabsan.

Tan caynabana adeer waa caro Dhulbahante car waa taase cid kale ha degto xitaa anagoo deegaan ahaan hada mudo ku nooleyn hadana cidi ma qaadan karto waxayna hoos tagtaa Laascaanood.

Arintan Warsangeli iyo Dhulbahantena adeer waa niman Harti Daarood ah laakiin markay adiga kula tuur tuurayaan cidna masoo kaxaystaan ee iyaguun baa kula xisaabtama Dhulkan aydin laheyn ee aad sheegataana jooja.

sheegta dhulkiina oo ha idin qaado sidase aad ku socotaan mar buurihii dib waad u fuulaysaan ileen asxaan waxba kuma lihidin oo dhiig adoon baa idinka buuxa garaacid baad wax ku leedihiin.

Taaariikhdana been haka sheegin Cali Dhuuxna nin geesiya oo afatahan ah buu ahaa waa ninka qudha ee Sayidkii la tuur tuuri jiray gabayna ku celin jiray intiina kalena adeerkiin Ingriis baad Khaadin u ahaydeen ileen dadka xorta ah baa wax is weydaarsan jiraye.