Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Gabay Duco ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kowneyn

Tuesday, December 05, 2000 - 05:03 am
Acuudu Billahi min Al-Shaydami rajiim
Bismillaahi Raxmani Raxiim
Allahu Akbar Kabiira Wa Alxamdulillaahi Kathiira
Wasalla Allahu cala Muxammad wa Cala Aalihii Wa Asxabaxi wa man tabicahum bi ixsaan Tasliiman Kathiira.

Salaamu Caleykum Wa Raxmatullahi Wa barakat Somali Maxammad SCWS...

Sardho dheer anno galay
Soddon fooda kula jira
Somaalay baraarugay

Labadaydi Suul ee
Isa so wajahi jirray
Sinta iska soo galee

Eebow Siyaadi imaan
Nafta Rabbow Saakimi
Iga Saar ciqaabtiyo
sirta shaitanku uu wado

Salli Cala Muxamaddiyo
ehelkiis asxaabtiis
Salim Eebo Kathiiro
Subxanow na barakee

Sabre yuu Sal fududaan
Saxarla yaan la saxarayn
Sayid yuu slave noqon

Soomaali yaa la galayn
Camal Salix naga yeel
Cirka Saymo ka so daa
Naga maydh saxaradda
Na safee Illahow!!!

Same dib noogu garansii
Sidri Quraanka Maaliyo
No Siyaaddii Nuurkana

Fitmaa maanta socotee
SagSag Eebow naga dhowr
Islaam wacan naga yeel
Nagga Sarrif rabbow sixir

Soo bixi cadceedanna
Sirta noo caddeeyo
Siraad mustaqin nagu beeg

Xaqu hadduu so dago
Badilkaa saxuuqme
Subxanow na bixiyo
Mulkigaga na siiyo
Raxmaddada so laab
Nagu Saacid Mala'igta


Ammiin Ammiin Ammiin