Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: REER CAYNAANSHE H/YONIS, REER HAGAR, DH/BAHANT, REER YUUSUF, H/JECLO SEDEXDAA QABIIL MIDKEE U GOBAYSAN, DAGAALYAHANSAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUN DOON

Sunday, December 10, 2000 - 07:12 am
Fadlan ii sheega sedexdaa qabiil ee reer waqooyiga ah midka ugu gobaysan, uguna dagaalyahnsan, uguna dhaqanka fiican. Sadexduba waa sadexda qabiil ee ugu cad cad qabiiladooda.
please yaan lays caayin ee fikradiina dhiibta. thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 11, 2000 - 12:17 pm
REER YUSUF, ayaa ugu dagalyahaynsan, uguna gobaysan uguna sharafleh, I am not reer yusuf but that is a fact.( reeraha kalena way ku daba xegaan, runtii iyaguna ma bana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duh

Monday, December 11, 2000 - 12:24 pm
I Think it's Reer Hagar. waxaan fiayaa inay igu ugu gobaysan yihiin uguna dagaalyahansan yihiin.
ka fogow falaaga iyo halkuu faarah hagar joogo.
saw nimankii lagu lahaa maaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 10:43 am
Reer Caynaashe haatan dadku ciili jiray waaye.they are the best honey!!!!!!!!! yo guys dont mess with the salaadiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA-YAROOWE

Monday, January 29, 2001 - 01:45 pm
walaal anigu waxaan umalayn inay reer Hagar yihiin

waa ayo waa nimankii sayidka ku lahaa

UBA WEYSO WAAN KUGU ARKAA AGAB SALAADEEDE ADIMAADNA WAAN KAA MAQLAA OOGA WAA BERIYE
ASHAHAADA BEENLOOW MAXAA AAHO KUGU AASAN
ABTIRSIINYADAA WAXAY GASHAA EYDA REER XAMARE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliman

Monday, January 29, 2001 - 02:08 pm
Waxaan filayaa in taariikh ahaan Reer Hagarku Yihiin dad aad U dhibaato badan, dad aad wax u laaya, oo aad u fudud. Markaa horta ninku hadii uu fudud yahay wax walba waa laga helaa. Markaa suaashaada jawaabteedu waa, Reer Hagar Ayaa igu Dagaalyahansan, suaali kama jirto taas. Gobanimona waa dad aad u dhaqan iyo gobanimaba fiican. Laakiin Dilka iyo dhaca ayaa aad ula fudud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Monday, January 29, 2001 - 03:26 pm
dhulbahante dhexdiisa reer hagar dagaal laguma amaano. gobanimo iyo faanse lagu sheeg. Caynaashe iyana wayfaan badanyihiin waxay dilaan maganta. reer yusuf waa gobta isaaqa hase ahaatee, waana dagaalamaan iygaase lagudhameeyaa. Hadaad doonaysid cida ugudagaal yahasan. habaryoonis muuse care. habarjeclo Aadan madoobe, dhulbahante khaalid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buuhoodle

Monday, January 29, 2001 - 03:44 pm
waar waa reer hagar raga aan iidoor af-dhogor ag marin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OODWAYNE BOY

Monday, January 29, 2001 - 04:50 pm
Sayidkii wuxuu yidhi, xujey reebta reer hagar anoon xabshadii ruubin, xidaysane ma dhiibeen anoon xaaladay bogane.

Reer Hagar waa waalanyihhin damaantood, dil, dhac, fan, intaba agaa leh.