    KOOSHIN | Thursday, December 07, 2000 - 02:08 am wAAR DADKAN WAASHEY AYAAN LA YAABEY maxaa khayraad aad haysataan dadka abaaruhu qaxiyaan waa adinka biyo la'aantu waa adinka woqooyi barri xun ah ayaad tahay horeyna SIAD BARRE ayaa dhehay gaajo ayaan ka ilaaliyaa majeerteen iyo dumarkooda dhulmahante. ILLAAH AYAAN KUGU DHAARIYEE BOOSAASO waxaan aheyn maxay dadku kaga maarmaam SOMALI. |
    AK47 | Thursday, December 07, 2000 - 08:52 am adigoo kale wakhtiga ku madhumino lakiin waxaan ku oron lahaa waxaa tahay dadka cuqdad qaba oo jiarda lafaha kagashay sidii CANCER ka wax kaliya oo kudaaweenkara Illaahay ee BARYADA ILLAAHAY BADSO PUNTLAND MEESHAY GAARTAY HADAAD KANAX SANTAHAY WAXAAN KU ORONAYNAA ORODOO SAKIIN LAQ!!!!!!!!! |
    Maxed | Thursday, December 07, 2000 - 02:58 pm Dear Koshin Sida aad u hadashay waa jiro xun, kuwo badan oo adiga kaa horeeyey baana god la galay, adiguna waad la gali doontaa, wiilkaaguna waa la gali doonaa. sorr |
    fatma | Friday, December 08, 2000 - 03:12 am DADKA MAA KAGALAY PUNTLAND MAWAXAY KAXUN YIHIIN HEERKA ALE GAARSIIYAY MEESA WAA MASAYAR WAXAAN ORAN LAAHA CUQDIIN IYO CAWARADIIN INTA AAN U DHALAN REER PUNTLAND WAAXAAN LEEYAHAY WIXII ILAAHAY KU SIIYO LAYSKUMA CAWORYO ILAAHAY AFKIINA HANAGA DUWO WAXAAN IDIN LEEYAHAY QOFKASTA WUU U DHASHAY WADAN KIINA DHISTA IN TA AAD NIN KIISA FIIRINAYSAN JAW SIC PEOPLE |
    Keyse | Friday, December 08, 2000 - 07:09 am Salaan kadiB: Kooshin waxaad moodaa inaad wiil yar oo laga roone yahay aad tahay maxaa yeelay hadaad waayaha la socoto sidaas ma tiraahdeen. Puntland khayraadkeeda lama tirinkaro waxaanse ku xasuusinayaa qarnigii Sagaalaad inay lahaayeen xiriir ganacsi oo qoto dheer kaas oo tagi jiray Hindiya,beershiya,Masaarida,Iyo carabaha . W axay leedahay xeebta ugu dheer ee soomaaliya taas oo leh labo badood oo kala ah bada cas iyo tan india. waxaa badaha ceegaaga waxyaabaha aduunku ku faano ee laga yaabo wadamo dhan dhaqaalohoodu inuu ku xiranyahay sida Norway, Marooco. Waxa kabaxa timirta ugu badan ee soomaaliya waxaa kunoolo 30%xoolha soomaalidu dhaqato Waxaa goboku caan kuyahay waxyaabaha laysku carfiyo sida Maydiga oo laga sameeyo barfuunada ugu qaalisan aduunka sida CHRISTANDOOR,beeyda malmalka, malabka iyo waxyaabo badan oo anan tirin karin. Waxaa ceegaata dhulka puntlan saliida oo nooc walbo leh sida Gobolka Sool nugaal iyo meelo badan oo kamida G-Bari Taas oo ilaa hada shirkadaha soosaara shidaalka ay weli joogaan sugayuaana amaan toos ah sida CONOCO. Hadaba hadii Siyaad Bare intuu gedo oo cidla ah ku dejiayay kuugu sheekeeyay Majeerteen ayaan Gaajo ka ilaaliyaa waa kuu ayaan daro. Mida kale caqli laawayohow khayraadkaasi waa kaagi waa wadankaagi waa sharaftaadi naxaas ayaa qalbiga kaa dabooshay is nadiifi. Godobtiina waan hilmaanaye weli majirantihiin. nabadeey vivaPuntland |
    breelee | Friday, December 08, 2000 - 05:52 pm Waryaa aan sheeko fiican idin siiyo somali micnaha ka leh wa reer waqooyi ee af kiina urka badan ka daaya reer waqooyo fadhi ki dirir |