    Runle | Wednesday, December 06, 2000 - 11:00 pm Daarood imisa GAALGALLE ayaa ku jire Daarood imisa UURMIDIG baa u ab sheegta Daarood Imisa MUXUMUD baa meel laga gelshey Daarood imisa Gahayle ayaa galay oo ay ka guursadaan Daarood imisa UurarWeyn baa isir looga sameeyey Daarood imisa UgaysLabe ayaa ku ag naban Daarood imisa Tuuryar baa lagu tolay Daarood imisa WadalMugge madax-ku-nool ah baa magac beenaad loo abuuray Daarood imisa Fil-ku-caag baa madax falfalinaysa Daarood imisa Hayak baa ku hoos jira ......see wada bal hadda illeen 100 qabiil Qayli iyo Maraykaan haddii la isku qodobbeeyo Iyaba waa qilaaf laba Maroo qaarba cayn yahaye Qaraamaad Qacleey iyo Hadhuudh Qabadigii Heedda Quddayow la soo ururiyiyo Dhuuni Toban Qoys ah Ogoobey ninkii quud ka deyey waw qashiinnimo'e Alloow yaa intaan qabar ku dhicin kala qollaysiiya Oo Qoysba Qoyski uu ahaa Qaalinka u raacsha |
    Q | Thursday, December 07, 2000 - 10:00 pm Adi yaraan maa naceeb kugu abuurtay darood waa 85% somalida oo dhan ilaahay mahadii haddii aad rabtaan inaad badataan orda nagihiina 40 dhaafay nin la aan guursada iyo nimankiina 50 dhaafay naag la aan taas ayaa idinku wacan inaad 10% somalida noqoteen ee maalintii darood somalia yimid qabiil ayaad ahayden meeshu darood ha nin ka ahaa ragiisi ayaa guursada amrkat 18 sano gaaranba meesha isaaq ay nagahoodu ma dhalays ku noqdaan ragooduna mgoblan ku noqdo guur alaan Teeda kale adi maxaad qabiilada Dhulbahante wax ugu sheegaysaa anigu wax aan dhulbahante ahayn ma sheganao sidina marna waxad shegatan sheekh isaxaq mar dir mar iri orda raadiya meesha aad asalkiini katimaden 30 yers tarikhda lasameeyay kala taga meesho... |
    Liibaan | Thursday, December 07, 2000 - 10:18 pm Q....lol I am glad you call yourself Q or Qurjiile... Tiro aa!!!! ma hubtaa!!!!! listen to this Dhulmahante wuxu leeg yahay majeerteen badhkiis Mareexaan wuxuu leeg yahay dhulmahante badhkiis Daaroodka kale oo aan Ugaden ku jirin waxay leeg yihiin Dhulmahante. Ugaadeen wuxuu leeg yahay intaas kore oo la laba jibaarey..... Didn't mean to confuse you..let us turn those into numbers.. Dhulmahante=39250 qof Majeerten=Dhulmahante*2=80,000 qof Marehan+other Darods(excl.ogaden)=dhumahante=39250 --------------------------- Harti=160,000 qof Ogaden=160,000*2=320,000 ---------------- TOtal Daarood= 480,000 We all know 50-55% of Daaroods are not born Daarood, but a collections of yibirs, midgaans, tumaals and other Tol-laawe. Therefore there are around 220,000 real Darods out there Dhulmahante waxay leeg tahay Jilib HJ ah. Dhulmahante=2% of Somaliland population Somaliland population=2.1milion in which 1.8Milion of those(88%) are Isaaqs Dadka Hargeysa ku nool baa Daarood oo dhan ka badan macadallaa Isaaq.... |
    diiriye | Friday, December 08, 2000 - 08:01 am to dhalad we daarood do not care where we are from. Arabs o oromos or anybody else.are you dir or isaxaaq? you have to be one of these two. muslnimadaa muhiima waxkaloo dhan mihiimaaha. midgo, isaaq iyo daarood kuligood waaqabiilo soomaaliyeed. anagu maanudhihin cidbaan ka kanasabsanahay. waxladhaho dhalad ama nasabnimo majiraan. qofwaliba sagaal bilood buukudhashey. waa rabadaane waxaa hubaala maanta in mj kabadan yahay isaaq. magaca dhalad waxaa loobixiyaa qofaan xalaal lagu dhalin ama shaki kujia aabihii, iska hubi magaca |
    RUN SHEEG | Friday, December 08, 2000 - 01:00 pm Waxaan aad ula yaabaa dadka aad runta iska indhatira. Ninkaagan Sheegay in daarood uu yar yahay, marka hore waa qabiilka kaliya ee daga, WAQOOYI, GOBOLADA DHEXE, KOONFUR SOMAALIA,OGAADEEMIYA,IYO WALIBA KENYA. Hadaba waxaad ii sheegataa qabiilka kale ee soomaaliyeed ee intaasoo dhul dage? HAWIYE xamar agagaarkeeda ma dhaafsiisana, ISAAQ WAAYNU OGNAHAY OO BURCO IYO HARGAYSA MA DHAAFSIISANA, hadaba dadka intaas degan sidee baad ugu sheegtay inay dad yar yihiin? Takale Maskaxdii iyo caqligii soomaaliyeed sow daarood uma hayo? bal wakaase meel aan daarood qaban soomaliya wax ha noqoto? waxaan kaloo kuu cadaynayaa ISAAQ OO YIDHI waxaanu nahay DAWLAD dadka MAAMULKOODA MIHHIIMKA HAYA OO DHANI WAA DAAROOD. WASIIRKIINA ARIMAHA DEBEDU WAA AYO? NINKA BAARLAMAANKIINA HAYSTAA WAA AYO? MAANTA DAWLADA CUSUB EE LA DHISY RAISAL WASAARUHU WAA AYO? PUNTLAND OO STATE GOONIYA YAA ISKA LEH? HADABA DAAROODKU INAY YIHIIN DADKA DALKAN ISKA LE YIHIIN SIDAASAAD KU GARN KARTAA |
    Anonymous | Monday, December 11, 2000 - 11:29 am Dhulka ininka lehi waa daarood Waxaad doontaan sameeya, markaa ninkii dhulka lahaa waayare maqanyahay, laakiin markuu soo jeesto waa inaad ka kacdaan. daarood baa dhulkaleh daarood baa dhulka keh.... |
    Anonymous | Thursday, December 21, 2000 - 12:32 pm wiil daaroo walee waa wiil anagaa dhulka leh , xukunka leh, anagaa kuleh naftaada. markaasaad doonaysaa in aad nacaydid waykaa go antahay. cadaabtii baanu kugu soo celinaynaa. |
    Jabarti | Thursday, December 21, 2000 - 06:03 pm Iidoor wuxuu ku andacoodaa waxaan nahay duriyaddii Sheekh Isxaaq, laakiin taariikhdiisa dhabta ah waa tan: Sheekh Isxaaq wuxuu ahaa wadaad carab ah wuxuuna dhalay gabdho badan wax wiil ahna ma laheyn sheekhu, Sheekh Isxaaq waxaa xoolaha u raaci jiray nin qowsaar ah oo xabashi ah. Qowsaarkii ariga u raaci jiray ayaa gabar gabdhihii sheeka ka mida ka dul booday oo uureeyey. Markii sheekhu ogaaday in gabadhiisii qowsaarku uureeyey, ayuu si uu ugu ceeb qariyo gabadhiisa wuxuu u guuriyey qowsaarkii xabashiga ahaa, kadibna waxay dhashay wiil. Sheekh Isxaaq oo aad u jeclaa inuu mar uun wiil dhalo ayaa wuxuu go´aansaday inuu la wareego wiilka gabadhiisu dhashay! Isla waqtigaa Sheekha waxaa naagihiisa mid ka midihi dhashay gabar. Markaasuu u tegay qowsaarkii oo uu ku yiri " Wiilka gabadha iigu doori" taasoo macnaheedu yahay wiilka gabadha iiga badelo. Sidaas ayuu Sheekhu ku helay Wiilka, magaca IIDOORNA sidaas ayuu ku baxay. Soomaalidii waqtigaa joogtay waa ogaadeen in Sheekha wiilka loo dhalay oo qowsaarkiisu dhalay, waayo IIDOOR wuxuu noqday aabihii qowsaar oo meeshan taagan oo aad ayuu ugu ekaa. Sheekadan waa dhab biyo kama dhibcaan ah, waxaana kuu caddeyn kara magaca IIDOOR oo kasoo jeeda kala badelashadii wiilka iyo gabadha. IIDOOR markii uu weynaaday sheekhiina uu dhintay, waxaa ku dhacay jaahwareer waayo wuu oran waayey Sheekha ayaa i dhalay suu uma ekee, sidaa darteed ayuu bilaabay inuu sheegto dir. Marka waad arkeysaa illaa iyo maanta IIDOOR sidaa ayuu u jaah wareersan yahay, Mar DIR mar Duriyaddii! Waxaad kaloo ka dareemi kartaa gabaygii sayidka ee "Xiin Faniin" markuu lahaa: Wax uun beey xushleeyaan sidii XABASHI IIDOORE! Intii aniga lay xaman lahaa xil iga soo meerye Xarigiisa qabo aadmi kale kuma xurmeeyeene |
    lixle | Friday, December 22, 2000 - 09:14 am To: JABTI Jabtoole i dhegeyso oo dhegaha furo sidii naagihiinnii dhaliga weynaa ha iska dhabaaqine 1. Isxaaq Bin Axmed wuxu dhalay 16 caruura oo 12 wiilal yihiin. Daarood wuxu dhalay hal wiil sida la sheego ayadoo dad badani aaminsan yihiin in aanu Doorood jirinba. 2. Iidoor waxa laygu baxshay naagihiinna ayaan Goosarad Timir ah iyo rubuc sonkor ah ku DOORSAN jirey. Raggiina SAWAABKA ah ayaan inta maryo u keenu kaxaysan jirey si aan Carabta ugu iib geeyo. Waagii hore isaaqu waxay caan ku ahaayeen KABADHE oo ahaa Caravans ganacsi iyo badeeco wada. Daarood lacag m aqoon mana haysan markaas BARTER TRADE baa bilaabmay ayadoo aanu timirta , sonkorta iwm ku doorsan jirney badeecadaha Daarood markaa qaniga ku ahaa oo kala ah Dumarka, ragga xoogga leh oo aan carab u safrin jirney iyo Geel. Tusaale, ninka daarood intuu naagtiisa keeno ayuu odhan jirey wiil Isaaqoow naagtan timirta igaga doorso. Waa yahay baannu odhan jirney ee horta SAABUUNTAA qaad oo u soo maydh way Uraysaaye oo uskaga ka soo maydh. markuu u soo maydho ayaan kaarad timir ah siin jirney oo naagtana Dhalf0 ku lisi jirney. waa kii nin ku gabyey waa hore Goosarad timir ah naagahaan kaaga gadanaayey Iidoori goortaad lahayd adiga oo goomman |
    Mire | Friday, December 22, 2000 - 02:44 pm Ku: Lixle War Lixle soo adigan saliidii iyo biyihii isku daray markii taariikhdii dhabtaaheed ee aad kasoo jeedo lagu tusay oo lagu taabsiiyey! Alla runtu qaraaraa!! Saaxiib fallaari gilgilasho kaagama go´do ee adkeyso waxaad tahayna qiro. Xabash fooqal xabash lagu sheeg. |
    COLAAD | Sunday, January 21, 2001 - 09:49 am DAAROOD WAA ADOONTII UU BARQASH KEENYA KASOO DAAD GUREEYAY WAANA NAAGAHA SOOMAALIYEED WAA YIBRO KOLAY IS DHEX GALKA IYO ISLAANIMADAA NA KHASABTEE MAGAYAAN GABDHAHA ISAAQA,TIRANA WELIGOODBA GARXAJIS BAA NAA´GAHA IYO GEELOODABA ISKA LAHAAN JIRAY,NACNAC DAAROODKA IYO HADAL JILEEC DAAROODKA MEESHA KALA TAG HOOYADAADII DHILADA AHAYD EE IRIDA JAG IISII SII LAGU WASI JIRAY WAS KHANIISYAHAW INA GUMEEDKA AHI DAAROOD URAAYA,SIDAAD XAQ ULAHAYD ALAYLEHE MAKUGU SOO CELIYAY OO BILAA KARAAMO MAKAA DHIGAY YUUUUUUUUUUUUUR KAALOO NA GAAGAABI OO NACUN DEE. |
    Anonymous | Sunday, January 21, 2001 - 09:49 pm ANGU DAAROOOD BAAN AHAY HASE YEESHEE UMA IMAAN HALKAAN INAAN KU FAANO , WAXAAN AHAY SOOMAALI WAA TAQAAANAA .DHULBAHANTAAN KA AHOO AAN KUU SHEEEEGEE MA ARKAYSID NIN DHULBANTE AH OO LIIDID QOLA KAKE SHAQO KA DHIGANAYA , WAXAAD IS WEYDIISAA MAXAAD KUGU BEERAAY INFERIORITY COMPLEXKA ? |
    Bashir | Monday, January 22, 2001 - 07:16 am To: Anon. Inkastoo anigu aan ka soo horjeedo haba yaraatee wax cay ah oo qabiil ku saabsan, haddana waxaan xaqiijiyay in dadka had iyo jeer cayda bilaabaa ay idinka yihiin taas oo ah mid naf la caari ah. Sababta haddaba keentay inaad na caydaan oo wax walba oo afkiina ku soo dhaca aad ku hadashaan miyaanay ahayn kalsooni la'aan ay keentay " Inferiority Complex ". Waa cajeeb! Haddaad idinku sidaa wada tihiin, inkastoo aydaan jawaab naga mudnayn haddana u dul qaata kaayaga idiin jawaaba. Abtiyaal, "ama afeef hore yeesha ama adkaysin danbe". |