Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: WHAT IS THE DIFFRENT BETWEEN SOMALILAND AND DJIBOUTI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IBAHIM DHEERE

Monday, December 11, 2000 - 05:22 am
Horey ma loo odhan jiray
FRENCH -SOMALILAND
BRITISH- SOMALILAND
maxaa keenay siyaasad xumada iyo hogaan
xumida cigaal iyo geele
hadase wad ogaateen in aad tihiin somaliland
markii xoogaa aad gigilateen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Djibouti

Monday, December 11, 2000 - 07:54 am
Djibouti is a country and somaliland is region of Somalia that is the biggest different. However there are similarity in Djibouti and somaliland like: same people or tribes live in both sides of border( isaaq.ciise,gadabuursi,dhulmahante...).


waxad tidhi imikaad is ogaateen markaad gilgalateen in aad reer somaliland tihiin. haddaad ula jeeddo eraygan somaliland reer-waqooyi jawaabtu waa maya sobobtoo ah cidna kama qarsoona in dadka waqooyiga somalia dega iyo dadka Djibouti degaa ay dad wada dhashay yihiin siddaas awgeedna horaan u ogayn in an dadkaas isku dhawnahay. Somaliland haddaad ula jeedoo dawlad ku sheega ina Cigaalna jawaabtu waa maya oo keliya sobobtoo ah waxad ogtahay waxa meelahan internetka ku qoran :"somaliland waxay ku faraxday arinta Djibouti ka dhacday..." Haba farxaane maxay u sugi waayeen inta ay Djibouti burburayso? Maantasa ma faraxsan tahay somaliland mise way murugaysan tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNM

Monday, December 11, 2000 - 08:46 am
TO: djibouti
Waa sida aad sheegtsy dadku waa dad wada
dhashay oo marnaba kala guureyn kala fogaaneyn
Somaliland kala saar waxaa ka naxay oo ka murugoonaya. isaaq oo kaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kowneyn

Monday, December 11, 2000 - 04:25 pm
Somaliland waxay ku faraxday fatalka haysta Djibouti ee jidhka hablihii caro edeg ka iibiya eyda french legionners in la gilgilo. Alla garaadla dadku waar Isse iyo Isaaq wa walaal cid iyagga isugu dhow balse ninkan Geelle wa caddow Horn of Africa dhan waayo wa daaqadda cuddurku innaga so galo.

How can a man whose income is totally based on un Islamic means prostitution and alcohol be a saviour of the Somali pple.

Southern Somali when will you wake up and look beyond the obvious. Geelle is our enemy all of us The whole of the Horn of Africa. All the evil forces left by the colonialist who are still polluting us indirectly will pay dearly inshallaaah very sooon.

Kowneyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 12, 2000 - 12:48 am
to kownayn

Ok maxuma fikraddaadu laakiin ma iswaydiisay ina Cigaal sida uu diinta ku jahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELEEYE

Tuesday, December 12, 2000 - 01:36 am
TO; KONWEYN
waxba inngama dhexeeyaan ma inagaa isku dhaqan
ah isku deegaan ah, aad baan u kala fognahay
iska ilow ISAAQ BINU AXMED iyo CIISE BINU AXMED
Wixii siyaasad aad mooday waan kugu fahanyn
shaley maanta ma aha.markii aad aftirsiinta aadnoo
sameysay ayna ku rumeysteen dad aad u caqli yar
godobna aan ka galney dadkii aan isku deegaanka aheyn, abtiyaaladayo gacalkayo, iwm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lawyocado

Tuesday, December 12, 2000 - 03:09 pm
waar bal walaweyntan iska dhigaysa japuti marna iska dhigaysa qabiilooyinka daga s\land iya goo nacasnimadooda u malaynaya waxay meelahan iska dhigaan in ay cid isku dirikaraan iyadoo afkooga lagaranayo ka japuutina lagaranayo oo aanay af soomaaliga aan qorikarin hadab walaweeyn beentaadii kuu dhaqanka ahayd ayuunbaad meelkasta lajoogtaa, ka ka amarkutaagleeya ama xooga kursiga ku haysta isagoo faran siiska futada ku haysta wey kubilaabmatay dhawaan dadka daacada ah ee uu ku cadaadiyo japuuti ayaa katuuridoona kursiga .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIISE

Wednesday, December 13, 2000 - 12:38 am
to lawyacado(magaca in ad noo daysi iyaa fiicnayd)

waa runta way jiraan dad halkan wax ku qoray sida ninka ceeleeye la baxay oo ciise iska dhigaya anse ahayn sida muuqata. idinkase maanta ciise dhamaantii gadob iyuu iniga tirsanayaa waana mid lagu xisaabtami doono ninkii nool. Adigu ama aflagaadu iyo cay halkan ku qor ama ha ku qorin(sida afsoomaaliga mayaqaanaan iwm...). Godobtaana waxa keentay "waan ku faraxsanahay dhibaatadiiina iyo xageed u qaxaysiin" iyo wax lamid ah..CIISANA TAAS KAMA FILAYN ISAAQII AY MAALINTAY KA MADOOBAYD TAAGEERAYEEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADAAD

Wednesday, December 13, 2000 - 01:28 am
Illaahay ha isku kiin dirro
ciise bini axmed iyo isaaq binuaxmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 02:06 am
WADAAD RAG BAA MEESHA KA HADLAYA EE ADIGA MAXAA MEESHA KU KEENAY???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kowneyn

Wednesday, December 13, 2000 - 10:31 pm
ceeleeye;

Xaasid foq al xaasid. Daalimiin illaahay ka go'ay ba tihiin adigiyo wixi halkan labada reer ee dahirka reer sheikh ciise iyo isxaaq isku diraya.

Ogow ciise waalaalo sirr iyo badinba ka walaalanu nahay mid tolnimo iyo mid hor illaahay. Walaaaltinimada hor illaahayba aana ta dhabta ah.

Taa kale ma ogtahay in uu reer Ugaaska ciise ee Ugaasyada laga doorto uu asal ahaan ka so jeedo ahlul baytka reer sheikh isxaaq(yessif, habar jeclo)(even IM lewis in pastoral democracy mentions this) that is more than enough to make us family. Wixi Ahlul bayt cisiyanna way najaxan wixi dulmaana wa u Khasaaro. Daacaddi ma hungoodo. Xasadna wa ehlu naar taasi wa wacad Alle hadanay tobadkeenin.

Illaahayna wa markhaati daaliimiinta la daba dhigay dhashi rasuulka scws

Bismillaahi Raxmaani Raxiim

52. Qul kafa biAllahi baynii wa baynakum shaheedan yaclamu ma fii alssamawati waal-ardi wa alladiina AMANUU BI AL-BATILI WA KAFARU BI ALLAHI ULA-IKA HUMU AL-KHASIRUUNA

SHAKIR: Say: Allah is sufficient as a witness between me and you; He knows what is in the heavens and the earth. And (as for) those who believe in the falsehood and disbelieve in Allah, these it is that are the losers.

Kowneyn

To Ciise:

Ka reer sheikh ciise iyo fatallada geelle iyo abtidon isku khalda wa jahil illaahay ha jahil bixiyo. Kii ula kac ka tahayna wa godob isagga u taal iyo xisaabtan if iyo akhiroba mid reer sheikh isxaaq laqabaana maaha oo Illaahay ba ku og.

Kowneyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAABE

Thursday, December 14, 2000 - 01:07 am
TO: KONWEYN
waxaad tahay jaahil dad aan waxba aheyn ayaad
ku mataleysaa ehlulbeeyt.
hal-ataa calal insaanu xiinu minan dahri lamyakun
shay'an walaa madkuuran.suuradaas dhamee
wax aad tahay ma jirto.
ciisena mar dambe ha u sameeyn aftirsiin.
farakh baad tahay faariga laga helay oo fransiis
dhaley. doqon quranka barro ha dabmaamin
waa ramadaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIEK

Friday, December 15, 2000 - 01:51 am
KODWEYN OO HADAA MA INA CIGAAL BAANAN FUCKINKA HARGAISA MAALIN KASTA BUU BOOQDAA BAAN MAQLEY E ISGA BAAB KASII FATAALSAN GEELEL, BAAN FILAAYE BAL HAYE, LACAG CUSUB NA DJABOUTI BAA LAGU SOO DABACEY BAAN MAQLEY E, DOOLARS KII MUYUU HADAN DANCEY IN UU DIDNKA IIBSHO WAA YAAB WALEE, IN NIN SIDAA U LIITA MAANTA DOWLAD DHAN MAAMULO, DDAD SIDAADA KODWEYN I DAGA LA BAA SOO DOORTEY BAAN FILAAYYE, WAR HURDAD KA KAC INA CIGAAL WAA TUUG 1 SOMALIAND SIDA U WADANKA MAANTA U DACEY WALEE USAN CID KALE U DICIN E,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kowneyn

Friday, December 15, 2000 - 02:08 pm
cuudu billaahi min Al-shaidami rajiim
Bismillaahi Raxmani Raxiim

Yaabe:

Caydu wa maxay. Maxa sidaas ku shiday. Bal dib uu eeg waxad qortay min fadlak. Haddaad dood haysid namaad horkeenteen nacnac iyo cay. Nin Damiir qoyanna maalinba intu shirt so xidho qabiilo Islaam cuq kama dhex beero. Ciise ma tihid oo wa hubaal waayo cadawada ka muuqata ayaan ka ishaara qaatay. (Nacuudubillahi minal khubuth wa khabaaith). Oogow in aan afkagu dhalashodaydu isku baadillin doodna kula gali maayo waayo qof daxalaystay oo uurka timo ku leh ba diidi kara inaanu ahlul baytnahay. Mana tihid qof aqoon xumo hayso oo daliil iyo hubsi raadis ee qofka rajcinimo wado ayaad illa eegtahay. Dadka xaasidnimo ku gamuuraysatayna kolay qalbigood qafulan maskaxdoodna daman oo haddaad wax bayaan ah hor dhigto ma ogolaado waayo naf cuqdadaysan libka xaasid mahe ma Karto dhabta inay doonto.

Marka ha is daalin markhaati laga sugi maayo reer sheikh Isxaaqna wixii Illaahay ka dhigay bay yihiin adigunna xumaanta uurka ku taal ood so bandhigto mahe afkagu waxba kama dhimo derajo kuma kordiyo duuli innu ku siyaado mahe.

Illaahay meeshu doonnu ka so bixiya nuurkiisa e hadduu Rasuulkii Isaaq ahaan laha adigu waxan kaga baqaya inaad xasid iyo qabiil darteed ku diidi lahayd sida yuhuuda Illaahay lacnaday. Horrena ku idhi xasid meel u ka so jeedoba wa nijaas iyo ehlul naar waxa ka reeban intii tobad keenta Illahayna ka aqbalo.

Kowneyn

BTW That next post is yours as well and your many disguises are transparent wa dhuumasho dhabarku muuqato. How ingenius :) btw that u capitalize in the next post!!! did u think we would recognize ur handwriting if you had written in small letters???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise

Saturday, December 16, 2000 - 01:49 am
to kowneyn

walaal waxad horta ku mahadsantahay sida ad cayda uga ilaalisay hadaladaadan halkan ku qoran.
walaal waxan ahay nin ciise ah sida muuqatana way jiraan dad ciise iska dhigaya oo meeshan wax ku qoray. waxayna raadinayaan isku dir iyo wax xun.
adiguse maxaad uga jawaabi wayday godobta ay maanta ciise iniga tirsanayaan taas ooy keentay sida ad ugu faraxdeen in Djibouti degaal ka dhaco isla markaana ciise qaxooti noqdo. Anigu kama hadleen arintan haddii ad odhanlahaydeen waxan ku faraxnanahay in xukunka la qaado ISMACIIL CUMAR laakiin waxad la soo boodeen markiiba ciise waraabe qaxdaye halkeed u qixi iyo qosol? waa maxay xumaanta uu ciise ku sameeyay isaaq ee halkaa gaadhsiisay? ciise miyuuna ahayn kii ad shalay markii somali iskugu kiin tagtay ad u qayshanayseen? iyaan la dhashay oo ina bin-axmed ah miyay dhamaatay maanta? isaaqow naga garbaxa rag gari gasho garna ka go´do hadaad tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kowneyn

Sunday, December 17, 2000 - 09:54 pm
Ciise:

Walaal Oggow dadku ma wada simna oo mid rajis iyo mid la marayba waa nagu jirra. Lakiin mid ba jirta oo ah walaaltinimo dadweynaha reer sheikh ciise iyo reer sheikh isxaaq nin siyaasi iyo ciidan ibleys mid ay karaan maha, waayo mid ruuxi iyo horr illahay (Ninkii wax garad ahna wuu garan halkan ka hadlayo) Oogow inkasto aynu dhalasho iyo somalinimmo wadaagno haddana ehelnimada jidhku wa mid guurta haddaanay wacad Eebe ku la oofin. Jidhka eegta qudhana waxba muu dhaqan laakin maalin kalle buu garan. Marka waxa lagu tacabba walaaltinimada ruuxiga in laggu darro tii jidhka waayo ta dhabta ahi wa ta ruuxiga tolnimo taas an huwanayna wa bar ku ma taal iyo nin dhaqday xoolo ibleys. Taa manta taaganna wa halkii abid. Oo wa la kala soocmay. Laba jid baa jeexan laakiinse mid uun ba janno iyo guul ku gaadhsisa. Mid wa tuu dajjal jeexay iyo yuhuud ibleys ka soo jeeda. Midna wa mid Imaam iyo Maahdigiiu dhaxlay Nuur al-Maxamadiya (SCWS) oo ah Nuuru-min al Nuuri Allah (ST) uu hoggaminayo. Dhohane maalinba wax gurracan daba heetiyana ama maanta is garray ama ibleys hoygee. Nin Mahadiya Aafweyne oo Awliya mooday iyo mid inna Abdulle Xassan Mahdi mooday waa dhohhane iyo macangag isku lammaan oo halis buu ku sugunyahay laakiinse Illahiisu leeyahay oo ka soo waabin karra ee aynu dhowrno halkay ammuuri ku dabayso.

Markaas ka issaaq ee jecel innu ciise qaxo wa mid qafullan ama dhoohane laakin ninkii dhug leh dadka wuu kala gartaa manna Garan waayo Garabkiisa.


Kowneyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HOLLE

Monday, December 18, 2000 - 01:01 am
TO; CIISE
waar waad waalantahay ciisaw
nimankaas afka dhaadheer leh waxba nagama
hexeeyaan, Biddo iyo balaayaba waxay ka timaadaa
barri. hadaan noqonay ciise binu axmed
ma garac baan nahay anaa Holle.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHEIK MUUSE

Monday, December 18, 2000 - 01:06 am
Ma waxaad leedihiin ciise iyo isaaq
waa ehlu-beyt. illahey ka cabsada
waxaad tihiin dad luminaya dariiqa xaqa ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceeleeye ciise

Monday, December 18, 2000 - 07:34 am
to holle

curadkaagii baa meesha ka hadlaya ee ka bax. sowtii ciisuhu markuu wada hadlayo ama dadkale la hadlayo curadku hadli jiray(ceeleeye).