Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Garxajis ma soomaaliwaynba mise waxay rabaan laga go'o soomaaliyaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 06, 2000 - 09:35 am
walaalayaal waxaan rabaa in aan ogaado mawqifka garxajis maxaa yeelay waan ka dhashay markaa waxaan rabaa mawqikooda maxaa yeelay waxaan ku argay dad kadhashay oo labada somaliland iyo somaliweyn galaraacsan.
waxaaan kale oo ogahay markii dakaalkii u dhexeeyay somaliland iyo garxajis in uu ka'isdaarmay markii siyaasiyiindii wawaynaa ee garxajis ku dhawaaqeen soomaaliweyn ilayn garxajis isaaq col lama ahayn. waxan kale oo ogahay shirkii kadhacay burco ee lagu hishiisiinayay habar jeclo iyo habar yoonis, habar yoonis waxay ku xidhay habar jeclo in aanay kala hadlin arinta somaliland maxaa yeelay ma aminsanin daa waxaa kuu cadaynaysa maxaa siyaasiyiindii garxajis ee layaqaanay kadhigay soomaaliweyn.
walaal iga shaafi arinkaa.