Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : MACAAWINO ALLAABTA<NAAGAHA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abqo

Monday, December 11, 2000 - 05:09 am
waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadka soomaaliyeed
gaar,ahaan kuwa jecel nabada soomaaliya
&qaramada midoobay inay gargaar dagdag ah
siilnaageed ah lasoogaaraan meel hawya dagaba
waa qaran kii waxay ulumiyeen waa ••••
iyagoon lahayn siyaasad dhaafsiisan alaabta
naagaha iala markaasna aan loo aaba yeelin
ciduu kuyaal xoolo&dumar toona
qaramada midoobayna waxaan ka codsanaynaa
hadaan soomaali nahay inay nala soo gaaraan
dhilooyinka aduun cudur kasta ha qabeen
waayo xamar si kale ku xasili mayo dawlada
soomaaliyeedna hir gali mayso hadaan taasu dhicin
hadaan nahay haweenka ku,dhaqan xamar&nawaaxigiisa
hanalaka soo gaaro bahalkaas meel aan lagalno
waa la nahay aryihiinahilibkoodii xamar waa
laga cararay lacag uma baqno,dahab uma welwelno
habeen&maalin waxaan weynay meel aan la galno
cawradii ale nasiiyay haday noo,suuroobi karto
godad baan ku xabaalan la,hayn
fadlan hady suu rowdo macaa winadaan halaga soo
dajiyo hobyo xamarna gawaari halagu soo galiyo
hadaansaa la yeelin •••• naageed oo socdaa xamar
ka soo dago soo dhaafi maayo qabqablayaasha&
ciidankooda wayna kaydsanayaan fadlan hanala ka
soo gaaro waa dhibanahaye nabadeey