Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Maxaa la gu diiday soamaliyay wadaninimo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cardoofe

Friday, December 08, 2000 - 05:58 pm
Somali waxaan nahay dad aan aqoonin wada ni nimo
waa iga su aale maxaa ku dhacay wadaninimadii ama jacayl kii wadanka? waxaa la is ku su aa li waayay maxaan wadanka u qabanaa? maxaan ka bedelnaa wadan ka somali yay qabiil qabriga inila galimaayo iyo odayaasha somalida is ku laa yay ee fakara waa iga talo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-qardhood

Saturday, December 09, 2000 - 02:05 am
Cardoofe su`aashaada ah "maxaa soomaalinimo LAGU diiday" maxaad kawadaa "LAGU" ma reer Puntland mase soomaali oo dhan.

Waxaan kasoo qaadayaa in aad reer Puntland kawadid
Waxaa ila fiicnaan lahay in aad sheegtid marka hore meel soomaalinimo lagu hayay oo reer Puntland diideen. Taariikhda ayaa sheegaysa in reer Pundtland ay ahaayeen kuwa iyagu waligaad soomaalinimo u ololaynayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid

Sunday, December 10, 2000 - 07:20 am
Asalaamu calaykum

Cardoofe mahadsanid.

Qofkii aaminsan inuu reer Puntland yahay waxaan aaminsanahey inuu yahay qod caqli xun.Hadey dadkii hore joogi lahaayeen intaa baan uga tagi lahaa, laakiin qofkaas sheegtey Wiil Qardhood iyo wax la mid ah ma fahmi karaan.
Marka qofku inuu qabiilkiisa sheegto ama magaaladiisa ma xuma laakiin magacyo qaar English yahay qaarna aan la aqoon in qof Muslim ahi sheegto waa u doqonimo.

Cardoofe mararka qaarkood mara dadka qaarkii xaqa loo sheego way dhib sanayaan. Marka qof aan qiimaha diinta fahmin ma fahmi karaa mid wadan?

Allahayow ha noo qaban waxay faleen sufahaadeenu. Aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mursal

Sunday, December 10, 2000 - 08:03 pm
C/waaxid
wiil qardhood jawaab buu ku siiyay adigana cay baa ugu badashay, marka diinta aad dadka bareyso horta adiga soo baro saaxiib. marka kale waxaan fahmi la'ahay mawduuca aad doonayso inaad ka hadashid waa maxay? ma soomaalinimo baa mise magaca ay puntland la baxday?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Monday, December 11, 2000 - 06:44 am
Walaal Mursal hala yaabin Wadaad-xume "A/waaxid" waayo soomaalida ayaa waxay ku maah maahadaa "Waano Abuurisbaa kahoraysay"