Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: DR; HOSEIN HAJI BOOD OO KA TASHADEY A/HI YUSUF
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

general

Tuesday, December 12, 2000 - 08:04 am
DR:BOOD oo ah nin aqoon leh waxna ku bartey
dalka talyaaniga oo mudana ka horjeeday dawlada
kmg ayaa hada fahmey in laga maarmi karro c/hi yusuf askari dheego xidhan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lee !!

Tuesday, December 12, 2000 - 03:56 pm
To: Alifle

Askari waxaan ku iri Bood maaha nin kaligii istaagi kara hadba meel buu ku boodaa sidoo kalena Ma aha nin mabda ku socda ee waa calooshiis la ciyaar.
Ma la socotaa horta taariiqdiisa ?

C/laahi yusuf haduu diiday inuu isu dhiibo tuugada ma eedaysanaa ?

Hadii aad adigu rabto tuugada Aliflayaal badan buu C/qaasim u baahan yahaye u tag Xamar koley hadii aad u badato Hotelkaa laguugu soo xiri sida BOQORKA xabsiga hotelka ku ah.