    DACASBIYO | Friday, December 08, 2000 - 01:36 am Sidaas la wada socotaan waxaa xoog isku haya ciisaha oo muddo 40 sanno siyaasada kursi ka dhexeyso hadaba shalay arrintaas muddo dhowr saacadood ah waxay khalkhalweyn galisay wadamada deriska inkastoo somaliland ay ku faraxday.markii hore hadase xanuunku waa halkiisii.. tolow ciise halkuu u qixi doonaa tolow ciise abaal ma dhigan ayaa magan siin doona tolow ciise .cadwgiisu wa ayo ? ma FUURLABAA ma GADABOURSAA ma ODOXgobaa ma ANFARBAA Mise waa calooshii u shaqeyste |
    xiis iyo maydh | Friday, December 08, 2000 - 02:54 am Ciise waa dad xeer leh "xeer-ciise" xeerna ku kala socda. Ismaciil iyo yasina haday buuqa badiyaan mid iyo geed iyaa lagu xidhi siduu xeerka ciisuha ahaa. ciisana talo kaagama baahna dantiisana isaga iyaa kaa yaqaan. adiga iyo isaaqlandana ama ku farxa arintan ama ka naxa idinkay idin khusaysaa. mida kale ciise dad la yidhaah xagay u qaxayaan ma aha dhulbadan oo kale oo geeska afrika ah ayuu Rabbi ku beeray ee la soco. |
    XARBI | Friday, December 08, 2000 - 03:58 am TO: XIIS IYO MAYDH Maxaad ku hadalqaadaa isaaqland maxaa somaliland hadii la hadal qaadaba ay calooshu kuu xanuuntaa, uskagyahoow, bilaa kasoonka ah urta badan leh, jaahil ciise dambigaas oo dhan waxaa iska leh adiga iyo kuwa aad abtiga isku tihiin ee dad ku mooda yur ciise waraabe hana cunin colaad way kugu bilaabantay. tii ka dhacday muqdisho ayaa ka kugu dhici car xageed iman. |
    xiis iyo maydh | Friday, December 08, 2000 - 06:27 am to xarbi aniga kula caytami maayo haddii kale adoo kalaan noqonayaa. somaliland ama isaaqland anigu ma soo haddal qaadin. ninka sheekadan bilaabay iyaa meesha ku qoray:"somaliland way ku faraxday markii hore dhibaatada djibouti ka dhacday..." anigu ma caayin isaaqland isaaqna ma caayin ee waxa qudha oon meesha ku qoray in ciise dantii yaqaan.Ma taasaa adiga kaa cadhaysiisay? cayduna waa caadadiina xagayase waa ka ceeb. |
    Galbeedi | Sunday, December 10, 2000 - 04:33 pm Xiis iyo maydh is right, any time the Idoors see somebody doing something good for themselves, they become very jealous, belligerent and start swearing and cursing. Idoors are exhibiting anti-Islamic Kafir, and Yuhuud characteristics. May be the widely spread believe that, they are the children of Bucur Bacayr may be true. According to many history books, Sh. Yusuf Al-Qayneen liberated the Idoors from Bucur Bacayrs enslavement. That is why they passionately refer and love Sh. Al-qayneen |
    Nin ISSAQ ah | Sunday, December 10, 2000 - 05:12 pm Galbeedi ogadeen bakhtiyey Ethiopina waxaba kuma haysateed Somaliana waad ku xartay marka waligaba xaabashii ku hoose jir caga dheeryahow. |
    abdikarim hassan | Sunday, December 10, 2000 - 05:52 pm Waxaa iga yaabiya mar kasta marka meel dhibaato ka dhacdo ooy dad badani ku farxaan, dhibaato heysata walaalkaaga muslinka ah weligaa haku farxin xitaa haddii uu yahay cadawgaaga. sidaas ayey iila muuqataa haddaan khalad galo waxaa iga afeef ah in aannan wax xun ula jeedin kaskayga gaaban ayaa i tusaya sidaas. miyaad jeceshay in dhibaato kugu dhacdo. jabuti waa dad soomaaliyeed in kastoo annan weligay tegin haddana waxaa u heystaa dhul soomaaliyeed, waxa afgembiga isku deyeyna askar waalatay, waa lagu yaqaan askarta african inay hadba meeshii nabadi ka jirto ay ka ridaan dhibaato iyo xasilooni darro. |
    HARTA SHEEKH | Monday, December 11, 2000 - 01:23 am TO; ABDIKARIM HASSAN waa runtaa wax lagu farxo maaha dhibaato qof muslin ah haysata lakiin djibouti ma aha dhul soomaaliyed waa dhul dadka lagu gumeysto, orod oo tag hadaad aheyn CIISE AMA GADABIIRSI Walaahi dabada aa dhalo lagaa galinn. ILAAHEY KUMA GEEYO |
    Anonymous | Monday, December 11, 2000 - 02:47 am to harta sheeka qofkasta wuu ogyahay in ad adigu soomaalidiid tahay cid kale oo soomaali lagu sheegana ad necebtahay. waxanse la yaabay djibouti ciise iyo gadabuursi mooyee cid kale miyayna degan? Isaaq xageed ku illowday? I think you have never been in djibouti, haven´t you seen the street called "avenue 26"? |
    huu | Monday, December 11, 2000 - 05:06 am SAxiib kama hadal xaafad ay deganyihiin dad socoto ah ama dad soo shaqo tegay waa sida aad tiraahdaan. deegaanka iyo dadka aan tilmaamey waa dad aanad kala gareneyn oo aad isku dhalay markaad hadaad labadaas mid aheyn waa gardaro wixii aan isku fahano.... |
    FIIRAAN | Monday, December 11, 2000 - 11:33 am WAXAA LA YIRI CIISA HA BAQTIGA HIIGA E RAGU WAA YIBIRO IYO MIDGAANE WAXAA LA CAAWIYO, U MA QALMAANE HA U BIXINA, HADII DJABOUTILA GA SAARO NA KOLEYBA WAA HAWD AY TAGAANA MA LAHA BAAN FILAAYE WAXA HA LA LAAYO BAAN ORAN LAHAA ANIGU SHAQSI AHAANTEY, |
    GEEDI | Monday, December 11, 2000 - 11:56 pm to Fiiraan waxan u maleeyaa in ad tahay dadka degdega iyo hubsiimo la´aantu talada dhaafiyaan!!!! anigu marnaba halkan ka caytami maayo sobobtoo ah dhaqankayaga kuma jirto. Waxanad ogaataa in cayda ad meeshan ku qortaa ayna cidba waxyeelayn.Ereyga Midgaan in ad sanadkan 2000 ceeb u haysatana waxa ay muujinaysaa garaadkaaga, aqoontaada iyo dadnimaddaadu heerka ay taagantahay. waxad tidhi CIISAHA ha la dhameeyo oo waddankana ha laga saaro. marka hore rabbi iyaa beeldhan dhamayn kara. mida kale ma iswaydiisay waa qoloma ninka doonayay ISMACIIL IN U AFGAMBIYO? ma waxad u qaadatay nin doonayay in u CIISE dhulka ka tirtiro? taasina waxay muujinaysaa sida ad "macaac" u tidhi adiga oo wax hubsan.Ogowna in dhibaato haday dhacdo ninkastaba qixi ee hamoodin in ciise kaligii qixi. waxanan kuu balanqaadayaa in ciise marnaba u qixi doonin hadduu qaxana uunan tagidoonin HARTA SHEEKHA. |
    ceeleeye | Tuesday, December 12, 2000 - 01:43 am TO; KONWEYN Waar-bal amuurtan iyo yaabkan eega annaa ku baadhi waar maanta ma waxaad tidhi waxaan nahay dad wallaalo ah ma waxaad u jeedaa ISAAQ BINU AXMED IYO CIISE BINU AXMED, goorma la tegay warkas anniga mar dambe aftirsiin ha ii sameyney hadii SOMALI LAND LAGUU AQOONSADO annigu waxaan ka reysanaeynaa dhiloyinkii aad soo tahriibin tahriibin jirtey |
    Hangool | Tuesday, December 12, 2000 - 02:03 am Waanu ka xunahay Dhibaatada ka dhacdey Jabuuti dadkinan ku farxayoowna xaasid iyo daciif isu wada yimid baad tihiin Dawlada Jabuuti waa jirtaa waana jiri doontaa. Ka naxoow nafta waa. From The Voice of Nugaal Sare. |
    ciise | Tuesday, December 12, 2000 - 02:38 am t ceelaabe Aaddo caaddadeena kuma jirto in lacaytamo haddii kale ISAAQ baan la mid noqonaynaa oo cayda dhaqan u leh. Miyaad illowday haddalkii odayaashu odhan jireen ee ahaa:" rag dirir u daa dumarna cay u daa".waanad ku khaldan tahay in ad gabdho soomaaliyeed aflagaadayso. |
    Kowneyn | Wednesday, December 13, 2000 - 10:20 pm ceeleeye; Xaasid foq al xaasid. Daalimiin illaahay ka go'ay ba tihiin adigiyo wixi halkan labada reer ee dahirka reer sheikh ciise iyo isxaaq isku diraya. Ogow ciise waalaalo sirr iyo badinba ka walaalanu nahay mid tolnimo iyo mid hor illaahay. Walaaaltinimada hor illaahayba aana ta dhabta ah. Taa kale ma ogtahay in uu reer Ugaaska ciise ee Ugaasyada laga doorto uu asal ahaan ka so jeedo ahlul baytka reer sheikh isxaaq(yessif, habar jeclo)(even IM lewis in pastoral democracy mentions this) that is more than enough to make us family. Wixi Ahlul bayt cisiyanna way najaxan wixi dulmaana wa u Khasaaro. Daacaddi ma hungoodo. Xasadna wa ehlu naar taasi wa wacad Alle hadanay tobadkeenin. Illaahayna wa markhaati daaliimiinta la daba dhigay dhashi rasuulka scws Bismillaahi Raxmaani Raxiim 52. Qul kafa biAllahi baynii wa baynakum shaheedan yaclamu ma fii alssamawati waal-ardi wa alladiina AMANUU BI AL-BATILI WA KAFARU BI ALLAHI ULA-IKA HUMU AL-KHASIRUUNA SHAKIR: Say: Allah is sufficient as a witness between me and you; He knows what is in the heavens and the earth. And (as for) those who believe in the falsehood and disbelieve in Allah, these it is that are the losers. Kowneyn |