Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: DIGIIN FROM SOMALILAND: ismacil cumar geele iminkay u bilaabantay qasku markuu somaliland faraha lasoo galay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HURDAAYE

Monday, December 11, 2000 - 08:46 am
waxaan jeclahay inaan halkan aan in yar ka idhaah oo ah horta ma jecli in dadka reer jabuuti wax ku dhacaan laakiinse hadii ina geele is yadhaah somalland baad saas ku bur burinaysaa walee dab buu faraha la galay waana ka maanta ka bilaab may jabuuti. Markaa mid uub baan halkan ka dohan somaliland afweyne iyo faqashoo dhan baa isugu tagaty oo wax ka qaadi wayday markaa jabuuto oo afar kun oo askar leh haday soo faro galiso dhirbaaxo aan yarayn baa qabsan ina geele iyo wuxuu wato