Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Somalia oo si rasmi ah loogu aqoonsaday inay ku fadhiisato kursigeedii qaramada midoobay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomali

Tuesday, December 12, 2000 - 01:49 am
waa guul wayn oo u soo hoyatay qof kasta oo soomali xalaal ah,, waxay gudiga amaanka qaramada midoobay isku raaceen inay somalia si rasmi ah u fadhiisato kursigeedii xubinnimada qaramada midoobay, kadib markii ay somalia ka maqneeyd kursigeedii mudo 10 sano ah,, runtii waa guuul inoo msoo hayatay dhamaan inta soomali jecel iyo somalida,, somalia ha noolaato, dawlada kmg ha xoogaysato inashalh