    Anonymous | Friday, December 08, 2000 - 12:45 pm MURDERER: C/RASHIID TAFE BARRE--MARREYXAAN-- VICTIM: FAHMI CUMAR CAATEEYE--GADABUURSI--- DATE: 13 NOV 2000 PLACE: Dan Haag--NEHERLAND. Dhagar qabe, C/RASHIID TAFE BARRE, oo uu soo koriyay, adeerna u ahaa ninkii la odhan jiray NUUR BIDAAR, wuxu si waxshinnimo leh toorri uga galiyay wadnaha oo heddiisa gooyay, FAHMI CUMAR CAATEEYE, oo Gadabuursi ahaa. Gacan ku dhiiglahaas lama qaban oo wuu baxsaday. Ummada soomaaliyeed, inta neceb dhiigga iyo dhagarta Islaamka, waxan si naxariis leh uga codsanaynaa inay naga caawiyaan sidii ninkaa loo qaban lahaa, sharcigana loo saari lahaa. Qabiilka MARREYXAAN, ee uu ka dhashay Dhagar qabuhu, waxan iyagana ku adkaynaynaa inuu waajib weyni ka saaran yahay, sidii gacan ku dhiiglahaas loo soo xidhi lahaa, loona baajin lahaa, Aar goosasho iyo dhiig badan oo dhex mara labada qabiil ee GADABUURSI IYO MARREYXAAN. |