    Somalilander | Thursday, November 30, 2000 - 08:29 pm Isaaqoow kala Cadeeya? |
    Xirsi Cismaan | Thursday, November 30, 2000 - 11:09 pm salaan, anaa kuu jawaabaiya sxb somaliland waa Garxajis, garxajis markan kala saaro waa Saciid Garxajis , hadaan sii kala saaro waa Ismaaciil Care..ilaa ay Gunbuur ay ku xaraan...Darood koob biyo ka cabi mayaan. Dhulbhante marka dumarka laga hadlaayo ayaa goobta la keenaa..iyo Darroodba..lol baarqab baa doobyayee dhufaanaw gabo..lol bye |
    cali | Friday, December 01, 2000 - 12:59 am to xirsi cismaan maxaa la iniiga waayey isaaq haddaad tihiin jawaab fiican oo lagu qanci karo? su´aasha halkan lagu qoray waa mid qof kasta oo reer-waqooyi ihi oon isaaq ahayni iswaydiinnayo markii wax la iniga waydiiyana sidan baad uhadlaysaan.isaaqow ama af la fahmi karo hala iniigu yimaaddo ama reeraha kale ha iniga tashadaan. |
    sALAAN | Friday, December 01, 2000 - 04:44 am SOMALILAND WAA DHUL AY KU NOOL YIHIIN QABIILADAN HOOS KU QORAN OO AH ISAAQ GUDUB GUURSI DHULBAHANTE WARSANGALI CIISE AND E.T.C |
    Somalilander | Friday, December 01, 2000 - 09:45 pm TO SALAAN saaxiib waa taadu waa wax jawaab u eg laakiin 97% Qabiilkaagii sida ninka xirsi Cismaan labaxay ayay wada aaminsanyihiin una wada hadlayaan ee maxaad naga filaysaa anaka oo ah (USP)DHULBAHANTE, WERSANGELI, GADABUURSI iyo kuwa kaleba? Waxaan oo kale ayaa idinku dhex jiree sideen SOMALILAND wax la yidhaa ayaa jira oo aan nahay u nidhaa bal noo sheeg? war Ibtilo iyo yaabkan bal arka!!!! Salaan, Adiga bal talada aan kuu dhiibee marka aad na leedihiin Somaliland anakaa oo Isaaq ah ayaa iska leh, Ee hadana aad na leedihiin reer waqooyi ayaan isku nahay waa imisa af? xageen idiinkugu soo hagaagnaa waa yaabe? Bal idinku isku noqda oo wax aan idinkugula dhisno Somaliland noo soo sheega si Official ah. Ramadaan kariim |
    Halyey | Saturday, December 02, 2000 - 07:19 am S/Lander S/land waa dal iyo dad. Dadka deggan ee lahina waa Soomaali. Waa dal u furan oo uu ku noolaan karo qof kasta oo Af-Soomaali ku hadlaa, xaqna u leeyahay inuu ka bayac-mushtaro, ka foodo xukunkana ka qayb qaato. USP waa welkam. Haddii dad ku filani u fooddo 2002 qasab iyadaa dalka xukumi doonto. Taasi waa xuquuqda. Immikana waajibaadka. Ninkii dalkan u dhashay ee isku daya inuu ku biiro dawlad kale oo diyaar u ah inay Dumiso S/Land waa Khaa'in. Waa in la qabtaa maxkammad sharci ahna la taagaa. Ina Cigaal may ahayn inuu sii daayo nimankii intay shir lagu guddoominayo burburinta S/land kasoo qayb galeen haddana Berbera iyo Hargeysa iska yimid sidii aan waxba dhicin! Wuxuu kale oo undermine gareeyay maxkammadda. Yaa xaq u siiyay inuu cafis bixiyo? Waa in qof kasta oo dalkan deggani daacad u yahay dalka(Tan ha ku khaldin dawladda - iyada waa laga soo hor jeesan karaa)aaminsanyahayna jiritaanka ummadda S/land. |
    HAGAR AADAN | Saturday, December 02, 2000 - 09:19 am TO; XIRSI CISMAAN WAXAAN KUU SHEEGAYAA CAYDA AAD CAYDAY DHULBAHANTE INAY KA GO,ANTAHAY REERKIINA. DHULBANTE WAAD TAQAAN, INAAD XIRSI CISMAAN TAHAY OO AAD H/YONIS TAHAYNA WAANU NAQAAN. DHULBANTE WAA RAGII NIMANKIINA LAAYEY, EE XABADA IDINKALA WADA DAALEY. HADAAD XUSUUSATO GABAYGII SAMATAR BAXANAAN EE AHAA: MAADHIINKU NIMANKUU LA TEGAY MIIDHA HABAR YOONIS, MA MIDGAY AHAAYEEN KUWII MAGANTA NOO JIIFEY. RAGAAGII WAA KUWAANU SAA U GALAY, MARKAASAAD HADLAYSAA OO AAD DHULBAHANTE WAX KA SHEEGAYSAA NACASYOHOW. HADAAN ADIGA AHAAN LAHAA MA HADLEEN EE SIDA DUMARKAAN GARBASAAR QAADAN LAHAA. |
    Barkhad | Sunday, December 03, 2000 - 07:08 am Dhulbahante, Wersangeli iyo gadabuursiba waa gob gobi dhashay kana harqad fiican kuwa magaca Soomaali diidan.waa soon ee ku fogaan maayo.... |
    Runle | Sunday, December 03, 2000 - 10:07 pm Hagar Aadan ninkii gabayga ku eryadey Samatar Baxnaan Iloow ma illowdey. Maxamed Aadan Caws Yawle (Reer Cawl,HY) wuxuu ugu jawaabay gabaygan ninkaas isagoo tusaalaynaya 1.In Samatar HJ il ka toogatay oo uu Samatar Illow or CAWAR la baxay calaamadna wejiga looga dhigay 2. In Samatar ay HJ toogatay oo ay xininyaha kaga dhacday xabbadi ayagoo QURJIGIISA LIISHAAMAYA. 3. In walaalkii Maxamed Baxnaan HJ ku Cashaysay oo haadka u wadhay. Saddexdan beyd baa YAWLE arrinkaas ku sifeeyey. Maadhiinka nimankii indhaha kugu maloongeeyey Ee mawdka kaa dhigay halkay Manidu kuu jiiftey Ee Maxamed kaa diley inaad maagto malahayne |
    Wiil Hayaag | Wednesday, December 06, 2000 - 09:33 pm Saaciibayaal Aflagaado meesha ma taal,waana leys wada yaqaan hadaan nahay reer waqooyi.Saaxiibayaal Isaaqow la goosta Togdheer,iyo Waqooyi-Galbeed oo meeshaad doontaan ku dara, laakiin iska ilaawa inta kale.Dagaalna waxba laguma kala faaidee iska daaya,ogaadana weligeed wax Somaliland la yiraahdaa ma hirgelayaan ama ka naxa ama ku farxa |