    sharmarke | Sunday, December 03, 2000 - 09:08 am Soomaali waxaa u dana iney dowladdo goboleedyo sameysato iyo dowlad dhexe oo aan sidaas usii awood badneyn. 1)Dowladda dhexe awoodeeda waa iney tahay mid xadidan oo uun ku eg arimaha dibadda ,canshuur yar oo ay siiyaan dowladda goboladda . 2)Hal nooc oo lacag ah waa inuu dalku yeeshaa iyo banki dhexe. 3)Ciidanka difaaca dalkana waa sidoo kale inuu yeeshaa hogaan dhexe hogaankaasoo awood u leheyn haba yaraatee inuu dagaal gasho ciidanka asagoon la tashan dowladdaha goboladda si looga hortago kaligiis talis. awoodda dalka intiisa kale waxaan u arkaa iney dowladdaha goboladda qaataan iyadoo dowlad goboleedyadu mid walba kartideeda iyo qeyraadka ay heysato ku xisaabtameysa. mahadsanid. Fikradaada soo dhiib adigoo aan caytamin. |
    weger | Sunday, December 03, 2000 - 06:11 pm waan kugu raacsanahay fikradaas,sidaas ayayna noqontoontaa hadii somali doonayso inay somali noqoto,hadii kale dad ayaa doonanaya aan wax qabsan karin inay dad wax qabsan kara lugo goyaan,mardanbana ma dhacayso in gobal gobol xukumo ama daandaansado,,,,,,wabilaahi towfiiq, |
    Puntlander | Monday, December 04, 2000 - 09:08 am Puntlander. Afkaaga caano lagu qabay walaal sharmaarke fikradaas oo kale waa loo baahan yahay. waana sababaha qaarkood oo ay soomaalidu isku heysato oo qaarkood ay aaminaan wax yaabo qiyaali ah. Marka si ay soomaalidu isku barato run ahaantii kartida iyo qeeyraadka beel walba ay leedahay oo ilaahey siiyay,waxaa lagama maarmaan ah in sida aad ku talisay ay soomaali xal u noqon karto haddii nabad dhab ah la rabo. Fikradaha sidaas oo kale ahna waa loo baahan yahay oo anigu waxaan ku oran lahaa soomaali dhab ah ayaad tahay. mahadsanid |
    Anonymous | Tuesday, December 05, 2000 - 12:17 am wa ronta walalkay sharmaake lakin midkaliya maxad kaqabta? mawaxan dhahna gobalka dadka u badanbaa xukumi mase dadka iskaleh tasi waso aal; waxana halkan kaga iftiminaya waxyar maxadkaqabta hadilaradiyu waxwanagsan anagoonan dalaynin |
    sharmarke | Tuesday, December 05, 2000 - 01:41 pm maxaa soomaali u dana haddaan saaxiib anonymous kuu jawaabo. Suáashaada hore jawaabteeda waa sidan 1)dhul dad aan laheyn ma sheegteen oo ay dad kale uga badan yihiin sida aad adigaba sheegtay . haddii aadan ula jeedin sheegashadda maanta ka jirta soomaaliya oo qabiilo qaarkood ay sheegtaan dhul aaney welligood aran dagaaladda sokeeye ka hor. 2)waxa wanaagsan oo aad leedahay waa in la sameeyaa aaway waa waxa ay soomaali u baahan tahay ,laakiin haddii aad taas ula jeedid dowladd ayaa soomaaliya loo dhisay . suáasheeyda waxay tahay soomaali ma u dhan tahay mana haysataa taageeradda ummadda soomaaliyeed oo dhan,dowladd noocee ahse weeye ........ mahadsanid |
    sharmarke | Tuesday, December 05, 2000 - 01:44 pm maxaa soomaali u dana haddaan saaxiib anonymous kuu jawaabo. Suáashaada hore jawaabteeda waa sidan 1)dhul dad aan laheyn ma sheegteen oo ay dad kale uga badan yihiin sida aad adigaba sheegtay . haddii aadan ula jeedin sheegashadda maanta ka jirta soomaaliya oo qabiilo qaarkood ay sheegtaan dhul aaney welligood arag dagaaladda sokeeye ka hor. 2)waxa wanaagsan oo aad leedahay waa in la sameeyaa aaway waa waxa ay soomaali u baahan tahay ,laakiin haddii aad taas ula jeedid dowladd ayaa soomaaliya loo dhisay . suáasheeyda waxay tahay soomaali ma u dhan tahay mana haysataa taageeradda ummadda soomaaliyeed oo dhan,dowladd noocee ahse weeye ........ mahadsanid |
    Daacad | Tuesday, January 30, 2001 - 03:44 am Waa fikrad wanaagsan qaabkaas asaga ah. Balse waxan jeclaan lahaa in aan ku weydiiyo, sida aan la wada socono amaba qof walbaahhi ogyahay waxa dhici karta in dad isku fikrad ah maanta, in midkood uu berito awood u sheegto kan kale amaba ku xad gudbo,tusaale ahaan gobol walba dad baa u badan , kuwana way ku yar yihiin oo awood sidaas ah malaha, oo aan ula jeedo haddii ay dhacdo in lagu xadgudbo xuquuqda qof muwaadin ah, maamul goboleedka uu hoos yimaadana aanu caawineyn, markaas sideebay ku dhici kartaa in qofkaasi xuquuqdiisi uu helo, mar haddii aad tiri dowladda dhexe awooddeedu ha yaraato, maamul goboleedkuna ha lahaado awoodda ballaaran, amaba dowladda dhexe waxa wax awooda yeysan ku lahaan arrimaha gudaha? Mahadsanid |
    sharmarke | Tuesday, January 30, 2001 - 08:33 am Daacad Haddaan ku iraahdo mushkillad walba xal ayaan u hayaa amase arinta aad sheegtay ma dhici karto oo dadka laga tiradda badan yahay xaqooda la duudsiin maayo mar marka qaarkood been ayaan sheegay ,waxaana noqonaayaa ninkii yiri wax walba waan daadshay . Marka walaal daacad waxaad raalli ku ahaaneysaa inaan dowlad goboleedkasta uu ahaan doono mid ixtiraama xuquuqda dhammaan muwaadiniinta soomaaliyeed meel walba dalka haka deganaadeene ,gaar ahaana tan muwaadinka deggan dowlad goboleedkaas . Dastuur kasta oo loo sameynayo dowlad goboleed walba ee dalka soomaaliyeedna waa in aasaas looga dhiggo taas intaas weeye fikradeyda gaaban haddaan wax ka tegeyna igu biiri walaal sida ay adiga kulla tahay. mahadsanid. sharamrke |
    DAACAD | Monday, February 05, 2001 - 01:54 am Sharmarke Waan ku salaamay saaxiib. Sida inta badani ogtahay ama dhacda in mar walba ay sameeyaan maamul goboleedyadu ballan qaad aan lagu dhaqmin,miyaan markaas la oran karin I AAMIN! waxa ka wanaagsan AAN IS AAMINNO, oo macneheedu yahay ha jirto mar walba hay`ad sare oo ilaalisa xuquuqaha oo dhan, taas oo ah mid ka sareysa tan gobolka, oo wixii khaldama saxda, haddii khalad dhaco, iyadoo gobolku leeyahay maamul hoosaadkiisa u gaarka ah. |
    Siraaje | Tuesday, February 13, 2001 - 05:33 am Somalida waxaa udan ah inay is raamsato ilaa ay iska soo reebto inyar oo isjecel,oo walaalo dhab ah noqda. |
    professor | Thursday, March 01, 2001 - 07:30 am I AGREE WITH SHARMARKE ON HOW THE GOVERNMENT SHOULD FUNCTION. BUT SOMALIA WOULD BE MUCH BETTER OFF IF IT NAMES A HABAR-GIDIR CLAN MEMBER A KING. SOMALIA WILL BE MUCH SUCCESSFUL AND PROSPEROUS, IF HABAR-GIDIR WERE TO RULE OUR COUNTRY FOREVER,SO THAT THE CIVIL WAR'S PAINFUL TRAGEDIES,AGONIES THE SOMALI PEOPLE SUFFERED DOES NOT HAPPEN AGAIN. ITS BENEFICIAL TO EVERYONE. THEY HAVE THE CAPACITY AND SKILLS NEEDED TO RUN A COUNTRY. HABAR-GIDIR HAS DONE A GOOD JOB TO DEFEND SOMALIA'S NATIONAL SECURITY AND INTERESTS, WHEN MOST SOMALIS WERE FOCUSING ON THEIR INTERNAL CLAN ISSUES. THEY ARE WORKING HARD IN BRINGING THE COUNTRY TOGETHER. THERE IS NOTHING BRIGHTER THAN HABAR-GIDIR KING RULING OUR COUNTRY FOREVER. |
    ahmedu | Thursday, March 08, 2001 - 09:23 am to so call professor. I hink you better choose a name that suits you better and I have suggestion that is mooryaan. secondly I think you're one of those who benifit financially from the suffering and the anachy of somali people and I am sure u are still benifiting, as a result you feel unsecure that yuor oppresion will one day back fire and you will be brought to justice. it is for sure that people like you will pay heavy price for their crimes. REMEMBER YOU CAN NOT HIDE AND RUN FOREVER. You and your supporters will be hunted down. |
    professor | Friday, March 09, 2001 - 12:37 pm to AHAMEDU: HABAR-GIDIR HAS THE SOMALI PEOPLE'S SUPPORT TO RULE THE COUNTRY FOREVER. IT DOESNT MATTER IF PEOPLE LIKE YOU OPPOSE THE HABAR-GIDIR KINDOM. SOMALIA WILL BE RULED BY HABAR-GIDIR, NO MATTER WHAT. THEY ARE THERE TO DEFEND OUR COUNTRY AT ANY COST. SO, AHMED U HAVE THE MENTALITY THAT THREATENS OUR COUNTRY'S UNITY AND BRIGHT, BUT HOPEFULLY SOMALIA IS IN THE PROCESS OF BECOMING ONE OF THE GREATES COUNTRY IN AFRICA. THANK U ALL |
    Cabud-waaq | Friday, March 09, 2001 - 01:42 pm TO: Professor Hi,You either are an ignorant or in self denial,what most of fellow Somalia,s were debating was a useful topic about our countries future wellbeing and how best we as a nation can move forward and not to repeat past mistakes. You seem to enjoy the suffering and the destruction of our beloved nation. My advise to you is(you shut up or contribute a positive and well thought idea toward nation building and not division). All the best to decent Somalis where ever you are including the so call Professor of hate and tribalism. Intaasu waa iga dardaaran waa hadii aad wax fahmi oo aad caqli suuban adeegsanayso,hadii kale sidaas qabiil aan aduun iyo akhiro midna meel lagu gaareyn ku jahwareersanow,nabadgelyo. |
    anon | Saturday, March 10, 2001 - 12:00 pm cabuudwaaq, don't you know that Professor is the biggest Moryaan. He specializes in propoganda and lies. All his postings at this forum aim at insulting the Darood, one way or the other. |
    Ali - Boston | Saturday, March 10, 2001 - 10:06 pm I dailly pray that the ideas proposed by Sharmaarke will happen. If this were to happen, we will be the best government in Africa. Frankly speaking, I do not wanna see another dictator or coup in Somalia ever again. As a matter of fact, I do not wanna see strong milatary in Somalia. I will even suggest each region to have a different army, financed and consisting of members from that region. This way no strong man ever and no coup ever. I would like to add one more thing: lets have islamic courts as well. The islamic courts shall control the police. So, there will be three forms of government: Not so strong central government, regional government, and islamic courts as the judiciary. This formula is not new. Most of the successful governments in the world have similar formula: central government, state or provincial government, and judiciary system. I think the biggest problem in Africa and third world is a strong central government usually controlled by a dictator or military. Now the question is how do we achieve this? I think we are very close to this now more than ever. First of all I would encourage Somaliland and Puntland to improve their regional governments. I commend the work they have done so far. These two regions should be examples of how regional governments should work. Secondly, the Transitional National Government should accept regional form of government. They should work with Somaliland and Putland and come up with a framework that would allow them to both function together. Since they already have the support of islamic courts, they should start transforming the islamic courts as the police. The islamic courts should focus on getting rid of gangs and keeping the peace. The next thing should be to mobilize the Somali community abroad to help. A Somali reconstruction fund should be established. This money should be collected through Xawilaad companies and should be divided among regions equally. *** This is what I dream about. I hope this will come true one day in my lifetime. *** |
    Degane | Sunday, March 11, 2001 - 05:19 am Ali-boston i couldn't agree more with what u suggested, that somalia should be federal state rather then having centralised goverment. But one thing i like to add to this is that, somaliland doesn't want to be part of ur set up. we have our own plans for the future, and we have decided to go alone with our own destiny. We have paid a heavy price for our patriotism and plans that we had for bigger somalia. in order to join somalia, we need the somalis to prove to us that they are capable of changing. and shows are real progress. What makes me upset is that we have done no harm to anyone. We didn't come to south and kill ur ppl We didn't go to central regions and slaughter ur ppl. So why are these somalians hate us? it's mistery to me. believe me some of our ppl don't even know ur tribes let alone to cause u harm. some ppl merely heard the word Majerteen or hawiye. may allah bless us all thank u |
    professor | Sunday, March 11, 2001 - 03:57 pm THERE HAS TO BE A HABAR-GIDIR KINGDOM, IF SOMALIA WANTS TO REACH SUCCESS AND WEALTH. LIKE IT OR NOT, HABAR-GIDIR KINGDOM WILL SERVE THE SOMALI PEOPLE WITH JUSTICE AND FAIRNESS. THE HISTORY WILL JUDGE HABAR-GIDIR AS THE HEROES WHO BROUGHT HOPE AND PROSPERITY TO SOMALIA. THANK U ALL VERY MUCH!!!!! |