    Dhalad | Sunday, December 03, 2000 - 10:24 pm Bal ogoow adoommaha ilaah kala ayaan roone Sida adhigu geeliyo fardaha uga itaal liito Ama Gubanku oogada ka yahay adhaxda jiilaalka Annaga Eebbahay naga koryeel Uumiyaa kale'e |
    abdi | Sunday, December 03, 2000 - 11:53 pm dhalad sxb anoo isaaqq ah mid kalay ilatahay waxaa dadka ugu gobsan oo usharaf badan qoladan: ilaah wuxuu yiri; inna akramakum cindallaahi atqaakum, macnaa oo ah ka idiinku sharab badani waaka idiinku alla ka cabsi badan. ilaahay agtiisa lagama yaqaan isaaqq,daarood, caddaan, madaw, maal qabeen, faqiir. brother adigana miyaanay caynkaas kuula muuqan? this topic is over b'cause no one can write anything above kalaamallaahi.....peace |
    Odwayne. | Monday, December 04, 2000 - 03:35 am Nin walba wuu ogyahay in aan gobanimada lagu gahdin Libaaxa Isaaq. |
    xxb | Monday, December 04, 2000 - 06:26 am Nin is Faanshay waa ri is nuugtay. |
    cali | Tuesday, December 05, 2000 - 07:14 am Haddaad is ogtihiin in ad gobtihiin maxaa inigu kalifay in aad ku qaylisaan"gobaan nahay"? |
    Anonymous | Tuesday, December 05, 2000 - 12:10 pm AABIHIIN IYO WAXAATIHIINBA WASEE WAAR GOBANIMO XAGAY KAAGATIMI ISAAQ BAATAHAYE. OROMAYAHAY OROMADAU DHASHAY MIDGO IYO OROMO IYO XABASHI IYO WAXAANAAN OQOON BAAD KATIMAADEEN. FAANKA IYO WAXAAD LAWAREEGAYSAAN JOOJIYA SOOMAALI BAA NASAB IDINKA DHIGTAY MARKAASAAD IS MOODEEN GOB |
    Dhalad | Tuesday, December 05, 2000 - 12:34 pm Cali nacas; Gob inaan nahay waa inaan qornaa oo u sheegnaa GUNTA. Adiga haddaan ku idhaahdo Maxaad haddaac CALI tahay CALI u sheeganaysaa miyaanay waalli ahayn. Anonymous; Nacas bal eeg magacyadiinna oo is weydii keenna magacyo OROMO wata. Magacyadaan dhammaan asalkoodu waa OROMO waana kuwo u qaas ah DOOROOD dabaweyne. Daarood, harte, Kuumbe, Koombe, Kablala, Kuumade, aawe, absame, ogadene, merihan, ortable, hayak.... XAARRE fawqal XAARRe...and by the way XARRE waa qabiiil Daarood ah oo igu wallaahi ah... Isxaaq Bin axmed waa ninkii Oromo qaarkeed oo Daarood ku jiro islaamiyey. Halkii aad nooga mahad celin lahaydeen xaqa aan idin tusnay ayaad reer XARRoow meel walba XAAR nagu saydhinaysaan. DOQON BAAN ABAAL GUDIN, DOOROODna waa doqon oo dawo ma leh. Somalina maahan oo waa OROMO waayo falkiisa kama muuqato SOOMALI jacayl ayagaana QARANKA burburiyey haddana ku burburinaya AIDS ay nala soo galeen. |
    farhareeri | Tuesday, December 05, 2000 - 02:06 pm gabonimadiina waxbaa kadhiman, samirkii meeyey? ilaahbaa ileh idinmaan fahmin geesaad usocotaan iyo waxaad dooneysaan. soomaalida idinka fogna daa hadalkeedo. inanlayaalkii isaaq eee ceebiitsa aamusiwaayey gobeygii lootiriyey. sagaalkii cishaba waa intii sahanku laalaaye geel kala sirbana waanigii soobir gooracaye iidoor salfududaayey wuxuu sugayo muudhoowro. The old dhulbahante was very traditional and ve |
    Dhalad | Tuesday, December 05, 2000 - 03:18 pm INAAN IDINKA SAREYNO WAXA CADEYNEYSA,MARKII AAN ISXOREYNEYNEY DAGAALADII SNM NINKII DAROOD AH EE AAN QABANO GUSS BAAN DABADA KA GALINEYNEY,KAN HAWIYE AFKAAN U KALINEYNEY,SOOMALI INTEEDA KALANA WAANU XABAALO DUUGI JIRNEY.INTAAS OO DHAN SOO NOO CADEYN MEYSO IN AAN SOOMALI KA SAREYNO HADAANU NAHAY DURIYADA SHEIKH ISXAAQ. |
    Real_Dhalad | Tuesday, December 05, 2000 - 09:05 pm Dhalad#2 ma magac kale ayaad weydey nacas yohow. Isaaq ha ceebayn ragga ma wasaane. Daaroodka lagu qabto dagaalka SNM waa la sii deyn jirey. Hawiyaha iyo Somalida kale ayagana inta la sii daayey ayaa baabuurro loogu daabulay xamar. I remember in 1991kii 10.000 askari la qabtay oo la sii wada daayey. Isaaq waa gob oo dad defenceless ah ma laayaan. TO:FarHareeri; gabaygaas wuxu jawaab u ahaa kii lagu dhaleeceeyey marti-sorka dhulbahante. Salaan Carrabey baad 8 cisho ku disheen isagoo aroos ah oo waa kii lahaa. Laba la jinjiyaba waa hunguri kii horreyn jiraye Aqalkaan hilbiyo soori ool haqabla oo buuxa guur uma hagaagine waxbaa loo hadoodilaye. Odayga 8 cisho intaad qadiseen baad gabadh meel ugu xerayseen markaasuu adkaysan kari waayey EE ADIGU WAXAAS MA U ADKAYSAN LAHAYD. And remeber, he went 8 days without food....waa kii misna lahaa Waxaad aniga ii soo siddiyo suubka? iyo goolka Adiguba sabool baad tahay ee siiso ubadkaaga |
    Aadan | Wednesday, December 06, 2000 - 01:00 am Isaaq waa gobe laakiin gobonimada Soomaali ha kala dhex bixina ku hoggaamiya Haddii kale, ha sheeganina. Gobi ma calaacasho ee way samirtaa. U samra dadka walaaladiin ah. Mahadsanidin. |
    Mudaneh | Wednesday, December 06, 2000 - 11:39 am Dhalad, Sideedaba raga lama xaqiro ee wuxuu yahay baa lagu sifeeyaa,adigana inaad tahay qof wax garad ah,dhaqanka Isaaqna xog ogaal u ah waynu aragnaa, ee walaaloow aan su'aal gaaban ku weeydiiyee,maad iiga jawaabi? gob nimadu ma isku si beey ugu sifoobaan Raga iyo Dumarka? mise raga oo kaliyah ayaa loo sifeeyaa? Haddii jawaabtaadu tahay in labadaba ay ku sifoobaan,ma jiraa Gabay ama Ooraah aad ku muujiseen taasi? haddii aad heeyso inoo sheeg. |
    HAGAR AADAN | Wednesday, December 06, 2000 - 02:47 pm GAW WARYAHAA WAR WAA MAXAY KAN LEH RAGAANU U TAGNAA? BAW WALAAHAY OO BILAAHAY WAA KUWA NOOC KALA KUWANI BOW. WAR BAL NABAY. ANIGU MEESHA RAGA LOOGU TAGO MA TAAGNAAN KARO. WARBAL DABADA QABSADA RAG BAA BAHASHII U SOO BAXAYE. GAW GAW |
    Real Dhalad | Thursday, December 07, 2000 - 08:38 pm TO;HAGAR AADAN FUTADAADA ADKEYSO WALEE WAAN USOO SOCDAA SIDII WAX WAALAN BAAN KUGU TAGI OO ILAA MALAWADKA AYAAN KAA SOO RIDI. |
    MJ_boy | Friday, December 08, 2000 - 02:04 am war meesha gobanimo kuma haysaan BEEN iyo Faan iyo wax aan loo joogin yaa la fadhidaan... ordaya qaadkiina cuna oo naga aamusa Ceebtiina... Bal eega waxaa ku faanaysaan... GOB BAAN AHAY!!.. GOBANIMADIINU MA SIDAN BAA??... WAA IDINKA SIDII DUMARKA HALKAN ISUGU FAANAYEE.. |
    GARAC | Friday, December 08, 2000 - 04:03 am SHEEKH ISXAAQ waligii wiil abbo ma odhan waxaynza ka farcameen . 90% ogadadeen dhulmahante iyo gadaboursi iyo oromo sheekhu sideed gabdhood ayuu dhalay |
    Dhalad | Saturday, December 09, 2000 - 10:24 pm Mudaneh waxad i weydiisey "gob nimadu ma isku si beey ugu sifoobaan Raga iyo Dumarka? mise raga oo kaliyah ayaa loo sifeeyaa?" Waa suaal qiimo badan. Gobannimadu way kulmisaa rag iyo dumarba. Dumarka waagii hore reeraha gobta ah baa laga guursan jirey oo GAARI baa la odhan jirey. Gabayga aan ku bilaabay boggan laftiisu dumar buu ku soo baxay oo ninka tirinayey dumarka iyo ragggaba asagoo sheegay wuxuu misana ku bilaabay Dumarka oo yidhi. Annaga ooryihii noo dhaxaa ma arradnaadaane Alaabaa sanduuq ugu jirtoo udug ka daaraaye Bal ogoow Addoomaha Ilaah kala ayaan roone Sida adhigu Geeliyo Fardaha uga itaal liito Ama Gubanku oogada ka yahay adhaxda jiilaalka Annaga Eebbahay naga koryeel uumiyaa kale'e |
    boon | Tuesday, December 12, 2000 - 11:37 pm nasab ama gob waa tii daba qoyan |
    Anonymous | Thursday, December 14, 2000 - 12:34 pm adoo doqon isaaqa inaad gobanimo sheegato ma aha adiga oo xabashi iyo oroma ah maanta inaaad sheegatid gobanimo soomaaliyeed ma aha soomaalidu reer isaaq bay idin ku tilmaamaan laakiin waa la ogyahay in aydaan ahay. markaa ceebtiina qarsada. mid baadba samaynkartaa, waxaad orankartaa waxaanu nahay the melting pot of somaalia. sida Raxan waynta. madiidana in ay yihiin dad isu yimid. laa kiin adigu sheekhii mislinka kaadhigay ayaad doonayasaa in aad naga dhaadhicisid waa ku dhalay. soomaali indhaha ma mari kartaan. waxaaba cadayn kara arintaa aan soo sheegay sida cuqdadu idiin ku jirto. oo marka lasoo qaado qabiilda,gobanimada iyo carabnimada waad didaan, sidii neef dhimashaadiisa loosheegay. sheeko kale keena. |
    MJXXXXX | Monday, January 08, 2001 - 04:24 am ALLA MAXAA CIDWALBA HADASHAY 2000, QOLADII LAGA HIBAYSAN JIRAY BAA GOB AH, HADASE POWELKII SLAVEKA AHAABA WASIIR BUU NOQDAY |
    HAGAR AADAN | Wednesday, January 31, 2001 - 04:48 pm GOW WARYAADHAHEEN WAR KAN LA BAXAY DHALAD EE KU FAANAYA RAGAANU WASNAA XAGUU KA YIMI? WAR WALAAHAY ANIGA I WASI MAYSID EE XABAD BAAN ADIGA IYO AABAHAA FUDADA KA GALINAYAA. WAR NIMANKII ISAAQ MA HADAYBA KU FAANEEN NIMANKAANU U TAGNAA? GAW WAR BAL NABADEEY |
    Darwiish2 | Wednesday, January 31, 2001 - 07:45 pm Gobi ma qarsoonto. Isaaq gobannimadiina waxaa la ogaaday maalintii gumaysiga ingiriisku yimi eed hablihiina u geyseen, ragiinuna dhabarka u raray. Markuu tegeyna wax idin rarta hablahana idinka wasa baad weydeen markaasaad Xabashi aadeen, ilaa hadana weydinka Xabashi u cararaya. Daaroodka aad caayaysaana waa kii ingiriis,Xabashi iyo gaaloo dhanba goomanka u qooyey. |
    Badhan | Thursday, February 01, 2001 - 06:20 am Dhalad Laguma faano ninkii i wasayey baan iska kacshey ee is waydii wax kolkii horaba laguu hunguruyeyey oo deedna laguu wasay. Iidoor yaqaane |
    jeeraar | Thursday, February 01, 2001 - 11:08 am meeshu meel gobi leedahay uma eka , laakiin ree qawmu-luud iyo bucur bacayr caadadiisii baa ka muuqata.gob sheegtaa markaad sidoodii u hadli kartaan |
    Dr.fashile | Friday, February 02, 2001 - 04:15 am Dalka malihi anigaa ku iri gaalka doorada lehe Annaan sida doxorka Iidoor duud xamaal noqone Gobi waa inay isu kalsoonaataa oo ay cidna dabada u ruxin.Nin ogolaaday in la gumaysto oo gaalo soo raacay anigu waxaan oran lahaa inuu is muujiyo maaha waayo taariikh fiican qof aysan u gelin diiwaanka hada ma uu gelinkaro waa wax aan dhici karin. Waxaa gob ah ragii wadanka somaliya taariikhda wanaagsan u soo jiiday oo suurto galiyey inan gaaludu diintooda dhaqankoda midna wax saamayn ah ku yeelan dalka somalia.Ragii afkan diyaarado lagu weeraro ugu horeeyey waayo ragaasi marka Waa daarood ismaaciil waa nimankii Koffil dilay, oo Talyaani u diiday dalka awood halaguu sheegto ma xuma laakiin raganimadaada muuji Daraawiishtii, Boqortooyadii Majeerteenya dadkaasaa Somali waxay ku faanikarto soo kordhiyey waxaa laga yaabaa in dad badani xanaaqsanyihiin "War iminkaan baan british ahaanlahayn oo dee annaga Smaliland baa nala oran lahaa" Somaliland waa maxay gaal xun baa meelyar kuu calaamadiyey Ilaahay haduusan Darod idiin adeejin saacadaan waxaad ahaan lahaydeen cawaan dhaqan badalan sida KENYA oo kale. |