    RUN DOON | Sunday, December 10, 2000 - 07:15 am Fadlan ii sheega sedexdaa qabiil ee reer waqooyiga ah midka ugu gobaysan, uguna dagaalyahnsan, uguna dhaqanka fiican. Sadexduba waa sadexda qabiil ee ugu cad cad qabiiladooda. please yaan lays caayin ee fikradiina dhiibta. thanx |
    YAHOO | Sunday, December 10, 2000 - 07:48 am TO RUN SHEEG KUUNTADAADA WAYDII SADDEXDA QABIIL AAD SHEEGAYSO DOQONYAHAW |
    manexe | Sunday, December 10, 2000 - 11:10 am dadkanaad meesha kusoo qortey waa reermiyi itoobiya dega.halkan mayaheyn inaad kusooqorto, halkan waxaa loogutalagaley dadka jamuuriyada soomaalida kudhashey. |
    nin isaaqoon ahaynintaadsheegtay | Sunday, December 10, 2000 - 10:56 pm Hooyadaa hoosteeda u sheeg su'aashaadda! |
    doqon | Monday, December 11, 2000 - 04:18 am waar nin bukaad tahaye oradoo dhakhtar qabo alo ku dooriye |
    liibaan | Monday, December 11, 2000 - 12:12 pm doqon baad tahay maxaa adiga kaa galay futadaada u sheeg ey foqal ey |
    Anonymous | Monday, December 11, 2000 - 12:34 pm To Manexe, Reer miyaga aad dadka ku sheeaysaa waa kumee, waa dadka maanta wadanka u taliya, ma waxaad ismooday in aad tahay ilbax, hadii aad computerka taqaano sida loo isticmaalo, inee wax aad dadka ku dheertahay ma jirii, meel ayaad caydha ku qaadanaysaaye, midalabaad hadii aad joogi lahad wadankuu maanta ma aad oranlahay sidaa, waayo dadka la soo magac qaada waa kuwa igu powerka wayn maanta somali people. Thanks |
    kulmiye | Tuesday, December 12, 2000 - 12:15 pm War sheekada iga yaabisay waa Ilaa iyo intuu awoowahay noola wuxuu nagu oradhjiray reer Caynaanshe Habar yoonis ma aha ee waa nalaga dhigay markaan korayayaan beri waxaan utegay ree aanu wax isu nahay oo buuhoodle degay. waxaanu faahfaahinay arintii waxay iyaguna isku raaceen in ayan ahay isaaq ee laga dhigay war arintaa mamaqasheen. |
    RER-SUGALE | Tuesday, December 12, 2000 - 03:15 pm WAW YAAHEE DHULBAHANTE WAA XAASKII HABARJECLO HABARJECLO AYAAQABO WAXAA WASO RAGA HABARJECLO DHULBAHANTE WALAL WASAA |
    THE-MAN | Wednesday, December 13, 2000 - 05:15 am dadka caayay dhulooz plzz stop hadaad dhib qabtaan utaga cidaan aad dhibka ka tirsanaysaan ana wixi nasoo doonta jwaab ayaan siina adigoo raaliya ayaad soo noqon |
    DARWISH | Wednesday, December 13, 2000 - 05:54 am RER SUGALE, FAANKU WAA HANTI AAN CIDNA LAHAYN OO QOF WALIBA INTU DOONO AYUU KA QAATA TAN LABAAD AF CAYTAME NINKALEH AYUU KUYAALAA YAA INA GUMEED IIDOOR THEREFORE; FIRST THINK, THEN LOOK, THEN LISTEN, THEN TALK. YAA WAGAASHLE, YAA WALAABI IGRIS LOOK AT YOUR HISTORY YAA IRIR, DIR, BINIHAASHIM, IRAAQI, FALASHA,1WM |
    REER-BURCO | Thursday, December 14, 2000 - 06:04 am saxiib taasi ma mid lagu sheego baa waxaan moodayay in lawada og yahey e bal se aan ku sheego, markale garxajis bay noqoneysaa rag kaliya o hada somaliland horteeda istaagi kara, ragan waa rag sharaf leh qabiil mahee waa qaran, dad mahee waa dowlad, e bal is waydii ragan markii ay 7 qabiil la dagaalmeen, 7 qabiil bay qadatey si ragan looga hortago markasaad mesha habar jeclo iyo habar awal keeney saa oo walahi xitaa hadii arabna lagusoo daro aan la dagaalami karin ragan, e ha nooladaan garxajis ilaahey baa badiyay e |
    Cawaale | Thursday, December 14, 2000 - 08:21 am Burco-sheegte...naca nacas dhalay. Ciise Muuse ayaa idin defeat gareeyey oo waa kii Dhegaweyne hadh cad idinka saaray Berbera markaasaa leedihiin dad baa nala dagaallamay. Waxa ka dhigan tihiin Doofaarkii caruurtiisa Geelu ku durduriyey ee markii loo dheegay in GEEL cagta mariyey yidhi. "Caruurteyda waan garanayaa oo GEEL ma layn ee Giiro(ri) ayaa laysay. Been baa laguu akhriyey wallaahi oo afar tuug baa warkaas beenta ah lacag kaaga urursada si ay ugu qayilaan. HA ma gaadhid oo waa kuwa kaaga cabaadsiiyey. HJ ma gaadhid oo inaad wax jirran tahay waa og yihiin oo gacan ku saari maayaan. Arab colaadda sokeeyey ma yaqaan haddaan laga keensan. Gadabuursi kumaba yaqaanniin oo gacantoodu kuma soo gaadho. Dhulbahante Dirirtaada ma gelin Warsangelina daa Hadalkiis. Dhegaweyne iyo Ciise Muuse waa kuwii Berbera idinka saaray markaasaad dadka kale eedaynaysaan si aan loo odhan "the mighty Garxajis aretamed by the lowly Ciisa Muuse"...ha ha ha ha |
    Anonymous | Thursday, December 14, 2000 - 12:04 pm War nin yohow ina Cigaal baa la imbeech garayo lacagta uu soomaliland ka xaday. bangiyadii aduunku waa uubuuxsadaye. |
    OMAR | Thursday, December 14, 2000 - 03:02 pm TO: KULMIYE WAR ABTI KULMIYE SIDEE BAAD BUUHOODLE INTAAD U TAGTEY ADIGOO REER CAYNAASHE AH AAD UGA SOO NABAD NOQOTAY? BAL II SOO SHEEG ARINKAA |
    diiriye | Thursday, December 14, 2000 - 06:15 pm to Omar, anaa sababta garanaya, qof dhulbahantaa keeney, sidey caadadu ahaanjirteyna dhulbahante maganta madilo sidooda, habarjeclo kaliya ayaa isaaq maganta dilin, iyana dhaqankaa wanaagsan anagey nagabarteen. 1989 waxaan joogey hawd kamid markii lagubey tuulooyinkii udhaxeeyey gorgor iyo gaashaamo. |
    Runsheeg | Thursday, December 14, 2000 - 08:17 pm TO:Awaale Niyow arinkaaga ayaan wax yar ka odhanayaa markaad leedahay ciise muuse ayaa tame gareeyey ragii gar xajis ee super powerka ahaa aadame somali ahaan "Alaa wayne" nin hore ayaa wuxuu yidhi halkaan gaade waynoow libaax uga gaboon waayey inaan goroyo cawl uga tagaa waa hal soo gudhan.Waxaan uga jeedaa somaali iyo aduunkuba way ogyiin in iska daa isaaqe in xabashi lacag lasoo siiyey si loo xasuuqo gar xajis laakiin ilaahay ma odhan raganimona wuu ku manaystey.Hadaba taariikh ayaa dhacday anigu waxaa idinkula talin lahaa masaro iyo googarado xidha oo fororsada marka aad qoodha aragtaan maxaa wacay reer jilib kale ah uma adkaysteen hal maalin waxay gar xajis u adkaysteen dhawrkii sano ee dagaalku socday .Laba daraale waa nimankii guushan la hadhsanaayo keenay .Laakiin umul inaad tiin waa dharaar in xataa maal qabeenadiinii iyo saraakiishiinii iyo wax garad kiinii qalin ku duugteen xasuuqaa oo xataa culimadiinii idin qaban waydey hadan wax is bedela oo dhacay ma jiro godob dheeraatey mooyee.Jabse waxa uu ka dhacayaa marka dib loo noqdo dawlada cusubina ee dhamaatay ay hagaag u dhamaato.Ta labaad waxaa weeye Jabhad danbe oo kacaysaa ma jirtee maxaa la yeeli ma qaaxo ayeydun khamriga siday caadadu ahayd ku cabi doontaan.hahahaha... |
    REER-BURCO | Friday, December 15, 2000 - 01:18 am cawale bal waxaad mesha keeneysid eeg ma ciise musse baa berbera wax ka ah, waan yaan lagula qoslin, cigal unbaad mesha ku joogtaan bari markuu tago xalkeydun qaban bal, naago baad tihiine dagaal hadii ay noqotona, garxajis baa idin ka rafacaya berbera e, tolow ma arab baad soo kaxeysan haye soo kaxeysta ileyn awal ba rag minoraty ah bay ahaayeen oo habar awal hoos yimaadae, intaa ka faideysta,intaad idin koo ah habar jeclo na ku soo darsada marka bal car rag rag ah is ka soo diga oo dagaal la yimaada, hore baa loyiri hawo been ah iyo hadal aan wax ba tarin habar awal baa lagu yaqaane, |
    wiil ciise | Friday, December 15, 2000 - 01:24 am WAAR NIMAYAHOW WAAD KHALDANTIHIIN mas haduu dhallo mas ayuu dhalaa dayeer barri ayaad atahy intaba waxaa ka ogbsan awal supeer ogadeen awal supeer samaroon awal fuurlabe ciise awal istaan-dhuftee oromo raga waxaas oo awoow lw ka warran |
    runsheeg | Friday, December 15, 2000 - 04:40 am Waligey ma maqlin dhulbahante dagaalyahan ah ama waxakale oo aan ahey RUFIYAANIMO ee suaasha ayaa kaa qaldanee waxaad tiraahdaa kee ugu rufiyaansan?ma maqashey in markii Galeyr xamar tagey inuu markiiba soo booqdey xaruntii hore ee nabadsugida |
    REER BOORAME | Friday, December 15, 2000 - 04:43 am MA DHULBAHANTE AYAAN KU OGEEN WAXAAN AHEY NINKAN KA QAAD IYO NINKAN UGEE. MISE WAA DHULBAHANTE CUSUB |
    Halyey | Friday, December 15, 2000 - 03:47 pm Anaa intaba ka geesisan, ka fiican, ka roon kana raganimo badan! Waayo waxaan ahay SOMALI. |
    Nin Yaaban | Saturday, December 16, 2000 - 08:42 am Salaan, To: Cawaale, sxb miyaad is yeelaysaa mise been baad is leeday xiniinyo ku tolo. Waar haday taariikh noqoto , Garxajis Boqortooyada isaaq isgaa hayay, taas miyaad diiday?? waa been dhe. Adoo Ciise Muuse ah oo gabigoodaba ay ka badniyiin Gun Buur kana raganimo badanyiin ayaad Garxajis ku qaaday . Bal waayee Ciise Muuse iyo aan is barbar dhigo Gunbuur, Ciise Muuse Subeer Awal Isxaaq. labay ka tirsadaan sheekh isxaaq. Gunbuurna daaba oo garxajid ayay ugu yaraan 20 ka tirasdaan. Waayahy Gunbuur halkay dagaan oo gaar u ah. Ciise Muusana halkay dagaan. Gunbuur dhul isago iska leeyay daayo Ogaadeen ayuu Ceelbaxay muruq kaga hastaaye ooo Ba Xawaadle ku hirdamaan. Ciise Muuse, Burco Habar yoonista kale ayay marti u yihiin, Berbarana jilib Isxaaq Care ah ayaa kaga badan. Intaasi waa dagaan, ciise muuse raganimo bal u samee, geel baanu cadaw ka qaadnay dhulbaanu cadaw ka difaacnay, car Ciise Muussaad sheegaysaaye naagaha Habar Awal oo dhan ka hel. Car waa ninka yidhaahda, Habar Awal ayaa bari cadaw iska dhicisay..car. Garxajis intu ka dago Ethopia muruq bay ku heleen. Ninkii Habar Jeclo waa kii yidhi: markii geelii Ogaadeen ka qaaday Habar Awal: waliignba dhoomaha Isaaq dhag uma reebtaane Dhankaad naga xigtaan bay wadanuhu dhooli mootahaye Dhaluulyahay goormaydun iag dhicin cadaw i dhabacanaaya Dhibdaba ma le geelii yaraan lagu dhufaanaaye Haduun baydun dhaar xoog le iyo dhiiri barateene Irbad Dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheeryahye Garxjiskaad caawa xiniinyo u tolteen ayaa ka daba tagay Ogaadeen. Waa kii Xarbi Dheere yidhi: Ayadoo bidhaan quruxsanay boodh ku dhaashimtay Ayadoo badh buu dhalay hayaan baarqabka iyo fooshu Barigay fadhdiay reer Amaan weerar kaga baadhiye Reer Amaan oo 30 ka tirsada Sheekh isxaaq ayaa geeli ka daba tagay oo ogaadeen ku qabsaday. Haye naagi Sacad Muuse intay shireen ayay ku heshiiyeen ninkii gabaygaa Ina Fadal tiriya in ay toogtaan magtiisana la dhiibo. hada waa halkay rag iska dhigi lahaayeen oo ay Ogaadeen ku duuli lahaayeen.Kuwii ayaa maanta cudud u sheeganaaya Garxajis..lol waar ilay aduunyo ina Gumeed doobayaayna wey ku tustaa. Habar Yoonis iyo Ciidagale Isaaq wey yaqaanaan, Habar Jeclona waxanu isku diidnay , Ina Cigaal oo ay maciin moodeen maantana way garteen, hiil dambe u gali maayaan. Sabab maanta cadawga ugu weyn ee somaliland waa Guriga Subeer Awal iyo sheekada saaxil. Dalkii kala awaaree, barina Awadl baa goaysa, sa danbana Hargaysa loogu iman doonaa, Awal markaasay garan.Habar Jeclo cadaw waanu isla naqaanaa, laakiin Isaaqa kale maxaan ku haleeyaa gaar ahaan Arab dugaag?? Habar Yoonis iyo waad taqaan hurinta Daauude Haybtaanu nahay waad ogtahay hagri waa ceebe Halyay naga dhinta iyo lagama naxo kii hortaa goa'e Habrashada ma geyno iyo baqaha goorta lays helo'e Hayaaydaa nagu ceeb ah iyo heblo weeyaane Xagayga Hawennnnnkaanan odhan hoogay gaarid'e bye |
    Amakaag | Saturday, December 16, 2000 - 10:03 pm Beribaa nin 1000 Halaad leh uu makhaayad Burco ah soo fadhiistay. Meesha ragbaa ku kaftamayey markaasaa nin HY ahi ha Dhammaan waayey ammaanta 10 tuldood oo uu lahaa oo ku tilmaamay Kadin geel ah. Faankii ninka ayaa waxa la yaabay ninkii 1000 halaad lahaa oo yidhi. "Geel annagaa leh ee cid noogu faantaanu weyney" Hadda...Faataadhugta Garxajis waanu iska yeeli lahayn hadday cadaw ku jebin lahaayeen ee waa soo gurya-noqdeen...Walaalahood iyo tolkood bay ka dhammaan la' yihiin. Yaabsane. Let me correct you abti oo ku kala baro dalka. Ha noo Majeerteenayn oo meeshii habari kaa joogtaba ha sheegane qaado casharkan. Berbera(70% Ciise muuse, 20% HJ, 10% Hy an others.) Hargeisa (50%Sacad muuse, 25% Garxajis, 25 arab and others) Burco (65% HJ, 30% HY, 5% Ciise Muuse) Sheekh (90% Ciise Muuse, 10% HY and Arab) Ceerigaabo (40%HY,50%HJ,10% Darod and others) Borama (99.9999% Gadaboursi, .00000000000% HY) LasAnod (98.999% Dhuloos,1% Hawiye .000000001% HY,). |
    Nin Yaaban | Saturday, December 16, 2000 - 10:54 pm salaan, walaahi sxb waan yaabay..wax kaste waad ku hadashay adoo marna daliil u soo qaadan..lol laakiin waad is kashiftay sabab meel kaste Garaxjis waad ku sheegtay adoo. marna wax rasmi ah soo qaadan..ana gabay iyo taariikh dheer baan kuu soo tiriyay..iska noolaw waanu is naqaanaaye..lol bye wax ragi geed hoosteed la oo fadhistaan ii sheeg..lol bye |
    barbaraawi | Sunday, December 17, 2000 - 07:22 am looooooool waaryadiheen maanaa waalan misa barbara aya laga heesayaa???????cajiib guurmay haber jecla dagtay barbara?????? anu nin reer barbara ah oo waliba asal ah waligay maan maqal haber jeclaa dagta barbara laba qolo aya oo badan barbara waxa kale waa manoritiis qolada laa yiraahdo ciise muuse(HA) iyo qolada laa yiraahdo muuse cabdale(HY) ii sheeka kale laa kaalaya |
    REER-BURCO | Thursday, December 21, 2000 - 12:04 pm nin yaaban saxiib garxajis kii la yaqaaney baad tahey e lol@, reer amaan ilaahey baa u duceeyay e amakaab been baad sheegtey e bal runta noo sheeg ma burco bay habar jeclo wax ku leedahey lol@ mise waad ku riyooteen. hore baa loo yiri rag waa ragii hore hadal na waa intii u nin yaabani yiri ye |
    Isxaaqman | Sunday, December 31, 2000 - 01:29 pm waar torogta iyo qabyaalada la aamusa wax yahow aan wax isku falaynini. Reer Isxaaq waa walaalo and will always remain so. No matter what any stupid nacas caanyo ahi sheegaaayo. Love for all my brothers in blood. |
    Ruug caddaa | Monday, January 01, 2001 - 04:16 am Ninku sua'aashuu idin weydiiyey maad uga jawaabtaan. Marka ugu horraysa saddexda qolo ee aad na weydiisey aan kaaga jawaabo.Horta reer Caynaanshe dagaal yahayn ma aha waxaana ka dagaal yahansan Muuse carre,Muuse Ismaaciil(reer Cawl)iyo Gunbuur. Saw tii Yawle yidhi Caynaanshe Habar yoonistuu ciili jirey Waaye Koley Cali siciid tahay ma jiro nimuu cashuuraaye. Reer Daahirna (Xataa nuux oo dhan) Waxaa ka dagaal yahansan Cimraan.Waxaana laga yidhi Cimraan kama tashado Nuux hadday col isla dhaafaane Reer Hagarna iskaba daawoo shirshiroo dhan Khaalid ayaa ka dagaalyahaynsan. oo waa tii la yidhi Shirshooroo cammiran Khaalid baa cayn ku gawracaye Waxaan uga jeedaa ma jirto qolo soomaliyeed oo markay dagaal noqoto qolyaha kale wax dheer ee waxaa jira sida loo kala hub iyo qalab dagaal iyo dhaqaale badan yahay.lama joogo dunidii waranka iyo gaashaanka. |
    iidooryaqaane | Monday, January 01, 2001 - 09:11 am war iidoor kan murmi baa iga yaabiyay waryaadha war soo uun iidoor matihin waamaxay faanku iyo faataaa dhugluhu. iidoodr geesinimo ma agmarin hadii kamaarmi waydo in ay faantana anaa daarood idhalay haku celceliyaan waxaan fili inaad igayeesheen nabadeey iidoor wagaashle |
    Kabadhe IIDOOR | Monday, January 01, 2001 - 09:51 am IIDOOR Yaqaannne. Waa runtaa oo waad na taqaanne yaa noo kaa sheegay. Ma ayeydaadii aan timirta ku wasi jirey Ma awoogaa aan ooridiisa sonkorta kaga DOORSAN jirey Ma adeerkaagii inta ehelkiisa maro yar siiyo aan wiilashiisa kaga doorsan jirey ka dibna Carabta u iib geyn jirey Ma habaryartaadii aan dhalfada ku lisi jirey anigoo afka timir ugu guraya. Illeen CAWAAN baa ahaan jirteene Maxaan ehelkiinna DOORSADAY oo ay i dhaheen Waa kan Kii IIDOOR ee naagaha timirta nooga doorsan jirey. Imisaa ku dhalatay IIDOORI oo inta raashin siiyey aan naagahooda dukhuulay oo adoo kale kaga dhalay. Daarood kala badh waa dad Isaaq ah oo dhashay casrigii IIDOORI ee aan dadkiinna DOORSAN jirey.(1600-1940) Iidoor Yaqaanne waad na taqaan saa inaan anaga tahay oo aabahaa ama awowgaa KABADHE IIDOOR dhalay baa suuragal ah. |
    Somalilander | Saturday, January 20, 2001 - 10:14 pm Waar meesha cadawga Somaliland ayaa isku kiin diraya, oo madaxa isu kiin wada geliyay, waan idinla yaabay sida wisikhdu madaxa isugu kiin galisay. God bless Somaliland and all it's people. |
    Hodan | Saturday, January 20, 2001 - 10:20 pm Waan ku raacsanahay Somalilander 100% waxa jira dad aan beelaha kor ku qoran u dhalan oo been abuuraya. Waxan waxa qoraya dad magacyada beelaha yaqaana oo marba mid iska dhigaya. |
    Halyey | Sunday, January 21, 2001 - 06:33 am Meeshan geeliibaa shir ku leh miyaa weli? |