Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: DOWLADDA HABARGIDIR , DAABACAADDA LACAGTA IYO FARA KA LAABASHADA C/QAASIM WAXAY NA TUSEYSAA DIB U BILLOWGA SIYAASADIHIISII HORE EE AABE SIYAAD SOO BARAY HADAB SOMAALIYEEY ARITAASI SIDEE U ARAGTAAN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWIYE-H/G

Tuesday, December 12, 2000 - 08:57 am
QABIILKA HABARGIDIR OO XUKUNKA SOOMAALIYA GACANTA KU DHIGAY HADANA DAABACAADDI SHILLINKA SOOMAALIGA QANDARAAS UGA HELAY DOWLADDA CUSUB WAA LA YAAB.
MA HUBKAAN DIB U QAADANAA MISE WAAD JOOJINEYSAAN WAXA AAD DALKA KA WADAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yarka

Tuesday, December 12, 2000 - 11:04 am
doqon doqon dheh.

habargidir waa qabiil soomaaliyeed cid uu taliyana ama xukun uu haayana ma jirto somaaliya waxaa xukuma baarlamaanka oo ka kooban 245 qofood oo soomaali oo dhan ah taas baad ilowday,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban Gurey

Tuesday, December 12, 2000 - 03:28 pm
Salaan kadib Kala baro horta tuugada H-gidir iyo kuwa aan ahayn.

C/qaasim 10kii sano ee lasoo dhaafay muxuu dalka ka qabtay,? dadkana u qabtay ee aan ahayn inuu Tuugadii dawlad ku sheega ahayd u shaqeeyo dagaala lagalo, maantana baarlamaan ku sheegana ka soo buux sadey isla tuugadii aan naqaaney.

Wixii tuuga H-gidir soo doortay yaan H-Gidir loo Saarinin ILEEN HABAR-GIDIR MA DOORAN C/qaasin EE WAXAY DOORAT IYAGOO KA KOOBAN 400 OO ERGAY XUSEEN CAYDIID.

Tuugada shirkada ku noqday dawlad ku sheega lacagaha falsada ah dadkana ku qiyaameenaya halaga qabto dalka.

Rajada kuwa ka qabo Tani in ay hirgasho waa habeenki xalay oo tagey see xalaalba maahee.

INTA DAWLAD SHAQSI GACAN UGU JIRTO DAWLADI WADANKA KAMA DHALAN

SHACABKA HADEY UGU JIRTANA AWOODEEDANA AY LEE YIHIIN NINKASTAA WAX KU LEH.

Mida kale Kuwiinaan iska caytamaya Habr-gidir dad xun iyo dad fiicanba waa leedahay dadka kalen kama duwana la soco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Wednesday, December 13, 2000 - 12:40 am
Liibaan duqa Sacadnimadaada banaankaad keentaye!! ha moodin inaan lagula socon wiilasha Ceyr ayaa kula daba socda. Waan ka baxnay gumeysigii Sacad markaana waa kalkooda ee is diyaari.

Ceydiidee sidii xaabada noo shitay..dagaaladuu nagu soo dhameeyay, faa'iido aan dhimasho eheynina kama helin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWIYE

Wednesday, December 13, 2000 - 07:22 am
MA U QALMAAN DOWLADNIMO DADKII WERSHADAHA DALKA, MAARTII KORONTADA, TELEFOONKII, IYO WAX ALLA IYO WIXII SHAQEYANAYEY OO DALKA YIILAY AMA KHEYRAADKII DABIICIGA AHAA SIDA BADDA OO LAGA GATEY DOWLADO SHISHEEYE SI LOOGU SHUBO HARAAGA HUBKA NUKLIYERKA IYO MACAADINTA KALE OO SUNTA AH OO KA SOO HARTEY QASHINKA WARSHEDAHA YURUB IYO CAALAMKA KALEBA KUNA IIBSADAY LACAG YAR.
DADKAASI SOW MA HABOONA IN SHARCIGA LA SOO TAAGO KA DIBNA LAGA ABAALMARIYO WIXII AY GEYSTEEN.?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban Gurey

Wednesday, December 13, 2000 - 01:04 pm
To:Ahmed & Hawiye ku sheeg

Ahmed horta waa ramadaan anigoon been sheegaynin ma ahi Sacad,

hadaad ku haminaysid inaad isku dirto
Sacad VS Cayr ogow waa kula socdaan xaalkaaga,
Sidaad moodeyna looma kala safna ee soo kala baro dadka horta ma taqaanide,
Dhinaca gumaysiga aad ka hadashay muxuu yahay gumaysiga aad sheegtay boon yahay sheeg ?
hud-hudnimada daa Ahmed.

Hawiye waxaan kaa iri intii aad soo tirisay Safaaradihii wadanka yaa dhacay ? Bank somalia yaa dhacay ? Xoolihii wadanka iyo qaranka yaa dibadaha ku shubtay dhacay ? yaa fool xumada qabiileeyay ? Adeer waa DAAROOD balse waxaan kaa iri daarood nin xun uma dhihi karo dhamaan qabiilka daarood baa wada xun, kuwa lamidbaa Hawiye ku jira sidoo kale Isaaq iwm.

Sunta Dalka lagu shubay ha moodin in ay tahay oo kaliya in Hawiye nin ka xummadey oo kaliya uu ku shubay sidoo kale C/laahi yusuf baa ku shubay bari isagoo lasoo hishiiyay shirkado lacagna ku qaatay, sidoo kale Max'ed abshir HAAMAAN isagoo la galay hishiisyo shirkado Talyaani ah Mafia duna ka faa'iideysatay.

Marka walaal raga xun waa naga wada buuxaa iyagaana maanta na matala kuna fanaa ! waa layaab.

Waa socotaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye

Thursday, December 14, 2000 - 01:10 am
Waa kugu raacsanahay Liban in ninka Ahmed ah uu iska daayo isku dirka iyo hadalada aan wanaagsaneyn marka waa ka baxey.
Somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUNTA YAA KA DANBEEYA SUNTA LAGU SHUBAYO SOOMAALIYA?????????????

Thursday, December 14, 2000 - 02:20 am
Somalis Suspect Vessels Roaming Coast to Dump Toxic Waste Posted Monday, December 11, 2000 by Admin
Two large ocean liners are drifting along Somalia's coastline loaded with what locals suspect to be toxic waste, a Nairobi-based weekly newspaper reported Sunday.

The Star of The Horn said while the contents of the tanks remain a mystery, locals from the area have expressed fears that the tanks are similar to ones that have been used by some European waste disposal firms in the past to dump dangerous industrial chemical waste.

The papers quoted reports indicating that the tanks were marooned in the coastal area in Ceeldheer District in central Somalia and have been drifting along the coast near Ceeldheer and Ceelcadde.

According to the Mogadishu-based daily, Ayaamaha, the tanks are said to be very close to the coastline and residents have asked the authorities to promptly act on the issue.

The reports come barely a week after a committee, appointed by the Italian parliament to probe the dumping of toxic waste, released its report linking the Mafia to unlicensed dumping of waste in Somalia.

The report revealed that the criminal organization now controls 30 percent of Italy's waste disposal companies including those dealing with toxic waste.

The companies, said the probe report, are now dealing with about 35 million tonnes of refuse each year and are making 6.67 billion US dollars annually.

Most of these wastes are being dumped in caves or buried under farmland while the rest is deposited along unmanned coastlines, as it is the case with Somalia.

The probe further linked the Mafia with radioactive waste that was dumped in Somalia in the early 90s, and which was reported to have affected the Italian soldiers serving in the UN peacekeeping force in Somalia.

Copyright © 2000 Panafrican News Agency.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Saturday, December 16, 2000 - 12:43 pm
LACAGO MUQDISHU LA GEEYEY OO SABABAY SICIR BARAR 16 Dec 2000 at 09:52 (SomaliNet) Xaddi aad u badan oo lacag Shilin Soomaali ah, laguna soo daabacay dalka dibaddiisa oo horraantii toddobaadkii tagay laga dajiyay garoonka diyaaradaha ee Balli doogle oo ku yaal Gobolka Sh/hoose, ayaa sababtay sicir barar ku yimid cuntada iyo maciishadda kala duwan, sidoo kalena keenay inuu kor u kaco srrifka doollarka iyo lacagaha kale.
Qiimaha loorka Bariiska ah ayaa gaaray 195 kun Sh.So, halka markii hore uu ka ahaa 170 kun Sh.So, Baastada Bagani 10kg ayaa gaartay 100 kun Sh.So, iyadoo markii hore ahayd 80 kun Sh.So. Sarrifka doollarka ayaa isagana gaaray halkii ugu sareysay toddobaadkan, waxaana saakay 100-ka doollar heerka qabashada ay ka joogtay suuqyada Muqdisho 1,225,000 Sh, Soomaali ah, heerka bixintuna wuxuu ahaa 1,230,000 Sh.So. Horay ayey ganacsato Soomaaliyeed oo taageerta dowladda KMG ah dalka usoo galiyeen lacago been abuur ah oo gaaraya balaayiin Shilin Soomaali ah oo lagu soo daabacay dalalka Canada iyo indonesiya.

Dowladda KMG ah ayaa soo saartay amar ay ku sheegeyso in aan dalka la keeni karin lacag been abuur ah, hase ahaatee ganacsatada ku caan baxday keenista lacagta been abuurka ah ayaa dhegaha ka fureystay amarkaas, iyagoo sii kordhiyay keenista lacagtaas, waxaana sabab looga dhigay tani iyadoo ganacsatadaas badankeed ay hayb wadaag la yihiin Madaxweyne C/qaasim, kuwaas oo uu ugu horeeyo ganacsade Maxamed Deylaaf oo la rumeysanyahay inuu ahaa Ninkii xaga dhaqaalaha ugu qeyb sanaa C/qaasim Salaad xilligii doorashadiisa.

Maxamed Muxiyaddiin Cali - Muqdisho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasiin

Sunday, December 17, 2000 - 01:31 pm
wadani waxaan ku weydiiyay, aaway dhaartii uu tuuga abdulqaasim uu ku dhaaranayay ee uu lahaa waxaa ku dhaaranayaa inaan baabi'iyo eexda, qabiilaysiga, soo tan ma ahan mid marag kac ku ah ficilkiisa foosha xun ee ku salaysan qabiilaysi, eex, musuqmaasuq(lacagaha been abuurka ah).horaa loo yiri walee doofaar ma daahirmo ama hal xaaran ah nirig xalaal ahi ma dhasho, bal intaana ka warama.

gen galaal gudoomiyaha gudiga nabadgelyada habargedir/hawiye
gen ciriiri taliya ciidanka asluubta
habegedir/hawiye
taliyaha ciidanka police-ka hawiye
col ku sheega qeyb diid taliyaha ciidanka amniga muqdisho.
la taliyaha madexweyne ku sheega abdulaahi cadow habargedir/hawiye
tan musuqmaasuqa iyo ben abuurkana waa tan mar walba u suura galisay tuugada lacagta soo daabacda ee uu ka mid yahay gang Maxamed Deylaaf oo gacan saar la ah factional leader-ka carta abdulqaasim salaad.
allow sahal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.S

Monday, February 12, 2001 - 07:14 am
Hadaba waxaa si aan qarsoodi laheyn u soo baxay arintii aan mar hore arkey dadkii ka danbeyey lacagaha faalsada ahaa ilaa iyo maalintii uu ceydiid noolaa oo marba qaar suuqa soo galyaeen qaarna ay ka baxayeen, dadka ka danbeeya oo u badan ceyr qabiilka la dhaho oo uu ka mid yahay Darmaan , Dhimbil iyo rag kale oo H/gidir ah ayaa ka danbeeya daabacaada lacagaha waxeyna heshiis hoosaad la galeen C/qaasin si uu ugu fuliyo danahooda gaarka ah isagoo fiirasanaya tiisa gaarka ah arintaa oo aysan la qabin ama aysan waxba ka ogeyn dadka maamulka la haya ee dawlada kula jira dadka cunaqabateyn iyo sicir bararka kor u sii socda maalin walba hadaba H/gidireey ma in Soomaali xukun idiin dhiibato maalina jiingada diirataan, maalina lacago xaaraan ah dalka soo gelisaan oo carurta gaajo nooga dishaan ma xaqbaa oo ma cadaaladbaa?
Waxaa lagu wareejinayaa hubka dowlad ku sheega markaas baad tihiin kuwa iska qaada iskuna dhiiba ileen wuxu gacantiina uun buu gelayaa.
Waxaan qabaa fikrad ah in dadkaa iyaga ah oo Kuwoodii aad isleedahay waa ugu wanaagdan yihiin ay ka shaqeynayaan xumaha iyo baaba'a dhallaanka soomaliyeed ma lagu aamini karaa naftaada?. Maya. Never.
Soomaali ha u nolaato sida reer Yamanta oo kale qabiil walbana uusan kan kale ka xoog rooneyn xorna u yahay danahiisa, dhulkiisa .

Peace.