Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: PUTLAND( WHO IS THE BEST HASSAN ABSHIR AND A/HI YUSUF)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALUULA

Tuesday, December 12, 2000 - 11:55 pm
labada taliye kee dadka reer puntland
danahooga ka taliya
kuma ayaa awood badan xagga siyaasada
iyo xag qabiil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ardey 2

Wednesday, December 13, 2000 - 01:26 am
xassan abshir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BEEYO

Wednesday, December 13, 2000 - 01:35 am
HASSAN ABSHIR
waayo waa nin shcabkunjecelyahay siyaasina ah
A/hi iyo siad barre wax u dhexeeya ma jirro
dhulka oo nabad ah ayuu bilaabey jabhad.
cumar maxa,mud ahow ama ciise maxamud ahow
ninkii hadlaayiba ha iska hadlo
hawli way dambeeysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Wednesday, December 13, 2000 - 04:53 am
Wax mano leh oo aan kaaga jawaabno soo qor, ama naga aamus ramadaanka ha na dambaajine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Wednesday, December 13, 2000 - 05:20 am
Abdi
waxa meeshan wax ku qora waxay u badanyihiin qaar ka cadhaysan horumarka Puntiland oo donaya in ay Puntiland qulquldo ka dhex abuuraan. Walee taasi dhicimasee caruuraha aad welfarka ku idleyseen u xoogsi taga. Nacasnimaa idinka iyo waxii idin dhalayba idinka mudbaxday yaa dalliiin .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUDUBLEH

Wednesday, December 13, 2000 - 08:50 am
TO: badhan
ha cadhoon waligaa ha canaana waa ugub
c/hi yussuf waa jaahil madax adag.
BOOD waa budh-cad laakiin waa ka aqoon
badanyahay
c/hi taliya qaybta 21 ee dawladda kmg.