Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Miss HARGEISA oo muqdisho booqanaysa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habar jeclo

Wednesday, December 13, 2000 - 01:16 am
Gabdhii ugu quruxda badneyn sanndka 2000
SARHA MALABLEEY. oo booqasho dhowr todbaad ah
ku joogi doonta magaalda muqdisho.
miss Malableey waxay la kulmaeysaa
galeyr hal-habeen
abdiqasm dhowr saacadood
buubaa. labo habeen
caydiid. halminit
c/hi usuf. salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MA-DHAAFE

Wednesday, December 13, 2000 - 01:40 am
VER FUNNY
ma hadaad ogaatey waligeedba caado
ayey u aheeyd reerka.ee ceeb uma ah
miss HARGEISA , WHO IS NEXT
Geele iyo Zenawi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MADFAC

Wednesday, December 13, 2000 - 06:12 am
SIILKA HOOYADIIN USHEEGA TAA IDINKAA TAA KU CAANA OO TALYAANIGU IDINBARAY INAAD DHILOOYINKIINO MEELKASTA JOOGAAN GAAL IYO MUSLINA KAAGA SHEEKEEYNAYO SIDA AAD TUUGTA<DHILOOYINKA<BEENTA< INTUBA DHAQANKIINA TAHAY EE AKHLAAQ XUMADA WAA LAYDUNKU DHALAY KHAASAHAAN LABADAN GARAC EE DUSHA KU NACNACLEEYEY EE URAAYA EE BILAA DAMIIRKA IYO BILAA TACLIINTA AH CIYAALA KUTAAF FOOQAL CIYAALA KUTAAFIIN>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habr-yonis

Wednesday, December 13, 2000 - 07:42 am
waar bal kudhaafadan kudhafado dhashay eega ii is leh hablaha sharfata leh ceebeeya waxaan ku odhan lahaa magacaa aad sidatid marka hore noo dhig adoonyahoow adoonku dhalay xaraanyahey xaraantoo dhashay,habr jecla ma tihid waad iska jeclaatay in aad noqotid laakin sxb isaaq sahal sahalkaa laguma noqdo ii waa laga dhasha miyaad naa cawriye.hadaad sharaf leedahay orod oo inanta yar aad wax isu tihiin ii meel aay kaa kaadido laa sooradeedona page hore ii newska ku sawirantahay aduu kale maa hadlo anaa kaa fagacay xilagaa ramadaanta ah waxna waan oo dirayaa ileen ilaahay tol laan ayuu baday waana sadaqadaydey fitirka ogoow habliheenana ogaada waxna oo dira hablahayaga dahabka aah aanuu kaa warqabno sii fiicana oo ilaashano noo daaya idinma jecle uu ma qalintidna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOXAMED DHEERE

Wednesday, December 13, 2000 - 12:03 pm
QALANJOYINKA SHARAFTALE EE REER WAQOOYI ANIGA OO MAXAMED DHEERE ah AYAA XAL IDIN SIINAYA KADIB MARKI SI LAMA FILAANA KHADKA SOMALILANDXUMAYNTA LOO-ASAASAY LAX DUUFLE OO XANUUKA LAMADAWEEYANKU KU HAFSADAY HALKAASI ERAYO MELKADHACA KU BACAAAAALAYNAYSAY!!!!!!!!!!
ogaysiis:
DAD WEYNAHA SHARAFTALE EE BAKAARAHA KU SUGAN CALI-XULYO OO ah DUQQI LAXDA DUFKALA LAHA WUXUU IDINKA CODSANAYA SI NAXARIISLEH IN QOFKII LAKULMAA LAXDAAASI IN LA KEENO BAKAARAHA .SI XALKAA LOO GU DHIBEEYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 06:33 pm
MISS SOMALILAND WAXAA KU GUULEYSATAY ....

THE ONLY ONE...EGAL..

MR. ZENAWI AYAA BIGRO YIBIYEY..

ALCOHOLIC,,,WAXID...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xarrago

Wednesday, December 13, 2000 - 07:24 pm
Miskiin yaa dalas ! Anigu mayhi Isaaq laakiin waxaan ahay reer waqooyi ibnal waqooyi.Gabdhaha reer waqooyina saaxiib waa isku mid.Meel baad kaga dhacday gabadhaha ilaahay sharafta u dhammeeyey ee quruxda iyo xarragada la tiica. Ma waxaad mooddey kuwii klikilada ka dhididi jirey ee dacasku kabaha u ahaa, haanta qadhmuunna madaxa ku qaadi jirey, sonkortana uunsiga ka dhigan jirey, xaarka lo'dana cariishka ku malaasi jirey.Baaquli fawqal baaquli.Xamar waa la wadajoogey.markaad aragtaan gabadh qalanjo reer Waqooyi ah dhareerkaa idinka soo daadan jirey."Ar xey heyd geedani? xaa ku quruxa" baad udhan jirteen!!!
Wax isticmaala weedha ah:"Talyaanay u fuushaa, noh" idinkaa laydinka hayaa.Nimaan idin oqoon u sheega saaxibayaal!!! Sheeka humadana la tag xumbyahay doobigu daadshey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wardoon

Wednesday, December 13, 2000 - 08:02 pm
Reer waqooyiga waxaan leehay waar nimanyahoow dadka soo kala barta oo jaahilnimada iska dhaafa.

Adinku ma waxaad la dagaashaan Hawiye mise daarood?.
Wax waalan aad malaha tihiinee dadka kala saara!.
hadii aad jinni qabtaan oo ula jeedaan hawiye, daarood, raaxanweyn, carab, Baajuun iyo kuli koonfurna soo cadeeya maalingalinkeed aan idinku aamusiinaynaahe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FACKING

Thursday, December 14, 2000 - 01:16 am
Wah-wah waaa
waxaa hoos u dhacay qiimaha petroolka
iyo siilka gabdhahii ilkaha casaa
kaadida iska dhaqi jirrin iyo xidhiidhkii
dhoofinta siilka
ee djibouti iyo hargeis oo sii xumaadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NURA

Thursday, December 14, 2000 - 01:42 am
HABLA HA REER WAQOOYI MEEL HAKAGA DHICINA DULIYOO DULIGA AH WAX BAY IDINKU FALIWAAYEEN MARKAAS BAAD AF KII MICIINBADEEN.
LAMAHELEE SIDA JOOHARADA AYAA LA RAADIYAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 14, 2000 - 01:53 am
KA IS KUSHEEGAY WARDOON WARYAA QAW QAWDA IS KA DAA SOOMAALI IS BARAN MAYSO HADA
HADII AAD TIHIIN REER KOONFUREED ALAA IS KIIN BADAY OO MAGACA KOONFUR WAAD WADAAGAYSAAN ANAGUBA WAAREEER WAQOOYUI MARKAA BAL IN AYDUN BUGTAAN MAXAYDUN IS KU DIIDI HADII ILAAHAY DHINAC IDIN WADA MARSHAY ANAGUBA REERWAQOOYI BAATIDHAAHDAAN.

ALAHAY MUXUU KUWAN IILA DEEGAANDHIGAY
OON KOONFUR UGA SOO JEEDAA
OONUDEEGAAN UWADAAGNAA.

I HOPE YOU ARE SAYING DOES WARDS BUT YOU CAN DO ANITHING ABOUTED****************

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 14, 2000 - 02:02 am
Ha la xishoodo gabdhahana yaan la ceebaysanin.

Waxaynu nahay dad wada dhashay sidaa darteed, ka khaldama yaan lala sii wadin isagaaba iska aamusiye./ Yaan la qiimeyn kuwa waxaas oo klae qoraya ma caayayaan reer waqooyi ee waxay caayayaan SOomaali oo dhan.

Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samiira

Monday, December 18, 2000 - 01:16 am
TO ALL

Walaalayaal waxaa fiican in xaqiiqda laga hadlo,waxaan ahay hablihii ka qayb galay tartankii quruxda 2000 ee hargaysa wax Sahra la yiraahdo tartankaa kuma guulaysan.waxaan jeclaan lahaa inaaad ragiina cayda iska daysaan,anagu raga reer waqooyi way nala dhasheen lakiin raga reer koonfur ma ilaawi kareyno alla xasuus fogaa,rag iga dheh...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAROOWE

Monday, January 08, 2001 - 04:16 am
GABDHAHA IN MEELAHAAN LAGU CAAYAA WAA WAA WAX FOOLXUMO AAD UWAYN AH, GABDHUHU WAA GABDHA SOMALIYED EE LA DAAYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahro shiino

Thursday, January 11, 2001 - 12:50 am
waar isla yaab raga koonfurow oo hablaha ha ceebeynina waa qurux badan yihiin oo waxay ku darsadeen rag la dhadhay oo deeqsiyiin ah oo racagta faraha ka tuura, anaga hadii aan nahay hablaha koonfureed waxaa nagu dishay muqdisho "busaarad" shiid baan nahay no. markaan aragno nin waqooyi ka yimi ayaa irsaaq noogu horaysey iyo cambe aan gadano hadii kale busaarad iyo lacag la´aan ilayn kuwa nala jooga shilin ma bixinayaan
markaa waxaad isku dardateen gacan adayg iyo fool cumo meela kuma fiicnidin ee hqablaha cayda ka daaya .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWKUUKU

Thursday, January 11, 2001 - 09:01 am
brother qaldaanoow,ama midka isku magacaabay sahro shiino, weligeey ma arkin qof wax qoreeysa oo isticmalaysa kalmada "NO" qaldaan sidaas qaabka daran muu wax u dhaadhaajiyaa=canjilaa).
marka waryaada qaadkiina iyo diinta ilaaheey aad caytinta kala dashaan ma rabnee naga jooga meeshiina qaldaaan jinooole

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra shiino

Monday, January 15, 2001 - 06:41 am
ku awkuuku
horta meeshaan waa meel furan oo qof kasta wixii uu rabo soo qoeo wa argti dad wayne markaa hadii run la sheego miyaad xanaaqay calaashan cadho
saaxiib aniga waxaa laygu yeedhaa shiino magacayguna waa sahro dadka aad caayayso waa dad inaga fiican oo dhulkoodii nabad ka dhigay maamulna leh bal mooryaan sidee ka yeelaa hadii ragii irsaaqda bixin jirey noo iman lahaayeen mid xun oo adiga oo akle ah ayaa caynaaya markaa waxba la waa
reer waqooyi lawaaba musaarad ina dubatay!!!