    Mr President | Saturday, December 09, 2000 - 03:38 am Khamre nin caba anigu amaani maayo diiniyan, laakinn waa sida saaxiibkayaga hore sheegaye eebe ina abuuray baa la xisaabtami doona adiga iyo isagaba, ta kale miyaadan ogayn in adigaagan waddankii ka soo haajirayba aad ku nooshahay waddan ay maamulaan qaar qamriga caabaa, miyaanay ka maamulfiicnayn madax faro badan oo islaam sheeganaysa, soo qaado sucudiga, iwm, miyaadan weligaa soo marin carab iyo xukunkeed iyo sida daka islaamka weliba Soomalida ay ugu hayaan xukun iyo dhaqan xumi, Marka hore haddii aad adigu islaam sheeganayso ka haajir waddamada waxa qamriga caabaa ay maamulaan saaxib (ha i oran kuma nooli iminka oo hadda firin qaxootiga iyo sharciga ay ku siiyeen, ). Xagga diinta haddii aan kugula doodo, madaxdan aad ceebaynayso ee aad leedahay Qamri bay cabaan miyaad adigu ku aragtay iyagoo cabaya, miyaad weliba makhraatiyo dad islaam ah u samaysay sidee baad diiniyan amaba maxakammad islaam ah ug caddaynasaa(ha oran waa layiri, ha oran waa lalahaa, ha oran waa lawda yaqaan). Sheekh diinat aad u baro, ceebtu waa mamnuuc, xataa haddii ay jirto diinteenu astura bay tiraa. Dadka Soomali Land aan mid kaa iraahdo kama cilmi badinin diiniyan iyo midkale toona, waanay yaqaan sida ay uxushaan madaxdooda, miyaad maqashay wax dagaal ah oo ay isku laynayaan Madaxnimo , xataa way ukala hadhaan, soo baro dhaqanka iyo diinta sheekh yare, haddii aad dood badan u baahantahay I am Lawyer and do not forget , feel free brother. |