Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Dowladda Talyaaniga oo si rasmi ah u martiqaaday Prime Minister DKMG
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Monday, December 11, 2000 - 06:11 am
Muqdisho: [Xiddigta Banaadir]

Wasiirka koowaad ee do-wladda KMG ah ayaa lagu wadaa inuu dhowaan u anbabaxo dalka Talyaaniga oo uu ka helay martiq-aad rasmi ah.

Wafdiga Wasiirka koowa-ad oo ay ka mid noqon doonaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada iyo ganacsato waxay wararku she-egayaan inay dowladda Talyaani-ga kala hadli doonaan arrimo bad-an oo ay ka mid yihiin inay ka ca-awiso arrimaha nabadgelyada dib-na u furto mashaariicdii ay dalka ka waday kahor dagaaladii dalka ka dhacay.

Wafdiga dowladda cusub waxaa ka sii horeyn doona safiirka Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya Mr. Scortino oo u gogol xaari doona booqashadaas waana dowladii ugu horeysay oo ka tirsan Midowga Yurub oo martiqaad u fidisa madaxda dowladda KMG ah.