Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: HOSSEIN BOOD oo ka tashadey a/hi yusuf
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GENERAAL

Tuesday, December 12, 2000 - 08:09 am
hawiye gadaal ayuu wax ka fahmey in
a/hi yusuf dhibaato mooye uu dheef u soo
wadin qaranimo soomaliyeed wuxuuna cadeeyey
in uu rabbo talo askari in uu
wax dadka kula qaybtabo taasna aan loo baahneyn\
bood wuxuu cadeeyey in uu la shaqeeyn doono
dawlada KMG.AH HADABA PUNTLAND OO LOO SAMEEYEY
hawiye iyo somaliland ka carar maxay yeeli doonaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macallin bb

Tuesday, December 12, 2000 - 09:59 am
Mar ka hore af Soomaaliga soo baro si wax loogu qoro, ka dib dad wax ka sheeg.

Cid fahamtay ma jirto waxaad soo qortay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARDEY

Tuesday, December 12, 2000 - 11:42 pm
MACALLIN
runta maxaad wiilka uga cadhootey
waa sida uu sheegay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ardey 2

Wednesday, December 13, 2000 - 01:25 am
to macallin bb

macali ayaad sheeganee waxna ma fahmeysid waana ceebeysay haddaan nahay puntland.

mase runta ayaad diidee oo feerayaraad wali ku riyoonee

wallaal feerayare waa laga tashadey ee ka tasho

waa tiig documentiskii yurub ku qarsadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Wednesday, December 13, 2000 - 01:29 am
Bood ninkii kutashaday ayaa Cirka roob ku og waayo awalba nin mabdà leh maahayn. Cidii uu katagona wax yeelimaayo ciduu u tagana waxtarimaayo,"Maxy kunuugtaa ama kanuugtaa" buu yiri dhurwaagii intuu hashiina naasaha kagoostay nirigtiina afkii ka goostay.
Midda kale reer Puntland waxay rabeen soomaalinimo ee ma aysan rabin sida hawiye in nimankooda jagooyin waawayn loo siiyo, Sidaas darteed haddii ay Somaliland iyo Raxanwayn iyo Qabqablayaasha Xamar oodhan ay Hotel Ramadaan raacaan anaga waxba nagama galin
S/C
Wiil-Qardhood