Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Kaydka yuuraaniumka ugu badan oo lagu sheegay , degmada CEELBUUR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INDHACADE

Thursday, December 07, 2000 - 11:33 pm
Waxaan ahay arday soomaaliyeed oo wax ku barta wadamada la yiraahdo NORDIK-ga ama scandanivianka, waxaan bartaa cilmiga IT(information ticknologi),. saaka aniga oo college-ka jooga ayaa waxaa ii yimid laba nin oo sweden ah, oo aad u labisan watana baabuur qurux badan.
Waxa ay iga codsadeen inaan waqti hal saac ah aan siiyo, waan ka ogolaaday waxa ay igu yiraahdeen ,"waxaad ku dhatay degmada ceelbuur soow maha", waxaan ku iri intaan naxay "yaa idiin sheegay", .
markii aay arkeen inaan shakisanahay, ayay igu yiraahdeen "Anagu waxaan ka soconaashirkad macdan baaris oo ay lee yihiin wadamada NORDIGA, marka waxaan rabnay inaan wax kaa waydiino degmada aad ku dhalatay ee ceelbuur. waxaa ku jira kayd yuuraanium oo baaaxad wayn, daliikniina waxa ka dhalatay dowlad dimoqraadi ah,. inta waraaq ay wateen fiiriyeen ayay yiraahdeen ma taqaan wasiirka la yiraaahdo xasan abshir faarax,
waxaan iri haa, inta is fiiriyeen ayay yiraahdeen "ninkaas sideen kula xariirnaa?, clan leders-ka reer ceelbuurna ma leeyihiin taleefoon?, mase nala xariirin kartaa.
shekadii waa socotaa,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digirle...........lol

Friday, December 08, 2000 - 02:16 am
waryaa indha cadoow ma digirtii baa isku badashay macdan mise film aa wadataa. duqa ma balanteen nimanka marka aad ceel-buur isku raacaysaan lol.

duqa anaga macdan ma rabno lakiin digirtii dowrkiilo horay noogu soo qaad markaad soo labato.

ha ha ha ha ha ha ha ha ha fun what..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurdhubanle

Sunday, December 10, 2000 - 10:47 am
ceel buur.halwax ayaan ku ogahay dheemman ee haddana ma uranium ayeey ku darsatay wallee somali waaa taajirtey qaasatan hawiye.waxaan ka baqayaa in ayba nukliyeer sameeystaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAGAAFE

Wednesday, December 13, 2000 - 02:57 pm
war waxani waxay u baahan yihhin cilmiyeeys ee yaan un iska soo saar wax dhicikara maaha sababtoo ah gaalka dantuu kaa leeyahay waa inaad ku heshaa wax u dhigma GIVE AND TAKE BALACE LEH AMA COMPROMISE CABIRAN ee doonimayno looting somalia ilaah baa qani ka dhigay dad se meesha majoogaan haday joogaan wax laga maqli maayo mid tuuga maahinee. ceelbuur kali ah maahee min saylac ilaa iyo jasiiradaha kismaayo ilaa iyo raas qooqaani ayey macdantu daadsan tahay.hadaan dad yaqaan ama la socodkooda ku xeeldheer lawaayo. sidii carabta loo qashiimaysan jiray un baa ku dhacaysa somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faalko/london

Thursday, December 14, 2000 - 10:01 am
To: Ceelbuur

Salaan kadib waa ku farax sanahay hadii ay jirto arintaa aad sheegtay sidoo kale waa jirtaa meela kale oo badan wadan keena oo qeyraad kala duwan ay ka buuxaan balse dadkeedii waa ka qaxooti loo diid harsi, Gaajo hoostoodana barwaqo ayaa tuban

Marka ilaahoow nimcadaan dadkeedii BOMBKA lagu qarxiyay ka irsaaq

Ceelbuur waa iga talo gaalada ha ku xirin ninka la yiraa Xasan Abshir waa ninkii lagu shirbee layiri

XASANOOW KII DHINTAY DHULOOW GALEE KII DHAQMAAYEY XAAD KATIRI.

Waa ninkii Puntland xisaabi xil maleh uga soo cararey Jabuutina baxsi u yimi iskana casilay maamulkii uu hayey sababtoo ah waa lagu dheganaa odoga. Marka ha ku xirin gaalada C/qaasim(Guumeys)iyo GALAYR shirkadooda waa Mafio AY Mafio shar ciyeesatay iska jir

TOOS U GEE CEELBUUR LANA Soco gaalada sidoo kalena wax soo saarka ha noqdo marka dawlad shacabku lee yahay wadanka ka dhalato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

expert

Thursday, December 14, 2000 - 11:47 am
ceelbuur ma aqaano anigu, waxaase hubaala gobolka mudug iney uraaniyam kabuuxdo. aduunkoo dhan waa ogyahay. search internet. somali minerals you will find out. iney soomaaliya dowlad noqoto arimaha reer galbeedku udiidan yihiin waakamid. waxay kaqabaqayaan iney iiraan iyo iraaq lasoo baxaan. hase ahaatee cidina sidaa umaisticmaasho uraaniyamka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAWAADLEY

Friday, December 15, 2000 - 04:34 am
ku CEELBUUR
cEELBUUR WAXA AAN KU OGAA BURJIKO EE ALLA NII SIYAADFIYO YURAANIYAMKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr.Yusuf

Saturday, December 16, 2000 - 10:38 am
Walaalayaal nicmada dalkeenu inaga badan ee mar aan cagta u dhigno oo koobshaaha u cabno kadib aan fagano ee nin walow dhinacaaga belada wareegaysa iyo dagaalada ka yuree weligiina hataageerina cidii bela wada.
wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Indhacade

Sunday, December 17, 2000 - 11:21 pm
FAALKO/LONDON
Saaxiib, waad mahadsan tahay, laakiin dadka reer ceelbuur 100%, waxay taagersan yihiin DKG