    Salaam | Monday, December 04, 2000 - 03:47 am Waar nimanyow Habarjeclo maxay uga soo gurtay somaliland. |
    ahmed | Monday, December 04, 2000 - 07:14 am h/jeclo kama guurin s/land sidaa ay ugu badantahay ingiriiska ayay s/land gudaheedana uyihiin kuwo badan, ilaahbaa badshay maxaad adigu wadaa ee hadalkan uga dan leeday warkaaga caddee. |
    S/land | Monday, December 04, 2000 - 10:51 am Haberjeclo is the biggest tribe in somaliland, so i guess we can efford to be everywhere. From berbera to burco to erigavo to ceynaba and oog to lascaanood, haberjeclo ayaa degan. |
    REER-BURCO | Tuesday, December 05, 2000 - 01:47 am HABAR JECLO SIDII BURCO LOOGA SOO SAAREY INGRIISKA BAA REFUGEES U QOREY WALI GOODBA SHOW RAGU QAXOOTI BAY MEEL WALBA KU JOOGEENE, ILAAYO BURCO HARGISA ERGAVO IYO BERBERA BA , E WALIGIIBA IS AHAADA QAXOOTI WAX TALO IDIN KU JIRA NA WAA SIILANYO ISNA WAKAA IS CASILEY E , FINISHED,NO MORE ILKA YAR YAR |
    Runle | Tuesday, December 05, 2000 - 06:40 am To: Doqommada Garxajis ee afxumada Walaalahood HJ meel walba la taagan. Nacasyo ayaa noqoteen ee wax isku fala. Wixii aabayaashiin idiinku sheekeeyeen baad meel walba la taagan tihiin ee xaqqiqda ku indha dillaacsada. Waa iska duni aakhiru sabaan oo qax walba waa la arkaa ee hadda ma waxaad na leedihiin HY baa BURCO xoog kaga saartay HJ?. Maxaad naftiinna u hafartaan. HJ waa warriors aan la loodin karin marka afartii ciir-ku-naax ee reer xuseen ee Burco joogeybaa baa HJ eryadey waa halaan suuragal ahayne isla yaaba. Maalintaanu cadaw idiin aragno ee idinla dagaallanno Burco waa ninkii lahaa baa yeelanaya ee ha isku kaaya carinnina ee beenta iyo dacaayadda daaya. Nacaska ayaa colaadda sokeeye yaqaan oo kolleyba aniga waa layga badshaa dagaallada sokeeye. Anigoo Daarood u jeeda sideen ula dagaallamaa durriyaddii aan ka beermay ee ila dhalatay? Dabka iyo baaruudda aan Dhulmahante iyo Warsangeli u haysto sideen ugu jeediyaa Habar Yoonis oo garabkayga midig ah? HY waa inay iska dhaafaan a. Afxumada ay ku hayaan tolkood. b. Colaadda ay Isaaq kula dhex meerayaan. c. Han-yaraanta ay Faqash ula midoobayaan d. Sharaf dhaca ay ku hayaan magaca isaaq ee ay cad quudheedka uga qaataan madasha somalidu isugu timaaddo sida carta. |
    UK Man | Tuesday, December 05, 2000 - 06:46 am Habar Jeclada UK HJ waxa ay bilaabeen inay degaan England iyo Wales, badhtamihii 1800-kii. HJ-da deggan UK waxa xoogeedu gaadhay dalkaas WWII. HJ oo dhami ma degana ee waxaa wax ka degaan dhawr qabiil sida Aadan madoobe Reer Daahir Yeesif Marka dadka degaankaas degani waa dad meesha deganaa muddo dheer oo ku tarmay ee intooda badani maahan dad hadda tegey. Aadan Madoobe keliya waxa ka jooga dad ka badan 40kun oo ruux oo soo galay 1850-2000. Marka dadoow ilkayar ha la iska daayo waa libaax hurda'e |
    REER-BURCO | Wednesday, December 06, 2000 - 01:22 am runle been baad isku sheegtey e runta aan ku sheego hadaba,burco waanu idinku soo dhaweyney o awayadey baa idin ku soo sharfey magalada, marka yada oo sidaa loowada dagan yahey baad markii aad ku soo yara badateen magalad aad istiraahdeen bal hadaad badan tihiine, habar yonis ka saara magaalad, watii hadan anu idin la heshiiney mar ka dagaalo way ina dex marijereen e hadana waligeenba waynu, heshiin jirney ,yada oo ay sidaa tahey watii abdiraxman tuur iyo ina cigaal ay xikunkii somaliland isku qabsadeen, cigaal lama yaabayo laakinse ragii aanu isku dagaanka ayen oo noo soo racey mar ya alool ah habar jeclo habar awal arab ayuub gadbursi iyo ciise, baan la yaabey waxaad is tiraahdeen maanta bu cadowgiinii, idin jabey e bal ka faa ideysta, watii suldaankii habar yonis ku yiri odayaashe habar jeclo, habar jecloy ma habar awal baad naga xigtaane, watii hadan layska heshiyey, e laakinse ha ilawina in magaalad burco laidan kaga soo horeeyay, nabad hadii aad rabtaan oo aynu magaalad ku wada dagno hadii kale na sidee uun bay noqon, nabadgalyo |