Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: ______NO MERCY FOR HABARWAAL ,AND HABARJECELLO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.Y

Thursday, December 07, 2000 - 10:44 am
We the Garxajis clan are a true ISSAQ ,and the rest of the clans are Xabashii so we decided to be part of Somaliwye. We will never trust this bastards so call Habarwaal ,and habarjecello . U like it or not we will take Somalialnd back to the fold to be part of Somalia .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciidagalee

Wednesday, December 13, 2000 - 10:12 am
100% I agree ,no more bullshit with habarwal or the rest of idiots , we will take Somaliland back .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARRAB CLAN

Wednesday, December 13, 2000 - 02:06 pm
hey hey guyz come on now
u aint gona full us with
this bull •••• we all know
u are two punks from somalia
peace out looser
before i blow your brains out

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis

Wednesday, December 13, 2000 - 04:34 pm
Ninka ARRAB protocolkii ayuu jabiyey. Nin ARAB ahi ma aha inuu hadlo marka qabiilada waaweyn eed Duriyadu is hayaan. MINORATIGU waa inay aamusaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HY

Wednesday, December 13, 2000 - 06:03 pm
Arab yar naga amuus adiga wa lagu taliyaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER-BURCO

Friday, December 15, 2000 - 01:33 am
ARAB DAAN DAGAX BAA MESHA JOOGA MIYAA WAR CIGAAL BAA ISKAA KIIN LEH E NAGA AAMUSA RAG DUURIYADA AH BAA MESHA KU SHIRAYA E, AAMUS AAMUS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burcaawi

Friday, December 15, 2000 - 06:42 am
hahahah, garxajisoow bal eega inaydaan arab gaarin ninkeliya ayaa jawaab qoray kolkaasaad ugu jawaabteen saddex intiinuba aydun ninkii dusha ka fuusheen, waar islayaaba Arab ma gaadhaan saaxiibayaal, halka arab iigu jiro garxajis weligii ma buuxin karo,Arab waa niman geesiyo ah waxaa layiraa waa commandosta isaaqq
waana mid aanu ku baranay kolkii halgankii SNM socday.garxajisoow halka arab iga xigo ubiqi maayo
in cadaw iga soo galo,kolkaa saaxiib Arab waa niman aan ku faano,waxay yihiina isaaqq waa ogyahay kolkaa iska aamusa garxijisoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hargeysawi

Friday, December 15, 2000 - 10:31 am
SalaM Alekum
What a waste !!!!....arent u shame of urselves to write things like that anyway I am not going into ur level of mentality I jsut wanted to make two straight points :
1-who was behind the SOMALILAND existance and separation ?
isnt cabdiraxman tuur who set the whole region in war during his 2 year rule so as soon as he run away u just change ur minds toward the south !!!! and couldnt habar awal and habar jiclo kill ur men till the last man unless ina-cigal intervened ,u just being too greedy tribe and envous since u dont have a morj city or base like other decent elite tribes what a coword naker al macroof!!!

2-who told u that garxajis are true sons of sheikh isxaaq....I dont want to get low as u but its well known the sons of sheekh isxaaq so u better stop stirring fights before u get ur mouth broken

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARXAJIS-POWER

Friday, December 15, 2000 - 03:09 pm
you see this is why we don't believe in somaliland no more because of fools like you whomever you're habr jeclo and habr awal boy................if habr awal and ilka yar have won the war with garxajis
A)WHY DID INA CIGAAL CRY ON THE BBC AND RUN TO GABIILEY?
B)WHO IS THE TRIBE WHO GOT THEIR ASS KICKED OUT OF *BURCO*---------->ILKA YAR HABR JECLO.
C)WHY DIDN'T INA CIGAAL HELP THEM?
D)WHY DID IT TOKE ALL OF ISAAQS 8 Vs 1 OFCOURSE WITH THE HELP OF GADABUURSI AND DHULBAHANTE,WARSANGALI AND AMXAAR CALOOSHOOD U SHAQASTAYAAL?
E)HOW COME INA CIGAAL[SUPPOSEDLY THE PRESIDENT OF THE SELF PROCLAIMED SOMALILAND WAS UNABLE TO SET A FOOT IN 1-BURCO[THE SECOND LARGEST CITY IN SOMALILAND],2-OODWAAYNE,3-CEERIGAABO[THE LARGEST CITY TO THE EAST] UNTIL GARXAJIS GAVE HIM THE GREEN LIGHT IN 1999.
HABR JECLO ARE REFUGEES WITHOUT A LAND.....THE HABR AWALS LIVE IN PARTS OF HARGIESA AND LITTLE BARBARAA REMEMBER WE CHASED THE CIISE MUSE MONKEYS OUT OF THEIR OWN CITY FOR SIX MONTH[WHERE WAS THE POWER OF AWAL BACK THEN?????] WALAHI IF IT WASN'T FOR THE WAR IN BURCO AND THOSE STUPID HABR JECLOS GARXAJIS WOULD HAVE KICKED YOU OUT OF SOMALILAND FOREVER.

................WE GARXAJIS CREATED S.N.M AND WE GARXAJIS CREATED SOMALILAND AND WE GARXAJIS ARE- AND GOD IS MY WITNESS-TAKEN IT BACK TO XAMAR WHETHER YOU LIKE IT OR NOT BADA BIYAHA KAA CAB,NAAKIR AL MACRUUFKA AAD SHEEGAYSIDNA WAA IDINKA SHALAY MARKII AANU S.N.M HUGAAMINAYNEY XAGAAD JUUGTAY?NAAGAAD TIHIIN EE RAGA HALA SHEEKAYSANINA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Erigaavo

Saturday, December 16, 2000 - 08:56 am
Garhejisaw
every gerhejis i see is crying, and saying that all isaaq has fought against us.

this so call war against you?? what war Haberjeclo didn't even tried to fight with u guys, u were wasting ur men for nothing. haberjeclo were chilling out in yiroowe and ciise muuse and Arab beat the hell out with u, and wipped ur asses.
every Haberjeclo were in business, you wouldn't have survived one day let alone claim victory.

it was little thing that happen between u and Arab and ciise muuse.

you have given up the war coz, you were loosing men quickly and starving to death. haberjeclo particularly ahmed faarax gave u some food coz they felt sorry for u.

and everyone knows that the majority of ppl in burco are haberjeclo, so it belongs to Haberjeclo.
erigaavo also belongs to haberjeclo. hargeisa belongs to haberawal. so the brother is right u have no major city, so u thought that by starting a war u would be notice.

well u got it wrong loserss

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Yaban

Saturday, December 16, 2000 - 09:01 am
salaan,

To: Garxajis car qodabada aad sheegtay ha ka soo jawaabaan hadanay ka soo jawaabi waayin.. wax kale haw sheegin intuba waa run.

1- Isxaaq iyo in Ciidagale ah ayaa Habar Awal iyo Arab ka saaray Hargaysa waanay dhacday oo Gabliay ayuu odaygii fulayga ahaa gacmo baurr u cararay.Markii dambe ayaa waxa dhacday ninkii ciidamada Garxajisk waday ayaa diiday ina Bakhaarada la boobo, markuu gadiidkii goay. Ninmankii reer meyiga ahaa markay gaajoodeen dib iskaga laabteen . ka dibna Ciidan Garxjis ah oo Cabdi waraabe oo in Cigaal daba dhilif u ah iyo waxa is helay, ragii meesha ku hadhay, ka dibna magaalada waa lagu kala tagay. Ina Cigaalna 3 weeg ayuu lahaa soo laaban maayo , oo waxan ka baqayaa inay miino iigu aasin..aqalkii..lol

2- Barbara dagaalkii ka dhacay 60 nin oo Habar Yoonis ah ayaa laga saari kari waayay magaaladii

3- Dagaalkii Habar Yoonis iyo Gaashaanbuur, ina Cigaal magaalada Burco wuxu ka ahaa WANTED cag ma soo dhigin. Habar Jeclona heshiis qasab ah ayaa laga saxeexay, oo walaahi inaan been sheegayne.. waxay shirka ka dhex yidhaahdeen..INA CIGAAL NAF NOOMA HAYO..rag is dhiibay ayuun baa laga soo qaaday.cajalahada car ha sheego ninkii daawday shirka wax laga murmo ma ah???

Imikana Somaliland waa somaliland dagaalkiina wuu dhamaaday, laakiin hadii ay taasi dhacdo mar danbe oo Ina Cigaal ka dagi waayo xukunka markan waa lagu kala guurayaa. Isaaqaw taa ogaada Habar Awal wey ku xaareen meeshii rag aad ogaydeen dhiiga u hurayn..

Kuwan faqshta ah ee iska dhigaaya Garxajis..haka gurina..Garxajis somaliland dhiig buu u huray waanay aaminsanyiin..Buubaa iyo Kaluun laba tuug waa kiro kii lacag haysta ayuun bay hoos tagi..

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabka-Yaabkiis

Saturday, December 16, 2000 - 09:44 pm
To Nin Yaaban:
Sidaan u qoslayey baa indhihii i casaadeen. Waxa tahay nin aan war hayn oo lunsan. waxa tahay nin ka jaahil ah waxa tolkii sameeyeen iyo waxa lagu sameeyey. Waxa tahay nin wax walba iska rumaysta.
1. Garxajis horta waad ceebaysay markaa tidhi 60 nin baa berbera laga saari kari waayey. Waa wax aan qof dadka iyo dalka kala garanayaa ku hadlin. berbera 1840s-kii waxaa ku noolaa 20,000 oo qof maantana dad 80,000-90,000 gaadhaya. Ma waxad na leedahay 60 nin baa qabsaday oo laga saari waayey. Are those the same sixty who defeated HJ, HA, Gadabursi, Dhulbahante, and Egals troops!!.
2. HJ haddaad tidhi waa is dhiibeen been baa laguu sheegay. HJ ayadaa leh Burco. Iyadaa dad ahaan u badan, iyadaa deegaan ahaan u badan iyadaa miyigeeda u badan iyadaa ganacsigeeeda leh. Markii dagaalku dhacay ayaa dadkii xoolaha lahaa lacagtoodii ula baxeen Yuroowe oo 5 km u jirta Burco si xawliga ganacsi u sii socdo. Burco waxa ku dagaalamay ciidamada Dawladda iyo HY. sidaas ayaa HJ aysan dhanna u raacin ee xoolahoodii ula guurtay Yuroowe. HJ walaaahi baan cidi muquunin oo aysan muquunin karin adaa dhaarta keenaye.
saaxiib caqligaaga xaal sii wax kaloon ku idhaahdo garan maayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER-BURCO

Thursday, December 21, 2000 - 12:21 pm
WAR NAGAHAN MAR YA ALOOL INADEERAYAAL WALIGOOBA HA ISA SOORACAAN E HALA YAABINA, MARKAN DANBE WALIBA AMERICAN SOO KAXEYSTA ILEYN SI KALE GARXAJIS WAX UGA QAADI MEYSAANE,
BURCO DAGAALIDII WAAN JOOGEY WAXAAN KU DAARAN KARAAN IN AANU HABAR JECLO YIROWE KAGA SOO HADNEY BURCO CIGAAL WAA LOODIIDEY IN UU CAG SOO DIGO ODAYAASHI HABAR YONIS E MAGAALAD IYO HABAR JECLO BAA WADA SHIREY, 1999 BAA LOO OGOLAADEY IN U BURCO KA QUDBIYO, MALINTEY KU SOO NOQDEEN HABAR JECLO BURCO SACADA AY SOO GALEEN XITAA WAA LOO SHEEGEY,
GURYIHII HABAR YONIS WAXEY KU WADA QOREEN HANA CAWRYINA ILEYN YIROWE RAGAN GAAJO IYO ABOOR BAA KU SOO LAYEY E,

MASAAKINN HABAR JECLO MAR MARKA QAARKOOD WAAN KA NAXAA SI DA LOO GALEY RAGAN ,

DULKA U KA DAGO SOMALILAND GARXAJIS BAL E IYO INTA AY HABAR JECLO DAGTO ISMA LAHA E

BURCO OO AY HABAR JECLO SECOND CLASS CITIZEN KU YIHIINE YIROWE O AY DAGAAN IYO WAX YAR OO XIIS DAGTA,

HAYE BAL HABAR YONIS EEG, BURCO OO AY WALIGOODBA DAGI JIREEN, ODWEYNE, DAALACO IYO GASHAAMO, BERBERA HARGEISA, IYO ERGABO MAYDH IYO DUL AY OGADEEN IYO XABASHI XOOG KAGA QATEEN,

BAL ISU FIIRI ADIGUBA,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boqor Isaaq

Sunday, January 21, 2001 - 05:09 am
Long live Super Garxajis, Super Habar Awal Super Habar Jeclo, Super Arab!!!!!!!!!!!!!!!

Long live Duriyaaada Xalasha!!!!!!!

Long live Gadabursi(Samaroon)!!!!!!!!!!!

Long live the Somaliland supporting Dhulahante!!!
Long live the Somaliland supporting Warsengelis!!

Faqash shut up!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Yaaban

Friday, January 26, 2001 - 07:52 pm
salaan,

Walaahi kaagaas Habar Jeclo sir baa kaa fakatay, sawdigii odhan jiray Habar Yoonis Burco waxa kula dagaalamay reer H.J ah oo kaliya..hadana waxad tidhi ma 60 nin baa H.J iyo H.A iyo Aarab iyo Gedbursi Burco ka saaray..lol...lol


Ilay doqon wuxu yidhi shalay buu ilaabaa, anigu goob joog baan u ahaa oday Habar Jeclo oo shirka ka dhex yiri..INA CIGAAL NAF NOOMA HAYO. Iyo Habar Yoonisay waa inaad la heshiisaan ragaanu ahayn gaashaanbuur,..lol

Wadada toosan baad aragten maanta daciif waaxid, waar garaxjis ilaahay ayuuun buu ka baqaa, cadna faqash iyo duiryadaba wey ka goostaan.

Waxan aad iyo aad iiga nixiyay oo aan la cadhooday war maalin dhweyd ku qornaa somalilandnet oo ah dalwada ina cigaal oo markii ugu horaysay tagtay Caynaba..lol hada waa halkaad ku dhaarataan Habar Xabashayay..lol dan ba kama laha H.A. Adana halkan baad macasha weyn dhigaysaa ood ina Cigaal iyo hiil laga awaareeyay la hinaasaysaa..lol ilay guuni waa guun.

Yawle ayaa laga hayaa guunta amaan iigama ahayn Dhulbahante ayaan ka dhicinayaayay..walee H.Y meel ay joogto dhaxani kama soo dhacdo..

nabadeey..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burco

Saturday, January 27, 2001 - 09:33 am
To Doqon Yaabban.
Habar Jeclo Caynaba keliya kuma dhaadato.
Habar Jeclo ayadaa leh Burco(70%).
Habar Jeclo ayadaa leh Sanaag(60%), Ceerigaabo (50%)
Habar Jeclo waxabay ka degtaa Berbera
HJ ayadaa ugu dhul weyn Isaaq ama somaliland and Dhuloos comes second.
HJ waa qaran aan masayr u dhalan marka inaadeer waa caqli xumo inaad tidhi 60 nin oo Garxajis ah ayay ka baqeen.
Harti baa ii muuqda oo weli cadaw kuuma arko marka ha isku kay dirin.
Ninkan aad sheegaysid ee aad video-ga ka daawataa waa kuma horta. Yuu metelaa, ma hubtaa inuu HJ yahay, muxuu ku hadlay....
Caqligii baa ilaah idinka qaaday oo ma aha inaan kula murmo sababtoo ah waxad thaay sawaab la majara-habaabshey.
Ninkaaga leh Gudabiisi baa Burco igula dagaallamay ma mudna in si serious ah loola doodo.
ninkaaga leh warsangeli iyo Dhuloos baa Burco aannu u jilib dhignay waa nin riyoonaya. Indhaha furo oo TOOS waad huruddaaye. Kala garo Riyo iyo RUN. Sidii ruux waalan ha u doodine wax MACQUUL ah sheeg oo lagaa rumaysto.
Rag waa kala adkaadaa laakiin bal caddee inaad ka adkaatay HJ. HJ miyaanay ahayn tii raashinka Yiroowe idiinka raraysay markaad macaluusheen.

Yawlahan aad soo qaadday kaa ragsanaa adiga oo sidaada cidla kama nacnaclayn jirin. Sidii nin rag ah u dood oo kala saar runta, beenta, dacaayadda, xaqiiqda.
Video HY Ceerigaabo looga saaray anba waan hayaa haddaad taas caddayn u aragto. Magaalada way ka carareen oo 5 kun oo nin ba la dul dhigay nimankii Muuse ismaaciil. That doesn't mean they were defeated.
Yawle marna gob buu nagu sheegay marna gun. Markuu gobta nagu sheegay wuxu ahaa nin Xor ah. Markuu gunta nagu sheegayse wuxu ahaa la hayste ogaaday inaan la bixinayn oo waqtigiisii dhammaaday. Marka adba nin ku dilaya maad ammaanteen. Labada waxa la qaadanayaa tan hore oo ah hadalkuu yidhi isagoon ahayn la hayste. Gacanta HJ ayuu ku baxay Yawle mana aha wax lagu faano ee waa wax laga naxo. Yawle waa la sii deyn lahaa haddaan HY ku nacasoobin Ina Fadal.
Mark nacaskaagaasoo kale ayaa colaadda sokeeya bilaaba laakiin tan lagaa hoos qaadi maayee iska wado Mataggaaga oo meel walba HY iyo Garxajis sanka ka geli. Aniguna Halkaasaan danta Isaaq ka wadi doonnaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asha

Sunday, January 28, 2001 - 06:55 am
U stupid handicaps,saying u wanna
take somaliland back to xamar,xamar
doesn't even have peace amongst them-
selves,why would u wanna indanger the
peace in somaliland.U can sit behind
your pc and talk ••••,but why don't u
take your big mouth to somaliland,u
wouldn't be able to survive,only
chickens talk behind the pc,why don't
u go to hargeisa and force the government
to join xamar.See how far u come,and don't
even talk,like u r some hero.U never fought
in the war.If u want peace,u don't make racist
comments and u wouldn't be supporting violence.
U can't stand the fact that Somaliland is re-
building the country, ignorant people like
u try to distroy.U stupid devil worshipper,
may u burn in hell with your so called
garaxjis power,taked to somaliland and see
how u can make it a part of xamar!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Yaaban

Monday, January 29, 2001 - 12:00 pm
salaan,

To Burco wax weyn maad soo kordhin, ee bal dib u akhri waxan soo qoray ka dibna soo jawaab. Waad iska caabday sxxb, ama chines tiro leekaw ama aduunyada badh lahaw xaqiiqdu waxay tahay, in ay Habar Awal ku guumaysato, oo xaar kala liidatid oo talo ama dood markay noqoto waxba la waydiin Habarta Xabahsiyada ah.

Anaa 1000% halkaa daga iyo anaa halkaas u badan iyo..lol waar yaanan lagugu qoslin hayee hadaad sidaas u badantay maxaa kaa dhigay daba dhilif yar oo soor sharaftiisa ku gata. Abdkay maan arag H.Jeclo oo wax aan ahayn AAAAAAAAAmin ha noolaado ina Cigaal le, hada waa ninkaas Sanaag shalay ugu horaysay iyo tog dheer..lol

Ma la socotaa ina hooyay in Sanaag iyo Sool iyo Togdheer lacagta laga isticmaalo tahay lacagtii hore ee somalia, dawlad ku sheegan aad isha cawaran ku aragtay ee Habar Awal dan kkama lahee danaahga ka tali miskiinyaw. Harti maanta haday dagaal kugu soo qaado ma kuwii Sacad Muuse ee kiriimka is marin jiray baa Harti kuu garanayaa, guunyahay waa H Yoonis wax waxaa kaa celin doona, waxay soomaalidu ku maahmaahdaa, MIDGAANTA INTAY GURI KALE KA SHAQAYNAYSO AYUU KEEDU QUDHMAA, bal maxaad dhaantan Reer Xabuushay midgaantas!!!!!!!!!!!!!!!!!.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulka-anaaleh

Monday, January 29, 2001 - 03:46 pm
waar garxajisku miyeynan ahayn kuwii Habarjecladu wasi jirtey mise waa kuwa kale?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sancaani

Wednesday, January 31, 2001 - 06:54 am
waar nacasyow garxagiska sheeganaya habarjeclo ha isbarbardhigin isaaq hadaanunahay iyga ayaanu kudhaadanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 31, 2001 - 10:01 am
First of all,there's no democracy in Somaliland. And second of all, We have Siyad Barre incarnation as president. We can not have a president who planted seeds of hatred between Isaq clans. He is just doing what Siyad used to do divide and rule.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burco

Thursday, February 01, 2001 - 11:01 pm
Nin Yaabban.
lol...Yaab baad sheegtay ee ma hubtaa inaadan adigu isla yaabbanayn. Waxad u baahan tahay in dhulkii lagu dhexdhigo si aad xaqiiqda jirta indhahaagauga bogato oo aad ka korto video-gan baas eed meel walba la taagan tahay.
Inaadeer HJ meel ha kaga dhicin horta. Dan Isaaq baannu wadnaa iyo dan reer woqooyi. HA baad ku cadaab mudanaysaan aakhirka. miyeydnaan ogeyn inay walaalihiin yihiin oo weliba hooyadiin soo korsatay. HA annagu uma nihin midiidin ee waa walaalahayo oo sida aannu idiinku dul qaadanno ayaan ayagana ugu dulqaadannaa.
Ma waxad i leedahay aan la wada dagaallanno. Ma waxad leedahay noo hiiliya illeen Garxajis baad tahayoo Hiil iigama baahnide maxaa idin helay.
Ina cigaal waxa u daba-dhilifka ahi waa idinka. Idinkaa marna ka cadhooda oo lacagtiisa cuna marna lacagtiisa la idinku soo maslaxaa. Marka laba-canlaynta Garxajis waa la wada arkaa oo raamsigiinna waan arkaa ee ma na siri.
Nin wuxu dad addoonsadaa marka uu cudud ku muquuniyo ee ma waxad i leedahay HA baa HJ ka adkaatay mise inaan walaalahayo sixtiraanno ayaad ka gubanaysaan.
Midgahaad noogu maahmaahday waxba ka soo qaadi maayo waayo waad lunsantahay, ruux lunsanna waxa la yidhaahdaa.

Nin anbaday halkuu aadey way ula ekoonaatay.

Danta HJ iyo tan somaliland waxa nala weyn oo aan ku dhimannaa danta Somaliland. Haddaan sidiinna waalannahay oo hunuri Laba lugood leh nahay sow ismaynaan cunneen ma waxbaa inaga hadhi lahaa. Ku mahadnaq ilaahii Habar Jeclo walaal kaaga dhigay.
Meel lagugu diley weligey kama maqnaan, laakiin dee inaar HA kaaga hiilin maayo waayo waad ka gardaran tahay.
Dalka Somaliland HJ ayaa kala wadda, maalinta aannu sidiinna Hunguri-taabac miidhan noqonnona way inoo wada dhammaatay. Ina Cigaal Idinkaa lacagtii Qaranka ee dalka lagu horumarin lahaa marba si kaga cuna ee maxaad HJ ka hafraysaa.
Ina Cigaal waaba nin Reer Sh Isaxaaq ah ee adinka hungurigiinnii Hawiyena idiin gee. Meel walba magac xumo ayaad la taagan tihiin, cududdii Isaaq ee Birta ka xoogga weyneydna adinkaa kala tuuray markaad HUNGURI na dhaafsateen.
Afarta Gadhweyn ee Ceerigaabo nala degtaa haddii aan Cududda HJ looga baqayn waa hore ayaa canka la gashan lahaa. Sacad yooniskaad meelaha la marmaraysona iyagoo 4 qof ah bay noo yimaaddeen markaasaannu habo u dhisnay oo ay tarmeen. Waxa afarta ka dhigay ee baaba'shey waxay ahayd adinka, marka ma ninkii aad fantayseen baad ku faani maanta. Inaannu gob nahay Sacad Yoonis baad ka garataa sidaanu uga dhignay dad muuqda oo magac leh.
HJ ilaah ha daayo ee ku diirso oo ka daa cayda iyo beenta aad ka fidinayso. Haddaad weli aaminsan tahay HJ ayaa laga saaray Burco ama Cigaal u midiidin ah, waxan ku leeyahay WAKE UP MR HURDAAYE. Haddaad leedahay cudud wax naafaysa oo HJ burburisa leedihiin dee Dalkaba wada qabsada maxaa sugaysaan. Waxsaan ka yaabay cududda HJ la leeyahay way muquunisay ee Ciise Muuse makalay. Marka ma waxad na leedahay HJ waxay ka liidataa Ciise Muuse...ha ha what a joke!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaasha

Tuesday, February 06, 2001 - 01:30 am
to burco!

burco walaal adigu waxaad tahay boqorkii runta,Ee inay hj tahay ninmanka ugu qorsan somliland ama qaaradda soomaaliya oo dhan ha ogaadaan adhi raacyadu ee sidaa ugu sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER-BURCO

Monday, February 12, 2001 - 05:18 am
TO NIN YAABAN HABAR AWAL AMAM HABAR JECLO KAAD NOQOTOBA ANIGU, HADII AAN GARXAJIS AHEY WAX AAN KU ARKO BAA BA ISKA YAR, HADII AN WAX YAR KU SHEGO SAXIIB HARGISA WAXAA WADA DAGA GARXAJIS HABAR AWAL ARAB IYO DAROOD YAR WAAA AFAR XAFADOOD GARXAJIS LABO BUU KA DAGAA INTA KALANA HABAR AWAL IYO ARAB MIDGO AAN WAX BA DHAAMIN BAA ISLA DAGA , GADUBURSI IYO DULBAHANTE BA , BURCO DEE WAA HABAR JECLO IYO HABAR YONIS IN YAR OO HABAR AWAL AHI WAY DAGI JIREEN LAAKINSE HADA WAXEY TAGEEN HARGISA, BERBERA WAXAA WADA DAGA HABR YONIS IYO HABR AWAL MAJORKA MAGAALADU WAA NIN HABAR YONIS AH

ERGABO DEE WAA BA MESHA KALIYA AAN ORAN KARO 100 PERCENT HABAR YONIS, SO WAXAAD GARATEY MAAHA,

ADIGA OO HABAR AWAL AHI INTII U CIGAAL WADANKA QABSADEY UUN BAAD SOO BAXDEEN LAIDIN MA AQOON BA 1991 KII WIXII KA HOREEYAY, WAA TII TUUR IYO CIGAAL AY XUKUNKA ISKU QABSADEEN SOMALILAND, WADIINKII HABAR JECLO ARAB AYUUB IYO GADABURSI SO KAXEYSEEN OO AAD GARXAJIS LA DAGALANTEEN , RAG RAG AH HADII AAD TIHIIN WAXAA MAAD SAMEYSEEN IN AAD NAAGO TIHIIN UUN BAAD NOO SII CADEYSEEN IMINKA SOMALILAND WAA SOMALILAND CIGAAL BARI TOLE BU ISKA TAGI, LAAKINSE OGOW GARXAJIS IN U QABSAN DOONO MARKALE MADAXWEYNIMADA SOMALILAND MAALINTAANA AY KUGU DANBEYN DOONTO,