    HURDAAYE | Monday, December 11, 2000 - 08:46 am waxaan jeclahay inaan halkan aan in yar ka idhaah oo ah horta ma jecli in dadka reer jabuuti wax ku dhacaan laakiinse hadii ina geele is yadhaah somalland baad saas ku bur burinaysaa walee dab buu faraha la galay waana ka maanta ka bilaab may jabuuti. Markaa mid uub baan halkan ka dohan somaliland afweyne iyo faqashoo dhan baa isugu tagaty oo wax ka qaadi wayday markaa jabuuto oo afar kun oo askar leh haday soo faro galiso dhirbaaxo aan yarayn baa qabsan ina geele iyo wuxuu wato |
    amuun | Monday, December 11, 2000 - 12:08 pm waan kugu raacsanahay afkaaga caano lagu qabay allah haku ciseeyo |
    Daruuraha | Monday, December 11, 2000 - 03:42 pm waa run taasi oo isagoon socodbaran ayuu jaarkiisii ku gafay waa s\land oo hore xornimadoodii looga guntaday hadaba hadaynu nahay umada s\land inagoo og dagaal oo aan ku farxay in shicibka japuti wax gaadhaan hadana ninkaa colaada galinaya waa in ay dagdag isaga qabtaan waayo waa siyaad bare oo kale oo waxii dhacay imanka uu qarinayaa oo waxuu kadhigayaa dhawr nin oobolice ah ayaa waxan sameeyey ,waanay ku bilaabmatay dhawaana waa laga takhalisi doonaa sidii afweynaba aynu uga takhalusnay , Long life S\land. |
    reer jibuuti | Tuesday, December 12, 2000 - 12:41 am Isku camira riyadda beenta ah. waxan idin su´aalay waxkasta oo aduunka ka dhaca ma idinka iyaa ka dambeeya??????? Waa yaabe goormaad awoodan yeelateen? waxan u maleeyaa maalindhowna waxad odhan doontiin doorashada maraykanka anaga iyaa walwalaaqnay. Ugu horayntii waxan jecelahay in ay dadka taageeraa magaca somaliland iyo dadwaynaha reer jibuuti fahmaan in degaal mileteri u dhaxayn Djibouti iyo somaliland ayse u dhaxatso degaal siyaasadeed ooy harmoodkayihiin ISMAACIIL IYO MAXAMED taas ciddii ku guulaysta arki doone. degaal run ihi hadduu dhacana, ma jeclin in an walaalahayo dagaalano e, waxan filayaa in qofkastiba garankaro dawlad iyo gobol ciddii tamar roon. Maantase halkaas majoogto waxase sii xoogaystay dagaalkii siyaasadeed kadib markii somaliland si hubsiimo la´aan ah ugu dhawaaqday in ay ku faraxsan yihiin talaabadii u qaaday gen. Yasin.yasina maanta xafiisbuu dhaxjiifaa wuxuna sobobay in ISMAIL OMAR hale taageero aad u balaadhan uuna awal hore uga haysan dadwaynaha reer jabuuti. Waxa kale oo taageerada ay shicibku u hayaan ISMAIL sii kordhisay sida deg-dega ah ee somaliland ugu faraxday dhibaatadooda. Halkaana waxad ka garan kartaa sida Cigaal iyo somaliland uga dhaceen loolankii siyaasada iyo diblamaasiyada. |
    Hangool | Tuesday, December 12, 2000 - 01:50 am To.Jabuuti Dhamaan dadka Soomaaliyeed ee wax garadka ahi meelkasta oo ay joogaan waa ka xumaadeen dhibaatadii yareyd ee ka dhacdey Jabuuti. Jabuuti oo ah Gobalka qudha ee Soomaaliyi ku nooshahey oo dawladi ka jirto in dagaal iyo inqilaab ka dhaco wax lagu farxo maahee dhamaanteen naxdin bay inagu tahey. Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle oo wakhti iyo dhaqaale badan ku lumiyey Somaali isu keenkeeda iyo dib u heshiisiinteeda aad baan ugu farxay in uu maaulkiisii wali sii socdo dadkii dhibaadan ka danbeeyayna ay maanta jeelka ku jiraan Jabuuti in la taageero ayay muduntahay. Arimahan Jabuuti ka dhacyna dadka reer Jabuuti bay u yaalaan ayna dhexmareen ee yaan la dhex ordin samaacadna laga dayin. Waad mahadsantihiin Xaaji Al Hangool |
    reer jibuuti | Tuesday, December 12, 2000 - 02:23 am to Hangool waan ognahay in somali oo dhan iyo wax u dhow toona ku farxin dhibaatada yar ee 45 mn socotay ee dalkayaga ka dhacday. Xataa u malayn maayo in isaaq oo dhanni arrintan ku farxay sida dadka qaarkood isla dhex marayaan laakiin waxa ku farxay dad yar uu u horeeyo ina Cigaal iyo dadka qaadka lacuna ama khamrada la nuuga. |
    Iidoor | Tuesday, December 12, 2000 - 08:34 am jabuuti dhibaatadeeda ma rabno laakiin hadii uu ina geele faraha kala bixi waayo siyaasada somaliland wuu ka shalayn doonaa |
    Anonymous | Wednesday, December 13, 2000 - 12:48 am tO LIIDOOR LABA WAJIILAYAAL GOORMAAD NACDEEN DHIBAATADA REER JIBUUTI. HAAWAY FARXADII AD KHAMIISTII IYO JIMCIHII ISLA DHEMARAYSEEN????? MA MARKAAN BUDACDII QARANKAYAGA IN AY DUMIYAAN DOONAYAY XIDH-XIDHNAY????? WAAN INI OGAANAY WAXAD TIHIIN EE LA SOCO. |
    Daruuraha | Wednesday, December 13, 2000 - 06:30 am Waar walaweyntan afkooda la garanayo ee iska dhigaaya reer jabuti marna qaabaailka daga s\land iyagoo maskax yaridooda ilawsan in lahjadooda lagaranayo tusaale mid xaga sare iska dhigaaya reer jabuti ayaa markii udanbeysay ay kasoo fakatay kalmaduu kusooxidhay oo ah (Dhuuqay)mataasaa reerjabuuti isticmaalaan waa yaab waar faqash hadhaageedaay markaad toos hadalkaaga iskaga celinweeydey ayaad sida jirijiroolaha marba nooc iskaga dhigaaysaa waa lagu yaqaan ee cidaan ku aqoon ugabo,(akhyaarta s\land waxaan uga digayaa inaay iska ilaaliyaan dabinka ay faqsh hadhaageed dabrayaan iyagoo aan inagu hagaagikarin aney kolba dad iskadhigaan taasina waa diciifnimo iyo wixiilaguyiqiin faqshta) |
    Anonymous | Sunday, January 21, 2001 - 10:05 am Naag walba jabuuti bay af ka maqashay war ciisahan bakhtiga hiiga ee aad dhako xunay moodeen inay jabuuti leeyihiin walaahay xaqiiqdaad ka fogtihiine isaaqaa intuu doono kaga badan oo kaga bisnis iyo mehaeradaba badan bal laxdan dhegta jabuuti ka maqashay eega,jabuuti ka nixi maysaan dhako xun ee wax dega ayaydaan walaahay aqoon. |