    Anonymous | Sunday, December 10, 2000 - 02:02 pm burco waxay ahayd meeshii uu fadhiui jiray ingriisku waa meeshii lagu dilay sarakiishii ingriiska oo u kamid ahaa goofil, waxay ahayd meeshii ugu horaysay ee snm ay soo horankalaan waxay ahayd meeshii lagaga dhawaaqay somaliland waxaan karan la'ahay sababta looga dhigay hargaysa waxaana lajabiyay sharcigii u yaalay somaliland somaliland meelba lagaga dhacay sharciga somaliland waa la jabiyay saxna maha wadulmi cad manayeelayno somaliland ma jirdo inta arintaasi jirdo. .....burcaawi ,,,,,,,,,,,,, |
    Issaq CIA | Sunday, December 10, 2000 - 02:08 pm Reer xamar hoyadda silkeedii usheeg ----This guy is Faqash just pay attintion to the key word "jirdo" |
    xarrif | Sunday, December 10, 2000 - 05:24 pm to issaq CIA. waa adiga qofka bilabey.look the time. you are bad CIA. |
    REER-BURCO | Thursday, December 14, 2000 - 06:11 am BURCO SABATA AY KU BURBURTEY MAR MARKA QAARKOOD, {CONTRAVERSAL}BAY NOQOTAA WAA MAGAALO TAARIKH LEH. SHARAF IYO AMAAN LEH INA CIGAAL HADII MAANTA MADAXWEYNE SOMALILAND ISKU SHEEGAY WAA IN U SI SHARAF LEH WAX UGA DISAA, LAAKINSE WAXAA BURCO KA CADAATEY IN DADWEYNAHA BURCO DAGANI AY KA QUUSTEEN INA CIGAL OO CAWIYA, MARKAA YAGA BAA ISU TAGEY LACAG BAY ARUUREYEEN MARKAA YAGA BAA DISTEY MAGAALADA, MARKAA CIGAAL BAA YIRI BERBERA UMA BAAHNA LASCANOOD LAAKINSE LASCANOOD BAA BERBERA U BAAHAN, ANAN WAXAAN INTAA KUSII DARI LAHAA, BURCO UMA BAAHNA HARGEISA LAAKINSE HARGISA BAA BURCO U BAAHAN, |
    fiiraan | Thursday, December 14, 2000 - 06:12 am yeah burco thats right we dont need that drunken man , we are burco is us |
    Anonymous | Saturday, January 13, 2001 - 11:01 pm to.isaaq cia waxaan kuu sheegayaa ninbaa wuxuu yidhi dameerka aan fuushanahay dhuusadiisu maxay iga dhimaysaa mar hadii aan fuushanahay nacas baa dahay oo waadigaa yidhi waxaan ahay cia waa ron oo cid baaa ku shaqaalaysay. |
    guyasamo | Monday, January 15, 2001 - 10:42 am hargaysa iyo burco waa walaalo waana isku mid tii noqota caasumad waa tii kale waxayna leeyihiin cadow mid ah |
    M and M | Wednesday, January 17, 2001 - 07:40 pm War Isaaqii waa kuwan foodda islagalaye ma xisaabtii la soo baryey yaa lakala badsaday.Wixiiba ma ina Cigaalbaa bahashuu mawliciga ku ahaa siistay, liilalaw law liilalaw! Maandhow isii geeddanaan ku ahy waayeele.Bud weiser. war miyay ku kala go'day? Xaaji reer Burco kaama yeelayaan, ee kadhin bahasha dee!! |